No video

ABDIRISAK CARAB | HOOYO | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

  Рет қаралды 699,389

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.youtube.com/...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 699
@muhanadali278
@muhanadali278 3 жыл бұрын
Intaay hooyo unoshahay like saar Allah hooyo noodaayo 😢😢😢 HOOYO HOOYO LOVE YOU SO MUCH 💓💓💓💓❤❤❤❤
@hawoalbi1227
@hawoalbi1227 3 жыл бұрын
Alx🥰
@farduusnuux3286
@farduusnuux3286 3 жыл бұрын
ooooo
@azlimustafa1822
@azlimustafa1822 3 жыл бұрын
Ameen
@roblehsabdi7785
@roblehsabdi7785 3 жыл бұрын
Amiin 🤲🏻 intii dhimatayna alle naxaristi jano ka warabiyo
@hodanmaxamed9546
@hodanmaxamed9546 3 жыл бұрын
Hooyomcn❤️❤️❤️😍😍😍
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Hooyo somaliyeed meel kasto joogto Alle ha dhawro inta dhimatayna Alle ha inaxriisto 🤲 Amiin Hda tiri like iisar
@ifraaxcaliaadan1508
@ifraaxcaliaadan1508 3 жыл бұрын
amiin yaaa rabi hooyo hooyo hooyo 💋💞💞💞😙😙allhy cadaab kuma tusiyo💞💞💞💞💞💞🥀🥀hoooyo
@izraj3715
@izraj3715 3 жыл бұрын
Amiin😢♥️
@qadiijasiraaji781
@qadiijasiraaji781 3 жыл бұрын
Amiin
@azlimustafa1822
@azlimustafa1822 3 жыл бұрын
Ameen
@footballchanel6616
@footballchanel6616 3 жыл бұрын
Amiin
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta hooyo ila jecel is muji😥🥰
@bilanabdilahicabdi8157
@bilanabdilahicabdi8157 3 жыл бұрын
وستبقى امي ملكة الجمال احبك❤😍
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 3 жыл бұрын
Wan u xiisay hooyaday macaan 🌹
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@alhamdulilaahalluakbar595 me 2 siz😥😥
@xamdacali1345
@xamdacali1345 3 жыл бұрын
Masha allah hooyo mcn 😰😰😰💋❤❤🥰🥰🥰
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@xamdacali1345 ilhay ha daayo hoyoyinka islmako dhan amiin😥🥰🤲
@hanadomarofficial7556
@hanadomarofficial7556 3 жыл бұрын
Hooyo😢❤️
@safabb4548
@safabb4548 3 жыл бұрын
𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐌𝐨𝐦🤱😘
@ridwanabdullaahi8288
@ridwanabdullaahi8288 3 жыл бұрын
Hoyoo macaney
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 3 жыл бұрын
😭😭❤️🙏
@carabhayaan7151
@carabhayaan7151 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍🌹🌹
@carabhayaan7151
@carabhayaan7151 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ahmedabi5157
@ahmedabi5157 3 жыл бұрын
Hooyadey mcn oo an sxbo dhaw nahay waxay iguso korisay Nolol an inta Ku qeexi karin wlhi😭😢 hamiga ugu weyn ee nolosha an ka leeyahay wa inan Hooyo u rumeeyo riyadeyda oo an xajka geeyo insha Allah🙏
@cabdulahimaxamed2803
@cabdulahimaxamed2803 3 жыл бұрын
Isku hami baanu nahay
@mohacatoosh8940
@mohacatoosh8940 3 жыл бұрын
𝘼𝙎𝘾 𝙒𝙇𝙇 MA JECESHAHAY INAAD SHAQAYSATO ADOO JOOGA GOOBTADA SHAQO AMA GURIGAAGA 1_KA XOROW XUSULADA LAABAN 2_WAKHTIGAGA MAALGASHO 3_U DIYAAR GAROW ISBADAL DHAB AH 5_NOQO HANTIILE .SHAQADAAN WAA ONLINE MARKETING SI AAD U GASHO SHAQADAAN WAA INAAD HAYSATA DHAQAALIHI AAD KU BILAABI LAHAYD___ WATHSAPP __2520906803747 . MUSTAQBAL QURUX BADAN MASKAX NADIIF AH BUU KU JIRAA WELCOME____WLL____🥰💸💯
@abdirashidofficial4208
@abdirashidofficial4208 3 жыл бұрын
I.a sxb Allah kurumeyo
@abdirizakcarabofficial3828
@abdirizakcarabofficial3828 3 жыл бұрын
Waxaan halkan uga mahad celinayaa qof kasta oo ka qayb qaatay dadaalka inay heestan soo baxdo dhamaan asxbtyda waad ku mahadsantihiin tageeridiina #tusmofilims 🙏🏽
@adnanmukhtarondebeat9890
@adnanmukhtarondebeat9890 3 жыл бұрын
Keep Going My Bruda💯🔥😍
@farihaabdi5659
@farihaabdi5659 3 жыл бұрын
Hore usoco wlll 🥰
@quensafa4829
@quensafa4829 3 жыл бұрын
Gabdhaha ha la ixtramo wayo waa hoyada bari😍
@mohaanshax3172
@mohaanshax3172 3 жыл бұрын
we gave you respect p/c tomorrow you will be our moms
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 3 жыл бұрын
Hooyo ilahay Haku karaameYo Meel walbo ad joogTo. Hooyada wlahie abaalkeda cidna ma gudi karto inta Hooyadood sidayd ku wayn tahay ismuujiYa♥️💯👍
@shiine4106
@shiine4106 3 жыл бұрын
Intii sugaysay ee tiktiko kala socotaay 👇black kadhig 🥰
@anwar-harrir0470
@anwar-harrir0470 3 жыл бұрын
Inankii inamada wallhi ninkan fanaan wayn ayuu noqonayaa hadii uu heeso kale zoo qaado wuxu baraajeynayaa safwan iyo guleed iyo qamar iyo suldaanka 👏👏👏👏
@guledneero4014
@guledneero4014 3 жыл бұрын
Apdirizaq nd Romeo Legends Mom iz my Everything alle Ha dhowro Hooyo kasta Oo muslima 🖤❤🤲😘🧕
@huriahappy7003
@huriahappy7003 3 жыл бұрын
Ilaahow hoyadey unaxariiso 😭😭😭
@xaawonuur3730
@xaawonuur3730 3 жыл бұрын
Booskaaga hooyoy aabe buuxi kari waaa😭hooyo mcn 💔 alle haku naxaristo micno ilama laha aduun aa ila joogin 😢waan tabay ducadaadi iyo waanadaadi naxaristaadi sheekadada alle ha kuu naxaristo naxariistada ilaa iyo hada waan ka sabri la ahay geeridada ilaa hada waan rumeesan la ahY😭masheegi karo gortan kaa sabri doono jooji doono ilmadan faraha badan leh hooyo mcn alle hakuu naxaristo janadii dunidaay😭
@fadumaabdullahi1447
@fadumaabdullahi1447 3 жыл бұрын
Wlh wa iga ilmesisay wll 😭😭😭 Allah ha u naxristo hooyo mcn waku daremi kara igu so duceey hooyo Ina arko muda hore igu dambeyse 😭allow hooyo walbo u naxristo 🤲
@mohacatoosh8940
@mohacatoosh8940 3 жыл бұрын
𝘼𝙎𝘾 𝙒𝙇𝙇 MA JECESHAHAY INAAD SHAQAYSATO ADOO JOOGA GOOBTADA SHAQO AMA GURIGAAGA 1_KA XOROW XUSULADA LAABAN 2_WAKHTIGAGA MAALGASHO 3_U DIYAAR GAROW ISBADAL DHAB AH 5_NOQO HANTIILE .SHAQADAAN WAA ONLINE MARKETING SI AAD U GASHO SHAQADAAN WAA INAAD HAYSATA DHAQAALIHI AAD KU BILAABI LAHAYD___ WATHSAPP __2520906803747 . MUSTAQBAL QURUX BADAN MASKAX NADIIF AH BUU KU JIRAA WELCOME____WLL____🥰💸💯
@simranabdi6805
@simranabdi6805 2 жыл бұрын
Booskaaga hooyoy Aabe buuxi kari waa 😭😭
@xamdaxuseen5905
@xamdaxuseen5905 Жыл бұрын
😓😰
@Abbas_playz
@Abbas_playz 3 жыл бұрын
Ani hoyaday ima jecla!!! Lkn ani wan jeclahay walina agtayda way ka fogatay igu soo duceeya inu ilahy qalbigeda jacayl igu beero 😪😔😦
@queenofherownworld6584
@queenofherownworld6584 3 жыл бұрын
Aboowe ilahaY hooYo qalbigeeda hakuu furo majidho hooyo wax neceb saas ha oran
@anjilahamid4791
@anjilahamid4791 3 жыл бұрын
Wll waka xumahay 😥 lkn ogaaw wey ku jeceshahay hooyo taas Aamin
@caayniinaxassan2594
@caayniinaxassan2594 3 жыл бұрын
adigaa umaleyey.walal.hoyo way kujeceshhy
@zaamjii108
@zaamjii108 3 жыл бұрын
Hooyo waxmanacdo zxp wayna ku jeceshahy uso dhawoow kaliya adu
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Alle haku sahlo wll👍
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 жыл бұрын
🎤Hooyo Majiro erey ka naxariis badan ' ka macaan badan oo ay dhagaheena jecelyihiin inay maqlaan ' carrabkeenu jecelyahay inu ku dhawaqo kalaamka Eebe akhrintiisa marka laga yimaado (Holy Qur'aan) Hooyo waa naxriis ' waa janno ' waa farxad ' waa jacayl ' waa nolol . boqoradii dunidan ikeentay__khadra jama isse Ali Nuh__Alle cimrigaga hakuu barakeeyo janoy👸🥰❤❤🤍🤍💯🎸
@RuqiishRuqiish-we5pp
@RuqiishRuqiish-we5pp 11 ай бұрын
Amiin ❤❤
@zakiabdi6144
@zakiabdi6144 3 жыл бұрын
Mom is my life for saving everything maamo mcn kama agtagayi waligay wllhi wn ku jaceylhye hooyo nasra forbe 🤩🤩🤩😪
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 3 жыл бұрын
Allow unaxariizo hooyo walpa oo dhimty 😭 inta noolna Allah cimrigoda ha barekeeyo❤️❤️❤️
@najmanuura5473
@najmanuura5473 3 жыл бұрын
Aamiin dhamaantenbah wll🤲
@rahmamuhumed5213
@rahmamuhumed5213 3 жыл бұрын
Amiin yaa rapi
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. 3 жыл бұрын
Wll abdirisaaq from moh Darwiish horay usoco bro
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 3 жыл бұрын
Somalilander Boys 🥰 Waan idin Wataaa Best song Mom😍Allow Dhawr HooyooyinkeeN😘
@maxaacusub2820
@maxaacusub2820 3 жыл бұрын
Ma reer hargysa wll
@mohamedomer5546
@mohamedomer5546 3 жыл бұрын
@@maxaacusub2820 hargiesa degnaan jiray lkn imka German joogan isku isku school baan ahaan jiranay
@maxaacusub2820
@maxaacusub2820 3 жыл бұрын
@mohamed omer Germany ma joogo wll hargeisa waligeyba dhinac uma dhaafin pro
@xanaan24
@xanaan24 2 жыл бұрын
@@mohamedomer5546 😭😭
@hafsakiin6987
@hafsakiin6987 3 жыл бұрын
Hooyo Araga nuurka arageyga baa tahee hadaadan iladadaaleen anfacada maquuutee intii. Hooyo jecel like iyo replay
@adontiialle2748
@adontiialle2748 3 жыл бұрын
Hooyo mcney 😭😭Nasiib uman helin inan dunida kugu arko la anta waxn maray xanun badan oo noloshyda samayn ku yeelaty hooyo booskaga iyo qiimahaga waxa daremi karah qof laso koray xanunka iyo dhibta hooyo la anta Hooyo aduunka kugu wayey ilahy janada haygulla kaa kulmiyoh Hooyo mcney 😭😭😭😭😭😭
@maqsuudmohmamedhassan2381
@maqsuudmohmamedhassan2381 3 жыл бұрын
Sidookale apayo aaamiiiin allow janada naku kulmi
@dalxiischannelmedia509
@dalxiischannelmedia509 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll
@kaahanuura2628
@kaahanuura2628 3 жыл бұрын
Amiin wll Alle janada haydiinku kulmiyo
@nimcohanisead5445
@nimcohanisead5445 3 жыл бұрын
Amiin 😭
@mohacatoosh8940
@mohacatoosh8940 3 жыл бұрын
𝘼𝙎𝘾 𝙒𝙇𝙇 MA JECESHAHAY INAAD SHAQAYSATO ADOO JOOGA GOOBTADA SHAQO AMA GURIGAAGA 1_KA XOROW XUSULADA LAABAN 2_WAKHTIGAGA MAALGASHO 3_U DIYAAR GAROW ISBADAL DHAB AH 5_NOQO HANTIILE .SHAQADAAN WAA ONLINE MARKETING SI AAD U GASHO SHAQADAAN WAA INAAD HAYSATA DHAQAALIHI AAD KU BILAABI LAHAYD___ WATHSAPP __2520906803747 . MUSTAQBAL QURUX BADAN MASKAX NADIIF AH BUU KU JIRAA WELCOME____WLL____🥰💸💯
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
When you have mother. You have everything u need 🙏❤
@user-bz9wc4ex1e
@user-bz9wc4ex1e 10 ай бұрын
😢😢😢❤
@kiranali2700
@kiranali2700 3 жыл бұрын
Hooyo nasiib uma yeelan inad dunida igu la siinolato Allw guunaxariiso hoyo mcn 😭😭😭
@io5088
@io5088 3 жыл бұрын
😰😰😰Aᴍɪɪɪɴ
@thebosslady9776
@thebosslady9776 2 жыл бұрын
😭😭😭
@abdallahxasan1043
@abdallahxasan1043 3 жыл бұрын
My brothers waw keep going the world is yours Hoyo jannada inoo balan ah hooyo mcn Like iga dhisaa
@hakimbobe4514
@hakimbobe4514 3 жыл бұрын
C/risaaq and Romeo hore usocda prothers keep going
@abdiqanijalaato250
@abdiqanijalaato250 3 жыл бұрын
Fananiin aan taageero keep going abdirisak carab ft mohamet romeo sido kle a.qani Tusmo keep going
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 3 жыл бұрын
Markasta hooyoyinka nool ayaynu u ducaynaaye, maxaynu ugu ducayn waynay hooyo macaanta dunidan ka tagtay ee illaahay inaga jeclaaday? Alle hooyo kasta oo dunidan ku nool ama dhimatay janada ha geeyo waliba tiisa ugu saraysa insha allah.
@maqsuudmohmamedhassan2381
@maqsuudmohmamedhassan2381 3 жыл бұрын
Aaaamiiiiin
@ChessSom
@ChessSom 3 жыл бұрын
Hooyo waxaa tahay janadii aduunka ❤️💖 Intii nool hooyoyinka somaliyed Allah xifdiyo cimri dheer iyo ciido suuban Intii dhimatay 😭 Allah unaxariisto janatul fardoowso aclaa kawaraabiyo kitaab kiisa mudigta Allah kasiiyo amiin
@maxamedbaradho4535
@maxamedbaradho4535 3 жыл бұрын
Anoo hooyaday ag fadhiyaan dawanayaa alxamudlilaah
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 3 жыл бұрын
Abdirisaq araboow sxb heestii ma danaysataad ahayd xageed gaysay bal nooga sheekee sxbo adiyo Tusmo Flims🤔🎶✔......... Hooyo abaalkeeda mid waxa dunidayaala lagu gudi karo maahee alle janatul firdowsa haka waraabiyo dhamaan hooyooyinkoo dhan😍❤💖
@mohamedabdulkadir5438
@mohamedabdulkadir5438 3 жыл бұрын
Jacaylka ugu wanaagsn Dunida marka laga reebo jacaylka Ilaahay & Rasuulkisa wa Jacylka Hooyo mcaan. Eebbe ha noo ilaaliyo hooyooyinkeen farxadd iyo caafimadna ha siiyo Inta dhimatyna Eebbe janno ha siiyo. 🥰🤲
@hindaomerabdi1554
@hindaomerabdi1554 2 жыл бұрын
ماما حياتي أ رحمك الله يا اغلي من رحلت أدعو الله أن يجمعنا في جنة الفردوس الأعلى أللهم امين يارب العالمين 😭😭😭😭😭😭😭😭😭انا بدونك لا شيء يا سعادة روحي ماما😭😭😭😭
@RuqiishRuqiish-we5pp
@RuqiishRuqiish-we5pp 11 ай бұрын
امين صبر جميل انشااالله😢😢
@gaazaaliibaan9266
@gaazaaliibaan9266 3 жыл бұрын
Hooyo mcne inta jacel is mujiiya😭👉
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
Hooyoyinkeen mcn Alle Janada Ha Geeye Aamiin 🙏💋
@indhojacayloficial3651
@indhojacayloficial3651 3 жыл бұрын
top song hooyo araga nuurkaay indhahaygiibaad tahay tusmo films 👏 abdirisak arab romeo and sarqaawi
@shucaybDony
@shucaybDony 3 жыл бұрын
ADIMADA JIDHKAYGA HOOYO ❤❤❤❤ ADA SOO ABABIYEE MAMO ❤❤❤❤❤ IGU KORIYAY CAANE HOOYO❤❤❤❤ IFKA HIBO KU NOLOW HOOYO❤❤❤❤ AMANTAADA HOYOY AFKU KOOPI KAR WAA❤❤❤❤ ABAL KAAGA HOOYOY BINI ADAM GUDI WAA ❤❤❤❤ BOOSKAAGA HOOYOY AABBO BUXIN KARI WAA❤❤❤❤ ALLE KUMA CADAABO HOOYO 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
@sfiyabarud200
@sfiyabarud200 3 жыл бұрын
Aamin wlloh mcn🤩😘❤💗😰🤲🤲🤲🤲
@shamisadan4070
@shamisadan4070 3 жыл бұрын
Aamiina
@OkOk-gg8me
@OkOk-gg8me 3 жыл бұрын
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🌻🌻🌻🌻🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 3 жыл бұрын
Walhi anu hooyo aad ban uu jeclahy lakiin aabo wax loo Dhiiga ma jiro waayo isaaga manta wax ku ahau intaan jiray baa isaaga iso garab tagan wax kasta ii rumeeyo keliya waxa Igu filan inta Magaciisa laygu yaadhsiyo aabo iyo hooyo alle haydin xifdiyo😪❤❤❤
@cishqilyrics
@cishqilyrics 3 жыл бұрын
Amaantaada hoyooy afku koobi kari waa Abaalkaaga hoyooy bini adam gudi waa Booskaaga hoyooy aabo buuxin kari waa Intaza iga dhex baxday maamo ilahay haku daayo
@mubaarikmaareeye3536
@mubaarikmaareeye3536 3 жыл бұрын
Abdirizack arab zxp hees dhaxal gala weeye abwaan khadar casood hamblyo zxp adnan mukhtar best musician wan salamaya romeo iyo zarqaawi
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Karamadaadu waa cirka sxb
@Sumaya1771
@Sumaya1771 10 ай бұрын
Ifka hiba ku noolow hoooyoy ❤🥺 Adiga iyo maamoyiinka kaleba intii dhimatayna alle haw naxariisto
@libanabdisheikhmohamed4402
@libanabdisheikhmohamed4402 3 жыл бұрын
It's Really Aroused My Emotions, Sweet Son I love my Mom I miss You Mom , May give her Jannatul fardowsa Aclaa
@zainmohaz8854
@zainmohaz8854 Жыл бұрын
I must play this song on my wedding day in shaa Allah 😌
@AmranSiidcali
@AmranSiidcali 9 ай бұрын
Maashaallah😅😊😊😂❤
@munayuusuf-nb9yg
@munayuusuf-nb9yg 8 ай бұрын
Ala hooyo
@updykadirmahamed9934
@updykadirmahamed9934 Ай бұрын
If allaha says ❤🎉
@muntaazmuuse3811
@muntaazmuuse3811 3 жыл бұрын
Heestani way tabaneyzaa qofkii ay hooyadii ka dhimatey. Booskaga hooyoy Aabo buuxin kariwaaa 😭😭😭. Allow unaxariizo hoyoyinka dhintey intey u nozhaheyna ilahey heynoodayo 🤲
@niciimadaahir-qt5ww
@niciimadaahir-qt5ww Жыл бұрын
amiin 😢🤲🤲
@nasrinaqueen7203
@nasrinaqueen7203 3 жыл бұрын
Booskaatha Hooyo aaba buuxin kari waa😢 Allow ikadaa maamo💘❤️
@zabnaadiamond1282
@zabnaadiamond1282 3 жыл бұрын
Maamoyinka alle hnoo daayo allena hnoo dhpwro allow ha cadaabin allow janada ugubishaaree mamoyinkeena allow janada geey inkastoo aanan hooyo iijogin allihii iga jeclaa baa iga qaady allow ha caadaabin qabrigana uwaasici love u momii ♥️♡♡♡♡
@liibanalinuur6356
@liibanalinuur6356 3 жыл бұрын
Hooyo♥️mcn💋Khadiijo Hasan isxaaQ💋♥️🤗Mom Adaa Duni🌏kuu Aqaanaa💋♥️Like SaaR Hadaad Hooyo Jecesha Hay🤗💋♥️😥
@Aliarts77
@Aliarts77 3 жыл бұрын
Alle hanoo xafido dhamaan hooyooyinkeena meel walboo ay joogaan intii hooyo dhimatayna alle haw naxariisto LOVE YOU MAMO❤🥰
@Ayni88
@Ayni88 3 жыл бұрын
I love to the moon and back Hooyo Macaan❤️ Allaha ika daayo Allaha u naxaristo dhamman hooyoyinki hoygooda xaqa ah tagay inta noolna rabbi ha dhawro
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 3 жыл бұрын
allow hooyo qumaneey •qiimo badanta noloshay •todobada qiyaamaha •hadh qabow lageeyee •qorax laga ilaaliyo •allow hooyo kamid noqo HooYooYinkeeN Alle ha dhowro aakhiro iyo aduunba Aamin dhaha Like ❤❤ kuyaaciya
@bishaarocabdicilmi618
@bishaarocabdicilmi618 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 😰😰😰😰
@a.darovic112
@a.darovic112 3 жыл бұрын
Allah ha amansado dhamn hoyoyinka somliyet inti dhimatynh allah ha unaxristo ❤ Young stars N tusmo well dOne 👏
@floraali1847
@floraali1847 Жыл бұрын
lntaay hooyo unoshahay like saar allah hooyo noodaayo😭😭😭hooyo hooyo love 🙏❤❤❤
@hafsaabdi8832
@hafsaabdi8832 3 жыл бұрын
Hooyo allh inta unoshy allh udayo inta kal allh geeyo janda ❤❤❤❤
@mubaarigrashford3163
@mubaarigrashford3163 3 жыл бұрын
Walaalahayow mamo ayaa iga xanuusan iigu soo duceeya in ilahay cafimad deg deg ah siiyo😓🙏🙏
@sharmo5893
@sharmo5893 3 жыл бұрын
alle ha caafiyo walal hooyo iyo intii xanuunsan ee muslimapa💟😭
@user-rw1ks7ur6q
@user-rw1ks7ur6q 3 жыл бұрын
Allah haku cafiyo wlloh 😒😢🥺
@Abbas_playz
@Abbas_playz 3 жыл бұрын
Alle ha kuu cafiyo amin ana alleh hoyaday an jeclahy oo iga fogty alle ha ii keeno
@suhaybmorgan4902
@suhaybmorgan4902 3 жыл бұрын
Alllh ha cafiYo wlll🥺🥺😭😭😭🤲
@abdullahiyussuf9324
@abdullahiyussuf9324 6 ай бұрын
Hoooyo mcn❤ ilaahey janatul farduwsa ilaahyoow geey❤❤❤❤❤❤
@Maan-P
@Maan-P Жыл бұрын
I don't know what to write, but tears are coming from me.😭😭👸👸my queen👸👸
@AsmaNuur-jn6rm
@AsmaNuur-jn6rm 6 ай бұрын
Same dadal ka hooyo is priceless 😢😢😢😢❤
@habooncolowhabooncolow3328
@habooncolowhabooncolow3328 3 жыл бұрын
Walalyal hooyo dey igu so duceyah inu cafimad taam ah iyo cimri dher cbada suban eey hesha dhaman hooyo yinkena Allah wada siyo Amiin yrbi 🥺❤🤲💋🤲
@sadikmursal5186
@sadikmursal5186 3 жыл бұрын
Waxa nolosha aayiyo Ixtiraam lasiiyoo Laga dhigay qof aamina Aduunkaan intaan jiray Hooyaan arkaa kali Apdiqani iyo apdrizak m.a horay u socda
@cabdowliilabanka1407
@cabdowliilabanka1407 3 жыл бұрын
Waa ilmeeyey heestan markan dhagayztay🥺
@SaacidMire-qn8ki
@SaacidMire-qn8ki Жыл бұрын
😢😢😢 sidokale wllhi
@NasraMuktar-qb2zf
@NasraMuktar-qb2zf 9 ай бұрын
Yac sdkle wlhi😢😢its hurts mih so much
@mahamedahmed6225
@mahamedahmed6225 3 жыл бұрын
Hooyo inkasto ad dhimatay Qalbigayga kamad dhiman 🥺😢💖🌹🌺
@oscaroffical3816
@oscaroffical3816 3 жыл бұрын
Hoooyo hoooyo mcn ilahy ha ikaaa xafido hooyo ♥️♥️♥️♥️
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
Hooyo 😥❤ Wnku xiisay maamii 🥰🥰🥰 allow ku xifdi hooyo mcn
@awalecaynaan8699
@awalecaynaan8699 3 жыл бұрын
Hooyo ninkii aan haysan ayaa garan😭😭😭
@kaltuunabdulahi8239
@kaltuunabdulahi8239 3 жыл бұрын
😭😭😭
@mohamudahmed1749
@mohamudahmed1749 3 жыл бұрын
Waar Maalinka Jumca zxp Heesaha lamasoo geliyo Waa maalin khayr leh lagayaaba inaad dembidhaaf alle waydisan lahayd oo laga aqbali lahaa
@Suhayb344
@Suhayb344 3 жыл бұрын
Adhaxdiyo bogagaaga Ada igu xambaaaroo Ifka hibo ku noolow Hooyo kasta oo soomaaliyeed alle ha dhawro ❤❤❤❤
@hamdimohamed8347
@hamdimohamed8347 3 жыл бұрын
I love it this song because it is taking about Hooya Mcaan thanks keep going bro ❤️ from 🇺🇸
@msszweety-me4gw
@msszweety-me4gw 18 күн бұрын
Booskaga HooyO Abbé BuxiiiN kaRi Wah😭😭😭😭
@khaledmohamed901
@khaledmohamed901 3 жыл бұрын
Musican Adnan Mukhtar Pro Keep Going
@abdulrahmanhassan4468
@abdulrahmanhassan4468 3 жыл бұрын
Markan heestan dhageysto iska ilmeeyaa😭😭hooyo😘🤩waan ku jeclahay
@user-ks1te6bn7z
@user-ks1te6bn7z 9 ай бұрын
Hoooyo mcn alle haku xafido aduunka aakharana janadii firdowsa kuwaaar inshllh hoyo mcn ❤❤❤❤❤
@barwaaqoabdihassan7449
@barwaaqoabdihassan7449 3 жыл бұрын
Apdirizaaq IYo Romoeo Keep Going MY BiG Brother 's
@asmaxidig8429
@asmaxidig8429 3 жыл бұрын
Booskaaga hooyooy aabo buuxin kari waa!!!!!waa run🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Dholayare_
@Dholayare_ 3 жыл бұрын
Inta hooyo dhimatay ilahay jano fardawsa ha geeyo inteena Hooyooyin haysatana ilahay haynoo daayo
@omaarbashir2862
@omaarbashir2862 3 жыл бұрын
*inta ila aragta hestan iney tiktok qabsan donta like ii mujiyaa plz dadka lama xaqiire*
@cawomohamed6644
@cawomohamed6644 3 жыл бұрын
Maashallah hees kala kacsan iyo video qurux badan thanks tusmo films horu socod
@bintnoah8930
@bintnoah8930 3 жыл бұрын
Wlhi heestaan dareen gaaray igu yeelaty 😥 ilahow ikaa dhowr nolosha nolosheedaay ♥️♥️🌺🌺💯💯💟🌹
@ikraanitazaed7741
@ikraanitazaed7741 3 жыл бұрын
Inta hooyo jecel is mujiya Hoyo wlhy pilhy tolhy wan ku jclhy AduuNkaYgii Allow ikaa daa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌍🌍🌍🌍🌍🌍
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 3 жыл бұрын
Hadaa Hooyo mcn Jeceshahay like isaar plz
@munacabdi397
@munacabdi397 3 жыл бұрын
Hooyo macan weye inta ila xushmaynaysa hooyo is muji 😘😘😘😘😘😘😘hooyo 🌷🌷🌷🌷hooyo😍😍😍😍maama
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 5 ай бұрын
Hooyo macan waan ku xiisay alle haku naxriisto hooyo mcn 😭 😢😢maalintan kuwayeey ilaa hada waxan laa sxb noqoday murugo iyo ilmo aan dhamaneen hooyo alla noloshu aadka hooyo la aan iyo aabe la aan ba😢😢
@sdelpier0809
@sdelpier0809 3 жыл бұрын
HEESTA DARTEED LIKE IGU SAAR
@ayuubapdi4114
@ayuubapdi4114 3 жыл бұрын
HooYo mcn Allah inodaayo inta ay unoshahaY inta aykadhimataYna Allah unaxaristo hooyo waa furaHa nolashanee mom is awlaYs mom 😍inta hooyo uxiistaY hooyo
@zaynabmacalinofficial8852
@zaynabmacalinofficial8852 3 жыл бұрын
ilaahayoow hoyooyinka soomaliyeed haudanbi dhaafo
@safajamac4148
@safajamac4148 3 жыл бұрын
Waa qofka kaliya een jacaylkeeda si dhaba u dareemo haday iga fogathy aan booskeeda dareemo alle kuma cadaabo hooyo adiga iyo hooyoyinka Muslimka ah❤🤲
@abdirahmanaska5851
@abdirahmanaska5851 3 жыл бұрын
Love u somalilanders😍allaw hooyo nooda😍🤗. Cod wa haysan walhi fanaaniin waa noqon karta 🤑
@aliapdizalln4179
@aliapdizalln4179 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@fahanonline8981
@fahanonline8981 3 жыл бұрын
Inta hooyodadood unooshahay like dhackusiiya 👍intey kadhimatana janadda allaha kukulmiyo
@shukrikoosaar9519
@shukrikoosaar9519 3 жыл бұрын
JACAYLKA kaliya Ee aan marnaba guurayn is badel ku imaaneyn ku khiyaami Karin maranaba Hooyo Weeye.🥰❤ Ma Odhan Karna Wa Jacaylka Kaliyaaate Aduunka Korkiisa Yaal.
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 3 жыл бұрын
Hooyo ❤❤❤❤ Allaw ii kaa daa🤲🤲🤲🤲
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Жыл бұрын
Hoooooooooooyo mcneyy miss you ilhow janadi ku gee😢😢😢😢😢❤❤
@nimcanabdullahi3488
@nimcanabdullahi3488 3 жыл бұрын
Masha Allah Allow hooyo dhawr Keep going Team Tusmo Films❣
@dopestfarhan123
@dopestfarhan123 3 жыл бұрын
Walal tusmo horey usoco plz pink igu qabo sxb
@mandeeqdauud5223
@mandeeqdauud5223 3 жыл бұрын
Wllhi hooyo wan ku xiisay allow janada kawarabi 😢😢😢 wan ku xiisay wllhi
@qarandoonofficial9810
@qarandoonofficial9810 3 жыл бұрын
*HOOYO* MCNE *xaliimo* ♥️♥️ ADIMADA JIRKAYGA ADAA SOO ABABIYOO IGU KORIYAY CAANE IFKA HIBO KU NOOLOW🌏♥️😭 🤲🤲🤲
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 Жыл бұрын
I love this song more than ever coz this song talks about important of the mother
@mohammedhaaris696
@mohammedhaaris696 3 жыл бұрын
Hooyo ifk hibo ku noolow😍😍
@marwaaadan-lm4wl
@marwaaadan-lm4wl 21 күн бұрын
Hooyo mcn ilhay haku dayo amiin yaa rabi ❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤❤❤❤
@yahyeupdiwali3608
@yahyeupdiwali3608 Жыл бұрын
HooyO alle ha ku daayO mOm❤️🧑🏻‍🍼🥹
@mohandek
@mohandek 3 жыл бұрын
Fanka somaliya hadi tagertiid like dhac kusi👍👍
@Dhibleyda123
@Dhibleyda123 Жыл бұрын
Ilahow kuu xanariiso 🤲hooyo mcn 💔😭🤱😘
@nimcoxirsi9351
@nimcoxirsi9351 2 жыл бұрын
Qofkay hooyadii kadhimatay ala ha unaxariistee Aaaammmiiiinnnn ta sooo dhaha walaalayaal🤦‍♀️
@user-wt2jo6tw8w
@user-wt2jo6tw8w 7 ай бұрын
Hooyo Abraham noloshay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤ hooyo😊
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 2,5 МЛН
Heesta HOOYO Janadii kunooloow Axmed Daahir X.M.Dalmar
8:16
Jigjiga Tube
Рет қаралды 10 МЛН
Ismail Dannan  Hooyo macaan official remake
3:00
Ismail Dannan
Рет қаралды 3,8 МЛН
ABDIRIZAK CARAB WAN KAA HAN JABAY SHOW HARGEISA 2024
5:51
Waqal WStudío
Рет қаралды 34 М.
FAHMI HEEGO  |  JIIDH WAA DARENKEE HOOYO |  2024
5:03
Fahmi Heego
Рет қаралды 70 М.
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 929 М.
AXMED RASTA HEESTA HOOYO QIIRO LEH AROOSKII ZAKI IYO ZAHRA
6:44
Koronto Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН