Ismiidaminta hadda wadankena ka jirta waxa macquul ah iney lug Ku leyihiin wayo al shabab Iran aya hub siiso mida kle xiligi yuhuuda ay falastin qabsaneysy Hogaamiyayasha kooxa wax iska cabinta waxa lagu dili jiray qaraxyo in gawarida logu xiro mantana wadankena tasna wey ka jirta Shaki kuma jiro dhibatoyinka ka socda wadamada islamka iney ka danbeyan dad islamnimada ka so horjeeda
@som-25243 жыл бұрын
Ninan baqin oo geesi ah doxato ma noqdo xashashtu dagalada waka leexan jiren gumaadkay u badnayen wana u astaan fulaynimada
@apdibasidsayid63683 жыл бұрын
الحشاشيون : بقايا الدولت الاسماعت
@ogaalsaremedia3 жыл бұрын
M.A
@YahyeMahad-bf5cz Жыл бұрын
M.a
@amarefaysal16243 жыл бұрын
Hadaanu nahay islaam manaqan cabsi aanta Alle ahayn hadaanu cid kale iacabsano waxanu cid lawafajinay xaqu rabbi gaarka noogu lahaa ee ahaa inuu kaligii wax dilo waxna nooleyo
@24hours103 жыл бұрын
Xaqiiqooyinka dalka serbia kzbin.info/www/bejne/hpjPlYevlqt8p5o Fadlan la wadaag asxaabtaada