Masha allh shugran qaali sidagan ofahfahsan ayad ugu waydisay su allaha walalo xage kalasoxidhidha adomadsan❤
@sahraa.rahman4053 ай бұрын
Jazakumullahu khayr dr isam iyo umu c/raxman aad ban uga faa idaystay waxana iii sahlay illahay baa mahadlr caafimadka oon waka garanayay halkaa kasii wada isha allah misanka xasanadka alle haydinku dare
@rocky40665 ай бұрын
Walaale Dr isim ugu yeedha. Sidadka aan aqoonin ugartaan Inuu doctor yahay oo uu cilmi uuleeyahay waxa uu ka hadlaao ee aanu aheeyn shaqsi caadi ah
@ziaynabhassan42936 ай бұрын
Badriya ma kinin ba mise waa kaabsol wd shegty in lakala jabinayo iska wa kabsol budhahay marka iso jawab
@mohamedAli-wt6gfАй бұрын
Wll badriya waan kuu baahnahay in aan wada hadalnaa rabaa xagee kala xiriira mahadsanid