Valentine's Day Kafi Abdi Iyo Hazal Ahmed Oo I Habaartay

  Рет қаралды 25,286

Kafi Abdi

Kafi Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 7 ай бұрын
Hazal waad cod quruxsan tahay lkn waxa fiicnan lahayd in ad ku aqriso quranka kariimka mashaAllh
@Rayaan277
@Rayaan277 7 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤
@safiaidiris8566
@safiaidiris8566 7 ай бұрын
😊
@Najaxdheeman-t8e
@Najaxdheeman-t8e 6 ай бұрын
Scw
@umu2600
@umu2600 6 ай бұрын
Anigu madanwanjirin yutupka lkn qisdi hazal ban baraty se nasibdaro Manta kfi iyo hsl madwa Socadan aadban uganaxay run aahanti
@zamzamhassanfarah1508
@zamzamhassanfarah1508 7 ай бұрын
Waad cod macaantahy hazal qurux ha maqlîn ninkaan..war gabarta qalbiga wanagsan supportgare
@Cafaf40
@Cafaf40 7 ай бұрын
Naag baad ninkeeda ku hor caayi ....
@hawaali3152
@hawaali3152 7 ай бұрын
Warya gabadha wan kujeclahay dhe nin wanagsan matihide
@Hudheifa12309
@Hudheifa12309 7 ай бұрын
Iyada kaa cod macaan walahi. Masha Allah.
@Fatma_932
@Fatma_932 7 ай бұрын
Abyo hazal gabadh ba tahay wiilkan hada is jeceshihiin guurso hadi kle iska daa social media wa meel anay waxba ka bixin
@RamadanWil
@RamadanWil 7 ай бұрын
Guure wacan oo wanagsan
@degayassin
@degayassin 7 ай бұрын
Maashalaha
@umu2600
@umu2600 7 ай бұрын
Horta mays gursaten kafiyo mabiladabedacad bathay zasal dhirbaxad kudhufaty wanyabay hazla kacarar ban ku gulatalilahaa kkkkll
@umu2600
@umu2600 6 ай бұрын
Anigu madanwanjirin yutupka lkn qisdi hazal ban baraty se nasibdaro Manta kfi iyo hsl madwa Socadan aadban uganaxay run aahanti in aad iskudhacden ilahay ba og sidi khayr ku kujiro walaladay farxada kunolada kafi cabdi iyo hazal axmed
@umumucaad6196
@umumucaad6196 7 ай бұрын
Sorry hazal
@ismahanali7035
@ismahanali7035 7 ай бұрын
Hazal maxa 😆😆
@ugasoabdikaafiyo123
@ugasoabdikaafiyo123 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@Ahmed-ig4qt
@Ahmed-ig4qt 7 ай бұрын
Hhhh
@omarabdi373
@omarabdi373 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 war horta tan ehel iyo waaalid mid male miyaaa maxaaa kugu nabay wax baad u qabtay walaaaahi
@muhubojama1231
@muhubojama1231 6 ай бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah sister beautiful voice hazal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 7 ай бұрын
Asc dhamantin ❤ Kafiyo gabadha aroos oo guri gayso Allah haku xafido ee quranka aqri ku dheh haka walin miskintan waxa u fican inay ilahay kabaqdo adna ilhay ka baq❤
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 6 ай бұрын
Masha allaah waxaa tahay qof talo wanaagsan
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 7 ай бұрын
Waa doqon uu ku ciyaaraayo xishoodkii way ka tagtay si xun bay u rabtaa laakiin isagu jacayl uma hayo
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 7 ай бұрын
Itaqi laah gabada iyo wiilka
@duraandaahir1040
@duraandaahir1040 7 ай бұрын
Gabadha sidi qof.jecel ula dhaqan
@simsimadan7621
@simsimadan7621 7 ай бұрын
Miskiin gabadhaan niiyow gabdha meelee
@Azhaar-d8l
@Azhaar-d8l 7 ай бұрын
Naa hooy ninkan isaga har wlhi malinkalaa ogaan doontaa
@umulkhayrhassan1693
@umulkhayrhassan1693 7 ай бұрын
Ninkani waa nin xun waa tii dabeecadisa runtu soo baxdee iskaga tag
@ayaanabdirahman6818
@ayaanabdirahman6818 7 ай бұрын
Ha isku dirin wll qof walba qalbigiisa ilaahayba oge hana ku tusale qaadan prank gii ay ku samaysay hazal waayo waa nin rag ah wanu ka xumaday gabadhu jecla inay ninkle kudul shukaansato damiirkiisa nool
@umulkhayrhassan1693
@umulkhayrhassan1693 7 ай бұрын
@@ayaanabdirahman6818 kaa maha wllo kuu dilayey mand arag
@drgarad
@drgarad 7 ай бұрын
Ka tagtaye nin ma u noqon adiga gabdhaa, Isku dirka jooji iyagaa iska kaa dhow oo iska kaa yaqaan.
@SacdiyoXuseen-xh9su
@SacdiyoXuseen-xh9su 2 ай бұрын
hasaaley ❤arimahaga bablig hadhigin ❤barefad ❤kadhigo❤wll qaali
@cosob8117
@cosob8117 7 ай бұрын
Kaafiyoow guurka. Soo dadaji
@SacdiyoXuseen-xh9su
@SacdiyoXuseen-xh9su 2 ай бұрын
kaafiyow wax la jeclaado ma astaahishid damero in lagu raacsado ayaa wacneyd
@STOMPZ1
@STOMPZ1 4 ай бұрын
Waa xaasid maxuu gabadha niyada ooga jabinayaa akhas reer baadiyo
@kamalabdulahimohamud8507
@kamalabdulahimohamud8507 6 ай бұрын
Wax mafahaysid ee cirbad idur ma ilowday
@HoodoCbdisalaa
@HoodoCbdisalaa 5 ай бұрын
Maaaash Alaa wad cod macaan tiin ❤❤❤❤❤❤
@IsmahaanCabdi-oq8zu
@IsmahaanCabdi-oq8zu 6 ай бұрын
Afkaga caano lagu qabaye kaafi
@AminaIbrahimMoussa-vy7sf
@AminaIbrahimMoussa-vy7sf 2 ай бұрын
Machaalah habalyo walashey
@NimcoXasan-t2d
@NimcoXasan-t2d 7 ай бұрын
Masha allah
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 5 ай бұрын
Mashall Allha kkkkk
@RamadanWil
@RamadanWil 7 ай бұрын
Djibouti yan naga soo hambaleynaya
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 6 ай бұрын
Tanwaa laska hayste
@hawaali3152
@hawaali3152 7 ай бұрын
Maxa udiday Kaafi inu yidhahdo wan kujeclahay sida Hazal oo kale
@Cafaf40
@Cafaf40 7 ай бұрын
Ogaden jacayl ma yaqaanaan waa ad adayg .... ogadenow igu qaata anaaba ahee
@RamadanWil
@RamadanWil 7 ай бұрын
Masha allah
@RamadanWil
@RamadanWil 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤❤
@drgarad
@drgarad 7 ай бұрын
Maraxow gabadha niyada u dhis, is kululeysi waa uu jiraa, lkn maaha qalbiga inaa ka jebiso oo ku qososho marka ay ereyo kugu soo jiidaneyso kuugu heesto.
@FalisMaxamuud-pn7co
@FalisMaxamuud-pn7co 3 ай бұрын
Hasalguuleso❤❤❤❤❤❤❤❤
@baariyey7099
@baariyey7099 7 ай бұрын
Hadii tan caadi ka dhigteen, maxaa Harey. Waxan jooga usa umana dhabaal dego. Because I know what is valentine's day. Go and learn what is valentine's day means.
@aminayusuf8794
@aminayusuf8794 7 ай бұрын
Wlahi labadan yaryar waanku heysta ilaahey haydin daayo
@yuusufjaamac6495
@yuusufjaamac6495 7 ай бұрын
Runtii raga nimo maaha inaad inan somaliyeed adigon qabin si walban ula dhaqanto nasib daro iyo way ku jeceshahay lkn adigu reer badiye la jecladay aa tahay
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 7 ай бұрын
Laahay kabaqawaxaad meesha ku haysaan waa macsiya hadaad is guursanaysaan siwanaagsan oo sharciw ah isu guursadaw
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 7 ай бұрын
Caadi. Ma ahan. Wey. Cod fiican tahay. Waa. Geesi. Waaye
@XasanIbrahim-b2f
@XasanIbrahim-b2f 7 ай бұрын
Wraa hazaal kaafi wooku jecelyahay ilaasho😢😢😢
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 7 ай бұрын
Asc maxaa anigo abwanka qaranka aya idin dawanaya jacalku hawaro
@ismahanali7035
@ismahanali7035 7 ай бұрын
Shinbirta idinka dhex qiqleh iska dhexsara 😂
@khadradalal2695
@khadradalal2695 7 ай бұрын
Wuu laqanyooday eesh calaa codxumo.
@Mafamily05
@Mafamily05 7 ай бұрын
Ninka iyada bas aa jacel ish lalabda naya ka har kan intu mel xun kugu turin
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 7 ай бұрын
Kaafi dhib badanaa😂😂😂
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 7 ай бұрын
Naa hazal ha is bahdilin saan waa ceeb
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 7 ай бұрын
Kkkkkkkk,wlh,waa❤run,hazal❤❤xbb,scw❤scw❤
@RamadanWil
@RamadanWil 7 ай бұрын
Aniga wa kafya alors kafi iyo hazal
@NajaadUpdy
@NajaadUpdy 7 ай бұрын
Waan idin jecel❤❤❤
@HawaWarsame-e2n
@HawaWarsame-e2n 7 ай бұрын
Lamaanaha hambalyo
@muhubojama1231
@muhubojama1231 6 ай бұрын
Quen hazal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@AadanCabdi-h2k
@AadanCabdi-h2k 7 ай бұрын
Lamaanaha hambalyo
@najmasheikh1959
@najmasheikh1959 7 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh 🤣🤣
@RamadanWil
@RamadanWil 7 ай бұрын
Queen hazal
@TufaaxMaxamed-ft2vj
@TufaaxMaxamed-ft2vj 7 ай бұрын
waaw dadkaygii
Ugu Danbayn Hazal Oo Jacaylkeeda Sheegatay
23:37
Kafi Abdi
Рет қаралды 142 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 19 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 70 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 100 МЛН
PRANK KAFI ABDI OO JACEL USHEEGTAY HAZAL SORRY HAZAL
17:23
Kafi Abdi
Рет қаралды 246 М.
CAHALANGE LAYAABLEH KAFI IYO HAZAL
15:42
Kafi Abdi
Рет қаралды 95 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 19 МЛН