Turkiga Somalia U Ogolaady Itoobya Saldhiga SomLand + Ceel Shidaal Lakin Aqoonsiga Jooji Yidhi

  Рет қаралды 10,967

So News

So News

Күн бұрын

Somaliland Ethiopia Turkey UAE Somalia Egypt News Analysis

Пікірлер: 33
@ladanladan1718
@ladanladan1718 7 күн бұрын
Ilaahay ha jabiyo cadowga somaliland inshallah somaliland guul inshallah
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 7 күн бұрын
Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim guuuuuuuuuul
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 7 күн бұрын
HERO ABIY AABAHA BARWAAQADA GEESKA AFRIKA
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 7 күн бұрын
Guul somaliland incha alh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 7 күн бұрын
Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto Aamiin Aamiin ❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
XAMAAR QARAXA KUU DHANADA MAXA SOMALILAN UU XASIDYAN
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 7 күн бұрын
SHIDAALBA HORTA MALEEYIHIIN NIL FAILED SOOMALIA ITALIAN NIL
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 7 күн бұрын
Qoraaal muxuu yahay waraaq lagu qoray failed soomalia italiya way nagu gardaroonaysaa meeday dawladii xamar
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j 7 күн бұрын
Somaliya waxay u diidaysaa waa kursiga United Nationska waxaa iska leh Somaliland, markaas Somaliya waxay ogyahy in ay kursiga waayeyaan.
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 күн бұрын
Inaad sheegtaan waa qalad sirta heshiiska waa in laga dhigaa dag dag iyo si hoose loo dhameeyaa😮
@roodacawad13
@roodacawad13 7 күн бұрын
Alle ayaa ka weyn cadaawaha isu urursaday somaliland alle ha jabiyo cadowgeena
@AhmedOmar-mb9pm
@AhmedOmar-mb9pm 7 күн бұрын
Hadii somaliland la aqonsado dowladoodaan jirayn.
@engab001
@engab001 7 күн бұрын
Hadii dhex dhexaadintaas turkiga ay Somaliland Ka ogolaato oo iyada dusheeda badeeda sida laga yeelayo iska ogolaato Dee markaa madaxweynaha Somaliland, parliament Ka iyo xisbiyadan iyo urarada doorashada galaya jirtaankooda halkaas ayey ku burburayaan iyo Somaliland jirtaankeedu ba oo waxay Isu bedelaysaa maamul gobodeeka federal Ka Somaliland EE DFS hadhow na waa la sii jar jari oo reero iyo jilbo is wada haya laga dhigi oo mid walba xamar danaheeda ka shaqeeyo halkaas amar laga soo siiyo. madaxweynuhu na badhasaab ayuu Isu badalaya. Si automatic ah xassan baa madaxweyne noqonaya doorashada na waxa la qabanaynaa Marka uu xassan xamar Ka so iclaamiyo. Hadii arintaasi hirgasho Turkigu wuxuu dhex dhexaadintaas Ku xalaalaysanayaa in khayraadka bada iyo shidaalka Somaliland la wareego kii oo Meel na u soo marin Ethiopia na la waxaa la boobayo ee cidi lahayn la qaybsato tii oo Somaliland waxba laga waydiin ilayn ninka xukumaya waa kan badhasaab noqonayo Hadii Arinkaas Ethiopia iyo Somaliland aqbalaane.
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 7 күн бұрын
Waxa ka daran haddii somlnd la aqoonsado waxa ay noqonayaan biaa dawlad waayo aqoonsigii somaliland ayay haystaan.
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 7 күн бұрын
Failed soomalia italiya only 3km
@AnwarAnwar-un9fg
@AnwarAnwar-un9fg 7 күн бұрын
SHALAI. WAXAAD. TIDHI. KHAMIISTA IMIKANA. 9 .NOV. WARKA. AAN. SAXDA. AHAIN. HASHIIGIN.
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 7 күн бұрын
❤❤❤❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 7 күн бұрын
Insh Allaahu Aammiiiinnne - Ilaahay reer somaliland cadaawadda isir'nacayb ee loo hayyo iyo siduu guud ahaanba cadawgoodu ugu dhagaraysan- yahay haku baraarujiyo oo ha tuso- jabka reer somaliland siday soomaaliwayn ugu wada ciiil qabto iyo bohosha lala damacsan yahay iyo ilaahay Kuma ridee haday ku dhacaan sidaanay dib danbaysa uga soo waaqsan doonin insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic
@saadabayle
@saadabayle 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abraQolkisa
@abraQolkisa 7 күн бұрын
SL tan dadka hor wada ya yaqana
@TaaroAli
@TaaroAli 7 күн бұрын
Waar naxariis waxba kuma leh dawladan somalia ee waxay u baahantahay in si cadawtinimo leh wax loo kala qaato oo aan labaryin ilayn aqoonsigan hooyadood malahee baryada iyo jil jileeca waxba inaguma soo galayaan shidaalka ay bixinayaanna ma waxay u haystaan inay j.somaliland bilaa shidaaltahay anagoo taa ogsoon oo kaayaguba buuxo ayaanan halkaa naga gaadhsiisnayne waxaa ay sheegayaana waxba laguma helo ee sharci hadaad haysataan maxkamadaha ka dacwooda oo keena waxa aad j.somaliland ku sheeganaysaan?Hadii kale sheekadiinu waa naac ee dab nagu soo hidhisa anagaa ka jawaabaynee?
@NOREDIN666
@NOREDIN666 7 күн бұрын
Saambuusaale laga adimay . 😂 Maxay wax siiyaan waaba CADOWE. Dal ay Colaad u muujisteen oo EGYPT & Italy 🇮🇹 uso kaxaysteen miyay hadana wax siinaya. Somaliland ma iyaga jooga BIIXIba Xukuma. MOU hadi laga Noqdo sow saldhigii meesha ka bixi maayo. Mida kale Ethiopia 🇪🇹 deked ay wax kala soo degta ayay Rabtaa.. maxay UN ta uga dacwoon waayeeen Haday Dawlad yihiiin.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 7 күн бұрын
Sxb jamh.Somaliland ingiriisku waligii muu gumaysanine maxmiyad baynu ahayn,, pritish somaliland protectrit dheh, not colony'sed,,
@mustafesulyman
@mustafesulyman 7 күн бұрын
Farmaajo.tuugbuu.ahaa.lacagrabay.somalina.imikay.kubarssrugtay.halkana.somalland.baa.layidhah.mana.ogolin.bada.in.laiibiyo.citiraafna.waa.been
@yunisahmed953
@yunisahmed953 7 күн бұрын
Been badana odaygan 😂 isaaq mirowga wareriye qof walan dhahestan😂
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 7 күн бұрын
Failed state Somalia
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d 6 күн бұрын
Beenaale jooji beenata doqon
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 6 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Caqli xumaantooda ethiopia way ogtahay, haday ceelasha shiidaalka siiyaana ethiopia kama yeelayso waayo noloshooda oo dhan ayaa been ku dhisan. AXDI MALAHA SOMALIA LAGU AAMINO
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 48 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН