Ustaad waxaan kaa codsanayaa in aad ila wadaag to link efforless English Aj Hoge wey iga ma sax meen adigaa horay noola wadaagi wlahi muxdaad baan unahay, asbta qof haya aduu jiro plz ii sheega thanks alot@@dr.abdishakurareh4004
@MacalinEnglish5 ай бұрын
Learning and teaching are my hobbies ❤❤❤❤
@xamsemahdi38615 ай бұрын
Ustaad burco ayaan joogaa ee wakhtiga aad imanso inoo soo sheeg ustaad waad mahadsantahay
@cabdallacaamir14705 ай бұрын
Dr.Abdishakur. Ustaad Aqoontaada soomaalida oo dhan ayaa u baahan. Waxaan kaa rabnaa ilaa Muqdisho inaad soo gaarto. Mahadsanid.
@muuseshiikhmuxidiin76845 ай бұрын
Maasha allaaaah ustaaad mhdsnid
@NimcanAbdi-ch1kl5 ай бұрын
Ustaad Gabiley waa goorma
@MacalinEnglish5 ай бұрын
Markastaba sida wax loo barto inaa barato waa muhiim❤❤❤❤
@Bbbjjjjjjjjjhhhhhhhh5 ай бұрын
Masha Allah
@Mohamedxaad5 ай бұрын
Dr areh waanu kusgayna inshaallh from burco
@Abdirahmaan10015 ай бұрын
Ustaad muuqaal kaso dhig insha aallah
@mrfanax-d1b5 ай бұрын
Ustaad anniga muqdisho ayaan jooga
@J0L3D5 ай бұрын
Mahadsanid ustad ardayda online kaaga sugaysaan ka mid ahay
@CabdulahiIbrahim-nb3fd5 ай бұрын
Dr Mogdishu kudar I.a
@MacalinEnglish5 ай бұрын
Muhiim jiddan
@CabdullahinuurHuseen5 ай бұрын
M.a dr abdishakur areh
@SakariyeJaamachaybe5 ай бұрын
Dr'e Hargeysa ayaan kugu sugayaa idam Alle.
@CaishaCaisha-x4f3 ай бұрын
Hargisana waa goorma
@Saraamohamed-ic4rc5 ай бұрын
Jijiga kugu sugayna dr jazaka allh
@maxmuudmahrez12385 ай бұрын
Baydhabo Ayaan joogaa i.a inaad nooga soo gudbiso ayaan rajeynayaa