Turkey Master Scholarships | Letter of Intent | Recommendation Letter

  Рет қаралды 6,927

ShaakirTube

ShaakirTube

2 жыл бұрын

Halkan ka baro sida loo dalbado Master Turkish Scholarship, Sida Loo Qoro Letter of Intent iyo Recommendation Letter, Sidoo kalena talooyin muhiim ah ayaan halkan kugu siin doonaa. Fadlan Share garee video ga.
Kusoo Biir Taageerayaasha Gaar ka ah ee Channelka oo Riix Link ga hoose:
/ @shaakirtube
Follow us on Facebook
/ shaakirtube
Follow us on Instagram
/ shaakironline
Subscribe our KZbin Channel
/ shaakirtube
Hadii aad Doonaysid inaad Taageertid Channelka ShaakirTube si uu usii wado faafinta Wacyigelinta Waxaad ku bixin kartaa deeqdaada (Your Contribution) adiga oo riixaya Link ga hoose kadibna qoraya Lacagta aad ku deeqaysid. Mahadsanid.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
__________________________________________
/ shaakirtube
__________________________________________
Waxaad Igala Soo Xidhiidhi Kartaa:
🎙Voicenote + Text (Cod+Qoraal): t.me/Shaakirtube
#Fadlan #Share #Like

Пікірлер: 65
@dhiblaawe7218
@dhiblaawe7218 14 сағат бұрын
Mahadsanid wll Alle ha kaa abaal mariyo
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 2 жыл бұрын
Mncha allah keep going bro
@arafatkahin4617
@arafatkahin4617 2 жыл бұрын
Mash allah uustaad
@brightsidesomali4841
@brightsidesomali4841 2 жыл бұрын
Maashaa allaah
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 2 жыл бұрын
Jasakalah
@almuhsininsomalichannel3207
@almuhsininsomalichannel3207 2 жыл бұрын
Masha allah alle ha ka ajarsiyo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@mohameddayib7276
@mohameddayib7276 2 жыл бұрын
Masha allah walal Mahadsnid
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Adigaa mudan wllo
@hassanmoussa88
@hassanmoussa88 2 жыл бұрын
Mashallah jazakal lahu kheeh wllo
@zakariaabdikadirsharif6356
@zakariaabdikadirsharif6356 2 жыл бұрын
Codsigii waad naga ajiibtay. Jazaakallaah khayr ustaad. Barakow!🥰🙏
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@zakariaabdikadirsharif6356
@zakariaabdikadirsharif6356 2 жыл бұрын
@@ShaakirTube 'من كان في عون أخيه كان الله في عونه.'❤
@ramlaabdulla9265
@ramlaabdulla9265 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mohameddibbadhussein8154
@mohameddibbadhussein8154 2 жыл бұрын
Salaam Waaku Mhadsan tahay Sida aad nola wadagtay Xogta Qurxda Badan Insha allah Waxan rajeynaa inaan ilaali doono xuquuqda warqda Kaliye aan ka qadan doono figrad Guud Mhadsanid Walal Shaakir.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 2 жыл бұрын
Wuxuu ka bilowdaa 9:40 Intaas inta ka horeysa waa out of topic
@NashaadHassan
@NashaadHassan 5 ай бұрын
Thank you 1 sano kadib ayaan arkay waa iska motiyay
@cabdishakurshkaa4688
@cabdishakurshkaa4688 2 жыл бұрын
Bro shakir waad kumadsanthy Wlhi waxbadan baa noo muujisa Ma naqaana waxn abaal kaaga dhigna Dad badan ayaa Nolosha hormarkooda kata lisay
@libaanhussen4620
@libaanhussen4620 Жыл бұрын
Asc wll waan kusalaamay wxn rabaa in aad ibarto qaabka loobuuxiyo turkiye scholarship sanadkan siiba master
@user-ib8hb6bz5i
@user-ib8hb6bz5i 2 жыл бұрын
Macalin waxaad kaso hadashaa kaadhkii qaxotiga mala furey Midakale dadkii rajaktiga lasiyey iqaamoyinka 2 isbuc kadib walaga qadayaa ayaan maqley maclin maxaa kajira arin kaso hadal Madama jaaliyad ladortey iney wax is badaln madhici kartaa
@abdirahinabdullahiadanrage4205
@abdirahinabdullahiadanrage4205 2 жыл бұрын
Asc wllky meel aan kaala so xariiro su aal baan ku weydiin rabay adigo mahadsan
@abdirazksomo88
@abdirazksomo88 2 жыл бұрын
iskolarship for malesia kahadal sxp Turki wanu aragneee ama Bankiga islaamka kabaxad weyn Turkiga
@muztafephilips9676
@muztafephilips9676 2 жыл бұрын
Wll letter of intent of degree kasoo hadl
@abdikarimali1666
@abdikarimali1666 2 жыл бұрын
Ustaad Adoo Mahadsan Waxaan ku weydiinayaa Qofka Bachelor xareenayo letter of Intent malooga baahanyhy?
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Haa
@abdinasirabdullahimohamed9501
@abdinasirabdullahimohamed9501 2 жыл бұрын
Su'aal: Letter of intent markan mesha oga jawaabayo, pdf miyan u gelinya mise qoraal ahaan ban ugu qorayaaa.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Qoraal
@abdinasirabdullahimohamed9501
@abdinasirabdullahimohamed9501 2 жыл бұрын
@@ShaakirTube qofka haduu wato shahaado dugsi sare wadan kale jaamacdna uu ka dhameeyo somaliya. Passport somali uu wata. Kala duwanashaha saameyn ma yeelan kartaa? ===
@abdinasirabdullahimohamed9501
@abdinasirabdullahimohamed9501 2 жыл бұрын
@@ShaakirTube ma waajib baa 2 qof reference ah. 1 qof reference iyo gmailkiisa soo caadi mahan?
@hamaadicabdalla7107
@hamaadicabdalla7107 2 жыл бұрын
Qof dalka turkey joogo so u xareysan kara ustaad iso jawaab.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Wuu xereysan karaa wllo, sida dadka kale ayuu u dalbanayaa
@abdirahmandaahir2172
@abdirahmandaahir2172 2 жыл бұрын
Please.. letter of intent for undergraduate sample . Masterka waa ka duwan yahaye .. Waxa iiga dhiman xareynta deeqdan aan aheyn letter of intent ma jiro Please sample ka undergraduate ah nagu caawani
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Walaalo sidan ayaad tusaale ahaan u aqaadan karaysaa, Suaalaha ay ku waydiinayaana uga jawaabi karaysaa
@maryanalichannel9872
@maryanalichannel9872 2 жыл бұрын
Wll ma heyto shahadada dowlada lkn mida iskulka heytsa oo dugsida sere maku dalban kara
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
wixii aad haysatid nasiibkaaga ku eeg, way fiicnaan lahayd ta dawladda hadaad haysatid
@arafatkahin4617
@arafatkahin4617 2 жыл бұрын
Is compulsory for master to write research
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Hadada ula jeedid iminka xereynta MAYA, laakiin aragti ka sii inaad qori kartid oo aad Ka jawaabtid inta ay ku waydiinayaan, Marka aad qalin jabinaysid se HAA waa lagaa rabaa
@ibnusiiye4762
@ibnusiiye4762 2 жыл бұрын
Wallka kawaran hadii aanan helay warqada reference Information lagalinayo ee ah Requmadection letter
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Hadii aad heshay waa si fiican wllo
@ibnusiiye4762
@ibnusiiye4762 2 жыл бұрын
@@ShaakirTube hadii aanan heli karin baan kawadaa
@hassanmoussa88
@hassanmoussa88 2 жыл бұрын
Wllo axmed shakir waxan donayay inan ku weydiiiyo, kadib marki aan kuqoray (emaika) aan dabday (ana sayf) u diday (emaikiy)? Maxaa samayn karaa?
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Marmar way dhacdaa, Emailka badal wllo oo email aanad ilaawin password kiisa oo aad ilaashan kartid wixii kuugu soo dhaca ku dalbo
@hassanmoussa88
@hassanmoussa88 2 жыл бұрын
haaa marxaba wan badiili insha ALLAH. Lkn waxan bilaway inan qoro (lettre intention) marka su'aalaha maad copika raynaysa wllo?? Su'aalaha halkey nakeyna??
@cabdiraxmaanmaxamad134
@cabdiraxmaanmaxamad134 2 жыл бұрын
Suaal aanqabaa dhinaca manhajka kusabsan turkiga manhaj noocee ah waaye
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Manhajkooda iyaga ayaa diyaarsada oo waa Manhaj Turkey wllo
@mohamedmohamudsalah9283
@mohamedmohamudsalah9283 2 жыл бұрын
Master ardayga Donaaya, university transcript and high school certificate aa lagarabaa somaha mise high school transcript na waa laga rabaa
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
High school certificate ka ayaa ku filan
@mohameddibbadhussein8154
@mohameddibbadhussein8154 2 жыл бұрын
@@ShaakirTube waa Mahdsan tahay hadan suaal tan ka agdhaw ku weydiyo sidaan ognahaya somaliya ardayda Markey Schoolka Dhameynayan fasalka F4 waxaa laga qadaa labo imtixan mid dalada iyo Mid Wasrada Hadii aan Transcript Hight school rabo waxaa leygu qoraa imtixanka Dalada Natiijadisa Sidaas si ka duwan shahadda dowlada natiijo ayaa ku qoran meshash qilaf ayaa ka imanaa ustad Waxan rajeynaa inaad fahan Wall Shaakir Shukran
@noromarmahamud2508
@noromarmahamud2508 2 жыл бұрын
Asc ustad , diyar garow dher ka dib Alx wn xareystay minxada . Su,ashan qatay waxay tahay ustad Qeybta research la xarirto Waxan ku buxiyay cilmi baristi an sameyay Xiligan an jmcda dhameyanayay . Dadka qaar an wareystay wxay ishegin In an la iga rabin cilmi baris an horu so sameyay ay tahay mid cusub Mxa ka jira ustaad
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Waa maadada aad dooranaysid waxa lagu waydiinayo ee wixii hore loo soo sameeyey maaha
@hodanali2508
@hodanali2508 2 жыл бұрын
Schoolership ka 3aad ka soo hadal wll
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Insha Allah kani marka uu dhamaado ayaan kasoo hadlayaa wllo
@mahamedwarsme9283
@mahamedwarsme9283 2 жыл бұрын
Somalia malgu qorikaraaa
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Ma heli doontid cid akhrisa, Waayo Gudiyada kala xula ardayda waxa loo qaybiyaa luuqadaha caalamiga ah ee dunida
@abdimalikhaile4335
@abdimalikhaile4335 2 жыл бұрын
Kuwa bachka maka so hadlesid miya ustaad
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Hore ayaan Video uga duubay wlo, Playlist ga qaybta Turkey Education ka eeg
@bisharodek4026
@bisharodek4026 2 жыл бұрын
ASC wll masterta 72% malagu dalban karaa
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Haa, Hadii aanu Caafimaad ahayn
@Abdiweli615
@Abdiweli615 2 жыл бұрын
Asc waxa raba in wax ka weydiyo xaaskayga keenay ankara waana qof yar hadana cusub viso ku keenay ardeynimo oo gobol ah waxa bixiyey lacaga labada buug ka dib ankara ku so celiyey reerka qol iga kireeyey ayada Nafuus ma laga raba maadama xafada degan tahay qol ka sii degan tahay reer la degan tahay iqaamada sadex bil ah lagama helin
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Nufus waxaa loo sameeyaa qofku marka uu hal mar iqaamad qaato, Ardayad gobol wax ka dhiganaysa Gobol keeda ayaa u fiican, iqamaduna 3 bilood haday maqan tahay u taga immigration ka sababta waad ogaan kartaan
@Abdiweli615
@Abdiweli615 2 жыл бұрын
@@ShaakirTube USA jooga immigration ankara tagaya mise isla gobolka ku imaatay ardeynimo ee ka xareynay i qaamada ma aadeyna so weydineyna
@abdikarimabdullahiomar7865
@abdikarimabdullahiomar7865 2 жыл бұрын
mahadsanid macalin wax bdn ayan ka faaiidnay ,waxan ku weydiin laha platform ka marka labuuxinaayo waxa ka mid ah Transcript gali sida aan ognahay na secondry certificate malahan transcript marka Maxa xal dad aya i dhahay shahadada gali labada meelba marka taas no sharax thanks
@ShaakirTube
@ShaakirTube 2 жыл бұрын
Dugsiga Sare Transcript hadii looga baahdo waa laga heli karaa oo Exams kii way hayaan
@kuulaahmed5687
@kuulaahmed5687 4 ай бұрын
Ustadi qoralka sifican maloo arke whatsap ama telgram noo soo dhig please
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
A PERFECT LETTER OF INTENT TO WIN SCHOLARSHIP
13:15
SHAKEEB UL HASSAN
Рет қаралды 14 М.
How I answered my Turkiye Burslari Interview Questions
19:23
Baozar Zakariyyah
Рет қаралды 34 М.
How to write a good Letter of Intent for Turkiye Burslari
14:44
Baozar Zakariyyah
Рет қаралды 34 М.
Letter of intent for Turkiye burslari scholarship
12:17
Ruja😇😇
Рет қаралды 1,6 М.
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 5 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 3,7 МЛН
5 маусым соңғы эфир!
2:27:27
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 536 М.
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 1,7 МЛН
ЖЕСТЬ В КОНЦЕ. ПЛАКАЛ ВЕСЬ САМОЛЕТ
0:20
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 3,8 МЛН