Dhiigu Biyo Maha adero professeur abdi ismail samatar ❤❤❤inolow
@zahraabdalla737618 сағат бұрын
Masha Allah Profassor Samatar runta ayaa shegtay. Khair Allah.ha ku siiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaficimohamedomar-d6b17 сағат бұрын
maansha allaah waarun kitaabkii illaahay ee lagu dhaartay baa soomali gubaya walee taasaan been ahaayn
@AbdiNasir-n5h15 сағат бұрын
brofasar c/ismacil samatar Aadbu umahadsan yahay runti raga aqon yahanka iyo mutacalliminta ah ee waqiciyiinta dadka iyo dalkana ka Naxaya Aya mudan iney dalka jeheyan madaxna ka noqdan ee khain tuga oo barfasor nimo falsa ah wata xaqisa iyo xaqa dadka iyo dalka kala aqon xaq uma laha hogaminta dawlad nimada somaliya...
@dalaisacgibril58997 сағат бұрын
Professor Samatar si fican baad u sharaxday ❤
@AbdulahiNor-t9s12 сағат бұрын
waa xog cabsideeda leh
@somalia273011 сағат бұрын
Soomaali shisheeya uu gacan gashaya mamul goboleyda oo noqodaya qabqable cusub mustaqbalka ummadda soomaaliyeed Meel xun bay ku socotaa
@MohamedDahir-hj2oq12 сағат бұрын
Congratulations professor senator for the advices you gave to somalia Republic and the the landd land which stabilise somalia for thr last 30 + year unity and respect of the constitution is paramount president Madobe and president hassan sheikh come together and stop blood she'd in somalia Republic.
@PuntlandFirst1-q5o7 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 is no long UNITARY SYSTEM today it’s FEDERAL SYSTEM Hassan sheikh will not achieve dictatorial
@_faatax15 сағат бұрын
Isaga mishaharkiisa muu xalaashado imtuu wax dhaliilayo isagoo loogu yeedhayo senator
@GeeleJire-m7w15 сағат бұрын
Professor ixtiraam baan kuu hayaa, laakiin fekerka iyo aragtidaada waan kugu diiday, inaad xalka ummadda wax ku siyaadiso isku day please....
@abdikamil762712 сағат бұрын
l. Talo badan ayuu bixiyay professor samatar oo xal ah. Maxaad kunl diiday, sheeg? Waan diiday kaliya kaa socon mayso. Maxaad rabtay ee xal ah ee uusan professor sheegin?
@AbdiazizMaalim-i3s8 минут бұрын
Jawab wacan@@abdikamil7627
@MohamedMohamed-j1x2s16 сағат бұрын
Isaga xataa Senator Samatar waxaad qaadata mishaar dowlda mishaarka aad qadato waxaa bixiyo shacab somali Ee muqdisho kunool xalaal ma yahay mishaarka
@NimcoFf15 сағат бұрын
Adigu wxd cuntaan xoolaha magaca soomaali aduunka lagaga soo qaado kumana soo dhaafto marla xalaalba mise wa xaran
@abdifatahkhalif702514 сағат бұрын
Muqadisho ma canshuur ayey bixisaa ayadaa Lagu cunaa xolihii magaca umada lagu so qaado
@CabdallaxaajicusmaanXaaji17 сағат бұрын
Soomaali ha noolaato. Xasan Sheekh arrin keli ah baan ka sugaynaa, taas oo ah ballantii uu galay, 'Soomaali hashiis ah dunidana heshiis la ah"
Haayada ladagaalanka musuqmaasuq ga oo kamadax banaan siyaasada iyo xukuumada waa in lasameeyaa si xildhibaan lacagta kuqaato hergilinta legislation ka laxiro waayo taas ma'ahan sida dowlada ey ushaqeeso Ilaa somaliya ey hesho maxkamad ka madax banaan siyaasada iyo hayaadaha poliska gaarka eh sida kuwa ladagaalamo musuqa then somaliya waligeed yaanan laga filanin in ey noqoto dal good governance leh oo hormarsan
adiga oo aan macno lahayn oo saaqida ah in aad meeshan soo gasho ayaa qalad ah.
@Asad-h1q11 сағат бұрын
@ So dhawow Profesor Somali isna daji
@beerkaaicadaaday205716 сағат бұрын
Ma baarlamaan baa jira waa makhaayad laaluush qaadasho loogu jiro
@dibjir.m16 сағат бұрын
War dhibka Somaliya haysta wax weye qabiil Marka hore Marka xiga diin Marka sadexadna wadanka meshii ladonayey Marka hore wadanka Marka xiga Diinta Marka sadexadna qabiilka hadey wadani yihiin dhibba ma dheceen wadanka dartiisa !
@MaxamedfaraxTalan18 сағат бұрын
5kun ee xilibaanka hadu qaado profe ta waxay la micno tahay ino qayb kayahay musuqa waayo maba joogo shaqada
@ugassabdilleiman700417 сағат бұрын
Exactly professor Abdi samatar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SaladDahirabukar16 сағат бұрын
wa macquul sidaa sheegtay
@husseinaden756017 сағат бұрын
Profesorka waa ku mahaadsantahay falanqayntiisa
@Yaasmiinkhalidsido4 сағат бұрын
Sax waaye lkn ALLAH naga qabto dadka noocaas ah
@hamzasaid28 сағат бұрын
Prof xaq baa ku hadaahey
@abdikadirmoallim126818 сағат бұрын
Dalkan siyasi ba qaribaya uun marku kursiga joogo wxii aan dantiisu ku jidhinba xaaraam u arka
@SarahWarsama-o8u9 сағат бұрын
SABABAA SABABAY😂. JUBALAND BAA SABABTAY IN XASAN BAAHANE MAANTA ABI AXMAD BARYO😂 ALOW CEEB ASTUR
@khadarfaarax640217 сағат бұрын
Xasan sheikh maxamuud wax aragti oo leeyahay malahan muqaladiisa dib oo daawo isagu ugu hambalyeeynayo Ahmed madoobe is doorashadiisa 2019 Isago ku xumanayo dawlada wakhtiga jirtya Doorashada ay is tedhi ee qof iyo cod ay qabatay putaland ayuu yedhi waa putland 24hours baay ku burburisaaa Isaga iyo Hamze haddiiba ay qabanayaan doorasho qof iyo cod maay ku hambalyeeyaan putland Sawta oo yedhk xasan Doorashada putland midii dad banayd baa oo fiicaan war ruxaas dal iska burbursan iyo Doorasho musuq ah ayu ka soo baxay Haddii dal hormarya iska soo sharaxi lahaa cidna ma doorateen dal zero ah ayuu helay nasiibkiisa xasan ninkaas dalka laguma imaan karo
dadka qaarbaa hadii xataa xaaran la sheego maashal alah is soo qoraya
@nucmannucman-wc6ji17 сағат бұрын
Barlaman bahiyeysan weyan kan somalia
@hassanahmed676017 сағат бұрын
Allaw meel xun dhig dadka aan xilka udhiibanay ee danahooda kalia kafira masaakiinta iyo ducufada eeganaysa
@fartunalihashi483313 сағат бұрын
Waxaan lagu sheegayo xildhibaanno waa dullaysanyihiin badankooda. Waa dad la sixray ama waa tuugo Wax kale laguma sheegi karo
@Salmaanfaarax-m2e16 сағат бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg xaga allena sidaas ayaa fiican
@Khalif-f1v6 сағат бұрын
Wadan kaga maxa u qabatay Aan ka heen dhacdey kuftay toosi weyday Prof xal qaado
@huudabtidoon475517 сағат бұрын
Professor been badan ayaatahay lkn reysal wasaaraha somaaliya hamza iyo mdwyne xasan shiq waa ey fahansan yihiin fikirka harkaysa ee waxaas c rixmaan ciro u sheeg
@CabdicaliAraarso17 сағат бұрын
Kkkkkkkk pfr samatar xaqiiq ayuu kahadlay
@CabdilaahiZaahid-vq4ce11 сағат бұрын
Inkaartayadii ayaa kudhacday
@jamamire-i3h17 сағат бұрын
xasan waa tuug maafiya ah
@Bytity3510 сағат бұрын
Qof iyo cod cidii ka hor istaagta dowlada, waa in kabaha lala dulmaraa. Silooga gudbo 4.5 ta musuqa iyo qabyaalada huwan ee ragaasiday dowladnimadda.
@dalaisacgibril58997 сағат бұрын
Hassan sheekh iyo axmed madoobe labada Axmed madoobe ayaa maamula dhul ka balaadhan inta hassan maamulo, labada Axmed madoobe ayaa uga dhow inuu qabto dorasho qof iyo cod, Hassan sheekh dorashadii qof iyo cod ee u Farmaajo ka diiday isagana walaahi cidi kama yeelayso, barkamanki Farmaajoba way u codeeyeen qof iyo cod,
@Wanagjecel-w2m3 сағат бұрын
Qoormaa laga diiday farmaajo wa markoo waqtigiisa damaaday @@dalaisacgibril5899
@abdinurabasaliganey54853 сағат бұрын
Dhabtii odey runta ka hdlay iga dheh waliba aftahan ah
@dalaisacgibril58997 сағат бұрын
Axmed madoobe iyo Hassan sheekh dano dhaqsi bay isku hayaan, midna dan somaliyeed ma wado laakin Hassan sheekh baa qaldan hadda oo xoqaya dagaal qabiil la galo😂,
@qlfexagaa476617 сағат бұрын
WAKAA HADALKA
@AbdekMed-p4y14 сағат бұрын
Wll waxankaa sugaayay in aad waydiiso prof ka xiligii farmajo Ayaad lajirtay markii soomaliya aydawlad dawolad u ekaatay Ayaan lasafnayd maxad manta u ceebaynaysaa teamkan damujadiid
@AbdekMed-p4y14 сағат бұрын
Yaab
@MahadTahlil-z8g11 сағат бұрын
prof samater runta xasan xaraash iyo tobanka tuug la shaqaysa oo saleebanka u badan oo eelayda uu adeesanayo dawlad fiican baa imaan doonta xasan dhiiq teedhadda geeya
@NightingaleTorso16 сағат бұрын
Guddoonka sare ee barlamaanku waa jaahiliin lacag raadis ah .
@abdirashidalidof801614 сағат бұрын
dadka reer waqooyi muqdisho jagey usoo raad sadaan mooyee
@abdirashidalidof801614 сағат бұрын
muxuu soomaali ku darsadey dalkiisii iyo magasla diisii reer baa calan ka taagteye waar bax dheh
Shekh xasan ahmed madoowe faraha ka qaad adiga waqtigaaga dhow dagaal qabiilo ha abuurin
@SuleimandaudAdan14 сағат бұрын
Wax kuman mashegin kan. Asaga lambar wan kaya xay human taa laa dalka.
@mahamudomar32256 сағат бұрын
kkkk tuugadii aa is wareysaneyso. prof kaadi gubayi. dadka ayuu mu'min iskaaga dhigayaa isaga iyo walaalkii. xaaraan ku naax. marka hore halaguugu arko, kalfadhiyada barlamaanka sidaasaa 7000 doolar ku qaadataa oo kolba tuugaan ku wareystaa oo isgaba dacwad ku socota.
@AbdikadirOmer-sc7ec12 сағат бұрын
Waar zhalay xasan iyo madoobe wuu taageerayay aqooneey ba
Horta Odaygaan soo Xildhibaan Ma ahan oo 5k so Mushaar ahaan Uma Qaato! Maxoo America ka sameenayaa isagoo Khaa’in wadan ah sidoo usii Hadlayaaa Masse Waayeelkaan Caqligeena uyuu Yareesanayaa!!!!
@AbdulahiNor-t9s12 сағат бұрын
ciyaala suuq saaqida oo uraya ayaa tahay
@MubYus17 сағат бұрын
Isaga yaa soo doortay , halkee laga soo doortay ? dhaliiil iyo dhibaato uu isgu qayb ka yahay ayuu doonayaa in uu cid kale dusha ka saaro
@husseinaden756017 сағат бұрын
Hassan sheekh waa munaafuq ilaahay umada haka qabto insha allah
@libanbariyoow832715 сағат бұрын
Sakiin laq
@abdirashidalidof801614 сағат бұрын
ila samatar waa tuugo wasiirnimo jecel
@sahraismail223017 сағат бұрын
Hassan waa beenale waayo soomali miida ayuu haawaada ku soo gaalay been ayuu kaa sheegay
@MaxamedfaraxTalan18 сағат бұрын
Wa sabaabtu wiilki cod uga wayay somali land sabab la xidhidha bila hadaaf reer samatar dhibatada haysada
@husseinaden756017 сағат бұрын
Somaliland wuu ka sareeyaa profesorka, iyagaa u baahan
@MaxamedfaraxTalan13 сағат бұрын
@husseinaden7560 muxu so gordhiyay ..,,, Einstein miyaa 😂😂😂😂😂