Asc abayo waa qalad in ilmaha horay la fadhisiyo fadlan gadal farisi sunkana u xir ralina iga noqo qurbaha lama ogolo wana runtod allah na dhowro dhamanten
@munacabdinuurmaxamed2333
Maash Allaah ilaahay ha ku bareyo quruxey waxaa tahay hooyo karti badan wax badan ka bartey mahadsanid❤❤❤
@afnaanmohamed9765
Wlhi alaabta aad gado waan jeclahay insha allh malin waan kaa gadan doonaa alaabo said ujeclahay ku jiro lkn aa mesha ku jirto ❤❤❤❤
@keyfmohamed873
Masha Allaha hafso waa weynatey Allaha ku kuxafido habo❤❤