Dadkii laga burburiyay Guryihii ehalka Siyaad Bare oo Dowladda ujeediyaya Cabsho Dalbanayna Magdhow

  Рет қаралды 46,166

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Dadkii laga burburiyay Guryihii ku yaala Ceelasha Biyaha oo Dowladda Soomaaliya ujeediyaya Cabsho Dalbanayna in lasiiyo Magdhow

Пікірлер: 273
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
H.Gidir ahaanshaheeda wax lagu faantamo ma ahan ee muwaadhiniin baanu nahay dhaha. Hadaad u soo qaadeen magacaas muuriyaanimo iyo dhiigyacabnimo, orodoo khawaarijta iska xureeya.
@user-ns7df1zk5k
@user-ns7df1zk5k Ай бұрын
Hooyada iyo tiii Siiilka qarmuuneyd 😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SALEEBAAN IYO CEYR KALIYA AYAA TIHIIN EE MAGACA HABARGIDIR HA WASAKHEYN. SACAD IYO SARUUR DHUL MA BOOBAAN.
@Allasheikh.
@Allasheikh. Ай бұрын
Caaydu waa ceeb ee wax kale oo ka wanaagsan ku jawaab wll​@@user-ns7df1zk5k
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Faqashstii dhulka dhacaysay ee boontii marexaan
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok Ай бұрын
​@@user-ns7df1zk5kXishoo hooyo mxey kuu dhimtay hadii aadba cayda ka ahaan karin axsan asaga caay ,Hoyadii mxey kuu dhintay asaga waye wxa mesha qoralka kusoo qoray mahoyadii baa damiirku ha shaqeeyo adeero
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z Ай бұрын
Biliqo miyaa rabtaan waxaas ma soconayaan
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Ай бұрын
Oo dhul Aadan laheyn see ku hantidey soomaali indha ageedkeeda wataa tusbaxna waa lalminaa ninkaan
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Dadkaan dhulka awoowayaashood bay ka dhaxleen naag dhahayso aabahay baa ii xaday Kama yeelayaan. Garbahaaray goof ha ka samaysato Booliqaran waa dhamaatay aabaheed buu la dhintay dhacaas
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x Ай бұрын
War doqonoow xaqiiqada adigoon ogaan miyaad wax xukumeysaa😊
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Ай бұрын
Dadkan islaamnimo Ayaa ka muuqata laakiin wax Ay laheen AYAY ku doodayaan
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc waryaadha sharciga u hongaasama qofku markuu meel guri ka dhisanaayo meel xalaal u ah haka dhisto oo xaaraanta iska ilaaliya ✅✅✅✅✅✅🌎✅✅✅✅✅
@bario1091
@bario1091 Ай бұрын
Habaraney sanadkan godkiina ayaa biyo sogaley wax walbo waqti ayee lee yihiin ee kakaca dhulka idinka leheen
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w Ай бұрын
Besha habargidir. Mel an laga aqoon baa losocdaaye waxaa ledihiina qata wixii inan lahayna dadka leh kuwareejiya
@Abdullah-xs1lt
@Abdullah-xs1lt Ай бұрын
aderow lahjadan celasha iska daaye xita kofur maha magacii hawargidir dad nanaga leh aya kaso hartay war carada illah wey weyntahe kataga masha
@abdihasanjama9829
@abdihasanjama9829 Ай бұрын
Koonfur galbeed guul
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Habartaa guul eelay
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SALEEBAAN IYO CEYR KALIYA AYAA TIHIIN EE MAGACA HABARGIDIR HA WASAKHEYN. SACAD IYO SARUUR DHUL MA BOOBAAN
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
HG ayaa nala dhahaa balaayadu iyo rabshada waan garaneynaa kulahaa ninkaas warkiisa waa cadyahay
@user-pn6ci6gj4x
@user-pn6ci6gj4x Ай бұрын
Waxaas waa iska booto
@bario1091
@bario1091 Ай бұрын
Mamba xishonayaan asaaba cadeysanoyo iney dhib badan yihiin 😅😅😅
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
🤣🤣🤣
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
@@user-pn6ci6gj4xbooto ma adaa ka dhigey awood la isticmali xabad baa taqaan
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SALEEBAAN IYO CEYR KALIYA AYAA TIHIIN EE MAGACA HABARGIDIR HA WASAKHEYN. SACAD IYO SARUUR DHUL MA BOOBAAN
@saciidbereed2311
@saciidbereed2311 Ай бұрын
Dadkaan xaqa allaah tuso
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Ай бұрын
1991 dhulkaan wuxuu ahaa dhul banaan maba la deganeen. warqadahaan Cabdale Shideeya lagu sameeyaa wax qiimo leh ma aha.
@salmaanshariif8369
@salmaanshariif8369 Ай бұрын
1991 maxaad ka rabtaa 2007-dii 29 December Ethiopian ka 🇪🇹 .arka ee soo galeen Muqdisho ka dib 2008-dii loo qaxay Ceelasha ayaa Wlh dhulkaasi la degay 2008-dii waxa ma horeeyay Googaf Cidla ah ayuu ahaa duur ah
@abbasabdi1987
@abbasabdi1987 Ай бұрын
😂😂Qof kale aa leh intee kasocotaa markaa Qabiil nacayn iyo cadaalad isma saarna
@NusaibahMohudinMohamed
@NusaibahMohudinMohamed Ай бұрын
​@@salmaanshariif8369 Aso cidla la lahan kara
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
Dadkii baa la dhacayaa, Guryahoodii baa la duminayaa, xassan qufe , ilaahay baa ku Arka.
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 Ай бұрын
INTEE LE,EGYIHIIN OO AY XAARAAN DOONAAYAAN WAXAA ISAGA DARSAMAY XAQII IYO BAADILKII
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
Saxiix waa sidaas
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SALEEBAAN IYO CEYR KALIYA AYAA TIHIIN EE MAGACA HABARGIDIR HA WASAKHEYN. SACAD IYO SARUUR DHUL MA BOOBAAN
@salmaanshariif8369
@salmaanshariif8369 Ай бұрын
Walaalaheey Habargidir Dhul Aduun Xaaraam ah Qabri Aakhiro laba mitir lagu dhigayo ayaa kaa danbeeya ee ilaah inta ka baqdaan inta isceshataan Xoolo aadan laheyn Caruur aad ku dhaleysaan ku korsaneysaan waxba idiin tari maayo ee Alle unoqda
@user-tw2qv1lo3p
@user-tw2qv1lo3p Ай бұрын
Hg aan nahay haddey dhahaan in laga hiilinayo, lagana dhigayo dad dhulka xoog ku daggan waan ogaa, balse xaqqa Rabbi aa jecel dadkaan dhulka way gateen, waxayna ka gateen awowyo sanado aan dheereen geeriyootay awowyadaasna awowyadoodaa dhulka degnaa, bililiqo iyo xaaraan waxa u socdaa waa kuwaas sheeganayo Reerb Siyaad Barre, dukumiintiyo been abuurna ku soo dulsameestay Dadkii dhulkaas deggenaa oo ay awowyadood ku aasan yihiin.....
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
Waxa maqley dadki goofafka laha in dowladi siyaad bare kala wareegtey waa hore , dad kalena u sharciyeysey , dadka lo sharciyeye hadey dhisana lo celinaayo goofleydi hore, dadkan hadey goofleydi ka gateen mar kale wa macquul in wareer imaan karo, dhul badan ba dhibkan hada ka jira dalka
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Ай бұрын
Ceelasha biyaha maba jirin waqtigii afweyne. Ina afweyne siddee usheegataa markii laqaxay kadibaa LA dhisay Ceelasha biyaha
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 Ай бұрын
Xasan sheekh waa balaayo wuxuu natusay sanadkaan HABAR GIDIR CALAACALEEYSI
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga Ай бұрын
😂😂😂
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Ай бұрын
Maaha habar gidir kaliya goof abgaal waaye
@alifarah5262
@alifarah5262 Ай бұрын
Meeshan HG kaliya ma dagana Soomaali oo dhan ayaa dagan laakiin Abgaal iyo HG ayaa deegaan ahaan u badan
@khayremohamud2651
@khayremohamud2651 Ай бұрын
qof khamiis iyo tusbax wato oo xaaraan iyo waxuusan lahayn raadinaayo yaab badanaa, 30 sano hadaa deganayd si firiiah adeer halkaa kabax yaan laguu qabsan kiro 30 sano ahee.
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
Waa dulmi aad u xad dhaaf ah, ilaahay baa ugargaari, dawlad ma jirto ee Allahayow u gargaar,
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
@Gracias2024 waa caddaalad daro xun baan ujeeday ,
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
War ceyr iyo saleebaanow is dejiya hoow ✅✅✅✅🌎✅✅✅
@FeysalNice
@FeysalNice Ай бұрын
Tuugo ayaa tihiine orda Aada Goboladii aad ka timaa deen 😂😂😂
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 Ай бұрын
Mooryaanimo laku waynaaday
@quenmaida1376
@quenmaida1376 Ай бұрын
Farmaajo waa marexaan sidaan miya u danbeysay aduunyoy xaalkaaga ba.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano waa in laga sifeeya HG ku bahaloobey hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Ай бұрын
H/G af waxba loogama qaado
@dhuubo.....
@dhuubo..... Ай бұрын
Hg maxaaraan cun baa faan u ah subxaan allah
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Ай бұрын
xaaraan aanan adiyo qabiilkaagu cunin H/G ma cunin
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SALEEBAAN IYO CEYR KALIYA AYAA TIHIIN EE MAGACA HABARGIDIR HA WASAKHEYN. SACAD IYO SARUUR DHUL MA BOOBAAN
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Ай бұрын
Kulaha habar gidiraae nala dhahaa balaayo iyo dhac ayaan our nool ahay bililiqo u joog waa dhib
@mohamedabdishakur1350
@mohamedabdishakur1350 Ай бұрын
Universal TV ciwaanka warbixintiina ayaaba dhan u janjeera maxaa dadkaan inta baxdaan warbixin uga soo diyaariseen hadiiba aa ogtihiin in dhulka ay leeyihiin ehelada Maxamed Siyaad Barre???.
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe Ай бұрын
Waryaaya wax lala hadlaahi ma joogaan, meesha Iska dhiciyears gunta maalkiinii baabi'isay. Wax kaloo furani ma jiraan. Xasan Sheikh wuxuu ogolaaday in duleedka Muqdisho laga maamulo Baydhabo. Caqliyadaasi yaa laga sugayaa wax kheyr leh.
Ай бұрын
Shabeelaha hoose anagaa leh, baraawe anagaa leh, ceelasha biyaha anagaa leh,jaamacadda anagaa leh,Dabdamiska anagaa leh, shiirkole offishaale anagaa leh, Ma dhici kartaa iney sharciyad sheegtaan.
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 Ай бұрын
NAC NAC
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 Ай бұрын
Tuuga ayaa tihiin ka baxa dhulka umada meelkasta qeyla ayaa la tagantihiin ku labta gobolkiinii moryaan
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Dadka noocan ah ayaa diidan dawladnimada Maxaa kooxda shabab loo dhahaa waa nabad diid? Dhul dad leeyahay ayad ku habsatay kadibna maxkamad ayaa kaa saartay Maxaa buuqa keenay?
@Bambelmo
@Bambelmo Ай бұрын
Siyaad Barre Allaha unaxariisto, hadaan laxaqirayn nabadi noogama dambayn. Caruurtiisana madaxeena eey saaran yihiin, dhul eeysan lahayn inaan siino eey astaahilaan. ( qabiil qabiil qashinka nooga dara)
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Ай бұрын
Cidaan HG ummadoo dhan ayaa nacday dhaqan xumidooda darteed..haddana suu u hadlaayo dadkay isku sii diraayaan..caqli shaqeeyo ma laha waa jiilkii bililiqada ku koray xalaashadayna oo waxaan dadkalaa leh ma aqbalaayaan ee waxaa lasoo gaaray markii la xaaqi lahaa oo lagu xareen lahaa guriceel
@Abdiyare17
@Abdiyare17 Ай бұрын
Birmade xasan shiekh waxan kutagera dhulki xaranka lagu haystay dhaman wuu soceliyey Farmajo cabsanayo mahan
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 Ай бұрын
hawiye iyo indha adeeg, yaab
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 Ай бұрын
Hagaag illahayow uu karkar shacabka somliyed ee la dulmayo
@user-em1dr1sd3g
@user-em1dr1sd3g Ай бұрын
Hg nahy kullaha😂😂😂😂 hhhhhgggg sosocda🎉
@yusufabdi7272
@yusufabdi7272 Ай бұрын
Intaas oo sano 34 sano kiro dhiiba Saqajaan yahay😂😂😂😂😂😂😂🎉
@user-tw2qv1lo3p
@user-tw2qv1lo3p Ай бұрын
Hg inta ay dhulkaas ku lee yihiin ma badna, balse inta yar ay iibsadeen ayay difaacanayaan dadka la midka ahna ee reeraha kale way u doodayaan waana geesinimo iyo gobonimo waana arki doonnaa shacabka dhulkaas oo sidaan oo kale u kacsan dhulkodana carab iyo waxwalba ku difaacanaya.....
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge Ай бұрын
Siyaad barre dadkiisa ama ilmihiisa in ay guryo dhistaan ayaaba xaaraan ah waayo halkee ka keeneen hantida Inteesa ku maqnaayeen halayska dhiciyo wasaqda afka xun waa.mooryaan
@dhuubo.....
@dhuubo..... Ай бұрын
Subxaan allah waji xaraan cun ah waa modoow
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 Ай бұрын
habar gidir 2024 ayay qax bilaabeen adkeysta oo calaacalka 30 sanaa dadka qixineyseen
@dhuubo.....
@dhuubo..... Ай бұрын
Habargidr allah kabaqa oo cesha xaqqa dadka
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Ай бұрын
Yaab merlkasto inay degaan ay rabaan aaway guryihii dawlada ay bililiqeesteen
@yuusufsheekhabdisulub4342
@yuusufsheekhabdisulub4342 Ай бұрын
Oo ina adeeroow markii laduminayey maxaa hubka uqaadan weyseen meeshaan dawlad kamajirtee
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Ай бұрын
Waa qaateen, ciidamada KG ka soo sifeeyey. Calaacalkaan ma inay baryo ka tahay moodaa, runtee arkeen.
@Nopeee2358
@Nopeee2358 Ай бұрын
Asc waxan rabaa talefanka sheq usuuli
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge Ай бұрын
Elay hg bur bursanaaya waa aduunyo gadoon ee sharcigaa laysku gaadaa
@maxamedraageisaag6363
@maxamedraageisaag6363 Ай бұрын
Wixii idinka aboodaan la yimaada
@ifraaxmaxamed980
@ifraaxmaxamed980 Ай бұрын
Ilahay kabaqa xaq aanad lahayn hauqaylin
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
HG ilaahay noogee ayey ku leeyihiin jaahilnimo darted..
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SALEEBAAN IYO CEYR KALIYA AYAA TIHIIN EE MAGACA HABARGIDIR HA WASAKHEYN. SACAD IYO SARUUR DHUL MA BOOBAAN
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Ай бұрын
Siyaadbare siduu hanti dhul u yeelan karaa Aan ka ahayn Guriisa. War legancy ayaa laga takaa Reer Siyaad bare Aabihiin uga taka saacatan Dhul awalba Aabihiin dlmagac Dowlad ayuu ku qaatay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
layaabma lihid boobka dhulka imisa aya hanti kugu maqan oo dad rayid ah lahayeeen? gedaginaba xaaraan baa ka saemsan tihin waxa xamar maalin walba la olaleso waa intaa xita ducoyinkina lama aqbalo qofka xaratans ku soo nolaa
@MohammedAli-uy4ls
@MohammedAli-uy4ls Ай бұрын
Waxa boob ah dhul shati dawladeed lagu qaatay ee aan qofki daganaa goofka lacag laga siisanin, aananna ladagin oo baahi loo qabinin, ee haddana markuu magaaleyey gooflihii wax ka iibsadana uu helay ee uu iibsaday, inta loosoo noqday 34sano kadib la yiraahdo 500 Boos anaa leh aabahay baa ii sharciyeeye nin kii goofkana aabahay warqad uma samayni. Marka maanta ayaan sheganayaa si aan lacag aan caqliga galaynin uga qaato, anigoon shalay shilin ka bixinin miyaa xalaal kuula muuqata!! Kala baro xalaal iyo xaaraan!!!! Lacagtaas aadan shaqaysanin , dhul dhaxal waalid gaaga dhintay oo xalaal ku yimidna aan ahayn miyaa lacagtiisu xalaal kuu tahay? Oo sadaqa lagaaga aqbalayaa?
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Ай бұрын
@@Jaalejaale12 zero. Ma ii sheehi kartaa Siyaad barre intuu uga keenay Dhul goof la eg.?
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu Ай бұрын
Siyaad bare "A.U.N" hal guri ama boos Somalia kuma laheyn, dhulkaan waxaa qeyb ku leh Gabadh uu dhalay Siyaad bare oo iyadana dhimatay, "A.U.N." & Sadex Odayaal kale, arintaan dacwadeeda waxay socotay 13 sano, inta Somalia maxkamad jirta ayaa u xukuntay..
@NusaibahMohudinMohamed
@NusaibahMohudinMohamed Ай бұрын
​​@@MohamedHassan-jq8gu shekaday yaa u shege madaxweynsha daarod eh maka wada hadet dhimataya hadey noshahay hado madax hawiye dhali laha mooryan dhahi lahed
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Ай бұрын
Adi Guri aan lahayn see u dhisateen oo aad ugu ilmo dhaleesaan yashuu
@abdihasanjama9829
@abdihasanjama9829 Ай бұрын
War iska aamus
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
xoolo xaaranay kudagalamayan bal fiiri sida caqligu u fasahaaday iyo diintuba
@MohammedAli-uy4ls
@MohammedAli-uy4ls Ай бұрын
Xoolaha siyaad gabadhiisa maxaa siiyay meeqay lacag kabixisay intaasoo Boos markii lasiinayey?!! Mise waa shaati dowladeed aa lagu dhacay oo lagu yeeshay!!!! Dadkiigoofka lahaa na aan intasoo Boos loo ogolayn!!! Hadday dagi lagayd lagama kiciyeen laakiin dadkii lahaa oo goofyada lahaa baa meesha daganaa, haddana gatay!!!! Siyaadna qof kastoo uu siiyay wax laba Boos kabadan oo haddana uusan dagaan ahaan u isticmaalaynin waaba in la cancelaa,maxaa yeelay waa dhac hor leh oo dadkii dagi lahaa oo wadan ka joogay ka qaadanaya hanti aanay awoodin ayagoo aan awalba lacag ka bixinin ee loo xoogay!!!
@farhiyaali1183
@farhiyaali1183 Ай бұрын
Illahay kaa baqaa oo xoolahaa dadkaa intaa kuu noladan cafis waydiista guur yahaa dadkaa kalena ugaa baxaa indhaa adagaa iskaa dhafaa
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 Ай бұрын
WAsax inlaburburiyo dad deegaan ah canshuurbixiyaal ah shan ruux oo haaraan iyo dulmi iyo qarashkubixiyaan intaresnakaraadinaaya kuwadowlad iskusheeg iyo maamul goboleed iskusheeg ah in ayqaataankiirabo iyo kiidhisanlahaa waain aadkujihaadaan manadhicidoonto in eykuledaan wuxuunadhulkaas u dhamaanaa shacabkaas miskiinta ahkuwaan maanta xukmey weytegayaan kuwa shacabka uhiilindoona ayaa imanaya
@zamzamqurux8691
@zamzamqurux8691 Ай бұрын
Viva h.g❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Xoolahiina hadii ay xalaal yihiin Maxaa galiyey dhul idinlahayn War Dulmiga waa lagu duloobaaye Jooga.
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Ай бұрын
Tuugsanaa aakhiro waxba miyaadan u dirsatay bililqo ku nool
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Ай бұрын
Sharaf iyo karaamo kor kaaga ha ahaato walal. Meel fog Nala gaadhsii channelkan diiniga ah kana faaiidayso. Jazallah khyr
@HassanMohamed-jl8ou
@HassanMohamed-jl8ou Ай бұрын
Waa mooryaantii galguduud iyo mudug waa cajiib runtii kuwaan dowlad ma rabaan najaas waaye
@raghedanan3959
@raghedanan3959 Ай бұрын
Siyaad Barre ma lahaan karo Dhulkaan
@ikacasenin7063
@ikacasenin7063 Ай бұрын
Balayo iyo baas lagu fanayo walegey ma arkiin habargedar Ka hoor.
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 Ай бұрын
Konfur galbeed aa war maa lakala xisgoodo xee ku yelatay dhulka celasha xasan iyo xisbi naahane maxishoodaan
@hassanmaalim7008
@hassanmaalim7008 Ай бұрын
Maxakayaloshabeladahosee Cadadoad
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Hg tuugo badana 😅 waxaad udhamanaysin waa xaraantinimo
@user-st5xf5dg3j
@user-st5xf5dg3j Ай бұрын
30sano ayee xaq darro ku dagnaaye maanta ayee cadaaladii timid ee qeelida iska daaaya
@jamilaaden9130
@jamilaaden9130 Ай бұрын
biliqo hadaad barto waa iska sidaas gurceel iyo baadiye kasoo xarooden dhul aadan lahay dhiso wereer weeyh
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 Ай бұрын
caku dadka muqdisho intad dawlada ledihi burcada villa Somalia joogto udac wonaya iskadaya caqliga raqiska nimanka qabriyada faganayo waxad uga dacwotan meleh e wa adinki dhihi jiray Farmajow so bax guryihina iyo hantidina wax udhimin kuwan mad mudaharad kaga sartan doqon xoogbadan ayad Wali Qabiil kutagereysan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Xasan shiekh. Wareeysta .isagah iibsaday
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 Ай бұрын
Haddii Dadka dhulka laga jebiyay h ay haystaan Doc.xilligii Siyad Barre hala baaro 2da Doc.midbaa bug noqon doonee.
@HassanMohamed-ew7qh
@HassanMohamed-ew7qh Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂 unnuka leh waxaas waa sheeko baralay
@muslimaali3279
@muslimaali3279 Ай бұрын
Hawar gidir dhulalka ceelasha waxba kuma lahan , raadsada dhulalkiinii waqooyi ayuu jiraaye iska daaya indha adega oo dadka dhulalkaasi lahaa u daaya waa sidee ma xoog baad ku leedahiin
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Illahay ka baqa dhul aydaan lahayn. Haku doodina aduunka waad ka tegaysaane
@bz768
@bz768 Ай бұрын
Ma ahayn H.Gidir babeenkii lagaa duminaayay?
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Ай бұрын
Walee daarood hawiye maskaxduu kaheystaa
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k Ай бұрын
Xaaraantii baa ku qaraxday soddon sano ka dib
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Ай бұрын
Dhulkaas cooling feel iyo ari ay lahayd sham had maxamedr siyaad ayaa dhulkaas Harare oo xoolo u daawi jireen ader aada dhulkiinii iyo dhagaxii siyaad bare isolate keenay
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Ай бұрын
sax iska celiya gaalkii af wayne ilaahaay meel ha kula cadaabo fircoon af wayne fircoon oo kale buu ahaa dhulkana wuu boobay khaniisku maxuu haystaa
@user-ri7iq7yq1r
@user-ri7iq7yq1r Ай бұрын
Meel waryaa ubaahan hadal kama taro ee iska dhiciya tuugada hal dhul hadii lagato daadka ayaa idin qaadi doona intii ruux idinka nool yahay dhiidhiya oo dagaalama habar gidir hadal iyo walaalow laguma aqoon habar gidireey mar hore ayaa la idiin kasbeeyey fadhiga kakaca ninkii diley walaalkiin adinkana wuu idiin danleyahay ee daqar gaarsiiya maangaab ku taladiisu wa maqane jooge habar gidir guul iyo gobonimo
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Dhulka ya kaga dhintay, dacwo Lee ma kujereysin xolo dadow le ma rabten, war xeshoda
@user-iw4ts8tp3n
@user-iw4ts8tp3n Ай бұрын
Dad gar waaweyn hadana dhul is laameed ku doodayaan yaahuu
@naciimaxasan448
@naciimaxasan448 Ай бұрын
Qof aan habargidir aheyn oo labaro kicinaayo lama helaayo Waayo deegaan ma ahane waa qabsadeen
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 Ай бұрын
Ninyahoow dhul qaylo kajirto kaleexda hadii shalay qalad laidiinkaga gatay maanta dacwo ayaa idiinfuran
@sahalade4245
@sahalade4245 Ай бұрын
Xoolo dad leeyahay ayey rabaan yaaab😂😂😂
@amineta378
@amineta378 Ай бұрын
Gawene xaaraan kunaax adaa dayuus ah
@shukriabdi4808
@shukriabdi4808 Ай бұрын
Xaaran cunayaal soo socda malaginii baa yimi habar gidir ma dadkuu cunaa.yaa.huuu waa ugu liitadaan dhiig miirad faaqda daaya cidna kama adkidina maxaa ismoodeen waa ugu liitadaan dadka yaa u hanjabeysan horu usoco abgaal geesiyaal dowlad ah
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d Ай бұрын
Siyaad bare maxuu lahaa tuug buu ahaah
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
War tuugtan nagadaa hadalkooda Dhul aanay lahayn ayey u qaylinayaan War sheekadaasi idiin socon mayso. Dhul aanay lahayn ayey doonayaan inay xalalaystaan
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Maxaad dhul adan lahayn ugalisay mooryaan dhuleed iyo mooryaan diimeed wakhti goodi wudhamaday
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Ай бұрын
Hg waa hoogteen intee aadaysiin hadii meel walbo laydinka raro almiino xeryaha barakaca yaasha gala
@Beir-e2y
@Beir-e2y Ай бұрын
Naagah in ay tuugo yihiin wajigey qarsanayaan tuugo h.g.orda cadaado aada
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Waryaadha illaahay ka baqa oo dhulkan dadkii lahaa ayaa u yimid. Xishooda oo meeshaa faraha ka qaada wax aydaan lahayn oo dadleeyahay inaad ku habsataan Idiin suuroobi mayso
@ahmedmohamud787
@ahmedmohamud787 Ай бұрын
Waa yaab meel. Walbo waxaa Soo taagan odayaal hanjabaayo
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Ninkii idinka gatay lacagtii ii u raad dada oo dacwooda habargidir dhulka Waa ku wada habsatay dhul gata gobolbaa ka timaateene
@Xk.music12
@Xk.music12 Ай бұрын
ilaahow umada ka qabo habaaraneey tuugo
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Maxkamada aada tuugtii in dhashay wase
@io7008
@io7008 Ай бұрын
Waa moryaantii 😂😂😂
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Xaran bad ku dagned 😮
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
War Mooryanyahay Meel Fariista Mooryaan Argagixiso yahay Wa Jiingado Waxa Laburburiyey
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
Hal boos iyo labo waa lagartey balse 500 oo boos? Ma qaaluurshaa uga dhintey taasi xaq maahan shacabka yaan la boobin! Nabadeey
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Ай бұрын
Dhulkaas dhulal banaan ahaan jiray oo cid rabtayba ma lahayn waagii berisamaadkii. Waana sida dhulka uu lahaa Macalin Nuur oo aagaas ku yaalay, una sadaqeystay inay xabaalo noqdaan. Dhul aad u balac weyn ahaa, ilaa iyo hadda dad lagu duugo. Marka yaa siiyey Macalin Nuur dhulkaas waala dhihi karaa iyadana.
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН