Guuleeeso wllhi hadalkaaada waaa ka helay soo bar baaar insha allh guuleeeso ❤ dagaaal maaamii
@fatimagumbe8161 Жыл бұрын
Asxaabta fadlan talaa isku leenahay Mid iska dhaafa mana sheegaahada ama waxaas baan kuu galay iyo wax la mida marar badan baan idinku arkay Mana sheegasho Allah bay usugnaataynqof hadaa saacidaynid ilaahay dartii u saacidee bes ,aakhiro ilaahy lama hadlo qofka mana sheegto ❤
@hoodoabdirahman6344 Жыл бұрын
Exactly 💯
@Lil_Monkey_toons Жыл бұрын
For sure wlhi....its not good thing runti 😢
@Kaakoos_641 Жыл бұрын
Exactly!!! Waa wax’aad uxun oo wiilka yar qalbi jab kurida walaahi that’s not good 😔 please wiilkaan dhibka ka’dhaafa.
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Habo Xamdi Qurx waye Naxariiz Badanthy
@fardowsofardowso2535 Жыл бұрын
Haa halsiyo garab abdirahman yariso keep going My brother
Mnsha allaah cabdiraxmaan chanelkiisa wuu socdaa wiilka garab hala siiyo Hal mid umu ahsab iyo xassan sooya Wxaa jira dadka qaar oo ayna fiicnyn in dareenkooda prank lagu cabiro Hnoyaal wiilka prankiga ka dhaafa 😢
@AliizaDaqare Жыл бұрын
Mis kin Kan SAS ka dayah qalbigesa waxa ku qarsan ka badan calol xuma Naga dayah baliz😢😢😢😢😢
@abdiqaniosman5387 Жыл бұрын
Asc dhaman ciyal xamar wa codsi an tusino garab in u haysto an garsini 200k subscribers with in one week come ciyal xamar
@XanaanMaxamud Жыл бұрын
Mar hore usaray hadaan mar kasto usaari karo wan usaari lahay wlhi horumar fican ku rajeyna
@ahada5003 Жыл бұрын
Masha Allah walashey mcn I love you Queen 👸 💖 ❤ 💋❤❤💯💯🦁
@farhiyioali5932 Жыл бұрын
Maska madow wllkey qaaliya horay usoco❤❤❤❤❤❤
@maryanmaryan2349 Жыл бұрын
Keep going wll maska madow
@achrafawaleh134 Жыл бұрын
Asc axbaabi Hassan iyo hamda wan idin jeclaa lakin hada wan idin necbaahy labadina sobobto ah mana sheegaashoda prenk lama dhihi kaari
@farduusmaxamud2463 Жыл бұрын
Sikasta oo aad pranki usameynayzan ogada nio wiilka hakuso cel celinina ano wax ku qabtay ama wan ku kala kicinayey wayo waxa lagayaba hadalkas inu ka gubto mar walba nin raga wuu so mara jab balze mana shegashada dhaafa walalayal wllky adna cidna haujojin waliga horey usoco😭🫅