Eid Mubaarak All This song is depending on Story, enjoy it All waxanan jeclahy inaan u mahad celiyo qof kaste oo nagala qeyb qaatey heestan🎩. Lyrics Uma qalantid qalbigaaga jabey uma qalantid Uma qalantid niyadaada qasan uma qalantid Uma qalantid qisadani axda ah uma qalantid Uma qalantid qoomamiyo ciil uma qalantid Uma qalantid qiiro aan dhamaan uma qalantid Uma qalantid qof aan kuu tudheyn uma qalantid Kooras Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa hormood adigaa u ee ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee haka sugin qofnaba Uma qalantid ilmadaada quban uma qalantid Uma qalantid hadalada qadhaadh uma qalantid Uma qalantid qasab iyo adeyg uma qalantid Uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid Uma qalantid jismigaaga qalan uma qalantid Uma qalantid waa qadar allee uma qalantid Kooras Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa hormood adiga u ee ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee... haka sugin qofnaba Ereyada iyo Laxanka = Abdishakur Badmadaw Music = Abdiwahab Antar Naaji Servüs alle
@anilabdulaahi48033 жыл бұрын
💯🔥🔥
@ugaaskagobolka26493 жыл бұрын
Abwaan waad ku mahadsan tahay madaama aad xabiibi malayiinka Heestada u dhiiptay
@ahmadadam56813 жыл бұрын
Abwaankii jaceylka iyo Guuleed Simba oo is helay qalbiyo badan ayaad dheydeen sxbyaal
@abdourahmanismailalin42963 жыл бұрын
Uma qalantid.... EID MUBARAK EVERY ONE MAY GOD BLESS YOU GUYS 🥳🥳🥳🥳
@adanamina55533 жыл бұрын
❤🤞❤❤🥰🥰🥰🥰🇸🇴
@najuuaraale3 жыл бұрын
Wow hees iyo bar la iskugu tagay erayada qisada oo run Ah iyo codka halaasiga gulled Simba wah wah wax kale
He’s soo especial 🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️ Fartun you also one ☝️ I can’t wait to meet you my 👑
@zaynabahmed80423 жыл бұрын
Never seen never heard song 🔥🔥
@nawalnalka63663 жыл бұрын
fartuun duvet uma qalntid🖤🦋👸
@Hodanonline3 жыл бұрын
Another ✨🔥🔥🔥🔥🔥🔥 wllky Qali keep it up 🔝🔥🔥🔥🔥🥰
@sahruujamoha92243 жыл бұрын
Hodan kutgeera xppti reply isogl
@misshappy83063 жыл бұрын
To where hodaney habo 😂to hell or where 🤦💔
@asuum82003 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@ummumahir75513 жыл бұрын
Hodoney away qiso yinka😂😂😂marka kuarko qiso igu so dhacdo
@mohamedmadaale8243 жыл бұрын
@@ummumahir7551 aduunka qofba wax buu caan ku yahay 😂😀
@amospunden17533 жыл бұрын
Great song indeed representing Kenya 🇰🇪. Am not a somali but fluent somali language. waan ku jeclahay
@mohamedismail98063 жыл бұрын
Sidoo kale waan ku jeclahay from Mogadishu
@somalisearch75293 жыл бұрын
Karibu
@geesihanad28773 жыл бұрын
Where do u learn af somali bro
@areyousingl91333 жыл бұрын
in aan badii idinka sooceshanay see u aragtaa koley gaal khayr maqabee
@calielmy93582 жыл бұрын
@amoss karibu Sana enjoy East African music.our diversity is our strength.
@Tiinafareey3 жыл бұрын
Waw 👌
@amish65673 жыл бұрын
Ciidul Cafiya Tiina♥️😍
@deeqomaxamed54773 жыл бұрын
Tiina wan kusalamiye abyo
@ifraaxaxmed23253 жыл бұрын
@@deeqomaxamed5477 satahay
@deeqomaxamed54773 жыл бұрын
@@ifraaxaxmed2325 m,a
@Naiiaaaii.93 жыл бұрын
Tiiiiinaaaaaa qrxy
@RageAbdi3 жыл бұрын
#7 ON TRENDING FOR MUSIC IN KENYA, 1WEEK 1MILLION, Good Job Keep on trending 🔥
@Gulledsimba3 жыл бұрын
Thank u producer RAAGE
@omarion13323 жыл бұрын
@@Gulledsimba Best somali artists🔥🔥
@footballdelaroza773 жыл бұрын
Kenya haku wasto waa somali sido 7th xee ka walax tahay
@footballdelaroza773 жыл бұрын
Xaar baa tahay
@nurdinahmed76823 жыл бұрын
O
@nasriin53403 жыл бұрын
Qalbigaga jaban uma qalantid niyadada qasan uma qalantid 🥺💔 Hada kaheshay heestan like isku muuji✊🏾
@khalidmuuse92603 жыл бұрын
Heestan waa farxa marka dhagaYsto sbbtow ah inaN somaliyeed oo qalpiga laga jabiyey ayey dhiira galinaysaa one haplaha somaliyeed 🥰😍❤
@fei4life4373 жыл бұрын
Masjidka barakeysan ee al aqsa uma qalantid qowmam iyo ciil free Palestine 😭
@engbirlaqe65073 жыл бұрын
WOWO ANOTHER LEVEL WALHI ❤❤❤❤🙄
@husseinnajuumo34203 жыл бұрын
Hadalkada iso jiitay🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zoyaofficial95863 жыл бұрын
Aamin walalaheena muslimka
@awdal_landtv92753 жыл бұрын
😡😡😡🇵🇸😡🤔🤔🤔🤔🦍🦍🦍🦡🦘🦘🚀🚀🚀🚀
@fei4life4373 жыл бұрын
@@husseinnajuumo3420 tnx bruh
@zaki55543 жыл бұрын
I from Pakistan really this artist is the only one I support in Somalia.. 😀😀😂😂War asxaabey waa beentey somaliyaa ahay.... ee like ta dhac igu siiya
@diririlleeye40333 жыл бұрын
Dadkiinan badawga ah waa in loo furo iskuul la idin ku baro sida loo isticmaalo KZbin. Meesha waxaa qudhmiyay qaar diinta like ku raadsada iyo qaar dad kale inay iska dhigaan like ku raadsada.
@ganjaligamer52493 жыл бұрын
good
@khaalidnuur54923 жыл бұрын
@@faisahassan4573 kkkkkk Somalida uma saartid miyaa 😂😂🤦🏽♂️
@zaki55543 жыл бұрын
@@faisahassan4573 hhhh hada pakistani ahan lahaa ma ii saari lahyd
@@farhandarbo1187 wlhy xbbti wxd modaa inay ani itabanayso 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmed.14873 жыл бұрын
Waad kabix....waqtiga ku kalsoonaw insha Allah
@sackzaami14333 жыл бұрын
Heestan waxay ku socotaa gabar xiriirkedi xumaadey dipna uheshay xiriir qurux padan iyo qiimo aysan xiriirki hore ka helin hadad igu raacdey pao&poe like hayla dhaafin
@queenimilia99833 жыл бұрын
wa Runtaa😅😅
@queenimilia99833 жыл бұрын
wa Runtaa😅😅
@zadiiqmohomed41443 жыл бұрын
Gabar kali mahan ee labada dhanba waa ay noqon kartaa
@maganofficial21993 жыл бұрын
Wan kugu racsanahay sxb
@munashacniofficial33203 жыл бұрын
It’s true wlhi 😘❤️🩹🥀🥰🥀❤️
@mohameddiraac433 жыл бұрын
uma qalantid nabarada qarsoon uma qalantid, Uma qalantid jismigaaga qalan uma qalantid, Uma qalantid waa qadar allee uma qalantid.😥😥 Amazing voice gulleed simba 👏❤️💯
@redseayouth91193 жыл бұрын
I don't understand a word but I love Somali music. Greetings from Eritrean fan.
@rushdaa18403 жыл бұрын
It has English subtitles. Turn on your cc
@redseayouth91193 жыл бұрын
@@rushdaa1840 Thank you for letting me know. I'll check it out.
@najmaali8137Ай бұрын
❤❤❤❤
@abdikadirhassan93583 жыл бұрын
Ku socota kuwa Quraanka, Nabiga iyo magaca Alle ku raadinaya Like-ta iyagoo waliba heesta daawanaya waxaan leeyahay munaafiqiin baad tihiin. Nolol iyo camal yeesha!
@saidelmi73203 жыл бұрын
Nacalad Allaha Ku Rido Qofkii Nabiga (Scw)Iyo Qur’anka Like Ku Raadiyo Goobtaan.
@@hanadofficial3587 عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@ashamoaned71273 жыл бұрын
Scw scw scw
@somaliyameni2023 жыл бұрын
Intii qalbiga ka jaban ilhay ha u qoboojiyo😩😩✊❤
@axmedyare24043 жыл бұрын
Ameen
@Cawrala103 жыл бұрын
Nimankana qalbiga Ma jabikaraa 🤔🤔🤔??
@Cawrala103 жыл бұрын
@@somaliyameni202 Ma arkin wllo nin leh qalbiga iga jabey
@jamalofficial13703 жыл бұрын
🤩 I’m from Morocco 🇲🇦 I love 💕 🇸🇴 somali songs 🎧
@sunshineseaandvitamind86203 жыл бұрын
Been badnidaa Somali baad tahaye
@flygulag35103 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 😂
@bancadestudiomusic73683 жыл бұрын
Haye jamal marocoy 🤣🤣🤣🤣
@إبراهيمتجي3 жыл бұрын
shekadasaad kentay
@nageeb-mohamed3 жыл бұрын
🥰Marnaba dumarkeenu uma qalmaan murugo iyo ciil in la bado sharaf noogu noolaada 😘👸❤️ amazing song guled zimba legend
@farhandarbo11873 жыл бұрын
Idinka dalbashada abuura hadana digashada ku cana ciil weyna nin soomali wlhi dulmi badan wey qaban
@abdifatahahmed71743 жыл бұрын
@@farhandarbo1187 abaayo Maxa sas uledahay dumarka waaa waxa dunida uqalsan
@Abshir2523 жыл бұрын
Wiil jyo gabar ba sxb.
@munaabdulk99543 жыл бұрын
Wakhti aan u baahnaa bay heestani soo baxday walaahi, marxalada daawaynta qalbigayga bay qayb ka qaadan doontaa inshallah. 🥺❤️
@khaalidcheesto74833 жыл бұрын
Hday dawdii bilaabanthy
@mahadmaanka74983 жыл бұрын
Qalbi hees lagudaawaynaayo maxay aheed quraan ka kudaawee
@munaabdulk99543 жыл бұрын
@@mahadmaanka7498 Quraanku inuu yahay dawada koowaad eena kaliga ah beerka ka ogsooni, hadalada qaarna (sida kuwa heestan ku jiraa!) niyaday dhisaan.
@ibraahimxasan94563 жыл бұрын
@@munaabdulk9954 hala yaabin dadkaan bal hadda maadaa dhahay quraanku daawo maahan? Daawee qalbigaaga abaayo. 😊🌹
@munaabdi73603 жыл бұрын
Sidio kale wlhi xabib ti😭lkn loma joo jiyo qof bani adan
@yuumanwiilplaayo1613 жыл бұрын
1.6k Hadad iga dhex aragtay love isar Haaa igu adken Nin weyn iska dhig Somali_nimo 🇸🇴🇸🇴✌️🤞🙏
@suhaipmaham3t7408 ай бұрын
Inta dub u dhagaysan sonta 2024🖐💔😂welcome back to guled sinba😊
@XamdaAhmed-pb7gj7 ай бұрын
2021 marka aan maqalaya waan ooyay ma jecel aya lkn Maanta waan haysta qofkee waxad mooda inaan bogsaday alxmdulillaah from Hargaysa
@MwithNature6 ай бұрын
Me from hargeisa too 😂
@justsaywow7663 жыл бұрын
Qalbiyada dilan sidayda hees daawo u ah oo qaboojinaysa💔 Waxaan salaamayaa dhamaan inta soo qalbi jabtay waxaana leeyahay Ciidul caafiya. Thank you Simba for this sensational song
@cadileyskaofficial78033 жыл бұрын
Quranka ku daweynayo
@mumtaazlibaanlibaanrc22153 жыл бұрын
Qalbigena inuu jabo uma qalanno balse waqtiga nasiiYaY dhacdadan 😢😭😨😰😥😓🥺
@DjLovechannel3 жыл бұрын
Iimaanka allah kaa qaado aamiin inaad dhahdo kasoo fakar 😂😂
@cabsicabsi59973 жыл бұрын
⚘⚘⚘
@daahirguureye59232 жыл бұрын
waxaan filayaa waxaan la kulmay lamaad kulmin hada axlaa wax badan ima gaadhin inkasto sanado badan oo noloshayda guul aan gaadhi lahaa aan dib usocday wax yeelo jidh igaso gaadhay yeelkeda maanta nin tiisa wadan kara ayaan ahay
@daadiryare6383 жыл бұрын
Falstiin allaha dhibka heesto allaha ka qaado amiin soo qoro please 😭😭😭🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@sakariaalta90603 жыл бұрын
Aaamin yarabi
@hanadgeesi41333 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@abdirahmanqasim85153 жыл бұрын
Amiin
@abdinajibsalad59933 жыл бұрын
Aaammmiiiinnn
@hanasweet31693 жыл бұрын
Amiin Amiin ya allah 😭😭💔
@maxamedaadan71933 жыл бұрын
I am from Turkey I like this song adeer mcne glkio ban joogaye liketa hayla dhaafin😂😂
@chelseaedit76363 жыл бұрын
Kkk layaab
@salmanadani31143 жыл бұрын
Libaax 😂😂😂😭
@maxamedaadan1563 жыл бұрын
Niyahoo isku magac aan nahay walaahi legend
@fiskamohamed34473 жыл бұрын
Funny😅😅
@shukraanomor72313 жыл бұрын
Galkacyo Puntland baa joogta from Turki na ledahay waan ku wata😂😂😂
@salmanadani31143 жыл бұрын
This guy is competing worldwide let alone Somalia or Africa. U can clearly see the effort he puts on his music production. The production is another level. Anyways am from USA and soon am gonna be a doctor inshallah one more year proud Somali 🇸🇴👊🏿
@Gulledsimba3 жыл бұрын
Go get ur licenses bro .. and thanks for ur support
@ayaanmaxamed38563 жыл бұрын
@@Gulledsimba gulled my boy I love u
@farxiyamuuse93752 жыл бұрын
@@ayaanmaxamed3856guled naag buu qawaa
@nuurcodey Жыл бұрын
Inshalah you will be
@mohamedofficial93 жыл бұрын
Wan ku jedaa adoo amusan baad commentigeyga akhrineysaa like ta ha ila dhaafin 😁😁
Anaa uhoreeya garoowe kaa soo salaama ina adeer 🇸🇱♥️✋
@yuusufmohamed79933 жыл бұрын
Hadan kaasoo Horeeyey like ciid Mubaarak iga dhig😂🙏🙈🇸🇴💯
@ckmazlaxxasan80883 жыл бұрын
Ed mubaarik
@fathi96093 жыл бұрын
I dedicate this masterpiece to myself. Queens should always be cherished, Cheers to all my Somali ladies who didn't have the best when it comes to love. Have confidence in yourselves.
@leilamusa9175 Жыл бұрын
There are so many of us! Not sure why after all we are supposedly cheap and clean! According to ajinab?
@abdijama1430 Жыл бұрын
the problem is when it comes to ajanib they lower themselves , I don't know y thou . But they are kind mashallah @@leilamusa9175
I bet that this story is related some people life, special our beautiful women Somalia 🇸🇴❤️ may Allah bless our ladies 🥰🙃
@aishaismailhirsi41893 жыл бұрын
It's banger right
@yannishabdi45723 жыл бұрын
I was literally saying this is about me he killed it💙
@hanadyare30073 жыл бұрын
Thanks boy
@najmaali81373 ай бұрын
❤❤❤
@jeestaaleofficial63173 жыл бұрын
Inta ila fahansan in heestan 1mil gaari doonta dhac ku siiya👍🏻
@maan52763 жыл бұрын
Hestan 10M u socotaa. 1M isbuucan ama kan xigo e gaaree.
@yarantixajikaxajika36473 жыл бұрын
Wlhi anoo farxada ciida iska cayaraya ayaan dhahay heestii guled simbe ee arooska ahayd iskaga cayar madama ay saxibtay oo igama maqan ona isla ciideynin jecled kadib guuledkan qorayaba hees cusba iga hor imatayba 😂😂😂🤣❤️❤️❤️ heesta wali ma dhagaysan lkn waxay noqon doonta mid aan habenkam ciida ah ku xasuusan dono legend guled❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️
@mohasalaad33293 жыл бұрын
Hada ma dawatay kawaran heesta see kula tahay
@aishadheman51543 жыл бұрын
@@mohasalaad3329 hhhh ima cajbin🤣
@mohasalaad33293 жыл бұрын
@@aishadheman5154 😂😂😂kkkk hyeh
@lugooyojaceyl30783 жыл бұрын
Xasuus heestu yeelan mayso hadii aysan ku gayn culays wacyiga markas ad ku dhex noshahy aysan ku gaynin. Heestan dadka ay qusayso udaa walaley. Lol
@ramlaabdirizak9542 Жыл бұрын
Qosolka iyo farxada anaa khaas uleh❤😢😢 Uma qalmo qaxarka dhacaya😢😢
@muhanadupdirizaq221011 ай бұрын
Xaqiq
@medhabib34103 жыл бұрын
Umaqalantid inan iska dhafo ano like taban walahi bro Keep going 🔥❤️from Djabuti 🇩🇯
@sucadomuxudin29993 жыл бұрын
Wetk
@zakiabdirashid76503 жыл бұрын
Hadaad farxad ku ciiday like ha ila dhaafin 👍 Ciid wanaagsan From Hyderabad india🇮🇳
@xanfar113 жыл бұрын
Wan huuba heestan wad la dhici doonta hadad sifcan U dhageysatid ninkan hal week ayuu ku gara 1M ma ilaa aragten intaa ila aragtay like sara❤🎵👍
@fardosabintsheek66223 жыл бұрын
Kabisa
@arsenalwenger47973 жыл бұрын
I am Somali but Is hard for me to speak Somali, but this brother of mine his songs are superb. This guy he don't deserve to get one million views in a week he deserves to get one billion views in two days. This is the reason why as Somali people we don't support one another. Stop hating show some love to our brother Gulled simba. Much love bra from south Africa.
@ilhanisha28133 жыл бұрын
Yeah walal
@abshirabdirahmaan68393 жыл бұрын
😂😂😂😂Somalis are less than 30m How much this song watch?????Think
@suleimanali32633 жыл бұрын
Adiga somalia ayaa tahay mana kohidali karatedi dad bada for u
@Ari-rv3vt3 жыл бұрын
This is such a cool song to hear, greetings from Saudi Arabia ♥️🇸🇦🇸🇦
@Ari-rv3vt3 жыл бұрын
@@cusmanislow8 ههههههههههههههه أنا وأنت جونا عالي 😭😭😭
Heestan mudo kooban markey 3million ku gaarto replay iso gal🥰
@khalidmaxamed6933 жыл бұрын
wll ku sali nabiga (scw) ❤😍
@khalidmaxamed6933 жыл бұрын
(ص)
@إيمان-ع7خ6ل3 жыл бұрын
scw
@mfayz9803 жыл бұрын
Scw
@rahiimpoi74673 жыл бұрын
@@khalidmaxamed693 scw
@awdal_landtv92753 жыл бұрын
😡😡🤔🤔🦍🦡🦘🦘🦘
@kiduyoki96513 жыл бұрын
My favorite singer we love you from 🇪🇹 ethiopia 🇸🇴❤❤
@azakzaak16913 жыл бұрын
🇸🇴🇪🇹💕
@kiduyoki96513 жыл бұрын
@@azakzaak1691 ❤
@farxiyadarawish36283 жыл бұрын
Sacdiyosiman
@maymuunsiciid17823 жыл бұрын
Waaaw alle codka io hibada dadka ku dhereyy heestan hdad jeclaty like ii saar from garowe puntlnd somalia🇸🇱🇸🇴❤
@mohamedapdiqadir61913 жыл бұрын
Somalia🇸🇴 Uma qalanto qaxar iyo dhib intan ka badan Uma qalanto siyaasi aan utudheyn🇸🇴💪🏻❤. Eid mubarik Umadda somaliyeed meel walbad aduunka kaga sugantihiin.farxad ku ciida
@مرحبا-ن9ت3 жыл бұрын
Beenta maahan waa qadar Allah 🇸🇴🙏
@alphapm65513 жыл бұрын
Best musik 🎶 respekt & peace ✌ from afghanistan 🇦🇫
@inaetob3 жыл бұрын
This is an empowerment anthem. Thank you Gulled Simba. I honestly can't stop listening to it ❤❤❤
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤
@fatemaali42413 жыл бұрын
الانسان الواحيد الي حتى لما يغني تحسه اغانيه محترمه وتدخل القلب من اجمل الأصوات الصوماليه
@rayan3053 жыл бұрын
يب والله 🥺
@saynabwarsame9763 жыл бұрын
صح لسانك 💖💖💖
@nadiya0783 жыл бұрын
Waa heesti dumar badan runta ushegtay farxada Ada iska leh cidna ha u joojin 🥰❤️eid Mubarak gabdha somaliyed
@peaceloveandunity52203 жыл бұрын
Yaa yiri heesta dumar kaliya ayey kusocotaa? Meeqa rag ah aya Jiro oo qalbiga kadhawacan oo an farxad heesan oo ay sabab uyihiin dumar.
@shaaficimohamed13693 жыл бұрын
Cabuudwaaq Maherad Walba Caawa Heestan Ayaa Ka daaran Gulled Simba❤
Heestaan inay 1 million gaarto wxay ku qaadanee 1 week wx ka yar yaa ugu raacsan like 👍 saar🥰
@ahmedkhaliif86533 жыл бұрын
Qof kasta oo aduunka jooga waxu leyahay qiso jaceyl oo dhawaceda wadata xisaab maleh inta qalbi ee gudaha ka gubanaya illaahey ha qabojiyo qof kasta oo dhibane u ah qof uu si dhab ah u jacel yahay 😭👋🏻
@munohussein15203 жыл бұрын
😭😭😭🥺🥺
@dahiradaanhussian99323 жыл бұрын
Yes
@rahmaruun25313 жыл бұрын
Amiin xaqiiq runti qalbiyo badan ayaa gudah ka gunanayo 😭
@nimcocabdi36403 жыл бұрын
@@rahmaruun2531 haaa wlhi sida aniga oo kale alle hano qabojiyo insha alh 🤲🤲
@munahilwa94903 жыл бұрын
@@nimcocabdi3640 Dhipana wuu badan yahy Wlhi Tiro maleh Qalbi Dhaaye wa Alle😢
@omidmedia88933 жыл бұрын
Big love for all Africans special my people Somalia I am from Afghanistan 🇦🇫🇸🇴
@mahamoudsaid82243 жыл бұрын
And so we love brothers afghanistn😘
@allanmburu71913 жыл бұрын
Somali aya tahay cadi iska dhig
@geesihanad28773 жыл бұрын
Love all asia too my brother afg
@إبراهيمتجي3 жыл бұрын
gaajo ku dishay means we love you
@ak_89studio243 жыл бұрын
Heesa gulled simba waxn la dagaa anoon dhagysan super legend inta ila midka farta taag❤️❤️❣️
@captaingamer14403 жыл бұрын
Saliga xabibkena ma mudna ini meel hees lasodigo ini laguso qoro Allah kabaqa saliga xabibkena hakuradaanina likta an udeceyno walalahayn falestiin #Free_palestine👊✊✊
@malaakifure10543 жыл бұрын
Scw inshallah palstine waa guleysan inshallah 💪💪
@aliqasim89513 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@khadroali5453 жыл бұрын
More than ten time wan dageystaa heestaan intaaa teegerto gulled zimbaa ❤🙈
@ayaanalichama13833 жыл бұрын
Markastaa dhagaystaaaa saan ogadoo inan uqalmayn qof aan ijeclayn
@ahmedabdurahman15816 ай бұрын
Waa jeceshahay qofkaas ha is qaafin😅
@dayyanissa3 жыл бұрын
I am from Holland and I really love this song! Big Up all the Somali people world wide 💙
@lio57192 жыл бұрын
If a woman know translation make you cry
@quraxsaninaabdi55712 жыл бұрын
Goed bezig zeg
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤
@zakifiniiinoficial18373 жыл бұрын
Hees qiso dhaba xanbarsan inta og inay mudo koban 1M garayso iso racaaaaa like
@ayaanfaaraxqori57053 жыл бұрын
₹2=€₹=₹__₹÷÷
@aliyahheid3 жыл бұрын
Daily Affirmation: “Dunidaad utahy qoraxdii shidee ha qarsoomin Qeyrkaa harmood adigaa u ee ha qabsoomin Haka sugin qofnaba qosolkiyo farxada adaa qaas ulee haka sugin qofnaba” Thank you so much; Gulled Simba!
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Umaqalantit ilmadada Umaqalantit hdalada qaraar Umalaqantit qofan kuu Tureeyn 😮😮
@zamzamcalicabdicalicabdi90193 жыл бұрын
2weeks 2 million wooow😀 wax kale thy wllhi 😁guleed simba ma isku raacnaa inuu yhy fanaanka ugu views bdn fanaaniinta somalida
@yazzeinapdiqaniyazzein37063 жыл бұрын
Abdifatah ahmed tacabir ❤️👈abdifatah yare fanaanki somalida ugu codka mcna halkeed ku ilowday 🥲
@amiiraadan30173 жыл бұрын
Malintii Eida ee labaad weeye ciid Mubarak somaliyey✌❤ 14 may
@somaliking7063 жыл бұрын
Amiira adan eid mubaraka
@somaliking7063 жыл бұрын
Aad ayaan ku salamaye farxada ku ciid inkasto aan kala soo dahaye 16may✌
@FarhanAli-ui4jt3 жыл бұрын
I like you from washington send me your fcbk
@amiiraadan30173 жыл бұрын
@@FarhanAli-ui4jt adi kaga soo dir🤣😳
@amiiraadan30173 жыл бұрын
@@somaliking706 wad mahad san thy wll Eid Mubarak sidoo kale lama soo daahin mayee waa joogta wali🙏❤😍🥰
@muniirohassan71323 жыл бұрын
Hestan si bey itawate 😭😭😭abwanka qalbigeyga ayuu ogaa ban umaleye 😥😥😰😥💔💔💔💔uma qalantid nawarada qarson Waa qiso nafteyda ka hdleysa waa hestii ugu horeyse ee an daremo iney aniga itabaneyso 😥😰🖤💔😥😰😭
@naimaibrahim57513 жыл бұрын
Sido kale wallahi😥😭😭😭😭
@mohamedabdiqadarahmed89573 жыл бұрын
Uma qalantid nabarada qarsoon wa qadar Alle
@roodoabdullahi35623 жыл бұрын
Wlhi ana kula mid ah abaayo alle hano dhibdhaamo waa aduunyo
@mohamedabdiqadarahmed89573 жыл бұрын
@@roodoabdullahi3562 Nolosha calafka aya xukuma lkn taas ma odig intadan wax jeclan ka hor 😢
@hanidhool62593 жыл бұрын
Wlhi abyo aniga sidad oo kale ayaa qalbiga i xanuunayaa 🥲
@yarabbi54723 жыл бұрын
Wllhi Billah Tallahi waad dhaaratee like-ta ha dhaafin uma qalantidee1👍👇
@naimaali19473 жыл бұрын
Maandhow dhaartu xey aheed kuu saaray koley😏
@suusansiman74533 жыл бұрын
Wlhi hees aad umcn
@khadraonline3 жыл бұрын
Baqayilmahi waaduqalanta 🌸❤️
@yarabbi54723 жыл бұрын
@@khadraonline thank U khadraay❤
@yarabbi54723 жыл бұрын
@@suusansiman7453 😘👍
@ا-ص9غ Жыл бұрын
أجمل غنية صوماليا و فنان مبدع احب الشعب الصومالي تحياتي لجميع الصومالين وربنا يجمع شملكم اخوكم من ارتريا ❤
@NazriArap Жыл бұрын
حبايبنا قسم بالله أكثر شعب نحبهم ❤انشاءالله كل من إريتريا وصومال رح يكونوا من أجمل دول واقوا دول❤
@umuharun32829 ай бұрын
❤❤❤🎉❤❤❤🎉❤🎉
@apdirizakmohamed58853 жыл бұрын
2.1k coment hadad iga dhex aragto Uma qalmo inad like ila dhaaftid🥺
@husseincabdulahi3703 жыл бұрын
Heestaa waa hees dareen leh gabdhaha cidlada io qalbi jabka lakulmay ayee waqti laqaadaneesaa waan kaxumahay gabar walba oo manta niyadjabsan Uma qalantid ilamadaada qubaneeso Uma qalantid hadalada qaraar Uma qalantida nabarada qarsoon Uma qalantid jismigaaka qalan 😔😪
@ashrafmusic29193 жыл бұрын
Uma qalantid qalbigaga jabay💔😢 this can't actually be true🙏 one of my favorite songs ever🔥
@fuadcuteybi45843 жыл бұрын
First one Eid Mubarak all muslims
@mali-pirate30733 жыл бұрын
The only Somali Artist who keeps low key and has the best music 🎶 #simbaarmy🔥🔥
@fatouma-zahra18843 жыл бұрын
Waa hesti igu samayntaa badnayd ohiin iyo dhiri gaalin iskugu kaay dartay waxay igu so faqday xanun an qalbiga ku qarinayo on xita malinta cidaa e farxada an daremi wayay 😭😭allaha qalbiyada u dhayo qof walbu dhawac ku yaalo and Ciid Moubarak
@nimcocabdi36403 жыл бұрын
Sory wlo alle haka saro murugada adigiyo anigaba
@layanabdullahiabdi73303 жыл бұрын
Marka commentigaga arkay calosha i hurtay dhaawac waa xanun badanyahay abyo iska samir waad ka baxeysaa insha allah malmo qurux badan wey imanayan aniga wey iso martay waan iska sabray asaga iso laabtay kadib murugadi farxad isku badashay
@fatouma-zahra18843 жыл бұрын
@@layanabdullahiabdi7330 abayo macan intee kala so xidhidhaa
@roodoabdullahi35623 жыл бұрын
Aamiiin ya rabbi
@nasirfabio72423 жыл бұрын
Wlhi wn kula qabaaaaaa mxynu zamaynaaaa
@thecoze33 жыл бұрын
Uma Qalantid 1:36 😑 @Gulledsimba Is M One 🎙🎶♥️
@theclassicman67303 жыл бұрын
Lyrics ♡You don't deserve your heart to be broken u don't deserve it. ♡You don't deserve mixed emotions and your feeling to be hart you don't deserve . ♡You don't deserve this sad story you don't deserve it. ♡You don't deserve regrets and resentment you don't deserve it. ♡You don't deserve endless bad emotions you don't deserve it. ♡You don't deserve someone who doesn't feel story for you.. you don't deserve it. ♡You're the sun that lights up the world so don't hide and disappear. ♡You are unique of your kind so don't be held back and don't go for less that your full potential. ♡Don't wait from anyone laught and happiness which already yours. ♡Don't wait from anyone. 😥 GULLED THANK YOU BROTHER
@ahmedhussein22543 жыл бұрын
Uma qalantid "qof aan ku tureen" story or sorry? Anyway thank you 🙏
@fouziaibrahim75553 жыл бұрын
Perfect translation
@CkaafiCabdinaasir-fn2tn Жыл бұрын
Haa❤❤❤
@CkaafiCabdinaasir-fn2tn Жыл бұрын
@@fouziaibrahim7555 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@minestermubaarikbunni56713 жыл бұрын
Uma Qalanto Dgaalka iyo Qaxarka Masajidka Barakeyzan Ee Al aqzaa Freee Palestine 😭😥😫
@mohbulshaawi59710 ай бұрын
Maanta ayay ugu daranyihiin Alle dhibka haka dulqaado walaaladeen
@ememaxamed72063 жыл бұрын
Oh my god.! Every woman with a broken heart deserves a moment like this .❤
@queenarawelo76553 жыл бұрын
Marka hore ciid mubarak somaliyey marka labaad heestan xiliga u baahna oo marxaladan aan ku jiray ayey so baxday I deserved better 😭
@hoodo69893 жыл бұрын
Ciid mubarak byo qeyrka Ada hormud u ahee ha qarsomin wa ka baxaysa marxaladas
@miskiabdimohamad67463 жыл бұрын
Kula mid ahay waqtigan kujiray ka hadlil😭💔😭allah qalbiyada ha noo dhayo🤲🙏🏻
@yazier_44563 жыл бұрын
waligaa qof naftada haw wda hibeyn intanad is guursan ka hor wll
ninka kaliye Fanka somalida fahmay One Yaer One Song Legend Gulled simba Wan ku wataa gar iyo gardaraba
@mouslimosalah79743 жыл бұрын
This song is fire like every other. Congrats Sir you're a legend. Salaan saree from Djibouti ❤️😘💐🇩🇯🇩🇯🇩🇯. Hope you can come here one day, you have so many fans 💙💙💜
@warsamaa.mohamed61273 жыл бұрын
Masha allah you’re so gorgeous and hilarious
@ahmedmahfoud34713 жыл бұрын
You are so tidy and gorgeous, hero of heroes of my blood people love you my motherland
@khaalidkaamilofficial71663 жыл бұрын
The one and only guuled
@zboqole14003 жыл бұрын
Khaalid zxb ninka qudhee aan wataa waa adiga adna inagasoo dhis neesha Soo kala kici
@ikrammohamed77983 жыл бұрын
Wall taageerahaaga Ayn ahy💕💕💕💕👌
@amid20073 жыл бұрын
This is a remedy for or all those who were once hurt in the name of love! Let's remember the pain and how low we felt and yet we made it through all those dark nights! Alhamdulilah! Big up bro for this master piece.
@zaazerzaazar91023 жыл бұрын
💖
@gulledmohamed57423 жыл бұрын
Gulled simba legend tageera buuxaan kuu ahay after six months waxaan kugu ogoo inaad hees cusub soo qadi jirtay kuma hayo legend waxaan kaa sugaaba waa hees cusub oo kalakacsan from hiraan baladweyn 🇸🇴 Somalia
@ilhancaraaye58013 жыл бұрын
Uma qalantit qoomamiyo ciiil uma qalantit qiira an dhamaan uma qalantit qofaan ku tureyn uma qalantit ax intaas adbey i taabatay😭 inti ilamida liketa ha ila dhaafina thanks abwanka iyo gulled walalkey mcan qalbiyada dadka ka hadasheen 🌷🙏
@abdishakuradan60663 жыл бұрын
Negativity 0% Stupidity 0% Pure love story 100% ❤ You the man brother Simba 🙌🙏💪💯 yaa igu racsan
Heestan in Safiyo Tusmo loogu tala galay ahayd wlhi wax bay ka badali lahayd maadama ay qof faneed tahay iyaduna oo ay arimahan fahmayso in ka badan inta ddka caadiga ah fahmayso 🥰🥰❤
@fardousahappy46743 жыл бұрын
Ala ma niyadaydaad ku jirtay
@Fatma121203 жыл бұрын
@@fardousahappy4674 Soo maaaha haday bareheda bulshada isticmaasho waba u share garayn lahayne maba istcmaasho hada
@kortuduba88983 жыл бұрын
I am oromo ....my cousin always ......for me I am so addicted to somali music 🙉👌🏾
@yahyekaysemohamed14713 жыл бұрын
One of the Best somali Singer Guled Simba , Go forward , Eid Mubarak All Muslims
@nadarmohan59573 жыл бұрын
This song touch my heart😥💔🤦♀️haka sugin qofna farxada iyo qooslka adaa qaas uleh😥
@nasirfabio72423 жыл бұрын
Mxn zameya wll Qli aniga qizo xanuun badan ihayzatee
@fartunfaisal17393 жыл бұрын
👏👏👏wale waa run qofna hakasugin
@princesaid47463 жыл бұрын
To all non-Somali speakers now u all can understand our beautiful songs 😍❤️
@QueenQueen-qg1ym3 жыл бұрын
😭😭😭
@isirhassanjama86173 жыл бұрын
We are well known poets, and we use that skill in poetry in songwriting, all our songs are so beautiful and full of meaningful lessons or description of love is like a fairytale
@noorkukay70352 жыл бұрын
@@isirhassanjama8617 I agree 💯
@najmaali8137 Жыл бұрын
@@isirhassanjama8617❤😊
@Ramlo-f9n8 ай бұрын
Shaqsiga qura an katagero fananinta guled simba gulyso baro❤