Video Cusub Xamas O Laga Dareemay Tirada Askartii Israil Ka 'Qabaty' & Sucuudi O lagu dhaganyahay

  Рет қаралды 79,485

Dulmi Diid

Dulmi Diid

2 ай бұрын

Video Cusub Xamas O Laga Dareemay Tirada Askartii Israil Ka 'Qabaty' & Sucuudi O lagu dhaganyahay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 165
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Respect sheikh mahamed Dulmi Diid ❤❤❤❤❤❤
@deqtoon
@deqtoon 2 ай бұрын
Dulmi diid korsadan aad Nagu gumeysane maxawa mad sofasaxdid
@Suleekha43
@Suleekha43 2 ай бұрын
@@hassanhassanismael8470 Kuwait
@MohamedAhmed-wz7fw
@MohamedAhmed-wz7fw 2 ай бұрын
أحبك في الله لا تنساني في دعائك
@user-ug7bt1zo4x
@user-ug7bt1zo4x Ай бұрын
Wallahi billahi tallahi waan kusaliye rasuulkena scw haye waad dharatay kusalli xabiibkena carafbadanahena scw scw scw
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 2 ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAHMAAN.
@hamdiabdishafed2999
@hamdiabdishafed2999 2 ай бұрын
Guusha xamas aad ayaan ugu farxa ilahayow dhamee yuhuuda nacdal dusha alle idin saar
@WeQw-pr2nw
@WeQw-pr2nw 2 ай бұрын
Madaxda carabta asalkodi hore yahud asaastey marka kheir maleh iyag kursiga ku haya lakin wa la jabin dona nasri malintu yimado inslh
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Innaalillaahi waa innaailayhi raajicuun subxaanallaah wallaahi waa yaab sheikh tan waa wax aad looga naxo wadan muslim ah in sidan uu uhadlo
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@user-kd1qo6tq8h
@user-kd1qo6tq8h 2 ай бұрын
Yahuud insha Allah way dhamaanayaan
@Saff-zv2sq
@Saff-zv2sq 2 ай бұрын
Guuul aallaha siiyo walahen falasiti yaa allaaha aay aallaha yaa raabiiy yaa raxaman yaa raxiim
@Duqabto
@Duqabto 2 ай бұрын
Mashaa Allah aduun iyo akhiro aduunyo sadaxaad ayaa soo baxaday oo falastiin kaliya ledahay ilahay haydin cawiyo
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 2 ай бұрын
Alxamdulilaah Alxamdulilaah mar hadii Allah markii loolaabto Ale weeyne xisaabinaayo Alxamdulilaah maxkamada ilaaheey aan laka fakandoonin
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 2 ай бұрын
Bismillahi raxmaani raxiim gurigaada adiga leedahay aan anigaa kumamulaa yaa Allah kooda yaa umaamulo waa kaaxokbadanahay badanaa ilaaheey leeyahiin walaalaheen falastiin
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 2 ай бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد🤍
@HawaHussein
@HawaHussein 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa Allah
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 2 ай бұрын
Munaafiqiinta dhan Ala ha fadeexeeyo
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 2 ай бұрын
Maasha alaah sheq ilaahey haku bara keeyo ❤❤❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 2 ай бұрын
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu, Sheikh dulmi diid.
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 ай бұрын
Alaaha aktiisa waxba kama ah sucuudiga in lagu badalo xaalka manta falastiin ku jirto insha Alaah Aduunka waa harka iyo labadiisa galin
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 2 ай бұрын
❤️Sallalaahu Caleeyhi Wassalim❤️
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Scw scw scw scw Sheikh wacaleiku salam gull gobonimo hamas Palestine Free Palestine Free Palestine yamane ❤❤❤❤❤❤❤doua muslimanne prayer Falastiin
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 ай бұрын
illaahay hajabiyo yuhuuda iyo gaaladaba insha allaah
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 2 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@chefimsa
@chefimsa 2 ай бұрын
Asc sheikh Mohamed dulmi diid maasha Allah qeyr Allah kusiiyo sida aad nala soo wadaagtid aqbaaraadka iyo waxa caalamaka kasocda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 2 ай бұрын
Guul Alle ha siiyo falastiin
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 2 ай бұрын
Ameen yaa ALLA'AH.
@siyaasigaaasan
@siyaasigaaasan 2 ай бұрын
Shiikhoow alle ha kubarakeeyo
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 2 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 2 ай бұрын
Allaahu akbar xaqaa guulaysanaya
@user-xx4uy1fh4t
@user-xx4uy1fh4t 2 ай бұрын
Alhamdulillah ❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 ай бұрын
Masha Allah shiikh ❤
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 2 ай бұрын
Asc wr❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤falastiin insha allaha ❤
@abditajirali5702
@abditajirali5702 2 ай бұрын
Allahu akbar insha allah kull daman musliminta ya calamin
@user-zs1ms3gc6j
@user-zs1ms3gc6j 2 ай бұрын
Allahu akbar
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Walaalow noo sheeg malita iyo tariiqda aat tabisay warkaan mahadsant
@AbdiIbrahim-je7wb
@AbdiIbrahim-je7wb Ай бұрын
Sheikh thank you alot
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
Aad baan kuu salaamayaa sheekh Mohamed waana ku diirsadaa wararkaaga xaqiiqda ku saleysan tan kale Xisbullaahi waxay weerartay Israel 325 jeer oo duqeynta caawa ay ku jirto
@farhiyamh
@farhiyamh 2 ай бұрын
Alxamdulillah alxamdulillah
@miskisagal1069
@miskisagal1069 2 ай бұрын
Allh akbr
@abdiabdi7372
@abdiabdi7372 2 ай бұрын
Asc Shaikh mahadsanit a lot ❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 ай бұрын
Allaah akber Axdulaah guul xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲
@housseinali4145
@housseinali4145 2 ай бұрын
Mahadsanid walalkey ❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 2 ай бұрын
sheekh maxamed nin aqaanisa ba laao dhiga x waa jaaziiri
@niimaneur4842
@niimaneur4842 2 ай бұрын
Barakallahu de Sheekh
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
❤❤❤❤M.Allaah❤❤❤❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 2 ай бұрын
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 2 ай бұрын
Mahalkaas ayaan maraynaa gaalnimada iyo dilinimada xasbunallu wanicmalwakiil
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah guul free free free Palestine 🇵🇸❤❤ 🇸🇴
@HappyCanoe-bz2jv
@HappyCanoe-bz2jv 2 ай бұрын
Scw❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Ilaahow.xaqa.uhiili.
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 2 ай бұрын
Adeer xayisiintaan waa. Masha Allah tiihore waan ka xanaaqi jiray
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم آنصر في أخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 2 ай бұрын
Guul guuk falastiin
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 ай бұрын
Alaahayow sucuudi oo nimcada ay muslinka ku dhibayso xaqa uu qabtaa walaalahood muslimiinta sida ay ugu yasayan waa aduunyo
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 ай бұрын
Scw wllo mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤
@user-fr3wb1hv5t
@user-fr3wb1hv5t 2 ай бұрын
Madaxdaaaa sacudigaaaa iyo carabtaaaaa qarkood rer galbedkaaaa wasan 3:53
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في غزة يارب
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Waa.rag.ladhufaanay.cumalada.carbeed Ilaahow.wax.ka.hiil.badan.noogu.sobedel
@nimocli5456
@nimocli5456 2 ай бұрын
Yaarabi Adaan carab iga dhigin alx dad damirki ka dhintay weye
@user-qh5qw6pn8c
@user-qh5qw6pn8c 2 ай бұрын
Asc ❤❤
@user-ck8ci1do7w
@user-ck8ci1do7w 2 ай бұрын
Sheekhow madaxda carabta ma hadli karaan hadi kale meeshu ka baxay madaxweynaha eeran ayay ka baxayan iyo kuwi ka horeyay qadaafi iyo salaam xusen macalinka u taliya
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤
@crisaaq3877
@crisaaq3877 2 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷
@Terza56
@Terza56 2 ай бұрын
Guul Inshaa’allah guul falastiin✅✅✅
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 2 ай бұрын
Ilaahay aya ka wayn sacudiga
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 2 ай бұрын
Moroco wa sakhramiinta carabta yuhuuda iyay la miid yihin
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Carabta dhan waa dad xun
@gurdan5841
@gurdan5841 2 ай бұрын
Wcs
@liikaziahmed7792
@liikaziahmed7792 2 ай бұрын
Sacuudiga saan miyuu suni ku yahahy Iran waa shiico manta sunkiga iraan dhanti😊
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 2 ай бұрын
Waa nasiib daro sucuudiga. Dadayaga ay samaysteen ayaa madax looga dhigay
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuull.xamaas.i nshaAlaaha
@anabgelle8723
@anabgelle8723 2 ай бұрын
What about the thousands of pelastinian hostages who are in the Israel,s Jails
@AbdiIbrahim-je7wb
@AbdiIbrahim-je7wb Ай бұрын
You ask questions diapers army
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 ай бұрын
❤wcs ❤gobsho ❤falastiin❤guul ❤
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Yuhuuda maroco weeyi askari kadhinacdagalamaysa maha askari Muslim ☪️
@mahamedabdikadirhassen699
@mahamedabdikadirhassen699 2 ай бұрын
Nacalatulaah ku dheh kuwan madaxada sheeganaya, inkaar Allah ku rido waa ayda reer galbeedka.
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 ай бұрын
Madaxda carabta waa munaafaqiin u adeego cadowga ee allah ayaga ha isku salido hana ka horwareejiyo umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah ha guuleeyo xamaas yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda walaalaha xamaas aamiin allah ha badbaadiyo hana u maciino shacabka falastiin aamiin , allah ha isku baabiyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda , munaafaqiinta u adeego aamiin allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 2 ай бұрын
Allow su'udi madaxdeeda hagaaji.
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
Marka iyo Suciday,carabta faida malaha ayiga Qasaraya kuwa gulsanaya waa walaalah Reer Hamas illahaya ba la jira rabi ha jabiya daba dhilfaka Amatka Iyo Shadanka Yuhuda ah kuwa Cawiya falasatina rabi qeer ha siya Iran,Yeman,hisabilah,iraqa
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 ай бұрын
Sucuudiga waa kuwee
@MohamedAbdi-ym6xz
@MohamedAbdi-ym6xz 2 ай бұрын
Asc sheikh mohamed gormaa bila wee courses ka .
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 ай бұрын
Morocco xawayaan ka heesto waa yahuud
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 ай бұрын
@@suleimanabshir2893 lool, heesto and hees
@AbdirizaakFarask
@AbdirizaakFarask 2 ай бұрын
❤❤🎉❤❤❤
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Imaraad waa reer galbeed waa yuhuud yar yar
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
Asc wr wb
@zamzamzhekh9264
@zamzamzhekh9264 2 ай бұрын
Allah'a ugargaaro reer falstiin
@naimamuad3140
@naimamuad3140 2 ай бұрын
Waa sixranyahiin callalway ash
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 2 ай бұрын
Asc
@aminaomar98
@aminaomar98 2 ай бұрын
Shekhow gabadhayda I yaa Iga xanuunson iisooducee.
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 2 ай бұрын
Allaha kuu caaafiyo gabadha walaaashy😘
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 2 ай бұрын
ALLA'AHA CAFIYA.
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 2 ай бұрын
Madaxda carbeed waa fuleyo kamana hadlikaraan arimaha qadiyada reer phalastiin
@user-rs4pe7ig8c
@user-rs4pe7ig8c 2 ай бұрын
Mahamed binu Salman waa munafiq xuun nacalatulahi 😢😢😢
@MuuminWali
@MuuminWali 2 ай бұрын
Asc sheikh dadka carabta utaliya waa la heystayaal ee warkooda iska dhaaf wey duleysanyihiine
@jellehassan215
@jellehassan215 Ай бұрын
Hunguri baa musliminta qaaday.
@dhabeelinaali2066
@dhabeelinaali2066 2 ай бұрын
Sheekhoow waxay yidhaahdeen waa shirqool hore oo dhacay 16/11/2023 oo waqtigaas buu dhacay laakiin aan hore loo baahin isku shaqo maaha kii 25/05/24 dhacay.
@hooyosom8904
@hooyosom8904 2 ай бұрын
Ascw Dhamaantiin Su ,Aal Luqadaha Wa laku Hatli Garaa Cigaalka Iyo Cimaamadana Wa laysla Xiran garaa Laakiin ya Huboo Waxa Ay Yahiin Dadkaasu ?
@mooahmed6651
@mooahmed6651 2 ай бұрын
Marokko waxaa ku nool labaatankun oo yahuud ah oo marookaan ah
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 83 М.
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 184 МЛН
Suldaanka Soomaaliya 2030 🙂 | Mowduuc Dheeeeeer .
42:58
OGAANSHO
Рет қаралды 87 М.
guryaha somalida ma sidanbaa?
10:21
Salma Hared
Рет қаралды 2,6 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 45 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 750 М.
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Walking Streets 워킹스트리트
Рет қаралды 46 МЛН