No video

Nin hal goob ku toogtay Haweeney uu furay oo nin kale aroos kula jirtay iyo Hooyadeed oo waayeel ah.

  Рет қаралды 35,467

Universal TV

Universal TV

Ай бұрын

Пікірлер: 93
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
illahay ha unaxaaristo hooyada iyo gabadheda samir iyo iman walalayaal ninku xuma oo naxaris darana hala so qabto halo toogto umadeydi somaliyed malin walba qoys somaliyed aya ooyaaya from Djibouti wan idin so duceeyey somaliyey walalayaal 😭🤲🏼🤲🏼
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
😢😢😢Allah unaxariisto habaryartey muslimo macalin iyo walashey nastexo nuur dable gacan ka xaqdaran aya dishay janatul fardoso allah ka warabiyo habaryatey iyo walashey macan😢😢😢😢😢
@Saamiya33
@Saamiya33 Ай бұрын
Aamiin yaa rabi abayo caruur ma u joogeen gabadha 😢😢
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
​​​​​​ @@Saamiya33 ha abayo lakin ninka dilay gabadha carur ma eysan u dhalin balayo allah ku ridee iyo musiibo habaryartey macan iyo walashey macan ayu iga fogeyay 😢😢😢😢😢 hada laso dugay fareej aye ku jireen ninki lama haayo lakin insha allah mabad baadi doono illah gacanta hanaso galiyo dad baa qabiil ku difaacayo mujrimka habaryartey iyo walashey dunida dhaafiyey wey ka shaleyn donan cid walbo gacan ku dhiigle ku difaacdo qabiil illah aya ka xisaabin dono kuwa dulmiga ku garabsiiya gacan ku dhiig le kasto qof muslima dilo
@Saamiya33
@Saamiya33 Ай бұрын
@@anisoali4697 abayo samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Ай бұрын
Allah u naxariisto koleey gacan ka xaqdaran baa dishay waxaan ilaheey uga barayay mar hadaan lugu waareyn dunidaan in Alaah guryo dahaba oo carfoon io nolol midii aduunka ka wanaagasan Ale ku arzuqo . Abaayo adiga io ehelka qaasatan wiilka la wareysanayay io gabadha indhaha u xiran io inta kaloo dhan samir ayaan idiin dardarmay 🥲
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
​@@hidaelmi4545 amiin amiin abayo
@JamacCali-o4x
@JamacCali-o4x Ай бұрын
Dhaqan xuma dadkaan naagaha inta lafuro hadana ladilaa macaa sodohda lagudaraa yaa alaah
@Adm9464
@Adm9464 29 күн бұрын
Wax yaab leh waaye. Waa in latoogta sidha ugu dhaqsaha badan.
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Ай бұрын
Illahayow dalkayaga nabad iyo cadalad soo sii hablihi somalidu way dhamadene
@abdiwarsame3507
@abdiwarsame3507 Ай бұрын
Illahay ha u naxariista hooyada iyo gabadheeda' gacan ku dhiiglahana waa in si dag dag ah sharciga la horkeena hadii aay meeshu sharci ka jiro' sidoo kale waa in talaabo laga qaada kuwa jooga saldhiga ee dhoowrka jeer looga soo dacwooday qaatilka ' wixii iloo igmaday way da'yeceen'
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Ай бұрын
Ilaahow kitaab kooda midigta kasiii
@user-dl8mm9zc5s
@user-dl8mm9zc5s Ай бұрын
انا لله وانا اليه الرجعو ن
@saciidamaxamuudaxmad3527
@saciidamaxamuudaxmad3527 Ай бұрын
قال الله تعالى (وَلَكُم فِي اُلقِصَاصِ حَياَةٌ) Haddii lagu dhaqmi lahaa Qur'aanka Alle ina siiyay ee shrfta leh dhacdooyinkan foosha xun mey dheceen qofna kuma dhiiradeen dhiiga qofkle si xaq darro ah balse waxa heerkan na gaarsiiyay waa Dastuur ay dad sameesteen, Qabyaalad, Islaweyni iyo Oday dhaqameed. Haddaanan kitaabka loolaabaninna waligeen sidan iyo kasii daran unbaan ahaaneynaa.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Ай бұрын
Illaahey ha u naxariisto mamada iyo gabadheeda waa ayaan daro in nin raga maalin walbaa dumarka masaakintaa macna daro u dilaan laakin waxaan la yaabay sheekadan oo kale ayaa London ka dhacday arbacadi aan soo dhaafnay kadib markii uu nin dilay 2 gabdhood iyo hooyadood ninkaas oo labada gabdhood mid ka mid ah uu xariiri la lahaa marki aay xariirki diidana uu ayada iyo reerkiba qaar ka mid ah uu dilay
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Ай бұрын
masayr bey u dileen dumarka kalsoonidaa kuyar
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Waa xaasidnimo iyo nolol u quuriwaa
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Ай бұрын
Subxanallah Allah ha u naxariisto
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Hadaa tolkii dabada gashan oo cudurdaar u samayn, Koofiyad bacleyaasha waa u faaiido.
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Dadka xanuusan yaan loo dhiibin qoryha Hala baadho maskaxdoda
@Sahn-sj4fn
@Sahn-sj4fn Ай бұрын
Ilah ha u naxariisto 😢 Isagana ha la gubo ama ha la bireeyo
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Ай бұрын
Inaaalilaali wa Inaaalilaali raajucuuun
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf Ай бұрын
Dadkan maxa daaray arinta camal shoor jeer ayaan Ku aragnay Somalia sidi gaaladi camal ILAHEEY hau raxmado
@shukriomar309
@shukriomar309 Ай бұрын
Inaalilaahi wa inaa lilAhi raa jucuun ilaaheey ha u naxatiistl
@asxaabi
@asxaabi Ай бұрын
Ax ax ax meeshu dil badanaa xamar qalboga engegay
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv Ай бұрын
Allaah ha u naxariisto labadooda mujrimka waa in la soo qabtaaa
@Exsagaaro
@Exsagaaro Ай бұрын
Subxanalah marka uu ugodinayay maxa lamaha amniga logu shegiwayay ne somali hada nahay wax kasto iska hadal ka dhigna wana yaresanaa
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
Wa yarestan somalida hanjabada
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw Ай бұрын
Subxana Allah subxana Allah iilahe unaxariso 😢😢
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Xaasid Noloshuu u qoonsaday Allah Hasoo qabato xamar Cadaalad kama Jirto
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Dilalka ka dhaca Dalka marka laga yimaado kuwa qabyaalada wax kale %90 naagay la xariirtaa
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
Dee meesha sharciba kamajirin Umadan Allah haugargaaro
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je Ай бұрын
Soomaali dawlad wanaagsan Allah hasiiyo
@mohamedabikar9058
@mohamedabikar9058 Ай бұрын
Somali mil fiicn maha niinkeeju illahi hakubadbadee
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Askarta waxaa ku jiro kuwa maan dooriyaha cuno
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Ай бұрын
Rahmanku haw naxaristo dag dag haloo dilo fataalka wax dilay 😢😢
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Ай бұрын
Subxaanalaah
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Ай бұрын
Waa naxdin iyo xanuun
@AxmedRosa
@AxmedRosa Ай бұрын
Walaxaad nabareysan asaad meel kale rabtan inaad geysan
@Dhuxul9
@Dhuxul9 16 күн бұрын
Meeshaan waa halkee
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 29 күн бұрын
Allah masaakinta ilahay hasoo qabto daalinka dilay
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r Ай бұрын
Allaah ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Dhagarta Somalia Iyo qurbahaba kajirta 80% waxa gaysta hal beel 20% waxa uqaybisaa Somaliwayne cajiib
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Shaqsi ayaa wax geeystay ee qabiil waxba ma geeysan.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 18 күн бұрын
inalillahi wa inaa ilayhi raajicun allaha uwada naxariiso Danbigoda Allha Dhaafo Gcacan ku dhiigle Xasid ah buu ahaa Nolosha ayuu ukhuuri waayey
@munalish1438
@munalish1438 Ай бұрын
Allaah unaxariisto qabrigana allah uwaasiciyo allaah unuuriyo
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
Amiin yarabi
@user-rm1sm3rp7d
@user-rm1sm3rp7d Ай бұрын
Alle ha u naxaristo wa mida kabaqo iney igu dhacdo cidana wexey idhahan ma asiga ku dili karo ma asaku qabo marku dilayo iyo waxyabo lamida asagana malin walba wu iso dharana hadan balog saro xita mid kle igaso dharana hadanaku dilin kaw hadana kaga siin marka cida ushego wu iska ciyara wa kaftan e caadi iska dhig lagu dhaha
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Qoriga sababta loogu dhiibey ayaan horey logu shegin daalimkas Labo sano kahor ayuu furey haduu so ceshanayo oo rabitaan u qabo waqti wu hestey wana ku furaa ninkalena ma guursaneysid sbbto ah qoriyaa hestaa waye warkiisa waxan rajeyna ina arko asago la tooganayo haduu Alle yiraahdo
@JJAbdi
@JJAbdi 24 күн бұрын
Naag waa shaaydaan ninkaan islameed ayaay howlaashay legend haduu ahaan lahaa naagta markuu dilo ninka inuu selfie lagalo ahayd 😂
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how naxariisto
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Dawladdu wa un mooryaantii oo shaar qabo marka waxa u baahanahay wax mooryaanta xasuuqo ok.
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 Ай бұрын
naagta hadey ku diiday oo aad furtay maad naag kale raadsatid waxaan cawaanta ah umada halaga qabto cleydninkaas cadaalada hala horkeeno, maxaad ufurtay hadaad sidaas ujecleyd, kuma rabo hadey kutiri kuma rabo lee waaye ninkaas tiirka halageeyo hadey dowlad jirto.
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 Ай бұрын
Cajiib war umadaan dilka iyo dhiiga maxaa uga daatay سبحان الله allaw umadaan sida u dhaan
@da8660
@da8660 Ай бұрын
Ragoow ha isku guursanina naag laso furay.
@truecomment3650
@truecomment3650 27 күн бұрын
Hadii la idin HANJABAADO, ciyaar ha u qaadanina ee booliiska war galiya hadaan meesha booliis aan jirina tolka hala war galiya oo arinta hala galo geeel jireey cashar qaata.
@AliElmiadaweh
@AliElmiadaweh Ай бұрын
😢😢😢😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 22 күн бұрын
Shekonin nag dilo umasero hoyada maxa kenay gurigeda qudbasire quba sire qaali hosedka naagtii qarsataa qashucesa
@asiyabare995
@asiyabare995 Ай бұрын
Bal yabkan eeg Maxaa kibir iyo dulmi ka jira
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p Ай бұрын
Subxanallah
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Ай бұрын
Ciwaanka maxaa uga reebtey hooyada😢
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Nio dadka hubkooda ha qaataan, xaq ma aha in mooryaan hubka loo dhiibo dadkana laga ilaalsho.
@user-xs7of2js7t
@user-xs7of2js7t Ай бұрын
Wlhi masiibo waye iman ka alle ka qaadka maxuu kanrabay wuuba furaye xita mamada maxaa u geyayna
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Ай бұрын
Qofkii kibraaba waa waalanyahay sorry
@rahmaali5038
@rahmaali5038 Ай бұрын
😢😢😢
@AxmedRosa
@AxmedRosa Ай бұрын
Marxuumada illaah naxariisti Jano haka warabiyo Kitabkeeda gacanta midig illaah hakasiiyo Taas meesga ogu gudba Waxan lahadlaya Xaliimayasha hadan idinfurno iska jooga sheedan idinka illalsaneyna hadi kale hee ?????
@LibaanRamole
@LibaanRamole Ай бұрын
Naagaha baa xun, waa shayaadiin
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
Liibaan Ramole baastar ada sheydaan eh wacal
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Uf hadii lagu yiri oo lagaa daldoorsaday maxad la qaraari maad aayar mid ku rabtaa raadsatid. Yahuuu, naag fariin aad ku kala tagtren naxaa ku daba dhigay? Naanaab aan is wadi karin baad tihiin. Hada heer waxaad taagantihiin hagbad/ayuuto noo gala oo na guursada. Adiinkii baa qaati idiinka taagay ee is isbadala inta aan ALLE idiin badalin doqmoyahoow
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
​@@niyaaladem wa cawaan raga qaarkis kan hada commentiga so qoray arag wa baastariin doqomo eh nacalada owlad xalala ma ahan qof islama qof xaqdaro ku dilayo illah ha dooriyo wijiyadoda cawanta xaaraanta lagu dhalay
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
@@anisoali4697. Samir iyo iimaan ALLE ha idiinka siiyo habaryar. Dadkan Soomaaliyeed meel baas baa loo wataa intoodabadan. Rag ma jiro sabankan maanta la joogo, waxaa iskugu soo haray qurun qashaabiir.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo lacagtii masaakinta loogu talagley Diyaarado ku raaca mudo labo sano ayuu diyaarad saarnaa waxa ku baxey 6.7m$ dadkani ayaa u baahnaa in lagu garab istaago
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
Naaya wa cuqdadeysan tahey is daji doqon yahey foosha xun
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Kuwan wa dameeradi islaynaya
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
@@deqawarsame-ml7fm dameer adiga ka liita , gabar iyo hooyadeed la isla diley hada naceybkaga iyo cuqdad aad qabiil u qabtaan kaga fakan la' yihiin, ilaahey agtiina ha idinka siiyo waxad la jiran tihiin
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Xasan ma siil iuo gus is doontay ayaa loo doortay in uu ilaaliyo? Sheeko xumaa waxani. Meelkasta oo aad comments ku qorto waa adigoo Hawiye caaynaya iyo madaxda Hawiye. Aan wax kuu sheego ninyahoow dhimanta ah, Hawiye ma ahi hadana dhulkooda iyo madaxdooda ma caayo, hadoi aad rabin Hawiye dhulkooda uga tag ileen ayaagaa meeshaas aad ka qaraarsantahay lehe. Caay iyo amaan waxba uga qaadi Hawiye walaahi, waana ku dh3x dhashay kuna koray waxaan aad caac la leedahay meelwalba waxba kama tarto Hawiye. Ethiopia sdiinkoo wata ayaad xamar timaadeen adiinkoo diaper idiinka dhacayo ayaad caraar kaga baxdeen ee ciilkan ka kor Hawiye la heshii hadii kale dhulkooda ayagaa leh u daa.
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
​@@deqawarsame-ml7fmKuwii dabdemiskii habeenmadoow kaa saaray maahan kuwaan nayaahooy, akhli hadii aad leedihiin guri dadoow iyo dhul dowmad kuma aad macaashteen.
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Ай бұрын
Afsomaligaaga. Lama. Fahmayo. Ka. Wax. Dilay. Iyo. Adigu. Isma. Dhaantaan Labadiinuba. Waxa. Tihiin. Dameer iyo. Labadiisii. Daan Yamyam. Iyo vqadaadweyn. Bilaa caqli
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
La xawla wala quwata ila bilaahi, naceyb iyo cuqdad ma dad dhintey na ula timid , ilaahey ha ka daba geeyo dadkaa la diley
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Ай бұрын
Duli oromaa oo doqona
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Ай бұрын
Shaydaan yahow ka dhex bax dadka somaaliyeed
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Amin
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Qoti tuugsi doon ah oo ureeysa oo afaa afaa leh yaa fahmaya. Duli diir xun baad tahay nasab waligaa noqon meeyside.
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Ай бұрын
Wey dulmeen waxaa laga yaabaa inay khiyaamayasay inta uu shaqada Ku maqnaa askariga Marka wey ciileen wey dulmeen wax baa jira koley
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
Adiga ma oga, sodohdiis na muxu ku diley, bal no sheeg shiiqow
@MuscabMahamed-bo2ty
@MuscabMahamed-bo2ty Ай бұрын
Wuuba furay oo wey Kala tageeyn Aaba lagu dhahee oo nin kalaa qabay xitaa hadeey qiyaameyso yaa dhiigeda u Baneeyay
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
Xaarami adi ma og ine dulmeen wacalyahow so raac ninka waxba isku tihiin malaha afkaga urka badan isku qabso dhila ku dhashe nacalad ba tahay marxuuminta ka leexo xolayow wacalka eh
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Ай бұрын
Hhhh caqliga faarax wakaas xitaa xumaanta WAA iskugu hilinayan balaya idn qaday 😢
@anisoali4697
@anisoali4697 Ай бұрын
​@@qadrishmohamed9537 ha ma aragtay wa baastariin xolo eh wijigod allah gubo wacaliinta
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 34 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 25 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 11 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 268 М.
Dood Wadaag iyo Xaalada Dalka 14 08 2024
2:11:37
Universal TV
Рет қаралды 24 М.
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 34 МЛН