Video buu iga duubay aniga oo galmo samaynaya iyo dhibaatada xabsiyada maraykanka . Daawasho wacan

  Рет қаралды 4,209

I am Sahal

I am Sahal

Күн бұрын

Hanad waa muwaadin soomaali ah oo ku dhibaataysan magaalada Minneapolis dhexdeeda. Fadlan kaalay nala caawi. Daawo muuqaalkan ilaa dhamaadka , fadlan Share dheh oo sii gudbi

Пікірлер: 22
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Soo dhowaada asxaabtayda ❤❤❤❤️ Daawo ilaa dhamaadka si aad u hesho macluumaadka oo dhan. Fadlan share dheh oo gaadhsii Asxaabtaada ❤
@ZuleykhaAbbas
@ZuleykhaAbbas 3 ай бұрын
Wadanka USA waa Qaarad,isku midna maahan,state kaa aa hada ka soo hadlaysaan. Uun baan maqalnaa in dadka lacag lagu qaato,Allah ka cabsigii baa yaraaday.ilaahay ha caawiyo unmaadda Allah ha u Sakhiro,khayr Allah ha ku siiyo Jazakallah sida aad u Rabto in aad caawiso,Tallo Adkaarta ha Badsado inshallah
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Mahadsanid walaashay Ilaahay haku barakeeyo
@ayaanabdirixmanayaanabdiri8763
@ayaanabdirixmanayaanabdiri8763 3 ай бұрын
Masha Allah tabarkallaah Allah hakucafiyo SAd ucawenysad somalida dalkeda Allah hakusoceliyo dhibatada ilahay hakasaro
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Amen 🙏
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 3 ай бұрын
Abwaan Sahal ilaahay khayr haku siiyo walaal waxaa tahay wiil naxariis badan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Mahadsanid walaashay Ilaahay haku barakeeyo adigana
@libanmohamed4777
@libanmohamed4777 3 ай бұрын
mashaallah brother Sahal you look Forword interview with anther human that's good word and truth peace love 🤲💪 strong human peace brother and one love
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Thank you brother
@Gawrace
@Gawrace 3 ай бұрын
Alle haku fududeyo waayaha qof soo maray uunba fahmi kara dadka wadanka la joogow ninka caawiya alle uunba caawin kare
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Mahadsanid brother guulayso
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 3 ай бұрын
First Comment
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 ай бұрын
Soomaaliyey ogaada silac yaal dhulshisheye dadka soomaaliyeed way ku dhamadeen dhulka gaalada markaan ku caasinay dalkeeni oo soo duminay
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 3 ай бұрын
La xowla war nin kan sheekadisa hal wax oo laga qaato ma jirto.Allah ha caafiya buufis hayo
@N.A.M1234
@N.A.M1234 3 ай бұрын
Somalida Maraykanka jooga wixi dibataysan Allaha u gargaro
@waberihassan7867
@waberihassan7867 3 ай бұрын
Sahal kaso hadal lacaagta logu shaqeyo usa iyo sweden maxa uu dheexeya farqii mahadsanid
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Haye sxb
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 3 ай бұрын
Allaha ugar gaaro
@Abdikadir46
@Abdikadir46 3 ай бұрын
😂
@NemaDahir
@NemaDahir 3 ай бұрын
Discusting 😢
@lebaan4795
@lebaan4795 3 ай бұрын
The legend😊😊 I support your channel and I subscribe sometimes good work keep it up…
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 ай бұрын
Thank you brother
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН
markale iyo magaalada ugu faca weyn Finland Turku🇫🇮
7:10
somalidhulmar
Рет қаралды 868
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 291 М.
AVRAHAM BEN MOSHE ON TWJ PODCAST (S01. E09)
1:23:06
Time with Julius Podcast
Рет қаралды 11 М.