walalyaal rabbi kabaqa oo dumarkan isqaawiyay cowradooda haka beec mushtarinna dad kala ajnabiya oo sararta isku hayo allow nabixi
@nimcomaxamed123aadan62 жыл бұрын
Reer jabuuti riwaayadaha wau ku fiicanyihiin lkn dumarku ha is asturaan oo nin iyo naag aan murxim isu ahayn in ay is taabtaan waa sharci daro diinta iyo dhaqanka soomaali inta waxan hala ilaaliyo❤❤❤
@zarayou85602 жыл бұрын
Dadka cawro soo qorayo meeshu waa jabuuti caadi weeyaan in darac la xidho iyo shalmada ee is dejiya Huunoyaaal
@momoney00can2 жыл бұрын
More more more
@saadaali63702 жыл бұрын
As ou 0
@7TH-JUNE2 жыл бұрын
Ar Lacagaa.
@baladomar77982 жыл бұрын
Qur quriye
@user-jm9bd5dm8f2 ай бұрын
Waw qudhqudhiye long vie tu es un vrai humouriste
@faizasalatsalat85982 жыл бұрын
Kkkkk waa super
@abdilaahijaamac66442 жыл бұрын
Waaa siyaaasad ismaacil siduu kursiga ujecel yahay la inoo sheegayaa