Vlog Guri Barwaaqo Bada iyo Mansoor SeaTourism

  Рет қаралды 53,303

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

3 жыл бұрын

Пікірлер: 447
@AbdiShaqale
@AbdiShaqale 3 жыл бұрын
Waaaw wataaa Qaybtii labaaf Asxaabta Channel kayga subscriber isaar
@shikhawiali99channel88
@shikhawiali99channel88 3 жыл бұрын
Waliga qoralka iska hubso sxb
@shikhawiali99channel88
@shikhawiali99channel88 3 жыл бұрын
Iminka guri barwaqo sidad uqortay bale
@Bakayle22
@Bakayle22 3 жыл бұрын
Ina shaqale ma waynaado weligii intaasuu leekaa kaamirana waa sitay waan ku salaamay sxb
@karyazreverb
@karyazreverb 3 жыл бұрын
Ciyaal caan doon ma guri barrwaqad subscribe ka raadinysaa shuuba ku dhashee😂
@mahamedkhaire6503
@mahamedkhaire6503 3 жыл бұрын
Odayga halga xidho
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 3 жыл бұрын
Asxabta waata qaybtiilabad
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 жыл бұрын
Keep going lpaah Vlog shidaN wye zhp
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 3 жыл бұрын
Guri barwaqo khyrka faafi kzbin.info/www/bejne/eIKte5-fad2Grqs
@amiinmediachannel9864
@amiinmediachannel9864 3 жыл бұрын
Thanks pro wada dhaqayn wacan anoo iska hurda doon i saaartay oo berbera igaysay waxanan joogaa hargaysa
@dirsletwo2721
@dirsletwo2721 3 жыл бұрын
Liki igu salan waan taageerye iyodiyo qoalkeeda
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
Waa Sugaygany masuul☝️
@mahameddeeqsi7169
@mahameddeeqsi7169 3 жыл бұрын
Inta clipkii hore dawatey clipkana sugeysay is muuji environment of somalilent ber bera another level 🏊‍♂️🏊‍♂️
@Ahmedmoha-v2c
@Ahmedmoha-v2c 3 жыл бұрын
Akhira aynu xasuusano Alle aynu kabaqno
@mukhtardayib7909
@mukhtardayib7909 3 жыл бұрын
Zhukran prother
@zakiabdixuseen7586
@zakiabdixuseen7586 3 жыл бұрын
Masha,allah brother
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Keep going guray
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
ina dircw indr wa ku salmy boowe mgci idilna wad iga bahdisho gbdhyda wa ka bedely be
@nalkaifah4146
@nalkaifah4146 3 жыл бұрын
Wad noo soo dhamaystirtay vlogii😍legend guri barwaaqo
@abdis70
@abdis70 3 жыл бұрын
Mansha Allah- Reer Somaliland maxay raaxeysteen peace and love.Dadkani wixii ay rabeen wey heleen- Ilaahow u siyaadi- Aamiin.
@faraxahmed4160
@faraxahmed4160 3 жыл бұрын
Amiin shrafo mhdsanid
@mustafecomedy5224
@mustafecomedy5224 3 жыл бұрын
Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll subscribe subscribe
@aayaheena-pro5419
@aayaheena-pro5419 3 жыл бұрын
guri barwaaqo team 1k like i gaarsiiyaa haday dhab idin ka tahay taageeradu.✌
@abwaancaaqilkayoutubechenn3111
@abwaancaaqilkayoutubechenn3111 3 жыл бұрын
Gurow jir taageero ismuujiya❤❤
@mcmusic6086
@mcmusic6086 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo sxb riwaayad baan kaaa rabnaa nio abwaankii helo waad isku soo bixi jirteen markuuu kula jili jirey😂😂😂😂
@mohanke447
@mohanke447 3 жыл бұрын
LEGENDS moving forward👏👏
@ahmednuur4075
@ahmednuur4075 3 жыл бұрын
Riwayadaysti ugu horeeye bada gala
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
Ber beraan xasuustaa iyo berisamaadkii 😇gurow dabaashana wad hysa atoore 😂vlog qurux badan dabcan gurey family wn idin slmy💯👑🙏🏿💚🤍❤
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 жыл бұрын
Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adonkisa waxa uu cawiya marka adonku cawiyo wllkis wll wali subscribe igu waa codsi wll😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@apdirahmancj5960
@apdirahmancj5960 3 жыл бұрын
Legend wllhi you made my day 🤩😍Thanks A lot of 😇😇
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Legend Guray Barwaaqo Inkasto Aan Jeclayn Dalxiiska Inaad Rag Waaweyn Noogu Keento Sida Saydhiye & Legendka dee.
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 жыл бұрын
Wadanka halaga faaidaysto soomaalaay✌✌
@amiinmediachannel9864
@amiinmediachannel9864 3 жыл бұрын
Waaaaw eeshcalaaa vlog keeb goin pro
@asnatcrahmanmohamed1192
@asnatcrahmanmohamed1192 3 жыл бұрын
Yasalam guri barwaaqo itaxan ilahay ku wata sxp from jeehanti ✌🇹🇯from
@kingak6053
@kingak6053 3 жыл бұрын
Legend always legend keep going zxb
@muhumedmaxamed9804
@muhumedmaxamed9804 3 жыл бұрын
Man sh Allah keep your going brother
@ahmedmahmud835
@ahmedmahmud835 3 жыл бұрын
Guri Parwaqo Geep Going pro
@KhaalidDalab
@KhaalidDalab 3 жыл бұрын
Legend legend dhalay guri barwaaqo
@hamzejunior8515
@hamzejunior8515 3 жыл бұрын
Ismaacilow nio maxaad sheekoyinkii ka damacday prother😂
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 3 жыл бұрын
Mansha allah keep going bro best vlog
@abwaancarris5426
@abwaancarris5426 3 жыл бұрын
Midbaa odhan doona alla gaadhigaygii baa markabkaa saaran markuu daawado vedio gaan m a guri barwaaqo horey u soco wllkay guushu waa garbahaaga jawi kale iyo xaalad kale baa na galisay
@shantasomaaliyeed6996
@shantasomaaliyeed6996 3 жыл бұрын
Legend guri barwaaqo dharka sports ka ah iyo kabo Buudh izku sidataa iyo welipa bada dhexdeeda naga cilmi badnid nio
@maxamedpashir1807
@maxamedpashir1807 3 жыл бұрын
Wow madax sare viva guri bawaq0 🤴
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 3 жыл бұрын
Waxan_aheey will agoon ah_please waxad iigu caawin karta_hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali. 😭Plz
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo keep going
@shukrishariifabdullahi5970
@shukrishariifabdullahi5970 3 жыл бұрын
masha Allah aad beey u qurux badan tahay
@ethiolearn7580
@ethiolearn7580 3 жыл бұрын
Horay usoco lengend baa tahy adi iyo team kaga
@abdiahmet516
@abdiahmet516 3 жыл бұрын
Ninkanaa iskaleh yuutubka oo loogu talagay salaaman abtio😂❣❤
@hafsasuleiman8093
@hafsasuleiman8093 3 жыл бұрын
Iam number 1 Guri barwaaaqo pinka igu dhufo🤩
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 3 жыл бұрын
HADAD RASUULKENA SCW JECESHAHY PLS SUBCIBE IGU CAWI WA codsi 🙏🙏🙏
@scidata5163
@scidata5163 3 жыл бұрын
Scw
@sacadtayip1807
@sacadtayip1807 3 жыл бұрын
Legend hore usoco proH🙏🙏💯
@mohammedzulup
@mohammedzulup 3 жыл бұрын
Wooow guray keep going brother
@nalkaifah4146
@nalkaifah4146 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo hindiga soomaalida😂❤️
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 жыл бұрын
Hhhh guri barwaaqo best KZbinr baad tay nio
@cawaleadan3297
@cawaleadan3297 3 жыл бұрын
Way iska soo cararayan markasay meeshii macagaca lahayd fadhiisanayaan
@z.maykalofficial2875
@z.maykalofficial2875 3 жыл бұрын
Horay usoco bro m.a guuul zxp
@daallo8854
@daallo8854 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo qarshku waaa intee lagu qaaday dhinac kale lagu geeyey
@cakulemedia330
@cakulemedia330 3 жыл бұрын
Baskaa dheer ee markabka saaran ma bari iyo galbeed baa leh
@ridwaanapdulahi7528
@ridwaanapdulahi7528 3 жыл бұрын
guri barwaqo lenged of Somaliland wan ku salamay🤚.marka labad hambalyo 300k 😊
@apdifataahsharaara6370
@apdifataahsharaara6370 3 жыл бұрын
M.a guray waa nin aan wax badan ka faa idnay wlhi gulayso wll from burtinle nugaal somalia
@mumtazmahamed7558
@mumtazmahamed7558 3 жыл бұрын
War guurayowu ha dhiman tanyran haku guuurin a
@kawzmoht1955
@kawzmoht1955 3 жыл бұрын
Legend guri barwaqo
@wacdiiyowaanochanel7951
@wacdiiyowaanochanel7951 3 жыл бұрын
Legend kan weyn youtubeka halooga gaaruwo fadlan🤣
@maxamedsacidbkofficial2225
@maxamedsacidbkofficial2225 3 жыл бұрын
WALAL WXN KA BAXAY FANKI 😭😭😭ALX MHAN WX FIICN FANKU WXNA FURTAY CHANNEL WXNA SOO DHIGI DOONAA MUXAADAROOYIN IYO WACDIYO 😭😭WXAL 1K 😭😭SUBSCRIBE IGU CAAWIYA 😭😭😭😭😭
@dhacpidhachawhaw9632
@dhacpidhachawhaw9632 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo zxpkay wan ku salaamay
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 3 жыл бұрын
Magacaygoo dhamaysa xasan abdirisaaq waan ku wataa sxb hargeisa soo gaadh dee inaadeer
@habsafareh1457
@habsafareh1457 3 жыл бұрын
Masha allah waa meel ku khuruxbadan dalsixka waaw💕💕💕💕💕💕💕
@sbaaxclas2091
@sbaaxclas2091 3 жыл бұрын
Manshaaaaa inder ale haku xiftiyo
@guleidjaangoofficial6955
@guleidjaangoofficial6955 3 жыл бұрын
guri-barwaaqoy waad dhufleyneysaaye😂
@updykadir857
@updykadir857 2 жыл бұрын
Gurey waan ku tgeeraa waa reee jigjiga zxb
@cadaani468
@cadaani468 3 жыл бұрын
Dhawan iyo 300k muqaalo qurxon ✅
@mohamedibnudalal542
@mohamedibnudalal542 3 жыл бұрын
Nio-- marakiibTani wAA kuwuu wadanka Khayraadka ka dhameyay --allahayaw sidii khayr roon 🤲
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plsi
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
Dee naga tag hadaad ka baxday maxaad nooga sheegaysaa
@omarosman7334
@omarosman7334 3 жыл бұрын
War nio ninkani yuus badanaaa
@maxamediid9810
@maxamediid9810 3 жыл бұрын
Ano sariirtayda Saaran ayaad Badda idhex gay say legend madaxa korkiisa guri barwaaqo 🙋
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 3 жыл бұрын
waalidu dharkoo la dhigtuun maaha, indho la'aantuna labada indhood ood weyduun maaha
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 3 жыл бұрын
Insha allh marun wan tagi BerBera ..😂 guribrwqao
@hanad6666
@hanad6666 3 жыл бұрын
Guray barwaqo inad rer togdheer tahay wayka muqata ma buud bad bada uqadatay wad iga cilmi badan tahay runti 🤣🤣🤣🤦🏻‍♂️
@faraxsan7563
@faraxsan7563 3 жыл бұрын
Woow aar waad faakihaysateen 👍🙌
@ahmedqanimuqdishaawi9991
@ahmedqanimuqdishaawi9991 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo best vlog
@roodasalaadsaalax970
@roodasalaadsaalax970 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo keep goin
@abokorhassan4420
@abokorhassan4420 3 жыл бұрын
Go forward bro ❤💯
@zheekhzheekh9366
@zheekhzheekh9366 3 жыл бұрын
Guri brawaaqo sharuukhnka Soomaaliyeed🤟🤟 ax yaa mu waadin
@jaylaanipoi4142
@jaylaanipoi4142 3 жыл бұрын
Heesta cusub Ee sharma poi Reaction kedi meYeY Guri barwaqow🥰
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Guray iyo barbara qurux🥰🌊😰💚💨❤️
@subeyrupdy3882
@subeyrupdy3882 3 жыл бұрын
sharma boy heestiisa cusub reactionkiiseedi meeyay gurawdee✌😁
@soomaaligangster6992
@soomaaligangster6992 3 жыл бұрын
Guray sxp wlhi waan ku taageera reer burco ayaan ahay lkn hada Nairobi ayaan joga insha allh mar ayaan is. Arkayna
@mukhtaariinomohamed4688
@mukhtaariinomohamed4688 3 жыл бұрын
Legend guribarwaaqo
@abdisalmomar2162
@abdisalmomar2162 3 жыл бұрын
Alla iga calool adakaa guri barwaaqo💓💓💓
@Thelrry
@Thelrry 3 жыл бұрын
Waxaan tagayaa uh Da' wllhi waan ku wataa guroow
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
5:46 waxaan tagaya uhda alla gurayoow inaan kuraacay ahayd lenged wlhi 😂😂😂😂😂
@maxamedjamac3547
@maxamedjamac3547 3 жыл бұрын
Sxb gurow sxb waan tagayaye qiimuhu was imise sxb kkkk waa halkagiye waxan o dhanaya waa Asxbti guri barwaaqo ee sxb Soo sheeg qiimaha dal xiiiska
@jimcaaleifisochannel.7750
@jimcaaleifisochannel.7750 3 жыл бұрын
Inta tahriibte bada waayaheda xasusatay fadlan subscribe ta dhac iigu siiya❤
@imraanmotivation1558
@imraanmotivation1558 3 жыл бұрын
First one😃😃😀
@murzal31
@murzal31 3 жыл бұрын
Second View Like me☝️😅
@zadaamcismaan2126
@zadaamcismaan2126 3 жыл бұрын
guri barwaaqo reaction hees kaama hayno😁😁👍
@khadirabdirahman302
@khadirabdirahman302 3 жыл бұрын
Guray barwaaqo ninka kaliya aad utaageero noolow sxp👍
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 3 жыл бұрын
Waayo way i garanayan inan ciise muusiya ahay mad tidhahdid guroow 🤣🤣🤣
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 жыл бұрын
Legend always of always
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey.....
@mohamedhashi2726
@mohamedhashi2726 3 жыл бұрын
waa ninkii guri barwaaqo bada dhaxadeeda bidaar ku yeeshay
@raageabdilahi7627
@raageabdilahi7627 3 жыл бұрын
guri Barwaaaqa Ninculus 🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@siciidciiseofficial4136
@siciidciiseofficial4136 3 жыл бұрын
Gurow zxpka #abwaan garaad xaguu ku danbeyey bro
@farhanyare1258
@farhanyare1258 3 жыл бұрын
😂😂😂 gurooow videoga WAN dhamaytay
@iidfarax3333
@iidfarax3333 3 жыл бұрын
Hore usoco shp Guri barwaaqo
@abdisamedmaftuuh9745
@abdisamedmaftuuh9745 3 жыл бұрын
gurow zhp ninka wlhi waa nin adag saleban dhako ayaa la idhahda waa reer berbera wellina rer burco sheekh isla ahayn waa rijaal
@abdirahmanhussen845
@abdirahmanhussen845 3 жыл бұрын
Gurey barwaqo
@taariikhlemedia216
@taariikhlemedia216 3 жыл бұрын
Ismaciil apdilahi guri barwaaqoH legand baa tahy walhi szp
@bigmancc271
@bigmancc271 3 жыл бұрын
😂😂 iwaran Aduu. Guraw
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 3 жыл бұрын
Ninkaa odayga ahi guri barwaaqu camarada ka buuxsnayaa😂😂😂😂😊😊😊😊😊
@mohamedawil9577
@mohamedawil9577 3 жыл бұрын
Reaction cabdikarim cali shaah kaso samee
@cadnaanmahiizh9917
@cadnaanmahiizh9917 3 жыл бұрын
😂😂😂😂bashbashlaydaad fadhiisanaysaa
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Alla gurayoow maantaan jogay mansor hotel and bada
@HassanHassan-no7iy
@HassanHassan-no7iy 3 жыл бұрын
GURI BARWAAQO TALYAANI ROMA JOOGA WEEYE MAANTA 😂😂
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 3 жыл бұрын
Kumar sanu vs guri barwaaqo hhhh Keep going zxp
@ahmedyazzen5827
@ahmedyazzen5827 3 жыл бұрын
ZharukhaN waa soo zhabaheyza nio gureyow🤣🤣
@siciidcismaan7994
@siciidcismaan7994 3 жыл бұрын
Mashlh guribarwaqo nin adag
Vlog Guri Barwaaqo Mansor Burco Tu   Barbar ilaa Baada
24:00
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 70 М.
Guri barwaaaqo Vs Tik Tok Qosol
19:53
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 129 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН
VLOG Burco To Berbera Guri barwaaqo Iyo Asxaabtisa ||2020||
15:05
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 77 М.
vlog meeshi lagu xalaleyay guri barwaaqo
18:46
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 27 М.
Guri barwaaqo Tik Tok iyo Ciyaraha
15:33
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 102 М.
Reaction kii Ugu Qosolbadna Heesti Kaamka Vs Guri Baraaaqo 2020
11:55
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 169 М.
Guri Barwaaqo Reaction tik tok
10:43
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 136 М.
Guri Barwaaqo Reaction tik tok
12:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 77 М.
guribarwaaqo reaction tik tok
12:39
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 37 М.
Guri Barwaaqo Vs Tik Tok
17:14
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 352 М.
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Reaction Tik tok
13:38
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 33 М.
Спас пса от гибели🥲
0:52
Следы времени
Рет қаралды 1,3 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 7 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 18 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН