No video

UPDATE (9) WEEK 🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙏🏽🙏🏽

  Рет қаралды 6,922

Naeema Brink

Naeema Brink

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@yussynas
@yussynas 11 ай бұрын
Asc abaayo, get IV fluid at home. There’s companies that can send a nurse that can give you IV fluids at home. Don’t forget to read your morning and evening Adkar. Good luck Insha Allah! Jir oo joog Naema ❤
@IkranSaalax-ms4bz
@IkranSaalax-ms4bz Жыл бұрын
Wll mcan is atur allha barii wad xanunsantahy Marlks niciimo ha ilawin inay naftu tahay neef
@idilomar3051
@idilomar3051 Жыл бұрын
Naciimo abaayo ilaahay haku caafiyo, dhibmalaha waad ka gudbaysaa waxaan loo dhibtoon lama dheefsado. Gabar daacad ah ayaad tahay ilaahay xagiisana xooga saar abaayo❤
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walal qaali
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Ala ha ku caafiyo laskiin is asturias oo tuko
@taqwaadam1608
@taqwaadam1608 Жыл бұрын
Hooooy madaxan iaga astuur Allah haku waafajiyee
@user-ro1en7xn7z
@user-ro1en7xn7z Жыл бұрын
Abaayo xijaaabo alaha ku soohadeeyo aduunka lamajoogaayo
@wm9669
@wm9669 Жыл бұрын
I remember when you were Going to to do the operation,I said there were too many risks. It is not natural to cut your stomach. So many problems. I hope you feel better .
@sulexaadam8158
@sulexaadam8158 Жыл бұрын
Allah ha ku caafiyo wllo Amiin amiin amiin yarabi 🤲🏼 don't worry you going to be OK
@Sssssssss-xp4us
@Sssssssss-xp4us 11 ай бұрын
Wsc sxb 🥰🥰
@kawsarcali2251
@kawsarcali2251 Жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo abayo cafimaad iyo cimri dheer
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thanks walalo
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 Жыл бұрын
War gabadha wax fiican u qora xabiibti Alaah ha ku caafiyo wixii dad sameeyo dhibkooda ma dhamaado wixii Alaah sameeyo aan dhib ka imaan Alx Iska adkayso waxaa la yiri xarago xanuun ma leh
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you soo much walalo qaaliyeey ❤️🙌🏽
@munamohamed2972
@munamohamed2972 Жыл бұрын
Maxay iska qashay ilmo in lagu qalay Ban moodaye bal I fahamsiya Ma abuuris alle bey la dagaalameysa Alla maxay kufrisay!!!🤔
@kfh8717
@kfh8717 Жыл бұрын
Is astur
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Naagtaan ilaa carabka ribidhbaa ugu jira hhh meelo badan
@nastehoabdidahir284
@nastehoabdidahir284 Жыл бұрын
Congratulations naima waad ka gudbi xabibti maalinba waa nooc adiga bis maaha
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Thank you walalo
@aminayusuf3826
@aminayusuf3826 Жыл бұрын
Daacadnimo baad tilmaantaa lakiin waxaanu ka dareenaa inaad wax walba qarinaso, dadku bilaa caqli maaha
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Kkkkk waxii calooshada ku jira ayaad kahadashay
@suhadheman6644
@suhadheman6644 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo naciima qurxeey😊😊😊😊
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Жыл бұрын
Waxa ugu ayan daran Qof weyn oo Asasaq Saqiday
@hafsaismail9773
@hafsaismail9773 Жыл бұрын
Allah bless you sister ❤❤❤❤
@farhiyaWarsame
@farhiyaWarsame Жыл бұрын
Caladoon❤❤❤
@taqwaadam1608
@taqwaadam1608 Жыл бұрын
Anigu 2baa dumaraa ayaan arkay oo sidaasa qaliin galay oo carab ah sacudiyaan qaabdaray noqdeen cuntana malqacad haday caloshooda gadhoo weysoo celin jireen masakiin waan ka nixi jiray marka qaliinka laguma degdego
@kfh8717
@kfh8717 Жыл бұрын
Maficnid
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Жыл бұрын
Ilahay ha ku cafiyo
@user-bi8nd7jg1j
@user-bi8nd7jg1j 11 ай бұрын
Wad hysaa
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 Жыл бұрын
I think 🤔 Socodka ayaa kaa caawiyay 3da kilo tabar la.aanta cun wax aad energy ka heleeso
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Dal ba kugu jiira wllo jiirkaga ba dalan marka shaqada xoga joji bal firi ila bil kale
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Жыл бұрын
Oo soo Adigi lahaa waxa rabaa in halkii wiigba 3 kiilo iga dhacaan maxa hada la calaacalee wah
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Wa sax lakiin videoga dhamayso
@halimaabdi270
@halimaabdi270 Жыл бұрын
Malinba cad iska jar waba sheeko kale 😂😂😂
@user-bi8nd7jg1j
@user-bi8nd7jg1j 11 ай бұрын
Abyo
@umomuslima8318
@umomuslima8318 Жыл бұрын
Naa huuno joog malaha wad ayaa ku wada
@ayaancalicismaan9761
@ayaancalicismaan9761 Жыл бұрын
ihay haku caafiyo
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 Жыл бұрын
Aniga wan buurnaa adigaa ayaa kugu deesatay xaga cuntada 3 week 4 kilo ayaa iga dhacay thanks
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Maisqashay
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 Жыл бұрын
​@@user-gb1tn3cn2bmaya cuntada iska yareeyay
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Xarago xanun ma leh 😂😂😂😂
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Жыл бұрын
Mideda kale soo uma adan bareerin qaliinka yaa ku qasbay Naag waalan uma xumid
@NaeemaBrink
@NaeemaBrink Жыл бұрын
Haa qaali Alhamdululah
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Biyo badan cab isku qasab
YOUNG SOMALI SINGLE MOM// malinteyda cadiga ah
10:19
Afnan Adan
Рет қаралды 115 М.
Dealing with Failure and Self-Love with Salama Mohamed
35:27
Sheen Gurrib
Рет қаралды 465 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Story time Season 2|| part 8
24:48
Afnan Adan
Рет қаралды 50 М.
OUT WITH KIDS AND MY HUSBAND
11:06
Naeema Brink
Рет қаралды 38 М.
UPDATE 2 BILOOD IYO XASILONI DARO😢😢
6:00
Naeema Brink
Рет қаралды 4,1 М.
IF A CAT COMES CLOSE TO YOU, HERE ARE 5 MESSAGES FROM ALLAH!
24:19
CLEAN WITH ME || SPEED CLEANING
12:04
Afnan Adan
Рет қаралды 103 М.
NIGHT TIME ROUTINE ✨
9:43
Afnan Adan
Рет қаралды 216 М.
DAY(6) OPERATIONKA GASTRI SLEEVE
17:46
Naeema Brink
Рет қаралды 9 М.
HOYO SOMALIYED MORNING ROUTINE ✨
13:33
Afnan Adan
Рет қаралды 59 М.
How to Clean Our Dirty Hearts - Dr. Haifaa Younis
8:10
IlmFeed Podcast
Рет қаралды 1,7 МЛН