Trump & Somalia- Laba cabsi oo laga qabo Isbedelka Mareykanka

  Рет қаралды 30,226

Abdiaziz Barrow

Abdiaziz Barrow

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@maden7818
@maden7818 10 күн бұрын
Soomaaliya uma baahna mareykanka ee waxay u baahantahay Ilaahay oo kaliya.
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 10 күн бұрын
الله اكبر Mareekanka hanaga baxo dhqaalihiisana hajarto wan isku Tashan laheyn siyaasadeenana wan u madax baneyneenaa 🇸🇴♥️💯
@AbdulaahiWarsame-w7o
@AbdulaahiWarsame-w7o 10 күн бұрын
asc❤❤❤❤❤❤❤❤
@Caliya7
@Caliya7 11 күн бұрын
That's why I like trump 😂😂😂 isku tasho, no laga roone well said 👏
@SalebanAadancali
@SalebanAadancali 10 күн бұрын
barow show wan kusalamay pro
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 9 күн бұрын
Somalia waxy inbadan qarinaysay ayaa so baxay lknse ilahay ayaa nala jira anaga hadanu nahay reer somaliland trum anga ayu nala jira sanadkan
@MusharafKapila
@MusharafKapila 11 күн бұрын
Long life somaliland ❤❤
@mussejama311
@mussejama311 11 күн бұрын
Miskiin warmaqabe ahaad tahay!! Maraykan doolar ma qaybiyee Sun iyo waabay buu qaybshaa. Haduu sidaas suubiyana caalankaa ka raysan doona❤
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 11 күн бұрын
U s a yahudy galady xun urkan shedank ay alle ha jabinyo .adunk ha kaqabtoyo amiin
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 11 күн бұрын
Hanagu tashanina ee iakutaahada oo cad waaye
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 11 күн бұрын
Dawarsigii WELOWEYN waa lasoo gabagabeeyey
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 10 күн бұрын
Gaarmaat tabisay warkaan fadlan noosheeg malinta iyo bisha
@xaajilacag828
@xaajilacag828 10 күн бұрын
Usa 🇺🇸 vs somaliland 🇮🇷 Trump will be the only president to restore somaliland rights and recognition ❤❤❤
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 11 күн бұрын
Karaam somaliya wa iinu kajojiya wayo tuugu beenalayaala mamul kasta o yimadaa lama aaminikaro waxa ana dhibato ahana aduunka kuma sookordhiso somaliya wan kooxo qasawayaala aha iyo Argagixiso koxo cidan nabad uhaani iyaguna nabad isu ahan
@muslimsomali8747
@muslimsomali8747 10 күн бұрын
Sharaf
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 11 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SankaHasse
@SankaHasse 10 күн бұрын
Umada somaliyeed iyo dalka somaliya waxaa ubahan waa American ka anaka uma baahnin hadalkaan meel ku qorta ayakaa naka maarmin anaka waa kamaranaa Waa waayeelaka siyaasada
@arooryo7463
@arooryo7463 10 күн бұрын
Dollarka in Somalia laga gooyo waxaa dani ugu jirtaa Somalia iyo xasiloonideeda. Joogi taanka trump waa dowladnimada Somalia oo soolaabata
@Suheila22
@Suheila22 11 күн бұрын
Mr.Barow American waa is deynay waxaana noo imaan doona ciidanka Rushka ee la magac baxay VAGNER TRUMP maanta isaga ayaa noo baahan madaama dalka patrol helay mar dhowna la soo saari doono.
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 11 күн бұрын
Umada Somaliyed Ewelba Dollar 💵 Waxba Kuma Heysan Dowlada Hadey Wax Sinjiren Waa Gooni
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 10 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Wa dhimatay Hassan DHOQO iyo MORYANTA villa wardhigle wali bililiqo bay ku jiran. SWISS ACCOUNTKI Lacagta tuugada wa laga xiray
@karlesk6498
@karlesk6498 11 күн бұрын
Trump waxuu qadayaa 3 talaabo oo ka dhan Somali 1:waxuu la baxayaa ciidanka mareekanka ee ku sugan somalia 2:waxuu joojinayaa tababarida tageerada iyo qalabaynta ciidanka Somalia, 3: waxuu joojin donaa qalabaynta iyo takulaynta ciidanka shisheeya ee ku sugan Somalia ,waxuuna ka jari donaa dhamaan mushaarka uu siiyo ciidanka shisheeya ee midowga Afrika
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 11 күн бұрын
Guul somaliland ❤ guul trump
@osmangure6040
@osmangure6040 10 күн бұрын
Soomaliya maahee waa xamar Ee ka sheekee xasan iyo musuqiisii iyo Trump isma oga
@alimuhsin6112
@alimuhsin6112 11 күн бұрын
Kaalmo ma rabnno lacag ayaa noo taalo bankiga suwaysara labo boqol iyo lixdan malyuun oo marykanka xasan sh maxamud dhigtay
@Nadiir2024
@Nadiir2024 10 күн бұрын
Waxaan maqli jiray cuno adaan laheen laguma daaci qurmo.wax shisheeye ku siiyay baahi kama bixiso
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 9 күн бұрын
Soomaaliy anigu wax n qabaa ina laga gooyo dhaqaalah si aye isugu tashatan ilaa inta lag helayo dowalda cadali wax ku mareyesa awalb dhaqalah aduunku bixiyo dalka Iyo dadka lama galiyo caloshoda u shaqeysta yaa jebakod ku dhacada
@gigachad9879
@gigachad9879 10 күн бұрын
Lacagtii mareykanku soomaliya siin jirey inta badan Xasanaa dibadda dhigta Shacabka wax yar oo ku dhimo ah ayaa soo gaari jirey Who cares
@MawlidJamac-c8w
@MawlidJamac-c8w 11 күн бұрын
Doolar hadii u biixiyo nabagilyo yees
@XuseenCaluuq-kw7xx
@XuseenCaluuq-kw7xx 11 күн бұрын
😂😂😂walee waxas kuleelka xamaas waye
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 11 күн бұрын
Nin doona iyo nin diidaba aduunyadii is' badalbaa ka dhacay, wax la filaayayna wuu ahaa waayadanba, sidaa daraadeed Sxbyaal reer somalia maadaama ay waligoodba gacmo'hoorsi ku nool Ahaayeen oo ay cad'quudheed Aadmiga looga soo baaheeyo uun noloshooduba ku xidhan tahay- waddamadii sadaqada bixin jirayna maanta kadib ay shilimaadkoodii iska ceshadeen - soomaali dhulkeeda intiisii istraatiijiga ahayd iyo dhulka intiisii caalamka lagu maali jiray amba laga kirayn jiray ee wadamada waawayn ee kaalmada baxsha soo jiidan jirayna ay dadkii lahaa iyo reer somaliland la guureen- goosteenba oon dibna loo heli doonin (maadaama cadaawad dhagaraysan iyo colaad isir'nacayb ku salaysan lagula kacay reer somaliland) oon xaqiiqatan soo noqoshadooda Aan xataa rajo danbe laga qabin, waxa muuqata siday Cid waliba fahmi karto wixii somaliya la odhan jiray (xag ilaahay mooyaane) inay u dhamaatay maanta,,, wbtawfiiq
@halimahersi8454
@halimahersi8454 11 күн бұрын
Trump waa daacada aduunka horta Africa hurudo hakagooyo
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 10 күн бұрын
Wadamada lataakuleeyo marekanka hortiisa waay jireen mana ubaahneen koow dad dhaqaalo kaa rabo sidee wax kuhelayaan waay sameynayaan hadaa ku qasaareyso xitaa waxay kudhahayaan waad ku faaidaysaa lawo Joornaalka ama waraaqaha lacagta micno malahan hadii hadii hanti ku xirneen marka lacagtiisa hadii dunida siiyo aduunkana wuu horumaray kuwa birikis ladhaho xitaa waay jiraan hadii halmar wax isbadalaan dalwalbo dhaho lacagta dalkeeyga taalo damaanad hanti ah ayaa karabaa si cunaqabateenka marekanka ugu badbaado amaanka shacabka ama muwadiniinta u sugo asigana dhaqaalo badan helo o maalgelin ahaan ah hal sikin ayee waxlasto isku badalikaraan dal danihiisa aqoonin malahan siyasada wiji malahan e dano ayee leedahay hadii marekanka lacagtiisa siiyo dadkasto aduunkana isbedelo dal walbo danihiisa raacdo waxaas o lacag ah mareekanka waxay ka dhigi karaan zimbabwida aduunka o nuuc kale ah. Markee dalalka daabacayaan lacag udhiganta hantidooda asiga aduunka ayuu ku firiqsanyahay lacag xad dhaaf ah o asiga leeyahay ayaa dunida dhan taalo o wixii larabo looga iibsanaa ileen asigaa siiyay dalalkana lacagtiisa suuqa kuma.badinayaan kaliya asiga ayee u adeegsandoonan kista aay suuqooda gelinayaana waxay leeyihiin hanti udhiganto keen marka mareekanka markii danaha lagagaarana ladhaho lacagta marekanka mala isticmalayo ama lacagtiisa hasoo sharciyeeyo qiimo.ha usoo yeelo dad ayee hada halis kutahay Marka mareekanka mustaqbal xun ayaa udanbeeyo markii xaqiiqda.Q.laga hadlo ilaa hada anaga waxyaabo badan ayaa kaleexleexaneena kuwa qiyaaliga o kale aya u hadleena o hadalo isqilaafayo ayaa sameyneynaa. Isha kuhaaya midaas waliba hada dbaqaaq yar ayaa jiro dhaqaaq kalane hadoo dhaco Allaha aruuriyo amerika Dalwalbo hadoo dhaho dalalka aan wax isdhaafsaneyno lacag anaga leenahay damaanad leh maalgelin leh barwaaqo dawasocoto aan si hoose u isticmaalno hadaba inee jirtaa lagayaaba Marka Amerika nasiibkiisa waxa qubarada qaar sheegayaan e sida hoose ah iyo sida dadban ayaa kasii daran. Dhaqaalo wareer Tariiqda soomarin madhici karaa...
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 11 күн бұрын
Barow Show waad mahadsan tihiin anigu waxan oran karaa MW Xasan Sheekh talo mahaayo dalna gacanta uguma jiro hadda waxaba la sheegayaa lacag gaaraysa $260 million oo Dollar in looga xanibay Swizerland bank uu dhugan rabay lagu xanibay Siyaasadda gudaha dalkana aadbay ugu kacsan tahay badda xaalku aad kuu uga cakiran yahay ninkii xoog shisheeye kuxisaabtami jiray
@GoojacadeCade
@GoojacadeCade 11 күн бұрын
Hooyadaa iyo waqooyiba was yaa nedal sheeg somaliland waqooyi Iyo somaliland baa kusta yaa futo keen lagaroone daraam wasay
@snw9257
@snw9257 11 күн бұрын
Warkas aya igu socda badarkad cuntay botintisa aya laga raba. Isku tashigu waa muqadas. Ka bilow dawlad ilaa shaqsi.
@QadiijomaxamadYuusuf
@QadiijomaxamadYuusuf 10 күн бұрын
run ta wate matal gumey si ley su logay rag udagal u kaxeyas toyu donaya
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 11 күн бұрын
Nacaskan afkisu ma wuxu Kari layahay somaliland duf ku baax ciilqabe.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 11 күн бұрын
Sxb dabnahaa go'aya hadii magaca somaliland Afkiisaba laga maqlo- waana sababta caawa cir'kaa dheer, dhul kaa dheer cidlada loo tuban yahay,, sidaa daraadeed jawaabtu waaa Haaaaaa iyo waxay ka dheefaan, dheeshiina waa wali,,, wbtawfiiq
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 11 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda somaliland hal doollar oo ka baxayaa barwaaqo ma ka dhigayaa oo dhaqaalaha ma kobcinayaa ma soo saarayaa kheyraadka aynu leenahay. 2.0. Nabad gelyada ma xoojinayaa oo gobollada ma isu keenayaa iyo dadka gobollada oo dhan. 3.0. Dollarka somaliland ka baxayaa shaqo fara badan ma abbuurayaa dhammaan gobollada dalka oo dhan iyo degmooyinka. 4.0. Halka doollar ee baxayaa gobollada ma gaadhayaa waxna ma u qabanayaa sida horumarka looga baahanyahay. 5.0. Halka doollar ee ka baxayaa somaliland wershadaha wax maka qabanayaa. 6.0. Halka doollar ee ka baxayaa somaliland xaafimaadka , waxbarashada hoose, iyo waxbarashada sare iyo biyaha, waddooyinka , dhismaha, korontada, ciidamada, horumarka wax ma qabanayaa.
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 10 күн бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobya wanuu sodhawynaynaa hadanu nahay shacabka rer somaliland
@MusharafKapila
@MusharafKapila 11 күн бұрын
Failed state somalia 😅😅
@akhalif579
@akhalif579 11 күн бұрын
Waayahan inaad cheerleader noqon rabtaan, kaalmada uu bixiyo waa soomaaliya yaa idin yiri? Haduu jarto soo hada kohor muu sameeyn maxaa naga halaabey? LGPT AL big topic ja dhigeysaan soomaaliya munaafaqd waa damaatey!? We now know what we didn't know but have known unknowns.😂
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
CAAWA DAGAAL CEERIGAABO BUHOODLE LAASCANOOD 💪
13:10
waridaad TV
Рет қаралды 20 М.
Trump oo ka farxiyay Soomaalida & go’aan weyn uu qaatay-maxaa cusub?
8:15
TILMAAN ADIGOON HADLIN - ARMAAN & IAMK VS KiKi VS SAMIA | GAME ADAG
14:34
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН