UGO DAMBEN HOLKII XALFADA IYO KOXDII KACI YARI LAHEED XALFA DAYDA😱

  Рет қаралды 49,790

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

Күн бұрын

Пікірлер: 362
@LaylaCayuni-yg7be
@LaylaCayuni-yg7be 6 сағат бұрын
Dalashadayda waye lakin like dan ma heysti😢😢😢
@ugaasoahmet
@ugaasoahmet 5 сағат бұрын
Happy BIrthday To u❤
@AxlaanAhmed-b8f
@AxlaanAhmed-b8f 5 сағат бұрын
Dhalasho wacan❤❤
@jujucali4567
@jujucali4567 5 сағат бұрын
Happy birthday to you 🎊💋
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg 5 сағат бұрын
Dhakasho wacan sanado badan oo khayrbadan ku rajayna😊
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 5 сағат бұрын
hBD abayo farxad kudhameyso noloshada
@Queen-m.j
@Queen-m.j 5 сағат бұрын
Sunduzzy xbbti gabdha xaflada dhar isku wadha eg ha xirtaan wiilasha neh sidhoo kale adi lee ka duwanoow aqwaan plz
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y 2 сағат бұрын
@@Queen-m.j wxas hora loso sameyy
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 5 сағат бұрын
Sunduseyy abyo waxba problem ha isku furin xafladada si fican bay kugu dhacysa i.a anaga farxadada jecel nahy ❤
@yussufxussen3503
@yussufxussen3503 4 сағат бұрын
Af jini wuuxu dhahay asxabta wan idin salamay kuligin wan idin jeclhy
@FatimaMohamed-n4v
@FatimaMohamed-n4v 5 сағат бұрын
Sunduzeey wllsha mlinta wllsha gacanta soo qabso oo iyda la soo gal insha allah
@MoznaMohmet
@MoznaMohmet 4 сағат бұрын
Haa xaqiiiq weye wlhi walsha wax ka wngsn ma jirto walsha laso gal ku dhihi laha❤😢
@Beaquen
@Beaquen 5 сағат бұрын
Sundus naftaad ha ilaawin oo xaldaad lasoc cunto cun oo naso oo niyada dajisi pls👸🏽😫
@fartunfartun5495
@fartunfartun5495 5 сағат бұрын
Sundus ayanle inta horu mrkeda jecel leg sara❤
@MariyaGabo
@MariyaGabo 5 сағат бұрын
Ana xaflada sundus marka arkey cilaan xilligaas bilaaway hambalyo habo macneyy,😂😩💕
@ShahdaMoh
@ShahdaMoh 6 сағат бұрын
sunduseyy alpi hanaga caajizin walaahi adi la aantaa youtube iyo teamkuba macno maleh
@siraadbrown
@siraadbrown 5 сағат бұрын
Team sundus sundus dhiri galintina bay u baahantahy iyo fikradihiina inaad comment ugu so gudbisaan 😫 si aynaan u caajisin keep going 👸🏽❤️
@KingAsmar-v9p
@KingAsmar-v9p 5 сағат бұрын
Sundus aqlilow waaye wlhi duub wixii la fahmi waayo lafahooga ruugaynaa ❤
@SafaQalbiqurux
@SafaQalbiqurux 5 сағат бұрын
SUNDUS Hargab maa haayo codkeeda wuu is badalay illahey haku caafiyo 😢
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y 5 сағат бұрын
Sundusay xflada da bur kuweer ama saloon sa utaqano ka la biso meyup ka asiga ka marso cilanka sido kle is shid wxay dhar kaas bacda yarta aad kuwadid aad lee dahy waku wi xaflada tan kle dhar kugu dhagan na naga ila li plz toob sidi kii koko xfldeda oo kle ah xiro ❤❤❤❤
@Sunayrah143
@Sunayrah143 5 сағат бұрын
Nagtan labis waa looga haray shein ka dalbatay ❤😂
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 5 сағат бұрын
War naagtan labis laguma gaaro habeen keda arosad camal iska soo dhigee
@khadraomar2731
@khadraomar2731 5 сағат бұрын
Sunduseey dadaalka halkaas ka sii wad oo markasta barnaamijyo iyo wax cusub no soqudbi 😊Anga reer comment dhiri galin iyo fikradah kula wadaagayne ogow oo fiiri❤️👸🏽
@ZeyowMohaaa
@ZeyowMohaaa 5 сағат бұрын
Sundusey surprise lee kadig ciyarta hordac hakasameynin hadanahnay team sundufa❤❤
@AshqarBoy-g7d
@AshqarBoy-g7d 6 сағат бұрын
Ku sali nabigaga mahameth the best person for over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 5 сағат бұрын
❤Scw
@FardowsMuhumed
@FardowsMuhumed 6 сағат бұрын
Sunduz ayaanle wxn sugnaayiba waa hapeenkaaga qalbiyeey ❤😊
@siraadbrown
@siraadbrown 4 сағат бұрын
Sundus meel kasta shido 🔥🔥saas kaa rabaa team sundus from 🇨🇦meel na kaagam har no waan kula soco naa leee 😊garbkaaga nahay yaa khee wlhi👸🏽👸🏽👸🏽
@nafisocabdi8798
@nafisocabdi8798 5 сағат бұрын
Sundusey dhaantada fiicnayd asxabta iyo kasoo qeybgalayasha dhaqankoodii quruxda badan ee somali lagu yaqaney bey soo xusuusan lahaayeen lkin dhib malaha haddba hore usoco abayo..
@FatimaMohamed-n4v
@FatimaMohamed-n4v 2 сағат бұрын
@@nafisocabdi8798 haa dhaantada fcn
@FardusAxmedsaleban
@FardusAxmedsaleban 6 сағат бұрын
Sundus quruxbadan😢🎉 600k dhakhsada😢🥳🫶😭
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 6 сағат бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻😩
@fartuunhared
@fartuunhared 6 сағат бұрын
Scw scw scw❤❤
@AminaabdiHoosh
@AminaabdiHoosh 5 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y 5 сағат бұрын
Ciyaar iyo in ay dad ku laso galan is ka dhaaf ba ku dhihi laha kaliya kaliga so gal xflda wyo qurux ma leh in lagu laso galo ❤
@Xafzaamaxamed
@Xafzaamaxamed 5 сағат бұрын
Sundus xafladada wey qurux badan doonta couse ado saan uqurux badan noodhigyoi ❤❤❤❤
@AsmaAbdilaahi-e4t
@AsmaAbdilaahi-e4t 5 сағат бұрын
Sunduseey walalo ha niyad jabin sii wado dadkaaguna waa kuu hanwayhiin.quruxey from duriyada
@FartunAhmed-n8j
@FartunAhmed-n8j 5 сағат бұрын
Dhar ku dhegan ha xiran sundusteena❤
@nasramohamedamin-wl9cv
@nasramohamedamin-wl9cv 5 сағат бұрын
Sundus manta waxa lasocotaa nimanka team 27 ugu qalbiga fiiiiiiiiiiiiiiicn wlhi Zaki Cumeer Fadil Mclimow ❤❤❤ keeeep going sisz
@ruushkaweydowweydowruushka1111
@ruushkaweydowweydowruushka1111 5 сағат бұрын
Sunduseyy abayo xaflada dhar jirkaaga sawiraya hasoo xeran abyo
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 5 сағат бұрын
Walbahar alle kuma tuso warabahu kuma cunee❤❤❤❤tem sundus hdn nhy hadal ma karno hbnka xaflada❤❤❤farxad kula dabal dageyna yaristeni sunduseey❤❤❤
@NimcoCabdi-h4z
@NimcoCabdi-h4z 5 сағат бұрын
ina Adeer qali malmihi wacnaa wey so socdaan isha Allah ee mcneyy ❤❤❤
@NimcoCabdi-h4z
@NimcoCabdi-h4z 5 сағат бұрын
Sudus l love you mcneyy
@FariihaupdyFariihaabdi123
@FariihaupdyFariihaabdi123 5 сағат бұрын
Sundus plz abaa dhar kugu dhagan hasoo xeranin😢
@SamiyaMohamed-zu1cw
@SamiyaMohamed-zu1cw 5 сағат бұрын
Sunduseeyy maxaa xalfad dhigataa saxaaf aa niga maqan wlhi kaas la antiis😢😢😢
@HaweeyoNuur
@HaweeyoNuur 6 сағат бұрын
alla anaa u horeya sundiseey love you qali from garow teamka adi hada ku jirto waa igu baxdaaa
@Faatma-mxamed
@Faatma-mxamed 6 сағат бұрын
Dhar ku gu dhagan ha xiran plz😊❤
@haniCisman-n7u
@haniCisman-n7u 5 сағат бұрын
Sundus insh allah xaflad shidan ban raynaynah ❤❤❤❤
@aliosman6309
@aliosman6309 6 сағат бұрын
Oommg sundus keep going sis horumar fiicanaa❤❤❤❤hlka ka wadaaa talent leedaHaye ha niyada jabinaaa❤😢
@Juuri.mohamed-221
@Juuri.mohamed-221 6 сағат бұрын
We proud of u Sundus hori u sco xbbti plz mrna ha niyad jabin 🥰❤️wiil io walid kugu xiraara wa ogthy
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 3 сағат бұрын
Sundus Xaflada Qurux Nogu Dhacay saa insha allah lkn Qalbi Ha is ilaawin iyan tan sibaa ucaataw day Waxaaa Cun tay malin Dhex daasa Cun Qali Naftada kafa kar Qalbi Buuq Qaaa isku Furayso iskadaaa Ok Fiidna iska Seeexo Dhafar ka iska Daaaa Umc❤❤❤
@Sunayrah143
@Sunayrah143 5 сағат бұрын
Sundus amiira iyo cayda qaybta dancega wa inay ku jiraan ❤😊
@Nimcajano-gc9if
@Nimcajano-gc9if 5 сағат бұрын
Sundus qruxbandey wlaigaa faraxsnow oo kheyrkaa uga saree😢❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 сағат бұрын
Sundus ❤Sundus ❤Sundus ❤ Sundus ❤Sundus ❤ On Like Team Sundus Ayaanlle Hussein ❤❤❤❤❤❤❤😂👍🤲👍
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 6 сағат бұрын
Wow Waa shidanyhy holka M.a Sundus Qurux guulayso❤😘Ayamahn wayara catowde is Cayili xbbti Walwalka iskada Kuma ficna
@halimasacdiya
@halimasacdiya 4 сағат бұрын
Sundus hanbalyo marlabad xbbti kuleyahy 500k iyo xaflad wacan aniguna malinka gurigayga kugula dabaldegi insha'Allah wnku dagera keep going wllshy qaali sundus ayanleh hani na igusalan
@ikraanmaxamed9516
@ikraanmaxamed9516 6 сағат бұрын
Maan sha allaah illaahey hakuu fududeeyo sundus ayaanle qabsoomida xafladaada ❤❤❤
@zunduzmohamed8328
@zunduzmohamed8328 5 сағат бұрын
Daganaan muuji waa maslintada hakaa muuqato qofka xaflada leh aunduseyy talo weeye sida kle waa kuwataa
@FardusAxmedsaleban
@FardusAxmedsaleban 5 сағат бұрын
Dharkugudhegan haxiidhan Sundusey abayo mcnto😅😢🎉
@Beaquen
@Beaquen 4 сағат бұрын
Horta views cid sundus ku gaadh majirto filaa youtube ka 27😮😮
@SuleekhaXasan-tz3yu
@SuleekhaXasan-tz3yu 5 сағат бұрын
Boqordaydi homar wacan mcnto keep going sunduseeyyy homar wacna baan ku rajenaya iyo meel sare inshalah ha niyada Rabin qalbiyyy❤❤
@shamsojaceeloow
@shamsojaceeloow 5 сағат бұрын
Mashallh wllo quruxbdn ayaa garbahagatan 7:43 7:44
@AsmaAbdilaahi-e4t
@AsmaAbdilaahi-e4t 5 сағат бұрын
Sunduy abaayo.dhaantada walhi waa another design haka bedelin inta igu raacsan like😢🎉
@maandeqcabdullaahicabdi55
@maandeqcabdullaahicabdi55 5 сағат бұрын
Sundustena xaflada nosoo bobsii😂❤
@YahyeMohamed-b8i
@YahyeMohamed-b8i 6 сағат бұрын
Team sundus one like 🎉
@quruxwanaag4337
@quruxwanaag4337 5 сағат бұрын
Sundus teamka dance ka sidan ka dhig 🥰 macalimo vs sundus Samiyo vs cumeer Ladan vs salax
@sahuurmacalin
@sahuurmacalin 5 сағат бұрын
Samia maba dance gare dhahdy manooli😂😂😭
@quruxwanaag4337
@quruxwanaag4337 5 сағат бұрын
@@sahuurmacalinee ayada dhahday maaha
@FatimaMohamed-n4v
@FatimaMohamed-n4v 2 сағат бұрын
@@quruxwanaag4337 cumeer sunduz is match garayna hh ha nagaga ciyaarin shaxda quruxeey
@Kokobullee
@Kokobullee 5 сағат бұрын
Sundus cambur kugu dhagan ha xiran❤
@BisharoAbdi-f8u
@BisharoAbdi-f8u 5 сағат бұрын
Wara koko waran
@BisharoAbdi-f8u
@BisharoAbdi-f8u 4 сағат бұрын
@@Kokobullee setahy koko qali
@SacdiyoAhmed007
@SacdiyoAhmed007 5 сағат бұрын
Keep going my sister ❤🎉
@Naima-43
@Naima-43 4 сағат бұрын
Team 27 ila iyo kormad fasahadkan san ugu jiraysan Allah ha idin soo hanuuniyo xaflado rag iyo dumar isla jaazasa isla safraaya 90ka isku dex jira o hadana ajanib kala ah intan yutub iyo lacag raadinaysan aduun iyo akhiradiina haku seegina Aakhiro u shaqesta aduun laga tagayo micno malahe waxad soo galinaysana inta ugu badan dhanbi unbad ka faidaysan marki aga dhiinteena wanaagsan loo eego
@NajmaAadan-p6r
@NajmaAadan-p6r 4 сағат бұрын
Wax qaladan masmeyen iska amu wll dadku waqti hala qaato wll
@Naima-43
@Naima-43 4 сағат бұрын
Waqtiga in la iswaydinaayo miyad ilowday wll daqiiqad walbaaa iyo waxad ku buxisay baa lagu waydin hada waxay waqtigooda ku bixiinayan ma wax illhay raali kayahyba mise wa wax xaaran ah asalkiisaba xaflad rag iyo dumar isku dex jira jaaz heeso dumar isa soo qurxiyey qar an si fiicanba u asturnayn dhaman wa xaaran dhiinteenuna ma baneynin waqtigooda ha qaatan intad dahdo marku waqtigoodu san ku dhamaado ay gaaridu ku timaado maxay faidayan markas ​@@NajmaAadan-p6r
@Naima-43
@Naima-43 4 сағат бұрын
@@NajmaAadan-p6r waxay samaynayan o dan baa qalad ah wll marka dhiinteena wanaagsan loo eego lkn waxyabo badan o xaaran ah baa bulshadu say u sameynayen bey wax iska caadi ah u arkan lkn bal dhanka dhiinta ado ka fiirinaya raadi ad ogaatid inay banaaantahay iyo in kale heeso jaas rag iyo dumar isku dex jira dhaman wa xaaran inta ku taagertaa ee ku dhiiri galinaysa xita dhanbi bay ku yeelanayan wayo Illahy wuxu nafaray inan wanaaga is farno on isku dhiiri galino xumahana iska reebno on is waanino ee ma aha inan xuman isku taagerno
@CabdulaahiAwees
@CabdulaahiAwees 6 сағат бұрын
Team sundus on like ❤❤❤❤❤❤❤
@AxmadXasanaxmad
@AxmadXasanaxmad 5 сағат бұрын
Team Zaki somali one like
@SabiriinAbdullahiahmed
@SabiriinAbdullahiahmed 5 сағат бұрын
Sundus qalbi xabxab garabkaada nahay hal wax only aan kuu awooda waan kuu sameeynaa oo eh in video walba oo San I dhaafin hadaan kahelo iyo hadii kalabo waan daawanaa insha allaah
@MuscabCali-d2o
@MuscabCali-d2o 4 сағат бұрын
Walaashay mcn sundus naftaada kataxadar abaayo inshalaah oo youtub ha iskumurjin dhafarka farada badan iskadaa walaashay mcn marka waxaan kuleeyahay congratulations 500k🎉🎉 subscribe waqtigaada ha kuu wacnaado wll
@BureeqoMohamed-w5v
@BureeqoMohamed-w5v 5 сағат бұрын
Waw sundus iyo Rag adag xalfad wacan walalo🎉❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 сағат бұрын
Faaraxyaal Badan Oo Forte Ah Aaa Kulla Socdaan Bee Sidee Mar Labaad Lacak Lagaaga Dhici Karaaaa❤ Soomaaliya Soow Ma Aha Saan Ku Ogaaa Mise Wax Baa Is Badely 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Hande-m3x
@Hande-m3x 5 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NafisomaxamadIbrahim
@NafisomaxamadIbrahim 6 сағат бұрын
Naa sunduseyy xaflad nice 👌 ah dhig🎉
@MuxuboMohamedAbdirahman
@MuxuboMohamedAbdirahman 3 сағат бұрын
Sundusy wxd sameysa wiilasha iyo gabdhaha isku dhar ekysi adigna dhar kaduwan xiro please ❤
@SalmaanMahamed-oq7jp
@SalmaanMahamed-oq7jp 6 сағат бұрын
Team sundus one like guys ❤
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 5 сағат бұрын
Sundus axaab cusub samyso markan 600 boqla usoctaye jwiga bedel
@FayeSaïdHassan
@FayeSaïdHassan 6 сағат бұрын
Omg sundus Waa sugi lanahay xalfadada sax guys🎉🎉
@Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
@Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 5 сағат бұрын
Haa sundus waa kugu raacsanhy sida hada aa sawiraka usoo saartay meesha meesha dhan white kadhigo macn wye hada sawirka mesha soo saarty wllhi😊❤
@hiboabdi350
@hiboabdi350 4 сағат бұрын
Hani ayanle sowaad plz l do love your sister wekugufaanta and congrats 🎉 beautiful young woman 👩 wish you a happy life ❤❤❤❤❤
@CabdulahiCumar-g5u
@CabdulahiCumar-g5u 5 сағат бұрын
Zaki somali iyo cumer markey isla sucdaan wan jeclahay walaahi😅😅
@JekekjKkk
@JekekjKkk 5 сағат бұрын
Waw sundu hooyo kartileh😢😂😂🎉❤❤❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 5 сағат бұрын
Waan kuu taganahay horay usoco wiilashas inta haysato iyo asxabtada waad soconaysaa noloaw ❤❤❤❤
@Esma-s5e
@Esma-s5e 4 сағат бұрын
Na sundusey adi iyo walasha markii xaflada so galeysiin halmar isla so gala😢❤😂isa so shida wa garabkaga kowad😊
@AbdallaBoss-r6k
@AbdallaBoss-r6k 5 сағат бұрын
Hambalyo sundus ayaanle
@HudeiyfaxuskaHudkahudeiyfa
@HudeiyfaxuskaHudkahudeiyfa 5 сағат бұрын
Can't wait quen❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 сағат бұрын
Masha"Allah Sundus Cadeey Asluub Badan Imaankii Hablaha ❤😂🎉 Waan Kugu Farxay❤ Faraxleey Faceeda Ka Roon Aqwanteed😂😂😂😂 Hory U Soco Ka Badanne Waad U Qalantaaaa😂❤❤😘 Bisous 😘
@UBAX-8
@UBAX-8 5 сағат бұрын
Amiira iyo Ceyda ku dar dancega💃
@AmiiroCabdiwaxid
@AmiiroCabdiwaxid 5 сағат бұрын
sundus codkaga jeclahayy ina kuaroso iga aqbal noh😢❤😂😂
@AaminoMaxamad-p2t
@AaminoMaxamad-p2t 5 сағат бұрын
Sundusseey xafrada waa sugi la ahay❤❤❤❤
@Queensuniira-t2l
@Queensuniira-t2l 4 сағат бұрын
Waa hoolkii nasara abtidoon loogu dhigey 900k wuu shidanyahay🎉🎉
@Kafiyamaxamed126
@Kafiyamaxamed126 4 сағат бұрын
malinki xaflda amira sundus sasay ugarab tagned xafldeda u hadal haysey amira lakin sundus kama ag muqato waxna lama qaban qabinn
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 4 сағат бұрын
Wallhi iny waxba laqaban dhansiga mooyee
@Mayymaa
@Mayymaa 6 сағат бұрын
Ilahaw waxan kamagan galnayy masiixu dajaal😢🤲
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 сағат бұрын
Sundus xafladada cumeer big fan ma ka hesaayo waa gorgeous xaflada noso sheeg bls😊😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 сағат бұрын
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. ❤🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲❤❤❤اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤
@AmiiroMuhumed
@AmiiroMuhumed 4 сағат бұрын
sundus adi oi cumer oi salax oi ladan oi samiyo oi macalimow oi Amiiro ceydaa😂❤labo labo ka .dhig😂
@Queen90701
@Queen90701 3 сағат бұрын
Sundus xafladeeda inaa joogo Ayaan jeclaanlahaa😢😢😢😢
@Dahabo-c1r
@Dahabo-c1r 5 сағат бұрын
Ifintafa afaf shifimbifirafeedkafa tafaqafaan lafaayktafa safaara❤
@NAYGA-vz2ws
@NAYGA-vz2ws 5 сағат бұрын
Wafa kufufusafafrafy
@Dahabo-c1r
@Dahabo-c1r 5 сағат бұрын
@@NAYGA-vz2ws mafahafadsafanifid
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 5 сағат бұрын
@@Dahabo-c1r mafaqtafaya faytafa ma fuqfuqto🙄
@SihaamiitaDaahir
@SihaamiitaDaahir 6 сағат бұрын
Hambaliyo sundus🎉❤❤
@xaliimoahmed8673
@xaliimoahmed8673 4 сағат бұрын
Jeh waanba sui laahy xafldn sundus qrxy decorations holka wuushidanyhy adna kaa shakinmyno aabaha labiska thy 😂❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 сағат бұрын
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hande-m3x
@Hande-m3x 5 сағат бұрын
Jah hool shidan😍😭💞
@Wllhuudow
@Wllhuudow 5 сағат бұрын
Gbadhaan mxaa miyey isku dhceen Amiira sbabtoo ah reereentii hre kmamuuqata😊
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 5 сағат бұрын
Reer comment baa isku diray gabdhihi uf dheh ine balaayo kasheqeyan mahane camal kale malahan wa kaas gabdhihii farxada badnaay wey kala diren kwrn😢
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 5 сағат бұрын
Hush umada ha waalin
@queenruun9709
@queenruun9709 5 сағат бұрын
Waaba ebarkood hadey reer comments ley isku diraan sbbto eh teamka magcisa markow lumi lahaay wye io viewkoda sbbto ah intan waxey kuso gareen iney qaadan warkoda
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 5 сағат бұрын
Waa lagu diray waayo familka sunds ayaa ka caroday arintii giftiga ay ukentay xataa kuma farxin sunds asxabteda in qol madow laga gasho ayaa la rabaa iyadana waxay ku xunthy maskaxdeda kama socoto amiiro markii lagu diro teamkn bay soo aadaa caadi baa loo fahmayaa
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 5 сағат бұрын
​@@MILYAAN_DHAANwll dirid mahee qofku waa inuu ku xushmeya
@maizacaydid2617
@maizacaydid2617 6 сағат бұрын
Anaa uhoreeyo manta 😂 Mansha allh hormar wacan sister ❤
@FaadumoabdiYusuf-xn5it
@FaadumoabdiYusuf-xn5it 6 сағат бұрын
Boqordeydii susu wn ku xiisay wllhy ilahey hayka dayo farxad ku nolow
@SumayoAbdi-g8z
@SumayoAbdi-g8z 5 сағат бұрын
Sunduseee koko sug baayo mcn pls
@NimcaanNageye
@NimcaanNageye 5 сағат бұрын
Xalfada Cabdi fataax Wuu is kenidoonaaye Fiiriya Wuu Fashilmi doonaa Team sundus Waxba nagamadhin taan😂😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 5 сағат бұрын
Iga qor cfitax io cayda ma imanayn amiiro waa lga yaabaa
@NimcaanNageye
@NimcaanNageye 4 сағат бұрын
@@MILYAAN_DHAAN Cabdi fataax sootalarabawa maaha inuu imaanin Caydana Ama ha imaado amayuu imaanin Hadaan nahy team sundus Ninka Diirada noosaaran Waa cabdi fataax😂😂😂
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 5 сағат бұрын
Naa sundusey saxiptada amiira reer comment maa kugu diren maxa wax iskula soduubi ladihiin farxadiina u xiisne wlhi😩
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 5 сағат бұрын
Waxa fican markaa wax qabsaneysid keliga ina adeegato si fikarkaga loo bedelin
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 5 сағат бұрын
@@Jennie-w7x qofna fikirkisa lama badali karo ee dadkani baa isku diray gabdhihi
@AMIIRAQurux-r5g
@AMIIRAQurux-r5g 5 сағат бұрын
Mya waxs ma jiran byo hade is dagalsan yihin me wax ukeni lahed xita dahab u kente maxa wye dagalka byo dadka ma to dhan me is daba socon kara
@IqlaasCali-v8h
@IqlaasCali-v8h 4 сағат бұрын
No sundus nag qof lagu diro mah amiir markan iyada lo bahan yahy inay garbked kaso muqato darensida saxibteyda inay tahy wayo sundus hada niyad jab kamuqad wad ogada sid xafaldad ugu kal kicisay iyad did karta iyadan inay uu kla kics.la rab😂😂
@FowziyaFarax4
@FowziyaFarax4 5 сағат бұрын
Keep going my queen 👸 ❤
@nafizaothman7341
@nafizaothman7341 5 сағат бұрын
wafaa ifidinka qafaadafay afasxafaabtafa 😂sundus anaa kuu aqaano afkaan shibdheh adi😂😂quruxbadantedii Suu❤
@NAYGA-vz2ws
@NAYGA-vz2ws 5 сағат бұрын
Wafa kafahafayafaaaaaaaaa 😂
@Safiayah9.0
@Safiayah9.0 5 сағат бұрын
Wiilasha la socodkooda wa dhaama gabdhaha wlhi kuma xaasidiyaan sababto ah laakin wa denbi nin la socodkiisa😂
@suhayrosiciid3931
@suhayrosiciid3931 6 сағат бұрын
Sundus 🎉❤
@laraahmed6916
@laraahmed6916 5 сағат бұрын
2:32 ala zaki somali af shimbireed waataqanaa kaligay ismodayay😅😂
GURIGAYGA CUSUB KUSOO GUURAY FINALLY RIYADAYDA II RUMOYDAY
23:53
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 123 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 85 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 25 МЛН
RAYAN BAJAAJ | ARINTI DNA-GA, GUURKA & FURIINKEDA TIRADA BADAN
1:16:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 136 М.
MARWAAN YAR FT HABOON NUURA XULASHO FT KING CK REACTION @haboonnuura77
10:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 8 М.
SURPRISE AYAAN UGU DHIGAY AAD AYUU UGU FARXAY MARKAAN USHEEGAY 🥰
12:38
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:58:44
DHAQTARKA MUXUU KA YIRI XAALADA ATARISHO PLZ USOO DUCEEYA
7:56
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 50 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:59:57
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 123 МЛН