Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "qofka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle u Naxarisanayaa." Ku salli nabiga Scw🕋❤🥺
@edabsan6232 жыл бұрын
Ayy waa qiirooday mashallah Azim yare habo mcn vediogaan io vedio-yakale oo qurux badan Hoyadaa amiira wee kuu keedin doontaa. Maalintaa weynaado waxaa dareemi dontaa hoyadaa mcn sida ee kuu jeceshahy kuugu faraxsanthy io sida quruxda badan ee kuu korisay. Azim Hbo waxaa kale oo lee dahay dad ayagoo ku arkin kugu faraxsan kuna jecel Hbo mcn weynaaw oo Wngsanow dhalasho wacan waa ku jecelnhy hbo baby Azim❤🎉
@amiraqurux2 жыл бұрын
Big love 😢thnks dear❤️❤️❤️
@mariyamaxamad9845 Жыл бұрын
@@amiraqurux 😊❤ 🥹🥹🥹🥰😘😍
@ooopofccial8629 ай бұрын
Gsgh
@บัวไขุบุญอนันต์2 жыл бұрын
The best thing about this KN episode was how diverse it was. You had a Mexican chef cooking Chinese food in an Italian restaurant. I
@hamsahassan57882 жыл бұрын
Amiiro nimcooyinka illaahey ku siiyay haku doqonoobin adi iyo Walaashaa iyo intii lamid ah. Waayo gabdho aan haysan waxeey caruurtooda siiyaan baa jiro illaahey uma waayin. Laakiin waa laysku imtixaami. Hadhow ha dhihin waa lay ilaystey. Mugoo. Mideeda kale masawirka inuu diinteena banaanayn ma ogtahay. Gurigeey masawiro yaala an malaaig ta masoo gasho.
@zemzemibrahim46202 жыл бұрын
Baby azim so barbaar habo eedo quruxloow Allah ha Ku barakeeyo
@farhiakushin2 жыл бұрын
Adiga ayu kuegyahay Masha Allah 😊😊🥰🥰
@fartunibrahim41332 жыл бұрын
maasha allah habo dhalasho wanaagsan aabihiis inta taagan noqdey wiilkad ka war haay koley fiirsaneesa wlh amiira waa hooyo kartid badan maasha allah 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰
@ladiifoahmed56122 жыл бұрын
Wcs alx wxa hergeb ehen wka nabad qbaa inta xnunsn oo muslim ah alle ha cfio intii dhimtyna rpi ha unaxaristo m.a qrux wllhi asim dhlasho wcan momy snado badn farxd ku nolow cfimaad io cibdo subn soo weynow oo bri wlid nqo I can’t wllhi xaflda sey ushidnan donto inaa arko micnha inaa firsdo ilen mjogiye😢❤🙏