MashaAllah bro abdalla wxd soo duubtay vlog qurux badan weliba wxn kaaga mahadcelinaya inaadan kaso duubin magaalada halka dadka badankii ka duuban, macnahedu wxy tahay yacni angle ka aad kaduubtay. Vlog yada sida badan laga duubo garowe wa qaar isu soo eg lkn adigu si kaduwan kuwa kale ayaad uso duubtay waana wax cusub oo fiican. Muuqaal labaad hadaad nooga soo diyaarinayso magaalada wxd yeesha oo kaso duubta dhinacyada magaaladu ufidayso sida jidka sodonka ee hada ladhisayo iyo kii hore ama xitaa jidka wasaaradaha. Aad bad umahadsan tahay.
@AragsanshugriFadumoshugr-um2zg Жыл бұрын
Masha allh Garowe CITY
@ahmedismail93532 жыл бұрын
Masha allah noolol iyo nabadh
@mohamoudmusse61442 жыл бұрын
REER NUGAALEED DHIS LAAMIGA EYL IYO GAROWE SI FUDUD KU QAADO MADAXWEYNE PUNTLAND HADAL MA LEH YOU ARE LUCKY SO LUCKY CONGRATULATIONS !!!!!!!!!!!!!
@MahdiMediachannel2 жыл бұрын
Sidoo kale isoo booqo inshaa Allah
@sabirabdi29132 жыл бұрын
Its small town but its baeuty
@mohamoudmusse61442 жыл бұрын
MAYOR GAROWE FADLAN ARIGA KA SAAR CAASUMADDA CIDNA HAKA BAQIN PLEASE YOU SHOUD BE BRAVE THANKS. .........
@libanabdi94582 жыл бұрын
Haye lander
@Amiirzayn2 жыл бұрын
Waa muqaal qurux badan quruxda ay leedahey waad muujisey growe
@Madasha332 жыл бұрын
From hamdi rumaan Waaw mashalah Deegaan bilicsan
@Hamdikumaan2 жыл бұрын
Waaaw m.a
@Irshadcawad2 жыл бұрын
m.a. zxip wa muqal qurux badan
@xaawoabshir92632 жыл бұрын
M.a qurux
@mohamedshacuur58232 жыл бұрын
Caasimada umada hartiyeeeeed
@maxamedgodaye98742 жыл бұрын
Masha allaah zxp cabdalla
@trumpppl20242 жыл бұрын
Another editions PUNTLAND COUNTRY garowe MASHAA allaah ❤💢💢💥💥
Sxb wlhi qof ku dayasho mudane tahay waxa so daysa muqaalo xiiso badan
@MahdiMediachannel2 жыл бұрын
Horey u soco man mashaa Allah waa meel aad u qurux badan
@exgangstrosak43472 жыл бұрын
From hamda kumaan m.a caasimadeena
@mohamedshacuur58232 жыл бұрын
Insha'allah
@abdiaziizahmed78272 жыл бұрын
It's so very small town garoowe waa magaalo aad u yar oo cidlo ah waxaa u malayn jirey magaalo xoogey yara weyn laakiin waa meel aad u yar dadka ku nooli kama badno 2500 oo qofood labo kun iyo shan boqol oo qofood
@Cici_mimi2 жыл бұрын
The obsession you have for us is real. Marqaanland