Waan oyay walhi caruurta aan hooyo haysan ha dhimo ambaa ha iskagaa tagtee siilic iyo darxumo way hasta 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Allah ku Ciqaab Rajo iyo agoon baye Sidaa u galeen soomaali waa dadka Dunida ugu dulmi badan
@kingkhadar12 Жыл бұрын
Dhamantiin subxnallah haso qorinaya, somalida dhamantod Dumarka caruurta wa dilaan hadina dhalin caruurtas ama edo u ahoow ama aabahod haqabe, imada hooya ladhalata roona ladhaah habaryartuna wa mida ilmahan saas udilaysa ilmahan, illahay ini cadaab waxa ilmaha saas udila, markay lacag yaro nin siiyo helan bay saas dabada ukala qabtaan o ilmaha dilan, it's all women xaasidin
@tash7356 Жыл бұрын
Cawa ugaso wexey waqti iyo saacad dheer ku lumisay calaacal
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
waxaa lama odhan karo waa habaryar xumaa oo xumaa subxaanalaah 😢😢😢😢😢I😢😢