VIDEO EY TIKTOK ISAGA DUUBEN AYADIYO SAXIIBKED AYEY WALASHEED U DISHEY YAAB

  Рет қаралды 37,953

Hodan Online

Hodan Online

Күн бұрын

##ADNACHANNEL#ASADHAGIO#HODANONLINE#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#ARIMAHEENA##DADWEEYNAHA#HODANONLINE#ADNACHANNEL##HODANONLINE#DADWEYNAHA#ADNACHANNEL##

Пікірлер: 322
@hamdanazer724
@hamdanazer724 3 жыл бұрын
Habeenadan waad noo dadaasha mahadsanid xppti❤️💯
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 жыл бұрын
Marwo hodan salaan gubeed ayaan hawada Uk iyo kismaanyo udhaxeysa ku somarin hayaa Habaryar qaali ah xilaaah hakugu xafidu saygaaga Thanks Habaryare
@haajaa6788
@haajaa6788 3 жыл бұрын
wa kusalaamay Hodaney soxuraanso bodheri iyo hodan iyo tariiqaha kadhacay (5) SOMALIYEED from muqdisho
@cookingfatmachannel2287
@cookingfatmachannel2287 3 жыл бұрын
Team hodan online lambar 1 one ayan ahay xasidnimada iska dhaafa e like iyo subscribe iso sara somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
QaLi. Jisakalaah. Waa. Rer. HODAN 💚
@wakujeclahy8002
@wakujeclahy8002 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaal sii wad dadaalkaga waad gaari inshaa alaah ku xifdiyo baan kuu leeyahay
@naciimaayaan88
@naciimaayaan88 3 жыл бұрын
Wllshy mcn hore usoco Qisooyinku waa cimri qaadasho waxay leeyiin faaidooyin farabadan waxaanad ogaanaysaa waxbadan oo aduunka kajira oo markii hore kaa qarsoonaa ani ahaana wan jecelay qisooyinka gaar ahaan kuwa hablaha kudhaca inaan dhagaysto siaan noloshayda uga dhigo tùsaale uguna baraarugsanaado waxyaabo farabadan wad kumahadsantay da,daalka juhdiga badan ee aad kubixisid sidii aad noosoo gaadhsiinlayd xaqiiqatan maaha wax hawl yar se Alle hakuu fududeeyo xppti❤❤❤
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Jisakalaah 💚❤️❤️💚
@manaalmunasar9981
@manaalmunasar9981 3 жыл бұрын
Asc walal heray usoco
@idilcabdisamad7851
@idilcabdisamad7851 3 жыл бұрын
Maa sha allah qisoyinkaaga waan kahelaa wlo hore u soco hodan online
@farrahkhaliifa5963
@farrahkhaliifa5963 3 жыл бұрын
Masha allah wllo qisoyinka soo gudbiso wa wax laga dhaxlo qibrad thankz wllo hore u soco
@sohanmahdi415
@sohanmahdi415 3 жыл бұрын
They were only 2 so the reason why he did that coz his a father and didn’t won’t to lose both of them so parent will always safe u no matter worst think that kid do in this life so I can understand why he did that
@qaalidumar1063
@qaalidumar1063 3 жыл бұрын
Walaashey hodan Alaha ku xifdiyo ku soco sidaada
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 3 жыл бұрын
WAA QISO YAABKEEDA WADATA SUBXAANALAAH ILAAHOOW NA XIFDI ADUUN IYO AAQIRO AMIIN AAMIIN AAMIIN YA RABBI 🤲🤲🤲🤲
@waankuudaawaday5409
@waankuudaawaday5409 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaashey Alaha Ku xifdiyo
@samiirabdiaxmed3339
@samiirabdiaxmed3339 2 жыл бұрын
Dariskaaga waa ilaalo aan lagu dirzan mhmahda____waankan hodoney✊
@najahali3225
@najahali3225 3 жыл бұрын
Masha alah hodon alaha ku xifdiyo wana ku faraxsnhy inan ugu horey cwa❤️❤️❤️❤️
@kornelzantanaak277
@kornelzantanaak277 3 жыл бұрын
M.a alHa Ku xifdiyo wlzhY hodan Taageero puuxda from jijiga💯💯💯
@khadrahassan7410
@khadrahassan7410 3 жыл бұрын
Qiso cajiib ah keep giong sist
@marjaakooleey83
@marjaakooleey83 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaal sii wad dadaalkaga waad gaari inshaa alaah
@boqoraddareermadka7636
@boqoraddareermadka7636 3 жыл бұрын
Masha allah ilahey haku xafido walashey qali waku tagera
@siraadbuh5344
@siraadbuh5344 3 жыл бұрын
Maasha Alaah ALaha ku xifdiyo
@sahraosman737
@sahraosman737 3 жыл бұрын
Masha allah allah kubarakeyo walashey
@kaltuuncabdi12xasan34
@kaltuuncabdi12xasan34 3 жыл бұрын
Keep goin wllshy wad dadalaysa m a Alle haku xafido
@qaalidmaxamed7930
@qaalidmaxamed7930 3 жыл бұрын
Asc walaashey qaali hodan wanka helay history gada habenki wanku mashqula gul ayan ku rajena insha alaah cawa kahor comment kama bixin lkn wan ku dawn jiray masha allah like kugu buxin
@siciidoabdi6028
@siciidoabdi6028 3 жыл бұрын
Asc hodan wan kusalamay mansha allh tabarakallah wn ku haystaa janalkaga abyo noso dhamaystir shekadii sushant ranjput
@hargaysawardahaji1574
@hargaysawardahaji1574 3 жыл бұрын
I didn't cure last night's story because I was tired and left work hoden sharaf qalbi nuuriya intana Adunba fahmaya (AWEDHISHAALOW) Sister
@quman1439
@quman1439 3 жыл бұрын
Subhanalah ma ninbay wlshed u dishay ilahaw adunkan sharkiisa na dhaafi🤲 ma istahilo miskiin asagu darenkiisa iyo waxi la saxsana bu sameyey lkn ta wlshed dhishy xata haday jelkaso baxdo karamo daro adunkan ku jogi
@somalibusiness1143
@somalibusiness1143 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaal Alaha ku xifdiyo baan kuu leeyahay
@waamaskiintii9548
@waamaskiintii9548 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaal Alaha ku barakeeyo
@ladanofficial6152
@ladanofficial6152 3 жыл бұрын
M.a abayo hodan online ilaahay dartiis kuujeclahay♥️
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Yaa. MuCalima. HODAN. QaaLi ❤️😍❤️
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 3 жыл бұрын
M.a Ukhtii Allh haka zhrfo 💖
@saaramaan9146
@saaramaan9146 3 жыл бұрын
🤗Hothan wlh alla ku dharty dar alle ayan ku jclahy m.a alla ku dhowro mrwlpa and mrwlpa keep going ❤🌏
@anisaail6136
@anisaail6136 3 жыл бұрын
Ilahay maskaxdada iyo carabkaga haku barakeyo xppt cadowga allaha kaqabto 💞💞awladana allaha ku barakeyo xppt 💞💞💞💞💞
@rahminabeauty639
@rahminabeauty639 3 жыл бұрын
Subhanallah subhanallah
@nagiibmuuse6659
@nagiibmuuse6659 3 жыл бұрын
mashallah dar ilaahay ayaan kuu jeclahay wll
@nimcomohamed5086
@nimcomohamed5086 3 жыл бұрын
Asc wllo waa sax siduu sameeyeye waayo waxuu ka baqayey iney labad gabshoosba iska raanan ileen waa wax waxshalaye haa ani waa ku taagewesanahay 👍👍👍👍👍👍
@zamzamcabdi8626
@zamzamcabdi8626 3 жыл бұрын
ILLAHAY ha ku xiftiyo qali
@fariidoali1112
@fariidoali1112 3 жыл бұрын
Hodon family we love you walashay
@rabicamukhtar1375
@rabicamukhtar1375 3 жыл бұрын
Masha Allah walshay qali keep going sister Allah ha ku xafido hn
@nasranayruus7448
@nasranayruus7448 3 жыл бұрын
Gabadha way dada shayeee udadaala😍😍😍
@ikraanyuusf244
@ikraanyuusf244 3 жыл бұрын
KEEEEP Going qli HodaneeeY 💖
@hibodagal6276
@hibodagal6276 3 жыл бұрын
Maya runahantii maistahilu inasaga laxukuma olaxiiro runahantii wayo waa abo wan ciyalkisa sixad dafa ujecel hasa ahatee asaga waxuislaha mid hada weyday mida kale haiska dereen inkasto iyada dambiweyn gashay aniga rayi ahanteyda waxey tahay abahas uma qalmo in laxiraa sanadada intas laeg 💯💯
@israismaciil9773
@israismaciil9773 3 жыл бұрын
Hoodana qisawoyinka mazara aya ugu fiican
@safianur4935
@safianur4935 3 жыл бұрын
Thank you 🙏
@gudbiyha
@gudbiyha 3 жыл бұрын
maasha alaah waa qisooyin wax laga faaiidikaro nosoobadi qisooyinka
@mounatiti8446
@mounatiti8446 3 жыл бұрын
wcs Hodan dheman🌹👏🏼
@sacdiyesiman790
@sacdiyesiman790 3 жыл бұрын
Maasha Alaah walaal sii wad dadaalkaga waad gaari
@nimcizhmohamedilkacaz7132
@nimcizhmohamedilkacaz7132 3 жыл бұрын
Wlhie aabo ficanpu ahaa wayoh hablihiza muh Rabin inuh wayoh tankale eh wa qalad wuna dulmanyhy inla xidho mahaaa Aleh hadhafo abayazha wlhie runti wxlo dhiga majire😇❤
@hoodoabdal1505
@hoodoabdal1505 3 жыл бұрын
Mash Allah wllo Hodan online qali 👋👋👋🖐🤩🤩😍❤
@maryamahassan8431
@maryamahassan8431 3 жыл бұрын
Masha allah abayo hodan aad ayaan kuujeclahay adi iyo qisooyin kaagaba
@munamahdi6569
@munamahdi6569 3 жыл бұрын
𝑭𝒊𝒓𝒔𝒕 𝒑𝒆𝒓𝒔𝒐𝒏 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒇𝒂𝒓𝒂𝒃𝒂𝒅𝒂𝒂𝒏 𝒔𝒂𝒓𝒂 𝒇𝒓𝒆𝒆 𝒎𝒂𝒉𝒏𝒐 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂🥰🥰🥰🥰😁
@imagirl254
@imagirl254 3 жыл бұрын
😻👈😻😻
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 3 жыл бұрын
Jisakalaah. QaaLi 💚
@ikraanabdi8557
@ikraanabdi8557 3 жыл бұрын
Subxanalaah alaah haku xifdiyo hodaney
@fardowsocabdi4169
@fardowsocabdi4169 3 жыл бұрын
First ayan isku maleye lkn 60 qof aya iga horesay🥲 Horay usoco ayan kuleyahay abaayo hadu comment gayga kuso gaaro☺😘
@ASMA437
@ASMA437 3 жыл бұрын
Xanun waye runti wa imtixan 😪 Ma astaahilo in aabaha laxukumo
@farhiyaabdullahi1964
@farhiyaabdullahi1964 3 жыл бұрын
Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali
@farxiyacabdi5830
@farxiyacabdi5830 3 жыл бұрын
M.a keep going my sister
@yaxyejama9652
@yaxyejama9652 3 жыл бұрын
Hodan Mar Hore Waan Ku Salaamey Wallashey Waxaad Noo Soo Badisaa Qadiyadaha Dambi Baadhista🙏
@Hodanonline
@Hodanonline 3 жыл бұрын
Waso dhigey Chanel ka sii gudo gal wad arki ayago badan
@reexaanchannel8188
@reexaanchannel8188 3 жыл бұрын
Mansha allaah abaayo aad bankujeclahay somaaliyey isoboqda
@caashoabdilaahi4688
@caashoabdilaahi4688 3 жыл бұрын
Masha allh hodany alle hku xfdo
@quruxdumar3042
@quruxdumar3042 3 жыл бұрын
Alaha ku barakeeyo
@akzakizakig6129
@akzakizakig6129 3 жыл бұрын
M.a abyo talent ayaa aad lehdha runti horay usoco
@hosseintani2507
@hosseintani2507 3 жыл бұрын
Hodaney waan kusalamay aad ban kutageraa aabo waan ahay ale hainaxafido dhamanten
@raymabintuwarsame8583
@raymabintuwarsame8583 3 жыл бұрын
Hore usoco xbbti guulayso markasta
@daadmadheedh4232
@daadmadheedh4232 3 жыл бұрын
Waanagan waa joognaa sister keep goig
@mounatiti8446
@mounatiti8446 3 жыл бұрын
Subhana llah alow ka magan dhagar 😭😭😭😭
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going walashey mcn
@Buuniyoshaah
@Buuniyoshaah 3 жыл бұрын
Ilahay amarki i like u huno masha allah ilahay haku xifdiyo
@Xurmobadan143
@Xurmobadan143 3 жыл бұрын
M.a keep going wlshy qli ♥️🙏
@ugbadjama5465
@ugbadjama5465 3 жыл бұрын
Anigaba walashay igayared ayaan is dilnay aadbaan uxanaqay cun ayaan islahaa lakin oyinta an oyayay aya caradii iga baaba day. ALXAM DULILAH✌😌😌😍😍
@haajar9805
@haajar9805 3 жыл бұрын
Haa sax abaayo anigaba walshy waan is dagaalnaa likin markaan ooyo xogaa carada way iga dagtaa 😭♥️
@sadiafarah2661
@sadiafarah2661 3 жыл бұрын
Masha allaha mcnto nollow inbadan 💞💞💞❤❤❤💋💋💞🙏🙏👌💞💞
@amal-4c3
@amal-4c3 3 жыл бұрын
Subhaanallah😪qiso cajiib eh Hodan😍🖤🥀👸🏻
@mariyainaahmed2172
@mariyainaahmed2172 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll hodan ❤💯❤
@muslimayusuf5885
@muslimayusuf5885 3 жыл бұрын
Never give up 👍
@wardacayni1905
@wardacayni1905 3 жыл бұрын
Hore u soco wllshy qali dumar 🥰🥰
@nuurahmed8592
@nuurahmed8592 3 жыл бұрын
Walaashey ilaahy wejigiis baan kugu jeclahay
@mandeeqmohamed8638
@mandeeqmohamed8638 3 жыл бұрын
Inaalilah wainaa ileyhi raajicuun waa qisadi iigu calol xumada badneyd abid aan maqlo😭😭😭😭
@queenfaizacadey
@queenfaizacadey 3 жыл бұрын
Masha allha
@sumayarashiid9091
@sumayarashiid9091 3 жыл бұрын
Hapo mcn aabahu khalad malaha waayo inantiisi hore ayuu waayay tana ìnu waayo muu doonayn ❤
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@sharafali9598
@sharafali9598 3 жыл бұрын
Asc walaahay somaliyeed iisoo duceeya muraad ayaan leeyahay mahadsanidiin
@drsnafiis1365
@drsnafiis1365 3 жыл бұрын
Hodoney sxbey hagar iyo nurhen yawayn
@munahaji7753
@munahaji7753 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@moohahussein139
@moohahussein139 3 жыл бұрын
Wiilashi waa kuwan hodaneey Gandho kaliya kuma daawadaan walaashey macaan
@muhsinhassan7271
@muhsinhassan7271 3 жыл бұрын
m.a allah kudyo wllshy story iyo dira galn
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Asc hodan keep it up sister ❤️❤️💯💯
@duranshire5927
@duranshire5927 3 жыл бұрын
Masha'allah ani masar waaaa jeclahay sheekadeda waligeyna ma tagin
@khadarxasanxaashi9034
@khadarxasanxaashi9034 3 жыл бұрын
Caawa ani miyaa ugu horeeya Waxaan is lahaa vediogii labaad caawa waa baaqday in badan ayaan sugayee
@zamhasqan3041
@zamhasqan3041 3 жыл бұрын
Love you abayo hore u soco Canada kaso salaamay alpi ciyal casiirne Waa kula ahay from Egypt aan ahay ilah haku xafido abayo ❤️❤️
@ridwanosman9369
@ridwanosman9369 3 жыл бұрын
Hodanteyda cashaqa waan ku salaamay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🖐
@farahosman675
@farahosman675 3 жыл бұрын
Asc walashey hodon wan kusalamya
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 жыл бұрын
Yes aabaha waa dalbiile qof gacan ku dhiigle ah yuu rabay inuu bari yerlo qof xaqdaro lugu dilayna xaqeedi yuu duudsiya sharcigana wuu jabiya because danbiile lama qariyo
@caynimaxamed8000
@caynimaxamed8000 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo hodan
@hoodosaid8559
@hoodosaid8559 3 жыл бұрын
alla axmaqsanaa walaashed ayay nin udishay acuudu bilaah allow Hana tusin taaso kale 😢😢😭😭😭
@mandeeqcalii1414
@mandeeqcalii1414 3 жыл бұрын
Horey u soco
@anisaail6136
@anisaail6136 3 жыл бұрын
💞Ilahay ha ikaa xafido wlshy mcn💋💞 aad bn kujeclahay waan kudawada xili walbe 💞 inkasto aan mashqul sanahay 💞xiliga so dhigti lkn lasim inaa kudawado💞💞💞💞💞🥀🥀🥀
@hamdaofficial7503
@hamdaofficial7503 3 жыл бұрын
Mansh allh hodon waah gabdha cod kar ah wlhi horey usocoh abyo🙏
@Hodanonline
@Hodanonline 3 жыл бұрын
Mahdsanid Qali
@naimafck5728
@naimafck5728 3 жыл бұрын
Abaayo wax kato waaku cibra qaadasho ilaaheey naf bini aadam naguma sababo shukran xbti
@iqroali6519
@iqroali6519 3 жыл бұрын
hodan wan jeclhy vedio yadada wax bdn waan ka faiday allh ku xifdiyo sis🙏🙏
@nimconaruura8275
@nimconaruura8275 3 жыл бұрын
Hodaney wll hala alturk iyo hoyaded kaso hadal qisadoda plz
@miyaaahaay1378
@miyaaahaay1378 3 жыл бұрын
Maalin walaba waan sugaa barnaamijyadaada aad baad u mahadsantahay
@ahmedyaremahadoffictiol3648
@ahmedyaremahadoffictiol3648 3 жыл бұрын
Omg😭wlhi w sheeko cajiib ah illahy naguma sababo tanoo kle odeyguna waa ku saxanyahy waxa uu sameeyey
@walshamcn4745
@walshamcn4745 3 жыл бұрын
Maasha shaah
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 150 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Dadka Xiriirka Ka Carara - WHY? | Ep 07 - Naf Ogaal Podcast
38:17
jawabtii istar kor libax ee siisey Hodan online 😱
7:01
Aliya Home 🏡
Рет қаралды 244
GABDHO WALLAALO AH  || #QISO DHAB AH FULL FILM BILAAW ILAA DHAMAAD
18:56
WADNKA FRANCE HABLIHI WXA LAGU DHAMEYEY RAIN STAION😓
21:46
Hodan Online
Рет қаралды 31 М.
GODKU RABEY INU XAASKISA KU RIDO ASAGA KU DHACAY😂🥲 XASID YAAB
30:58
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН