Ujeedada uu Xasan Shekh Kaleeyahay 3da Degmo ee Uu Xamar Ku Daray, Abgaalow kala Hubso Waxa aad-

  Рет қаралды 3,467

DAHIR SOCDAL

DAHIR SOCDAL

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 5 ай бұрын
Mugdisho waa Laga bedelaa caasimada.
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 5 ай бұрын
Allah u raxmado ZOOMALIA
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 5 ай бұрын
subxnlahi rabiyow cimrigena cibado noogu dhamee
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 5 ай бұрын
Socdaal caadi maaha Murtida sedaxdaa cajaaib ayey leedahay Mogadishu nin caqli leh mayiraahdo anigaa leh waa caasimad soomaaliyeed nin walba gurigiisa ayuu leeyahay
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 5 ай бұрын
Xasan Sh. Maxamuud wuxuu fursad wanaagsa oo taariikhda gasha ayuu hayystey in hogaamiye dalka meel fiican gaarsiiya noqdo sida Kagame uu u hogaamiyey Ruwanda, wuxuuse Soomaali u horseedey kuuldaro weyn oo aaney ka soo waaqsan 100 sano. Allow naga qabo!!!
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Viva hasan cali kheyr❤
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 ай бұрын
Hadii Alle laga Cabsaayo, Xasan Dhiiqo, iyo Gurubkiisu waa Fashilan yihiin, Afar Sano Oo khasaaro ah, Xasan Munafaq marku hadloyo Beenu Sheega Balan Ma Oofiyo, Cabsi Alle iyo mid Biniadam kama Xishood,kuwii noo keenay Oo Gursiga Saaray baka Liitey Xasan Dhiiqo😗.
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 5 ай бұрын
Run badanaa
@suadahmed7009
@suadahmed7009 5 ай бұрын
Sodaaalow xaniinyihi waxaan leenahey aan saacdo gudahood lagugu edbiyey ciilkaas aad qabtaa waa ku dhinane lee
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 ай бұрын
Xasan Xaraash naf ma leh
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Dhalinyarada shaqo laan dishay. Masakiin
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Illaahow adiga joogaa dhibkaan somali ka saar
@maxamedisaaq944
@maxamedisaaq944 5 ай бұрын
SOCDAAL KUMAAR
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 ай бұрын
Xamar Shanta Somali Weyna ku Heshiyey, haday Noqotay Meel Qabiil Ama Shaqsiyad leeyihiin, 35 Sano ka dib 2024 Awalbo Somali ku heshisay Caasimada, waxa hada la'jooga waqtigi Caasimad laga qaadi lahaay, Oo Meel loo Siman yahay lagu Raadin lahaay,Tusaale Hargeysa Ama Garoowe😅 Unuka leh Caasimad Umad ku Heshiisay Cajiib.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 ай бұрын
Saleebaan waa dad qoowleysato ah oo baahan sidi xasan xaraash
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Ahmed jumcaale dan k rabaa
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Dalimiin weeye kuwaas
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Daahir socdaal scw
@awiladen7814
@awiladen7814 5 ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 5 ай бұрын
NIYOHOW HANA CAAYIN HABARGIDIR ISKUMA WADA RAACSANA NINKA NAAGTIISA GUBAY IN LA TOOGTO ANAGA RAALI KA AH OO DULMI OGOLAYN EE CARCARTAA LEEDAHAY WAA DULMI odayga gabadha dhalay cabdacasiis inuu xaq helo anaga raali ka ahayn ee niyohow tuba raaca naga daa
@NurRoble
@NurRoble 5 ай бұрын
Caasimad aay somali ku heshiisay ma.jirto tayaaniga ayaa ka dhigay waana meesh dhadhaqaaka gobonimo doonka ka bilaawday mudulood kaliya ayaa dagnaa dhulmareenkii ibnu batuuta waxuu xamar aan ku arkay ayuu yiri dad madmadoob oo cirweeyn dadkaas waxeey ahaayeen mudulood reer xamar ka waa dad yar oo doon ku yimid af soomaaliga meesha ku bartay markii gobanimada la.qaatay ayaa soomaali u sooguurtay doowladii dhalatayn dadkii yimid ee soomaaliyeed ayee dhulka u cabirtay cashuuta suporloogada kaliya reer kii is ka.dhiibi kara dadki dhulkaas lahaa dowlada arkeedii waa yeeleen goofafkoodii soomaali jaceelka waxkasta oo lasoomaro taariikh ayee leeyihiin ninkii shirbay oo mudulood waxuu yiri budii barkaanle duuliye ee baarlamaanki leeyihiin micnaheeda qabrigii barkaanle duuliye baarlamaanki leeyihiin xamar waa dagaan mudulood waa caasimad soomaali oo dhan ayaa dagan xoolo ku leh dhulka waa fidiraal doqamagaalada cid aan mudulood aheeyn manaqon karto haddii gardaro la.rabo ma.ogi waxaa markaati ka ah 91 ilaa iyo hada cidkale duqmagaalo kama noqoo 7todobo madax weeyne ee soomarta mudulood ayee ka dhigeen ayagoon doorash ku imaan maxaakiintii xisbulislaam alshabaab sadaxdood mudulood ayee ka dhigeen waa markaati in aay mudulood dagaanka leeyihiin waana ku mahadsan yihiin xaqa eey u hiiliyeen mudulood intaan dowlad soomaaliya la helin afgooye ilaa xarardheere cid ku dhaxjirta ma.jirto xaqa ha.la.dhooro cid uu udaran yahay majirto soomaaliya hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Caqli badanaa daahir kkkkk
@abdullomar8698
@abdullomar8698 5 ай бұрын
Ujeedka 2 iyo 3 degmo waxay a haayen ma aqano? Ciilane a thy
@suadahmed7009
@suadahmed7009 5 ай бұрын
War hdaad dhagax qaadeysid waraabe ha u ekaanne wax qabo marna naago cay marna qabiil dadnmo malahid cuqdad aakaa buuxdo iyo qabiil naceyb
@CaliSalaad-m7j
@CaliSalaad-m7j 5 ай бұрын
Buufi islow.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Kow
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Kkkk
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Oo.la is dilo
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 5 ай бұрын
reerhebel iska celi yaanay aaqiro ku ilowsiin nafkataa waa ku kaliged wixii ay shaqesato
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Taas waa dowlad laan walee
@Vxrtzs_
@Vxrtzs_ 5 ай бұрын
Dahir socdaal 😂😂aaaway qeybtii 2aad Ee taarikhda usc
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Daahir nin weyn tahay shasi cey naga dhaaf waa media ayuub iyo qabiilkiisa naga dhaaf
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Hasan wakhti dhameynaa dagaal qabiil ku jiraa
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 ай бұрын
Fashil waye Damuljadid
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 5 ай бұрын
Caqli waa in loo dhashaa kow
@SadiiqCade-rr9oy
@SadiiqCade-rr9oy 5 ай бұрын
Wasaq cuqdadeysan baad tahay nin wayn qanis kashekeynaya warya wax baqtiyey ayad tahaye iskaga baxa baraha bulshada
@khalifdini3751
@khalifdini3751 5 ай бұрын
Beenlow
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 5 ай бұрын
Socdaal gasacaaga ( biirta ) iska cab colaada abgaalna waaku caanbaxday cadaalad ka below naftaada oo qamriga ka jooji reer xididkaana udood farmaajo taageer kkkk
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 5 ай бұрын
war beenaale cajuus odoy socdaal aakuliste indhahaaga oo shan daara salaam abgaal ama walaalaheen duduble loo magacaabi garasbaaley iyada ka hadal ma leh waa abgaal gubadleyna waa abgaal sey kugu tahay odoy murusade deyniile iyo holwadaag abgaana 9 degmo odoy socdaal maxaa ka tahay muqdisho habar gidir iyo duduble ayaa rabtaa inaad muqdisho ka sheegatid iyagaane kaa degmooyin badan gabalka na ku xigeen ayey ka yahiin odoy socdaal is marji awalba aalkuliste ayaad aheede
@Axmed-y2i
@Axmed-y2i 5 ай бұрын
Mahamed ossoble cade 1950-1957 fisha sendiko. Murusade
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 5 ай бұрын
GUDOOMIYIHII UGU HOREEYAY WUXUU AHAA CAAQIL AXMED RAAGE OO CAYRA INTAAS MA KARI LA DAHAY
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 5 ай бұрын
WAR IMAQAL ISKA FADHISO CAJUUS YAHAYOW.
WARKA DUHUR EE KNN 10 11 2024
14:58
KNN
Рет қаралды 1,7 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 42 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН
Isku dhufo murusade iyo habargidir si aad maalin u joogto!!!!.
50:15
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD SEASON 1 � XALQADDA 40 AAD
27:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 835 М.
Filmkii Laxda Sooraan oo dhamaystiran Iyo Qosolkii Aduunka, 2021.
29:11
Qarri Jiqood
Рет қаралды 2,8 МЛН