uur ma qaadi kartaa hooyada xilga ay nuujiineyso ?

  Рет қаралды 12,167

Samira Siman Channel

Samira Siman Channel

8 ай бұрын

Пікірлер: 107
@ifrahadan2945
@ifrahadan2945 8 ай бұрын
Asc abyo ilhey hakuu fududeeyo foosha mcnto waa run ilmaha in lakala koriyo way fcnthy abyo 6bilod jirtaa cungteyda naaska ilaa waqti rabaa inaan siiyo naftaadana daryeeley kaarabtaa 9 bila uurlaheyd waad dhashey cungaaaga ubaahan daeyeel Aniga caado iigu madhaco Aniga waan dhuujiyaa ilhey hainoo koriyo Amiin
@CumarqaasinCabdi-uj3qw
@CumarqaasinCabdi-uj3qw 8 ай бұрын
Aamiin walashey mcn ilahey haku sharfo frxd ku nolow
@farxiyociire421
@farxiyociire421 8 ай бұрын
Masha allah Allaahuma aaamin dhamaanteen qaali
@mrNe4
@mrNe4 8 ай бұрын
Dagan Alle ku barakey 🥰❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 8 ай бұрын
Aamiin yaaaaa Allaha masha Allaha ❤❤❤❤
@KhalidAbdullahi-rf6fr
@KhalidAbdullahi-rf6fr 8 ай бұрын
Walalahey 3 bilod ahay isoduceya in alla I adkeeyo iina fududeeyo foosha ducada wa xagiina
@Yusra-f9l
@Yusra-f9l 8 ай бұрын
Kula mid ahy Allah hano adkeyo insha Allah
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 8 ай бұрын
Aamiin Ya Rabi idiin adkeey
@asmaabdiaden3115
@asmaabdiaden3115 Ай бұрын
ilahay haa ini fududeyo huno insha allah hadu Alle qadaro
@QaaliSheekh-qh3nd
@QaaliSheekh-qh3nd Күн бұрын
Aaamiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyocumar3770
@farxiyocumar3770 8 ай бұрын
Ilahey owlaad caafimaad qabo nasii iso duceya team samita😢😢
@hodanhussain4699
@hodanhussain4699 8 ай бұрын
Ilahy ku salixa haku siiyo wllo 🤲
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 8 ай бұрын
Abayo ilahey haku siyo owlaad cafimad qabto oo bari kuu ah
@ruqiyaruun2526
@ruqiyaruun2526 8 ай бұрын
Alle haku xafido samiira qurux ❤❤❤
@hafsaomar2364
@hafsaomar2364 8 ай бұрын
Samiro siman maskintena waa ku salamay❤
@user-zn2lv6jh3x
@user-zn2lv6jh3x 7 ай бұрын
Aamiin aamiin carabi
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 8 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@user-zj2pw9nx5l
@user-zj2pw9nx5l 8 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 8 ай бұрын
Ilmaha in lakala klriyqqq fiican zbbt qali
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle 8 ай бұрын
Maansha allaah wll❤❤❤
@maryanabdiahmed5226
@maryanabdiahmed5226 8 ай бұрын
Allaha idin xafido
@umuamiira113
@umuamiira113 8 ай бұрын
Mansha allah shukran qaali ani first haysta hada 15 bil jirtaa marka sida uga baxay afartanka caado helay kadib isla markiiba 3 irbad sadex bil soqatay siday gabdhu 1 sano igu gaarto hada caado marka irbada soqatay dhiig igu danbaysay hada bishii iga dhamatay in aan jojiyo rabaa cado itimado uur iska jechay hada
@naciimanashad4372
@naciimanashad4372 8 ай бұрын
Amiin yarabi
@abdisalanwarsame6527
@abdisalanwarsame6527 8 ай бұрын
Masha Allaha Allaha ha ku cafiiyo abyo samiiro cadey
@hamdihassanali3312
@hamdihassanali3312 8 ай бұрын
Asc dhamantiin abyo Aniga gabar 10month ayey jirta labadi bilod u Danbeysay period ayn helay marka kadib uur ayn noqday marka wala noqon Karaa uur Adigo nujinayo
@faadumocabdimalik7614
@faadumocabdimalik7614 8 ай бұрын
Amiin amiin❤
@nimcomohamud1609
@nimcomohamud1609 8 ай бұрын
Caruurta in lakala korsado ayaa fiican sadax gabdhood rabbi i siiyey oo waliba 3sano ah mid iga saqiirtay tan yar hada wa 3bil ku dhawaad kaniini kala korin ayaan qadaa Allow inoo barakeey ubadka intaan heysana sii
@MohamedAbdulaahiaaa
@MohamedAbdulaahiaaa 2 ай бұрын
Isnuugnugan jeckhy🎉
@Marishxupi
@Marishxupi 2 ай бұрын
Abayo kaninka bagacisa ishaka
@asmaabdiaden3115
@asmaabdiaden3115 Ай бұрын
Asc wllo
@halimahirsi1942
@halimahirsi1942 8 ай бұрын
Amiin amiin
@user-yu1gs4ln6i
@user-yu1gs4ln6i 6 ай бұрын
Abayo cunugeyga tawan bil ayey jira diga cathatha igudace mxa sababe pl
@xafsoaxmed8419
@xafsoaxmed8419 8 ай бұрын
Aaamiin yaa rabii
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 8 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤❤😊
@user-so1gq4ii6d
@user-so1gq4ii6d 3 ай бұрын
Aamiin wll sheey mcn❤❤😂😂
@maimoonmohamoud2529
@maimoonmohamoud2529 8 ай бұрын
Abayo ceshka sida u sameso noso duub.
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 8 ай бұрын
Maschallah sis thy you sis🥰🥰😍
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 8 ай бұрын
abayo aniga waxan ahay hoyo alx lakin mar walbo waxa fican ilmaha in lakala fogeyo bbe in 2 year la garsiyo aniga sida ayan jaclhy alx ilaheyna wa i rumeye alx
@hamidamohaa6611
@hamidamohaa6611 8 ай бұрын
Illlhow ameen ameen
@sahromahamud7666
@sahromahamud7666 8 ай бұрын
Anigo uur leh ayaa nujin jiray alx wx ma arg 7months marke graty kjry
@user-qd7uz9dc3s
@user-qd7uz9dc3s 8 ай бұрын
Abyo waxaa dhalay 4/9/2023 Cunugta iigu horeysay c-section ku dhalay uur labaad waba ka cabsanoyaa,kanaa ya Allaah ku keenay ,eclampsia i qabatay markee bisha 9aad ii bilaban rbtay dhiiga igu kacay qaliin dag dag saas ku galay,marka abayayalow iska ilaaliya cusbada xilli walbo ani cusbaa cuni jiray.
@learnhenna1987
@learnhenna1987 8 ай бұрын
Allah tala saro haka cabsan Dr fican sameyso o kula socda byo
@user-qd7uz9dc3s
@user-qd7uz9dc3s 8 ай бұрын
@@learnhenna1987 insha Allah abyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 8 ай бұрын
Manshaallah Haa way qaadi karta haday caadada hesho markay nuujinayso hadi aysan helin maya ❤😂
@sahromahamud7666
@sahromahamud7666 8 ай бұрын
Sax waye anigo nunah nujinayo cadada imani jirty wx isdhi jiray uur ma qadeysid alx alle isiyo owlad kuwo qeyr babo igu dhigo ugub ahaa
@haredoabdiabukar7677
@haredoabdiabukar7677 5 ай бұрын
@lielaosman8710
@lielaosman8710 8 ай бұрын
Samiro abyo afnan maku talalantahy dhaman talalada ilmaha la siyo ma sise ne hada hore u sinin ne hada sii abyo wata si xun kaga xanunsate marki danbe TB noqoty inta bdn ilmaha talalka difaac u noqda hadu ilahey wax ku siyo ne talal abyo
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
Tinti uur nadinayso alaha siyo
@user-nast
@user-nast 2 ай бұрын
Wllyalow anoo dhiig igu dhicin oo dhalowgeyga 6 bil kasoo waregtay canugana naaska wali cabo uur ma qaadi kara
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 8 ай бұрын
Horta aniga Alxm qalin aya ku dhalay bbe deyda kowad Then wx dawo ah maba aan.isticimalin dawoyinka ilmaha kala.fogeyo wx Lee Laga sheega wana ka cabsady Mana.isticimlin Then anigo gbdheyda nujinayo ayo dhigaa igu dhacayey sase tahy uur Ma yelan 2 sano aya.kaso io baar aya kaso waregaty hada ayo alle i siyey Alxm rabigeyga i kala korshay shugran yaa rabi hada bishi 7aad aya ahay allow i fududeyey
@user-qd7uz9dc3s
@user-qd7uz9dc3s 8 ай бұрын
Ilaahay hakuu fududeeyo
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 8 ай бұрын
@@user-qd7uz9dc3s aamiin yaa rabi wllo
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
Aamiin inti bufis hayo ani cml oo ku adkaday alah u fududeyo
@ayaanali6557
@ayaanali6557 8 ай бұрын
Ani 3cunug dhalay 2habdii ugu horesay ano nujinyo woigu dhacay preiodka hdnaa 5bil kaa hor aa dhalay iguma dhicin weli naasnakana sfcn umaa cabo caano ayuu u badanyhy mxa sababy ino dhiiga maqnaado wanaa leygu qalay kuwii hore na caadi u dhalay
@zaynababdiwahidmursal6855
@zaynababdiwahidmursal6855 2 ай бұрын
Apaa kula mid ahay canugi igu horeyey weeye hl Mr le dhiig igu dhacay 5 bil dhiig Ma arg ilmahyn 7 bil jirta alxm e mxa sababey?
@anisocaliganey2919
@anisocaliganey2919 14 күн бұрын
Abyo ani 7 bil jirta gabdheeyda mana helo asaga okeey alx hhhh
@abshirabdulle9798
@abshirabdulle9798 Ай бұрын
Horta umsha hada kaqbeysato waqtii dhig kudhici kara ani cunkega 4 bil jira weli ma arag dhiga cada😢 iso jawab hada ika ronthy❤
@umumumtaz745
@umumumtaz745 26 күн бұрын
Abaayo caada ma heshay
@user-vh7bi1yk6v
@user-vh7bi1yk6v 8 ай бұрын
Aniga dhigane wow igu dhaca urna maqadayi ila naska an kajaro cunuga
@shankaroonmacalin7028
@shankaroonmacalin7028 5 ай бұрын
Asc abyo sax miyaa asiga o dhig kugu dhacayo uurna adan qaadin
@asmaabdiaden3115
@asmaabdiaden3115 Ай бұрын
Masha allh
@ruqiyaruun2526
@ruqiyaruun2526 8 ай бұрын
Ma aqaan ma adigaa uur qaadey adigoo ilma nuujinaayo😅
@umumascuud3307
@umumascuud3307 8 ай бұрын
haaa
@iqroabduqadir246
@iqroabduqadir246 8 ай бұрын
Samiro apyo qalbigeyga ma og thy wlhi wal walkas haduu i haya cunugayga bisha 7 baad bano bilabatay hada 5 bil wanheli jiray cadadi lkn bisha lexad man helin bil iyo isbuc uu iga maqan yahay hadan tastiga barane wax majiro uu idhaha maxa sababo abaayo wlhi yaba mel lafadhiya
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 8 ай бұрын
Saas waaye abyo dhib malahan wu iska maqnaada marna wuu imaana ani sanadka labaad ayay igu dhacdaa
@nasteexobulsho6712
@nasteexobulsho6712 8 ай бұрын
Waxa laga yaba in uur ku 2 week ka yarhay ani sidaas kadib iso baxay
@iqroabduqadir246
@iqroabduqadir246 8 ай бұрын
@@suadabdullahi1451 mahadsanid apayo
@iqroabduqadir246
@iqroabduqadir246 8 ай бұрын
@@nasteexobulsho6712 wlhi ma ogi abayo xoga wal wala daremayay
@user-db8ny6ei9q
@user-db8ny6ei9q 8 ай бұрын
Abayo nuugistada hadey zaa id thay waa sas
@shukrihussein831
@shukrihussein831 8 ай бұрын
Aniga gabadheyda 1 sano ayey jirtaa wali dhiig iguma dhicin baby kle waa rabaa mxaa sameeya aabaheedna naaska ka reeb ayuu I leeyahay maka celiyaa naaska
@Mohanoah120
@Mohanoah120 5 ай бұрын
Maya ABAAYO SIISO NAASKA
@xxsido186
@xxsido186 8 ай бұрын
Ameen🤲❤️
@NagadMcalin
@NagadMcalin 8 ай бұрын
Always listen to your doctor's advice. Stop taking advice from ppl and their superstitions. Every child deserves breastfeeding. It is up to you.
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 8 ай бұрын
Period 😅😅😅 pregnant ceebey stop 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
Waxa fican qofka intuu nujinayo aan dhiga ku dhicin
@ruun565y
@ruun565y 8 ай бұрын
Ado kugu dacen aya yelane karta ane igu dacday ano dig arag ayn ur yeshay
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
@@ruun565y haa way dhacda
@zaynababdiwahidmursal6855
@zaynababdiwahidmursal6855 2 ай бұрын
​@@ruun565yapaaayo Ana ma igu dhicin. 5 bil ka hor igu danbeysey hdna gbdhe 7 bil jirta hderna mrka naaska u dhigo lalabo daran darema iyo mrka cNaha kaso dhacsobo zaid u qasma mxa coz. Gareyey uur mlhid la igu dhahy
@Shugricumaraahmed7293
@Shugricumaraahmed7293 8 ай бұрын
Mhdsnid xbbti ani 2 cunug baa horay usoo dhalay bil walba dhiigi waa heli jiray mid 3 baa hada dhalay dhiigi ma helin maxay kula tahay kuwi hore waa heli jiray hadan ma helin 3 bilood baa umul ahay 40 ku baa igu danbaysay waana laygu qalay wlhi waa cabsanay wax may iga saarten soomali kuma dhaline
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
Maya haduu 40 kugu dhacay waxa Laga Yaba Ina uur qaday
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
Ani markan dhalo intan nujinayo wuu igu dhaca tan kale ano nujinayo uur wn qaday cunuga oo 4 bil ah Ayan qaday uur
@Shugricumaraahmed7293
@Shugricumaraahmed7293 8 ай бұрын
@@haniaden2700 may abayo uur ma lihi wadnaha ha igoyni 2022 bilowgisi 2023 anku jirna dhalay uur marka maqlo qlbiga ixanuun iyo qaliinka xanuunkise wax kle jira amay igala baxeen ilmo galen ka😭😂
@haniaden2700
@haniaden2700 8 ай бұрын
@@Shugricumaraahmed7293 hhhhhhhhh Maya lagalama bixin ee niyada daji
@riyanrose3587
@riyanrose3587 8 ай бұрын
Hhhh wa iga qoslisay mey iga sarten kulaha ani lix bil dhalanahy mana arkin caado dhan illahow ha ikenin tgnhy cous ur qadi karta hdey marba cadadu imado
@qeenamran104
@qeenamran104 8 ай бұрын
Apaayo madhashay❤
@samaronchenal7198
@samaronchenal7198 8 ай бұрын
Abaayo waa nuujiyaa cunugeya 10 blood jiraa umushii igu danbeesay cadada ilaa iyo hada isma aragno cunuga labaad weeye msh anaa rabin inay iigala koraan rabaa
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 8 ай бұрын
Si wngsan ilmaha hadey hooyadu naaska nuujiso uur ma qaati donto ilaa sadax sano ilaa labo Sano wey siin kartaa ayadana cunto nafaqo leh cunto lkiin marka keliya ey qadi karto waa mar ilmaha aan si jogto aan loo siin naaska marka halakala koriyo ubadka si uu u noqdo ilmo caqli iyo maskixiyan u bed qabo hoyadana sidaas wexey ku noqone hooyo caafimad qabto oo muqaal ahaan qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruun565y
@ruun565y 8 ай бұрын
Abyo ano nujinayo ayn yeshay cunuga oo jiro 11bil cadana iguma dacen
@lielaosman8710
@lielaosman8710 8 ай бұрын
@@ruun565yayado wax caado ku iman miya ur qaade abyo
@malaykamohamed5358
@malaykamohamed5358 8 ай бұрын
3sano intee kakentey😂
@malaykamohamed5358
@malaykamohamed5358 8 ай бұрын
@@ruun565y ido kusosocto isbaaro lakulantey ilahay nacam kuyiri abayo wlshy saas kudhacday asaa warertey markidembo sidas ladhahay 😃
@malaykamohamed5358
@malaykamohamed5358 8 ай бұрын
@@KhalidAbdullahi-rf6fr 2xitaa daduu qaninaa lkn ilahay amaradisa wYe hoyadi maqaninayo
JADWALKAGA MAANTA ANIGA IYO GABDHEHEEGA 🥰🥰🥰SAMIRA SIMAN
8:02
Samira Siman Channel
Рет қаралды 11 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 196 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 7 МЛН
naaska ha nuujin cunugada maanta ka dib adoo daawan muuqalkan
6:01
Dr Aisha Tohow
Рет қаралды 42 М.
AX! NAIROBI IKENTAY YURUB KUGEYNA ITIRI WADADA IGAGA TAGTAY
32:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 85 М.
Calaamadaha Caado wareerka Irregular periods, Dr Carro Xirsi Magan
12:32
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
hooyo🤰🤰 uur leh ma nuujin kartaa?
10:06
Koritaanka Caruurta channel
Рет қаралды 24 М.
HANI IYO NINKEEDA WAA KULANSIIYAY HESHIIS IYO XANAAQ
36:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 244 М.
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 501 М.
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 108 М.
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 11 МЛН
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 6 МЛН