No video

UN-ka oo dhexdhigtay Qad cagaaran Jen. Caydiid iyo Cali Mahdi - 1992

  Рет қаралды 23,740

KEYDMEDIA

KEYDMEDIA

Күн бұрын

Soo dhawaaday (UN) Sababahaan wixii dhigay sidaan noola aragtaan. Waa Hees loo qaaday UN, Arab League, AU, Jen. Caydiid & James Jonah 1992.

Пікірлер: 42
@eagel143
@eagel143 13 жыл бұрын
Ninka kaliye oo cadowga dalka Iyo dadka Iyo diinta yaqanay wa j aidiid alla ha u naxariisto
@alibahari6440
@alibahari6440 3 жыл бұрын
Hoyadiisaa lawasaa garac umada macluul ku dilay
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 4 ай бұрын
Jeneral maxamad farax caydid janada lalaha kawarabiyo dalxoreye
@somaliyaykaca
@somaliyaykaca 13 жыл бұрын
caydiid ilaahay ha u naxriiso laakin nin danta dalka iyo dadka yaqanay hadi uu ahaa qori xukun maku dooni lahayn
@adansairportlimo2262
@adansairportlimo2262 3 жыл бұрын
Yaa ku sheegay in uu Qori xukun ku donayay kkkkk
@GUJIIZ
@GUJIIZ 13 жыл бұрын
I will comment after Ramadan insha allha....
@that_one_scaryz2142
@that_one_scaryz2142 9 жыл бұрын
fanaaniintaan masaakiinta cidwaiba way isaga heesayaan burburka & dhibaatada ninkii u horseeday bay uheesayaan caydiid the crazy general
@jamaalyare5268
@jamaalyare5268 4 жыл бұрын
Waa waqti habargidir eey rajiimkii wadanka ka saartay oo iyaga iyo walaalahood abgaal kaliya xamar isku heeysteen
@fartundira415
@fartundira415 2 жыл бұрын
Abgaal iyo habargidir xamar iskuma heeysan
@eagel143
@eagel143 13 жыл бұрын
Love the song
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 12 жыл бұрын
allah haa kuu naxaristooo mudanaa genearl caydiid. He fought for the justice of the somalia people. He could not get a political solution for the country because of ali mahdi and his faraash leaders. Ilahaay is the only one the knows what was exatcly in his heart and i'm sure it was for the good of the people. May siad barre burn in hell
@abdi-rahmanahmedkayse458
@abdi-rahmanahmedkayse458 7 жыл бұрын
qofkii qoriga qaatay iyo kii heesa waa isku mid dawlad dumis
@nabadraadshe
@nabadraadshe 11 жыл бұрын
Waxay u dabaaldegayaan kala qeybinta Muqdisho Woqooyi & koofur.
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 4 ай бұрын
Hada noshahay ma ogi lakin ila iyo hada o ah 2024 wa qadki cagarna un konfurtana hg waqoyigana ab
@michaelsimon4646
@michaelsimon4646 12 жыл бұрын
somali qabyaalad kama dhamaato caydiid meesha uu danta umada soomaaliyeed kaga taliyay aawday waxaa dhihi karaa waxuu ahaa nin xukun ku raadshay qoray caaraddii una suuraabi weeysay waxaa mahadleh alle ka sugoow dadkii ka hor istaagay maxaa yeelay wax yaabaha uu sameen lahaa afgaartiis ayee ka muuqatay sida aan qudbadahiisa ka dheehan karnay waxuu u riyaaqsanaa go,itaanka soomaaliland oo ah gobol ka mid ah dalka somalia marga dalka ayuuba kala qeeb qeebin lahaa. aaqirana camalkiisa ayuu helayaa
@farjo1049
@farjo1049 6 ай бұрын
Waxaan ujeeda Dr Ali Sheikh Ilmundo oo a wiilka geesiga Dr Ilmuundo oo nin goys aad u firqoon dhinaca aqoonta.
@wakiil2010
@wakiil2010 13 жыл бұрын
subxana allah ..magaladii caasimadii wadanka ayaa la kala goynayaa markas ayaa hees loo qaadayaa oo la ciyaarayaa ... meeshaas miyaa dad caqli leh jooogaaan ... meel xun allah haka bixiyo kuwa burburkan noo horseeday akhiro iyo aduuunka ba ameeen
@fdama
@fdama 5 жыл бұрын
Magaca heesta?
@NURDIIN
@NURDIIN 13 жыл бұрын
lol who is that short guy like me keep jumping up n down...
@TheDrinkDoc
@TheDrinkDoc 4 жыл бұрын
did you find who the short guy is? it's been 8 years lol
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 12 жыл бұрын
ciyaartii masayga buu u ciyaaray
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
No bidaar back then.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Hawiye waa qabiilka ugu liita somalida 1990 kii ilaa 2015 ayey qori isla hortaagan yihiin Daarood muda aan kabadnayn 3 sano ayuu kuheshiiyey Isaaq na 2 sanuu ku xaliyey khilaafkii dhexdooda maantana 25 sano waa qaran horumar iyo nabad kunool
@ghboy2914
@ghboy2914 8 жыл бұрын
hawiye 4 bilood kaliya buu muqdisho Ku dagaalamay dagaalka koonfur kasocdaa maaha dagaal qabiil ee waa dagaal caalamiyah oo aduunkoo dhan haysta, waxaan filayaa In aadan taariiqda lasocon.
@rezgarpalani661
@rezgarpalani661 7 жыл бұрын
somali bo y oh
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
sanku dhuudhigaan dher boodboodaya meesha ma Ethiopian Ku faraxsanbaa hawiye kala qaybintiisa alla maxey cadowgeenu farxeen maalintaa oo hugaamiye kooxeedyadii sasnoogaleen
@dinle4512
@dinle4512 3 жыл бұрын
Kenyan waaye iga daba geeeya Jubland usoo cartoons inuu kudarsado rabaa NFD
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Maxaa bililiqo meesha lagu tumayaa😂 Caqli Hawiye waa kaas, illa janaraalkoodii, ganacsatadoodii, aqoonyahan koodii, fankoodii, waa kuwaas. Caasimadoodii oo ay laba sano isku xasuuqayeen dadna ku xasuuqeen ayey kala qaybinteedii u dabbaal degayaan.
@zuluhanad3409
@zuluhanad3409 11 жыл бұрын
caasimadii wadanka ayaa lakala gooyn oo markaas ayaa loo mashxaradii meeshas waxa ku cad inuu aqli jirin
@wilkakheyrkafaafiya6272
@wilkakheyrkafaafiya6272 3 жыл бұрын
dhiiga daanaayo aya daran
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 5 жыл бұрын
Allah mahadleh foolxumadas naga saaray jareerka boodboodaya Kala qeybinteno ku faraxsan yahe
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
Walaal cunsuriyada ma fiicna. Ilaahay ka baqo.
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
@@fdama hawiye asga cunsuri ah
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 4 ай бұрын
Hadaba waxbana iskuguma kadarsano manteyba uga so darantahayba hg konfurta ab waqoyiga and it will never change
@homesports8346
@homesports8346 Жыл бұрын
Waa nin kii wadan ka burburiyey ee na bara kiciyey Umada somaliyeed jahanama allah ku geeyo fitnoo le awaal kiisa waa jahanama
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Iimaanka Saadaqa Laydinka Qaad kkkk war Hawiyow Nimankaan shaatiyada Waawayn maxy ahaayeen
@suhaybomer8036
@suhaybomer8036 3 жыл бұрын
Waa kuwii kaakumo Ku geeyay ee Ku xasuuqay
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
@@suhaybomer8036 jubaland General morgan baa ku dambeeyay kollay illaa maantana anaa haysta
@MrCeelgaras
@MrCeelgaras 12 жыл бұрын
BILOWGII WADADI QODXA BADNEYT
Magool dubai show
5:58
asad asadyare
Рет қаралды 53 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 14 МЛН
Olalihii Laguu diray
9:13
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 1,1 М.
Xasuus Xamar part 2 1987
10:00
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 3,5 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 505 М.
BBC Somali: Cali Mahdi concedes Somaliland not attending
7:10
Magool & Hanuuniye - Heesta Allow ha iga-kiin celin | 1991(Re-Upload)
6:33