Ujeedada kulan uu Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar ku qabtay Hargeysa

  Рет қаралды 9,786

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 31
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Masha allaah illaahay talada wanaagsan hana siiyo iyo waxa kharku ku jiro soomaaliland
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Noolaada walaalayaal habarawaleey soo dhawaada , salaan from ceerigaabo habaryoonis
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Mnsha Allah
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Hadey Ana markeyga uun noqoto waa mashakil .madaxda hada joogta wax dhaama hadal heysan welcome.
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Ай бұрын
Imsha Allah guuleysan meeydaan
@user-yt5zz2lv6j
@user-yt5zz2lv6j Ай бұрын
masha allah soo dhowaada
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Eeg reer bay hadal hayaan.waana kuwaanu is leeyahay haydin hagaan. Please madaxey isa saxa idinku marka.
@slfirst5058
@slfirst5058 Ай бұрын
Wadanka shaqo laan ba ka dhacday xaga siyaasiinta, intaaso oo xil suge ah, 3 ba laaga qaadnaya, hadii waddani guuleysto. Ragan intooda badan walaa tijabiyay
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 Ай бұрын
Intaa aad sheegtay waa Inta muuse lagu nacay uun. Wax kale ma maaha. Muuse wax aad hayso wax Naga sii ayaa lagu nacay.
@mohamedmohamud5439
@mohamedmohamud5439 Ай бұрын
Kulmiye wuxuu noqday take shaadh cad. Iminka waaba laysku habaaraa"kulmiye kubiir" waa habaare hala ogaado
@HRU20209
@HRU20209 Ай бұрын
XAROOBA QABYAALADII IYO NACII UU KULMIYE BEERAY, DADKU WALAALNIMO IYO WADA JIR AYUU U BAAHAN YAHAY...
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
Politics waxaan NACAY markaan reer Somaliland aan arkay! CAMERA jecelaa! BURTUN, maruu la hadlaayay English-kii CADAN joogay waxaa uu yiri; “dadka dhulkaan degan (British Somaliland) waa JAAJAALAYAAL QALBI xaaran oo aan waxba ula jirin ee haka BAQINA! Iska jira YEMENTA!”
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 Ай бұрын
Kkkkkkkk, Cali Guray Wuu Iga Qosliyey, waa hadal yaqaan, Kaftanyaqaan, iyo Dhaqan yaqaan intaba Noolaw Abti.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waa yahaye fadlan wax garadka halkan isugu yomidow xisbigan ka dhiga mid ummadeed oo shuruuc adag Leh.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Maxaa isbadalaya waa ragii dalka iibiyay ee ex Kulmiye
@hodancige7233
@hodancige7233 Ай бұрын
Tuugtaa tuban mid baa naga jira ilaahay nacay reerkoodana wuu ey buu ka qoran yahay waa wada noocaas tuugtani
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Is badal uun ma rabnee.wax taabagal ah baa la donaya.waxgarad.cilmi yaqaan alle ka cabsi Leh,oon.cadaali ah guda iyo dibadba
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Inta meesha fadhida oo dhan waa intii , Muuse biixi ,, la yaabay iimaan la,aantooda ee uu albaabka ka xidhay, imikana shaadh qabiil ayay soo xidheen oo ay is leeyihiin dad ku khalda... Yaaaab
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Illahay hanaga qabto qaa'inul wadankan Ninkani waa Ninkii wadahadaladii u dhexeyn jirey Somaliland iyo Soomalia Inagu khiyaamay Lacagta iyo Laaluushka inagu qaatay sida hoose ama dad ban inoo hoos geeyey Soomalia Illah naga kaa qabay hadaanu Anagu iska kaa qaban weynu isaga iyo xirsi labadaba haayiriin isu timi maantana noo soo xidhay shaadh la yidhaa is bedel doon guulaysan maysaan Illah idankii Oo Illah baa idin fashilin ma doonaysaan Gobanimada Dal kan iyo Dad kiisa Ee waxaad la doonay saan gunimo iyo in Aad shilimo lacageed ku qaadataan taad hore ugu qaada teena maanta wax ba kama haysaan Aan ceeb iyo karaamo daro ahayn waxaad ka faa'iideen Oo keliya lacagii Aad Dal kiina iyo Dad kiina In Aad gumaysaan ku qaadateen fool xumo sharaf iyo karaama daro iyo In Aad maanta tihiin Tukayaal baal cad Oo caamo mooyee Aan Khaldi karin Dal ka iyo Dad ka 🤭🤮🤭🤮🤮🤭🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤭👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Xamar baa soo dhawaatay
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Xawayan nin soo xerestay waa xoolo ciyaraya been hasheegina cirada leedihiine iska qaatay qadaadiicda
@raageabdullah331
@raageabdullah331 Ай бұрын
Sacad Muusa meesha bariiska ku cunay ma intii uurka ka buktabaa.
@hodancige7233
@hodancige7233 Ай бұрын
Intaa guri eed sheegtayba waa laydinku shiidi alle umadda idinka qabay
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Tuugtii caanka ahayd ayaa wada qadaynaysa.
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Maxaa maalalooti meeshaa is kugu yimid
@Jscali263
@Jscali263 Ай бұрын
Sawkaa awowgay xamarji
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
tuug tuug tuug beenale beenta jooji faqasha
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
faqasha tuug beenale beenta jooji
@hurdaaye21
@hurdaaye21 Ай бұрын
Cali guray hadalka lama gabado.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Cali guray,, Hadalna garan maayo waa Lax marqaansan oo iska cida.
Cabdilaahi-Cukuse iyo dardaarankii uu siiyay warbaahinta
11:13
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 92 МЛН
GARXAJIS YUU COOD KA RABA? MUSE YUU COOD KA RABA ?
2:17:37
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 6 М.
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 123 М.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 141 М.
🥴слабонервным не смотреть
0:57
Рамина Алмас
Рет қаралды 3,8 МЛН
Самое неинтересное видео
0:32
Miracle
Рет қаралды 703 М.