Fatuma Adan Nabigeena scw haduu ka dhashyne maxa iska galay Arab iyo nabigeyna scw hadii arab wax laga sheego Nabiga miyaa wax laga sheegyne? arab waxba nama dheero sharaf iyo wax kasta wan wada ka simanhy aduunko dhn allah ayaa nawada abuurty maxad nooga dhigtaan hadii arab wax laga sheego in nabigeena suuban scw wax laga sheegay cml 😡😡
@fatumaadan75936 жыл бұрын
Maida hirsi harta waxbo haiskukicin calenta.mida labaad carab hada ladaho nabiga mxa karebayo tusalo hada hadaan doho Somali wasidaa adi Somali ayatahay wakujirta adi xitaa been mise run.carab hada dahdenah nabigena wukujiraa.labada qof Ee filinka digaya cay lkn carabo dhan aqligada yaranta badan kasheqeysii
@Muna396606 жыл бұрын
wll waa fikirkaaga waxd aminsanthy mideedakle arab hadii laga hadlo mexey kuulathy in arab oo dhan ey yihiin hal ama hal wadan waxd dhahday somali hadii ka hadlo ismalaha somalia waa hal wadan waa anigoo ka hadlay Africa cml micnaheydane qasab maaha in aa. hal wadan wax ka sheego mideedakle Aflagaadada waa mamnuuc aniga fikirkeyga ka hadlay aqligaaga wax kama sheegin marka abaayo igaralinoqo hadii aad u fahanthy in aan kugu xumeynaayo
@infinitywar22056 жыл бұрын
Fatuma Adan arabtan aad amanayso maxay yihin malaha shabaab baa tahey ama kuwan wadaad carab wax ka cuno ayaa ehel kula ah war carab waa duli aduunka wax kuso kordhin shidaalkaas mahee gaajo bay u dhiman lahayeen qaracdu.
@samm40816 жыл бұрын
Odayga sucudiyaankaa waa ka qeyliyay kkkk
@rashkacadde92016 жыл бұрын
Walahi carabtu xaasid waaye
@nehliitabae756 жыл бұрын
Yalah yaaa wasaq barax kulahaaa 😂😂😂😂
@qaasin321qulaamboy36 жыл бұрын
Hhhhhhhg lakn hal saaro asxaabta
@qaasin321qulaamboy36 жыл бұрын
Hhhhhhhh waxa iga qosli waxa ugo yaabka badanaa waay
@احمدصومالي-ع5ث6 жыл бұрын
Wlhi Rumaysta ama Harumeysana Somaaliyeey Gabdhaha Somaalida ah ee Sucuudiga Shaqaalaha ka ah wasaas oo Xaqiiqo ah
@husseomg14946 жыл бұрын
Habartay iyo wllhey Aa Jeddah saudi arabia degan wllhey oo fac kay ila ah lkn iyga sidaan ma kula dhaqmin? Ma garanay ??
@safiaabdi6116 жыл бұрын
I am so anger wallah our Somali sister 😢
@hudahassan35886 жыл бұрын
Fadlan hays ku tagena carbah fadlan
@nrx86844 жыл бұрын
Gabdhaha Somaliyeed have better qualities than men in making films
اول الشيء اللهجة اماراتية ماادرى ليش الوطن السعودية، بس انا من الصومال ومااحب اشوف بنت بلادى تتبهدل كذا😭😢الله ينصر الامة الاسلامية ،
@fartunabdullahi51726 жыл бұрын
ax ax walahi waan la oyay ilaahow sacudi xajka bas aan u aada 🤣🤣🤣
@mujahidsaleh13216 жыл бұрын
إفتح ألباب يا شغالة 😂 😂
@ceelbarafgirl22156 жыл бұрын
Sauudi allah dadka jogo sas haka dhigin 😥😥😥😥
@fartunabdullahi51726 жыл бұрын
Ayaan Qaaali sacuudi dadk jooga sidan haka dhigin maxad kawada sacudi way ka dhacda waan dhaqan kooda inay xuquud bila aadanka ku xadgudban kaligod islam isku haystan gabdha shaqalad ah xaquudad ku dhaalan dil iyo kufsi
@liiboy06 жыл бұрын
dadka isku mid ma ahan dadka ka shaqeynao gur yaha ayey fariintaan ku socotaa
Oh srry😂😂 sis wlhi am feeling sad wan oyay old man hada ku arki laha wan ku dili laha stupid asa iskad kad ku hayo hadana wa dila xata mala isxira oh allah wadan kana nabad noka dhig
@salahali9726 жыл бұрын
Shekaddaan waxaa loo sameeyay carab San looo dhacsiiyo angaa jogana sacudiga waxaana Kuma arkon ilaaa uxatiraam iyo naxriis bes ilaheee Ka cabsada ee beenta joojiya
@kkkkk6956 жыл бұрын
Salah Ali adiga ma qadaama tahay nacasyahow
@kowsarabdiqadir.63486 жыл бұрын
Shit😭😭😭😭😭
@zawjatucabudi3036 жыл бұрын
Nacaladi idinku dhacday inta xun ee saan dadka ula dhaqantah