C/Salaan wiilka Fanaanki hore AUN Maxamed Axmed Dhabarlow waa diyarsan yahay runti HOBOLADA WAABERI nin culus baa idinku soo biiray ilalsada....hore u soco baan leeyahay.
maashaa allaah maamada aad ayee u cod macaan tahay wlhy aniga ayaaba ka heleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@DacwaMedia245 жыл бұрын
Masraxa furan intii dawaday oo Allah ku siimay... 👎👎👎👎 LIKE KU SII DAAYA
@adelmohammed88415 жыл бұрын
Adooga waxaaa waaye kii karateega see loo Salaama
@mahamedalcaynmilatari96595 жыл бұрын
Waa madal aad loo diyaariyay
@yuuyu1145 жыл бұрын
Waddaniga Reer Afmadow aadbaan u salamayaa Soomaalinimadda weyneeya qofwalboow ladagaalan qabyaalada
@adoontiallah56385 жыл бұрын
allah banana wa ii dhibay wa qalad lama ogala intaso banana halmar inla cuno yanes xanun idinku dhicin halayska jiro waa iiga dar daaran insha allah
@abdulkadiraialithanks13045 жыл бұрын
Tartankan muuska ,waxaa ku guuleystey ,inankii ka socdey Dharkeenley sababta oo ah inankii kale Tartankii oo soda ayuu ka baxay ,sidaas ayey guushu ku raacday inanka reer Dharkeenley,
@gaabow10005 жыл бұрын
Islaanta energy ayee haaysaa
@safasamawada70345 жыл бұрын
Niyow waan Ku qoslaa hesaha reer xamarka ah hees maahee wahadal la jiid jiidayo kkkkkkkkkkkkkk
@hassanabdulahi25935 жыл бұрын
🤣🤣
@axmednasiib22085 жыл бұрын
Mr Dhawarlow axsan fanaan
@aminmunye8575 жыл бұрын
We3eshii aan waraabkeed waaye sida saxda ah Wiishkabe ha yeree
Inta ku xiran #masraxa #furan Hala igu caawiyo subscribe and like waaad mahadsantihiin
@abdinurmahamed31475 жыл бұрын
Europe waxaa ka imada dad noolasha ka dhacsan runtii bal, hada waxaay ku hadleeysa dhuuxa bal.
@Burcawi245 жыл бұрын
Laxey afka laydha ka qarso dadka haku mashquuline far is geli
@mahadisse18015 жыл бұрын
Habar kaste yurub ka tiimado maxee uu heestaa
@umasacadiyo9755 жыл бұрын
Ma ila artay horta 😂😂😂😂
@sahalbashash37255 жыл бұрын
ka xishoo dumarka kelimada aad adeegsaneyso HABAR waa laga wacan yahay... waa HOOYO midaada oo kale.... Mahad walaal ka noqo warkaaga.
@tigerhajiahmed22035 жыл бұрын
Kulahaa in masuuliyiinta LA af lagaadeyo waan jeclahay cajiib
@hanihassan37695 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@tigerhajiahmed22035 жыл бұрын
Sidaa Kama aqaano
@asadyuusuf82835 жыл бұрын
Mamada iyo qordheeee way isku haystaan yaa ila arkay Shukansi ayay mesha nolasogaleen
@DulmiDiidMediaGroup5 жыл бұрын
ASC UNIVERSAL TV waxaan aad uga xumahay ilmo kayar 18 sano aan naftadooda mas'uul ka noqon karin in lagu tartan siiyo moos cunid weliba aan arkeyno qatarta ay leedahy iyadoo aysan xitaa u dhaweyn biyo ay cabaan hadii ay timaado xaalad emergance ah FADLAN KA DIGTOONAADA