😓☹️🤔Hooy dad ka cadaab ha u ka xeen ....ilama adeer yaalow is ka daaya heesaha manta waxaa lagu jiraa gabaabsi waad aragtaa adoon kii is badal ka ku yimid😓
🤔War ana Somalia aya nahay ee heeso rer Xamar ah nogu badal hindiga like inta igu racasan 👍🏽👍🏽👍🏽
@Farxaan78124 жыл бұрын
24h gudaheed ale hamigaga ale haku rumeeyo Car hoos eeg Wll eegtaye subscribe izaar
@hooyofooziya81774 жыл бұрын
hhhhhhh
@salmanibrahim63634 жыл бұрын
talent la imaw xooloyahy
@edurcollage14 жыл бұрын
wll Heesta micnaheeda u fiirsada Tuhjme Rab dekhta hain Waxaa laga wadaa ilaah ayaan kaa dhex arkaa 😡😡😡😡😡
@edna_ah35674 жыл бұрын
🤣🤣🤣Wakusaare lkn waa isirte
@BurcoTv91324 жыл бұрын
Kuu saray adna ii sar subscribe
@ruqiyaguled12634 жыл бұрын
Hees Mashaa Allaah loo dhahaayo Mucjisada sanadkaan ayey kamidtahey
@ummohamed1074 жыл бұрын
All song meaning is - you are my heaven your my passion, you are my wish, you are the peace of my soul, you are the coldness of my eyes, your the heartbeat of my heart, I don't know anything, I know only this that I see you God in you what should I do my head is bowing down in your worship what should I do. Waxaan oo dhan waa gaal nimo
@shukri16404 жыл бұрын
Subxaan Allah 😠
@ibrahimmahamud76824 жыл бұрын
She does not understand
@sucdiabkoowabaay24964 жыл бұрын
Waa saxantahay wlhi waa danbi yaaqaay
@amalali92734 жыл бұрын
Waxaan la yaabay midaan qaadeeso sow English kuma hadli jirin sidee waxaan u qaaday subxanalah
@zacimaspurs91004 жыл бұрын
Wll somali bal nogu fasir Englishka ma fahane
@farhanfantastic14 жыл бұрын
Waaw GabareeY Maanyo Gar Iyo Gardaraba Wllhi Waan Ku Wataa 💃💃💃💃💃💘🎹🎹🎹🎺🎺🎺🎹🎥🎥🎬☄☄
@Soomaaliyeetosoo4 жыл бұрын
Walaaloyaal heestan waa hees shirki ah!!!! Fadlan ha dhageesan!! Wallahi macnaha heesta waa fal shirki ah. Allah ayan ka magangalnay.
Maasha Alla Soo qoresiin heesta micnahedana mataqanin qaarkin war heestan waxa ku jiro erayo dambe weyn ah qof ayana laleyahay waxan ku arka rabigega
@amiiraqaali69334 жыл бұрын
Abaayo gabr maayo meshey ka thy rabtik tahe meshey katatay ka dhig tuj me sabtik tahee blz waa danbi waxaa waaye fasiradede ilaheyga ayaan kaa dhax arkaa subhana allh
@dulqaadbadaninaqalif904 жыл бұрын
Masha allah codkaga qrx jag ku ahay 😻
@updyhakiim35624 жыл бұрын
Wwwww allah cod macaan kusiyay gabr maayo allha ha kudeesto wlhi waxan jeclahy inaa noo soo badiso cod kaaga mcnta badan hormar idiin kuu rajenaaa
@aliaugust.11474 жыл бұрын
gabar maayo waxaan waa dabi cml noooh
@nacimamahad90064 жыл бұрын
Wow so amazing walahi so beautiful and unique voice gabarmanyo walashay Allah Ku xafido codkaga iyo noloshada cidna kuguma cawriso you're angel 😍😍😍😍😙
@nacimamahad90064 жыл бұрын
marka hore gabadha hesta umaysan qadin samen iyo inay iyada quseyso lakin wa tijabin codkeda mida kalena somali hadi ad xornimadada kla fakato inay Ku forjeyaan isku dayayan sure in ay Ku samen hadaladoda keep going we are proud of you
@maryamamohamed88304 жыл бұрын
Wwwwww m.a cod le dahay fanaan wad noqon karta lkn kuma wangsana fanaan nimo codka Allah ku xafido
@cadnanmohmed17544 жыл бұрын
Subxanallah heesta mecnaheedu waa danbi plz somaliyay dadka ha waalina waxy masha Allah du wll heesta mecnaheeda soo fahaan
@faraxxusen68634 жыл бұрын
Maxa waaye macnaheda wll
@fatimaahmed77884 жыл бұрын
Ilaahay ayaan adiga kaa dhex arkaa waaye waxa aad ku heeseysid Tujme rab dikhta hai Subxanallah
Wow so good voice I totally congratulate you esh calaa Voice I probably entail to hear many times هدا سوت جميل جدا
@saabanoor54994 жыл бұрын
M.a queen cod kaga macn waye waaw😍😍😍
@iqracabdicadceed85844 жыл бұрын
Walaaley is astur oo iska dee heestan iyo heesaha kle heestana waa shirki hindi caabudeysa sanam iyo wax walba haku dayan micnaha heesta soo baro mida kle heesaha iska daa qawnaashaha iska daa jirkaaka qari
@Kalsooni1004 жыл бұрын
Shaqo fiican hayaan qaab lacag loo sameeyo ayada iyo xaajigeeda aad ayay u yaqaanaan mida kale youtube kale leeyihiin oo English ku baxa maasha allaah waa dhalinyaro maskax leh
@ariichahmed87694 жыл бұрын
subhanallah somalida wax aanay aqoon bay soqadayaan. war illaahy kabaqa waxyalaha danbiga iska dhaafa
@qadroqueen52284 жыл бұрын
Gabarmaayo She can sing well😻
@zahraabdinazir55674 жыл бұрын
Wow masha allh😘Amazing
@faisoaxmed18744 жыл бұрын
Waaaw impossible codkeeda ma ahan umalenaa
@mulkihappy4 жыл бұрын
Wah wah kya baat hai amazing your voice👏👏👏👏 keep going sis.
@maysocabdirashid57124 жыл бұрын
Wwwwwwww coood iyo baaadh wllhy mshllh
@muhannetmahdi14444 жыл бұрын
*Tujh Main Rab Dikhta Hai, Yaara Mein kya karo* oo mcnahedu yhy *Waxan kaa dhex arkaa ilaahy e mxn sameeyaa* ind gef wayn gashay swma ogid, mise heestu waa hees jcyl ah oo mcn bd ku dooday🙈🙈 Ilaahayow aqoon la'aan hannagu cadaabin🙏🏻
@mansuurjama21104 жыл бұрын
Tujhme rab dikhta hai macnaheedu waa ma ilaahay baad i mooday😱😱😱😱😱😲😳 ala maxaa la ba'ay hindida ha ku dayanina waa gaalo
@umuhalla18634 жыл бұрын
Gabadhan codkeda wa sowtul raxma wlhi aad bu u macan yahay😘
@senoritahamda14174 жыл бұрын
Waaaaw abayo codkaga caadi ma ahan ♡♡♡ qurux
@maryanahmed38414 жыл бұрын
Abaayo codkaaga. Macaan waaye. Lakin heesta ereyo dambiya ayaa Ku Jira,. Waa. Necbtahay. Heesta
Woow abayo codkada mcn weye wlhi m.a Hindi xata wad ka so jiidasho badan tahay wwww 🔥🔥🔥🥰
@sweatyiqriina25314 жыл бұрын
Wow barteeda dhigte codka 👌
@abuukarxuseen93624 жыл бұрын
Waaaaw wadka baxsatay dumashi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌
@quensaynab88264 жыл бұрын
Wow cod macaanidaa wlhi wa lakentay you are very beautiful my sister queen always Queen
@jabarahmed24614 жыл бұрын
Very cool and romantic, it sounds good.❤✊
@newage13934 жыл бұрын
Walhi qoftaan waa tagtay, Amazing Talented heestaan inaad adi qaaday dadka waa laga dhaadhacsiin karaa
@darishore8144 жыл бұрын
Ayadaa qaadeyso waa codkeeda maxa umaleysay
@amiiryackojiciir57224 жыл бұрын
Omg woooooow mnsha alllah wlhi cod baaa kugu dhan gabar maayo waaxan moodayey inan hindi fiirsanaayo alle codka hakuu barakeeyo
@axmadcumar7084 жыл бұрын
Nio geedo gedo ma nasiisy Waaba fahmi la ahy ayada ma qadoso mise codka waa lagu jira 😇😇😇
@mahamedmahamud64694 жыл бұрын
Wxaa Ku arkaY marki kopaad tiktok and I was shocked wlhida Hindi cmL waaye she has amazing voice ❤️🙏
@nasrnaxmed45444 жыл бұрын
Maşha AIIah my qurux 💯💖🙏🙏🙏👌
@edurcollage14 жыл бұрын
Tujhme Rab Dekhta hai means I see god in you A udu billah Laa iLLaha iLLa LLaah Waxdahuu Laa shariika lah Daawadeyaal waa heys gef ah Fanaanada heyseysa waxey ledahay Ilaah ayaan kaa dhex arkaa adaan ku weydiinaa ma mudan tahay in la dhagesto walow in heesla dhagesto ayba diinteena xaaraamisay
@ZamzamIsse4 жыл бұрын
mya ma mudna subxanallah
@mohamedmohamed-vv6ds4 жыл бұрын
Hadaan dhihi rabay
@Maantapess4 жыл бұрын
Maya waxay ku heeseso Ma garanayso ada ilaahay iga dheec moqda gacaliye maxaan sameya( Istaqfurulah Dambi waye shirki waye