Musalsalka Dhagar | Xalqada 1aad |

  Рет қаралды 79,088

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 11 күн бұрын
Alla fillimkan waan Ka hellay. Wll. Xalqada labaad. La soo😊😊😊❤❤🎉🎉🎉 dhakhsada
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 күн бұрын
Wow Filimka Ay Reer hargisi ku jiraan waa filim iyo badhee🎉🎉🎉 waan salaamya theam ka unvstal tv🎉🎉
@FANYVIDIO436
@FANYVIDIO436 11 күн бұрын
Kan musalsal wuu dhafay soo badiya❤❤
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 7 күн бұрын
Caruurahan qarniga illaa guurka waa la gaynayaa. Yaab badanaa
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz 11 күн бұрын
Horta wad mahadsantihin Runtii wixii wacyiga bulsho Ka hadlaya waa loo baahan Yahay Wana soo dhawaynaya Wana mahadsantihin inta kadib Wixii anshaxa&shareecada Islaamka khilaafaya kasaara Oo saxa teamka musasalkow Wad mahadsantihiin akhyaarta
@JamalJey-z5m
@JamalJey-z5m 11 күн бұрын
Sheekada musalsalkan waa baraac . Dadka jilaya baadiyaha ha ugudarnaadan
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 10 күн бұрын
yaa kuyidhi daawo ee kusoo qasbay
@AsmaDayib-p3k
@AsmaDayib-p3k 5 күн бұрын
Film bilaa Hibaaq gobada abdiqani isku filan ah bilaa ceegag ah waa madhax
@suhuurali9273
@suhuurali9273 11 күн бұрын
Waa imsa xelqadood ❤❤❤
@aminahassan6494
@aminahassan6494 11 күн бұрын
Hayaaay flimkii cusbaa durba dagaal bu ku bilowday😂😂😂😂😂😂❤❤❤. Filmk ii musikk 🎵 baa waqtiga qaatay
@maxamedcaabidigaale3779
@maxamedcaabidigaale3779 11 күн бұрын
Soo dhakhsada waa taxane shidane
@DeganSh
@DeganSh 11 күн бұрын
Waa film laga soo shaqeeyey waxanse is idhi musiga haday ka daayaan maxaa dhicilahaa Olaahow Naga soo furo Somali musik ayaa waalay culimaduna kama hadasho in badan
@lulhassan5890
@lulhassan5890 10 күн бұрын
Universal TV wankahelaa
@Booska2024
@Booska2024 9 күн бұрын
Daaci bilaasn waku slmyaa ❤❤❤❤❤
@guleedafrika254
@guleedafrika254 11 күн бұрын
Astaan TV hanagu noqonina universaleey
@Ilkacasemaxamuudkhadar
@Ilkacasemaxamuudkhadar 10 күн бұрын
Waan u xiisay musalsal maan daawan.baryahayn
@123xamda
@123xamda 10 күн бұрын
Alla bawaan guray San u tageero
@SafaSafa2025-yh8ku
@SafaSafa2025-yh8ku 8 күн бұрын
Tv makasoo galaysaa wllo
@sahrashugri1905
@sahrashugri1905 11 күн бұрын
Waad majadsantihiin unverssl TV 😊
@shamis9060
@shamis9060 9 күн бұрын
Sucaad darteed ayaan halkan u soo galey.
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 8 күн бұрын
Mamooyinka qaar ba wiilsha halaabiya, nin dhan oo jaamacad ka soo baxay wali ha tidhaahdo daadaheeya oo qacanta wali qabta 😂
@mumimcabdi1388
@mumimcabdi1388 2 күн бұрын
Markaad wax dhasho ayaad fahmi doontaa ee maanu isku yaacnaa
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 күн бұрын
@mumimcabdi1388 caqli darada biliadam ka haysata,waxa weeyi marka la filo in la garaadsado marka wax la dhalo, dareen ka waalidnimo & masuul nimo waa kala nooc, isku tijaabi in aad kala saartid Edo. Masuul naftaada ka noqo intaanad wax dhalin, si ku wa aad dhasho aad u bartid in ay naftooda masuul ka noqdaan.
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 2 күн бұрын
Weeki imisa jeerbaa lasoo dayaaa asxabeey
@aminahassan6494
@aminahassan6494 11 күн бұрын
Hablaha ha ugafin barito Waa taa xaaskaada noqon doonta gabar soomaliyeed oo marka wax ka dhinaadaan aad ula imamdoonta ra,ayga. Markaa ha dhihin caqligooda kuma filna please.
@QadanCaydiid
@QadanCaydiid 10 сағат бұрын
Widhwidh ciyaalkii hore😂
@Hal-abuurmurtiile
@Hal-abuurmurtiile 11 күн бұрын
❤❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 11 күн бұрын
Wan Sugi Kari Layahay 40m Ka Hadhay
@Hal-abuurmurtiile
@Hal-abuurmurtiile 11 күн бұрын
Hada 13 minit kahadhey qurux
@MkXiddo
@MkXiddo 11 күн бұрын
25:40 🎉
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 11 күн бұрын
Waarun aabo Iskuulka nage Shaqada nage Guurka gabadha noodoon Mrka naweydii anaga lacg 😂
@Deeqasiciid-g5d
@Deeqasiciid-g5d 7 күн бұрын
غئكن
@jamilanor653
@jamilanor653 8 күн бұрын
Ninka xilka loo raadinayo iguma cusba, filim hore miyan ku arkey ma ogi🤔
@warsanismael7739
@warsanismael7739 5 күн бұрын
Caliyow xusuus kugu dullee weled xumaadaaye. Mar uun baan xaley hurdada ka kacey oo xafiiiltamaye. Xiniiiinyaalihiii kula sinnaaa xoogsi buu tegeye! Xadka qabada niman baa gudboo soo xakaabsade. Ragbaa liiraha Xamar u tegey xeeb intuu maraye!……
@FaraxAhmeth
@FaraxAhmeth 11 күн бұрын
Mashallh
@Dalxa12
@Dalxa12 10 күн бұрын
Xalqada 2 labaad dhakhsada
@samiirashaafici518
@samiirashaafici518 11 күн бұрын
Welcome
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 8 күн бұрын
Sucaad ❤❤❤❤
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 11 күн бұрын
H yoonisoo dhami ma xilbay qabanaysaaa wagar guray baa udaran
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 2 күн бұрын
Haa waan qabnynaa😂😂
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 2 күн бұрын
@Nuurabilan1234 imis xilbaa idinka maqan
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 2 күн бұрын
@@GuledAhmed-kz5ts horta 30 years waan haynynaa markaa wakaa lol 🤣🤣🤣
@Xamsejaamac-b7k
@Xamsejaamac-b7k 11 күн бұрын
Waay taxane wansn
@amalmahmoud9113
@amalmahmoud9113 11 күн бұрын
😂😂😂😂 Shada anaa kugeeyay anaana ka eryikara uf nin isagu iswadikara oon karabin inaad rimood unoqoto hala doorto Dumaroow
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 11 күн бұрын
Wax aan diinta ku fiicnayn ayaa film ka kamuuqda sida habrahaas badhidooda ogaan umuujinaya ee shalmada gaaban intay qaateen haddana kasii faydaya ha laga saaro film ka ama hala asturo caqligoodu kuma filna xaawalayda ee
@FANYVIDIO436
@FANYVIDIO436 11 күн бұрын
Waxa ya kudirsaday adi😂😂😂
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 11 күн бұрын
Kulahaa “caqlioodu kuma filna xaawalayda “ 😂😂😂😂 adeer iska seexo
@MaxamedMuslim-6
@MaxamedMuslim-6 11 күн бұрын
كن متفائلا
@phphphphphph
@phphphphphph 11 күн бұрын
adiga maxa ku diidey nuxurku sido ee dabada dumarka ku tusey dumarku way asturanyihiin masha allah mala asturada waxad u taqana sida carabtu u labisate
@phphphphphph
@phphphphphph 11 күн бұрын
@@DeganSh dumarka anigu waban u hiilinaye waad khalad fahantey qoralkeyga
@UmuHodan-w8s
@UmuHodan-w8s 11 күн бұрын
Aaway qeeybtii kale universal maba soo jawaabaan
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 8 күн бұрын
Ku soo dara qaybta labaad 😂❤
@AadanXasan-ez7io
@AadanXasan-ez7io 11 күн бұрын
M.sh Allah
@XawaAdan-l5d
@XawaAdan-l5d 10 күн бұрын
Adiga ilaway kulaha 😂😂😂
@AbdillahiwaisNasser
@AbdillahiwaisNasser 9 күн бұрын
Good ❤❤❤
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 11 күн бұрын
Ari saan uqurxoon goorma igu dambeysay waagaa yaraay wphi
@abdirahman77
@abdirahman77 7 күн бұрын
😂 👏🏼👏🏼
@IstaahilKhadar-c6v
@IstaahilKhadar-c6v 11 күн бұрын
😊
@IdilAbdi-md7fn
@IdilAbdi-md7fn 11 күн бұрын
🎉😂❤
@abddirashidahmed5191
@abddirashidahmed5191 Күн бұрын
Badiyo korsi mayalo miya
@Ahmad17056
@Ahmad17056 11 күн бұрын
Isagaa kuwaan abwaanka 😂😂😂😂
@zakisaxaaf8596
@zakisaxaaf8596 10 күн бұрын
😅
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 11 күн бұрын
😂😂😂😂
@QadanCaydiid
@QadanCaydiid 10 сағат бұрын
Gs
@TarsanValdestwo
@TarsanValdestwo 10 күн бұрын
Lwhi musalsalka sadiiq widh widh ban udawanaya qosol maydhan weyaan😂😂
@HanaCabdi111
@HanaCabdi111 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
Musalsalka | Dhagar | Xalqada 2aad
26:56
Universal TV
Рет қаралды 48 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Musalsalka |Dhagar | Xalqada 4aad
27:53
Universal TV
Рет қаралды 13 М.
KALMAC SHALMAD RAAC OO NOLASHA LAGU QABTEY🤬😱
6:10
Kalmac khan
Рет қаралды 18 М.
Surah Al Baqarah Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufi
1:31:05
Daarul Salaam Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Iftiinka iyo Nuurka salaada by shiikh xaliike
1:00:00
Nasir Ahmed
Рет қаралды 32 М.
Musalsalka Dhagar | Xalqada 3aad |
31:21
Universal TV
Рет қаралды 28 М.