Update: Qabiilada soomaalida iyo group 5 USA

  Рет қаралды 8,924

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@AhmedDaus17
@AhmedDaus17 10 ай бұрын
Fast comment ❤
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 10 ай бұрын
Shaciye adiga iyo elmi waareba kama jawabin suashaydi ahady qofka lo xerayn rabo formka ee qaxontiga ah xogtaha refugee person/people il wadag kaso hdl thanks
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 10 ай бұрын
Shaaciyoow wll ilaah baan kugu dhaarshee iisoo jawaab walashay oo ku cusub america ani iyo 2 hablood oo walaladay ah iyo hooyaday mano dacwoon kartaa?😊
@omerabdi6357
@omerabdi6357 10 ай бұрын
Walal shaaciye waxad war bixin iga siisaa Appka Magaciisu yahay ee Case Track oo lay sheegay app lagala socdo hadaba meesha la marayo case numberka iyo applicationka qof interviewga ku sugaayo fadlan war bixin iga soo isii
@MaxamedaxmedHassan-mn4nm
@MaxamedaxmedHassan-mn4nm 10 ай бұрын
Wll shaciyaw ma iiheli kartaa qof ii apply gareeyo G5
@DugsiyeMedia
@DugsiyeMedia 10 ай бұрын
Way fuddahy sxb
@DugsiyeMedia
@DugsiyeMedia 10 ай бұрын
Car hadad haysato
@salaadcumar1384
@salaadcumar1384 9 ай бұрын
Asc sxb waxan ahey dadka ku taxan waxana kaa raba inaad iga cawisid aqontada
@cabdiwelimaxamed9943
@cabdiwelimaxamed9943 10 ай бұрын
Shaciyow zhp waxan kuwaydiiyay qaxoontiga marqaan makujiraa qaxoontiyada wadanka kajira wllo igasoojawaab
@XIKMADAEEBAABIXIYA
@XIKMADAEEBAABIXIYA 10 ай бұрын
😅 maya saxb kuwaas qxooti ma ahan waa barakacayaal wadankooda Bay joogaan, Qaxooti waa qof wadan kale oo aan wadankiisa ahayn ku nool
@xuseenibraahim6399
@xuseenibraahim6399 10 ай бұрын
​@@XIKMADAEEBAABIXIYA😂😂😂😂😂
@HassanYasin-h5o
@HassanYasin-h5o 10 ай бұрын
Anigu duriyadii ayaan ka soo jeedaa❤❤❤
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
😂 from oromo aya tahay markaa no somali
@HassanYasin-h5o
@HassanYasin-h5o 10 ай бұрын
@@lailaismail1317 isaaq ayaan ka ahay
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 10 ай бұрын
​@@lailaismail1317waxanahy maxaa kaa galay soomalidu adaay wax kula tahy niiceey😮
@mohamedabdiaden3602
@mohamedabdiaden3602 10 ай бұрын
Absame iyo majeerteen soo darood maaha
@ElmiDaahir
@ElmiDaahir 10 ай бұрын
Mxan odhanaynaa markaan sheegauno qabiilkaygaoon ku jirin. Mesha
@Qalanjosadee
@Qalanjosadee 10 ай бұрын
Thanks shaciye lkn anii Barawan iqoraan afkooda maaqani maxa samena
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 10 ай бұрын
Lama korin dheh 😅
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 10 ай бұрын
Soomaali
@AbdirahmanAli-yz1yf
@AbdirahmanAli-yz1yf 10 ай бұрын
Dhib maleh taas af-soomaaliga eed ku hadleysid qoro .
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 4 ай бұрын
isii daay dee isi
@calibaashicalimaxamed9085
@calibaashicalimaxamed9085 10 ай бұрын
Bantu ama jareer aaway maba lagu shegin miya
@mursalcumar8678
@mursalcumar8678 10 ай бұрын
Card aan hada kadib dalbanayo wax ma ii galaa bro?
@macalinfarxaan321
@macalinfarxaan321 3 ай бұрын
Qabiilka Guda biirsi Iyo ciise Ho Malahubaa
@HodanAli-jh3fy
@HodanAli-jh3fy 10 ай бұрын
Walal qaxoontigi uganda somalidii waalagu xiraa maqlaye maxaa kajira arinkaa
@jawahirolo7561
@jawahirolo7561 10 ай бұрын
mahedsanid
@thejoyoftheeyes9299
@thejoyoftheeyes9299 10 ай бұрын
Jareer away 😭
@Barre66
@Barre66 7 ай бұрын
Walaalow qabiilada soo baro Marka hore absame iyo ogaden xagee u kala wadaa 😂 Isaaq iyo dir xagee u kala wadaa 😂
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 10 ай бұрын
Su'aal haddii caruur qaar heystaan kaar qaxooti ,kuwo kale heysan , maxaa dhici karo Lkn heystaan warqad dhalasho.
@teysiho9120
@teysiho9120 10 ай бұрын
Wayahe anka afkan hada kuhadleyno magacii 🧐
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 10 ай бұрын
Shikhal waa hawiye mxa naloga saaray😅❤
@Roda511
@Roda511 10 ай бұрын
Shikhal gormay hawiye noqotay aniga ah Oo waligay hawiya tahay ima dhihin waalidkay
@ahmedtaajir7307
@ahmedtaajir7307 10 ай бұрын
War duliyahow maxaa hawiye ka dhigay shekhaash war iska hay
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 10 ай бұрын
Hawiye qabiila badan baa laga saaray
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Shiikhaal hawiye maaha lkn shekhasha koonfurta degen ba hawiye isu yaqaano maqaan wax ugu sheekeeyey shekadaase😂
@moehussein5689
@moehussein5689 7 ай бұрын
Maybe Ahbpal hami ......Community waaye..
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 10 ай бұрын
Maxaa haray marka kuligood waye aniga lkn dad ima joogan wana iska rabaa ina tago😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@xuseenibraahim6399
@xuseenibraahim6399 10 ай бұрын
ani iyo adi boos nooma banaano 😂😂😂😂
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 10 ай бұрын
@@xuseenibraahim6399 ha niyad jabin kii tag naa nahy D ahy waana ku jura qab..l lkn maniyad jabayo
@frombaadiyocali2615
@frombaadiyocali2615 10 ай бұрын
jareer weyne maku jira miya qabiladaas
@ahmedhusseinfarah1249
@ahmedhusseinfarah1249 10 ай бұрын
Absame waa dadka qaxootiyada u badan,
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 4 ай бұрын
asc
@AboubakerAwliyo
@AboubakerAwliyo 10 ай бұрын
Shaciyo niyo wan kusalamay marka hore marka xikta waxan kaga bahanahay garab Shaciyo ano hadalka sogaabinaya waxan raba inan kuwaydiyo gabadh oo famillkayga katirsan aya waxay haysata karkaas gaxootiga ah marka waxan rabta inay dhahdo wa wllkay marka macgul may tahay midas gaxotiga kenya ayey rabta inay iga diwan galiso, Djabouti ban kalaso hadlaya bro
@CabdirisaaQyuusufQaydiid
@CabdirisaaQyuusufQaydiid 10 ай бұрын
Luuqada soomalida ugu badan waa maxatidhi lakiin maygu waa lahjed
@AboubakerAwliyo
@AboubakerAwliyo 10 ай бұрын
Asc
@khadarcaaficali
@khadarcaaficali 10 ай бұрын
Ogaden kaba waa absame wax badan ba ka khaldan😂
@nimcoaxmed9892
@nimcoaxmed9892 10 ай бұрын
Habargidir maku jirto miyaa 💔😂😂
@Barre66
@Barre66 7 ай бұрын
Hawiye
@osmanhussein6563
@osmanhussein6563 10 ай бұрын
Sababta Darood loo kala qaadqaaday dadka kalena laysu raacraaciyey noo faahfaahi halkaas?
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 10 ай бұрын
Qabyaalada ayey ku badan yihiin
@osmanhussein6563
@osmanhussein6563 10 ай бұрын
@@mawiidcali6786 maku fahmin?
@abdirashidmohamed4878
@abdirashidmohamed4878 10 ай бұрын
Waa dad badan wlal.😅
@mohamedrashid6
@mohamedrashid6 10 ай бұрын
Abgal aa waye 😂😂😂
@yusufabdinasiryusuf4452
@yusufabdinasiryusuf4452 10 ай бұрын
Cumar Maxamuud kuma jidhee maxaa sameeyaa armaa la iga reebaa group 5
@abdirashidmohamed4878
@abdirashidmohamed4878 10 ай бұрын
Meeshan xuquuq kama jirto kwrn 😂😂😂
@A.risaaqbile774
@A.risaaqbile774 10 ай бұрын
Dhulbahante makujira zxb
@AbdirahmanAli-yz1yf
@AbdirahmanAli-yz1yf 10 ай бұрын
Dhul bahante Daarood buu galayaa .
@caraabo
@caraabo 10 ай бұрын
Wr mj soodaarood maaha 😅
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Absame iyo mj ba laga saaray daarood wa yaab malaha awooda daarood sidii lo wiiqi lahaa ba group5kani xambaarsanyahay wa gumayste cusub😂
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Ish absame ma laangaab baa maxaa dagoodi iyo digil logu daray ta kale daarood iyo absame maxay kala yihiin absame wa from daarood
@Barkhad181
@Barkhad181 10 ай бұрын
Gabooye 😂
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Bal meeshan waalan dhegeyso absame iyo ogaadeen iyo daarood bu sadex noga dhigay iyo mj oo darod laga saaray
@MouktarHassan-sh2gh
@MouktarHassan-sh2gh 10 ай бұрын
Cisse a way😅
@zeze7461
@zeze7461 10 ай бұрын
Il est dans le "Dir"
@mohacade8773
@mohacade8773 10 ай бұрын
Somaali iyo qabiiil maxa kala heesta somali qabiiil aya lagu imtixaanay
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 10 ай бұрын
Hawiya iqoran ano DURIYADI AH😂
@AbdirahmanAli-yz1yf
@AbdirahmanAli-yz1yf 10 ай бұрын
Oo maxaad u qorotay waaba la idiin ogol yahay inaad qabiilkiina ku timaaadaan mareykan, Hadhow sida waaridaad TV jaani halagugu helo .
@maymuun7956
@maymuun7956 10 ай бұрын
Dadkaas isku lahjad matihiin waana laidin fahmaa ee qabiilkaaga sheego
@maymuun7956
@maymuun7956 10 ай бұрын
​@@AbdirahmanAli-yz1yfwaxaa kadaran wareesiga kuwa dambe dad boolis qarsoon dadka kaqaada waakusoo baarayaan 😂😂
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 10 ай бұрын
@@AbdirahmanAli-yz1yf NIO MALA.WAN DHCNAHAY
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 10 ай бұрын
@@maymuun7956 wakuso dhex koray cadankana ma fhmayan waxas quruxey
@caraabo
@caraabo 10 ай бұрын
Jareer tii meeday😢
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Hawiye aya lagu daray siday u muuqato
@ahmeinhofinesttmshirwac4049
@ahmeinhofinesttmshirwac4049 10 ай бұрын
an ku saxo wallal afka mayga wa lahjad ee luqad ma,ahan ee ogow
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 10 ай бұрын
Waa luuqad
@FANS_TEAM27
@FANS_TEAM27 10 ай бұрын
Waa luuqada kowad ee Somalia for instance lahjad way fududahay in lafahmo mise la pretend garaleyo. Balse maxatiriga way ku adagthy inay maay fahmaan teeda kle maayga waa luqad qoran oo ladiiwn galiyay😒
@maymuun7956
@maymuun7956 10 ай бұрын
​@@FANS_TEAM27oo hadee luuqada koowaad thy maxee somalida dhan ugu hadliwaayeen oo dad gooniya ugu hadlaam ?
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 10 ай бұрын
Oo majeerteen yaa daarood ka saaray 😂😂😂😂😂😂😂 daarood iyo mj ba waad sheegtay curadkayaga nala kama saari karo
@maymuun7956
@maymuun7956 10 ай бұрын
Mareexan maka badasheen curadka 😂😂😂
@mar72222
@mar72222 10 ай бұрын
Wlle dadka aan kaark hysan wax raja meeleyihin ba taas nooso sheeg shaciyow 😢
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 10 ай бұрын
Wadan kaaga iska joog oo dhiso wadanka aad u ooyayso Adiga ma lihid khayr kaa ba dhistay
@maymuun7956
@maymuun7956 10 ай бұрын
​@@mawiidcali6786 adigu maa dhistit magacmaha baruur kuheesataa?
@Captain_Mohamen
@Captain_Mohamen 10 ай бұрын
Sundaladii samaroon saciid meeday
@mahadadenissa6462
@mahadadenissa6462 10 ай бұрын
Dee dir soma ahan 😅
@lailaismail1317
@lailaismail1317 10 ай бұрын
Gormaa absame daarood laga saaray waaba yaabe shaaciyow dadka hadday qabiil doonayaan wax saxan may qortaan
@mahdicismaan8672
@mahdicismaan8672 10 ай бұрын
waxaasi arinmaahe samaroonkii aaway kkkkk
@RidwaanHassan-e1d
@RidwaanHassan-e1d 10 ай бұрын
Waa dir dee
@abdillahimukhtar9070
@abdillahimukhtar9070 10 ай бұрын
War ninkan maxa kaqaldan absame iyo darod xagu ukalawada
@YurubHassan-v7o
@YurubHassan-v7o 10 ай бұрын
Wa yaabanahy 😂😂
@omerabdi6357
@omerabdi6357 10 ай бұрын
Walal shaaciye waxad war bixin iga siisaa Appka Magaciisu yahay ee Case Track oo lay sheegay app lagala socdo hadaba meesha la marayo case numberka iyo applicationka qof interviewga ku sugaayo fadlan war bixin iga soo isii
@omerabdi6357
@omerabdi6357 10 ай бұрын
Walal shaaciye waxad war bixin iga siisaa Appka Magaciisu yahay ee Case Track oo lay sheegay app lagala socdo hadaba meesha la marayo case numberka iyo applicationka qof interviewga ku sugaayo fadlan war bixin iga soo isii
@omerabdi6357
@omerabdi6357 10 ай бұрын
Walal shaaciye waxad war bixin iga siisaa Appka Magaciisu yahay ee Case Track oo lay sheegay app lagala socdo hadaba meesha la marayo case numberka iyo applicationka qof interviewga ku sugaayo fadlan war bixin iga soo isii
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 9 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 13 МЛН
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 7 МЛН
Group 5 CANADA Faafaahin wax badan kuu faa’idaynaysa Update  CANADA
13:25
War Farxad leh oo ka soo baxay Group 5-ka Maraykanka
28:58
Xogmaal Media
Рет қаралды 32 М.
Haddaad 20 Jir tahay, Muuqaalkan Daawo
21:24
Mubarak Hadi
Рет қаралды 64 М.
4 QODOB AAD UGA XUROOBEYSID CAADOOYINKA XUNXUN
26:06
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 27 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 9 МЛН