No video

VLOG | JIMCAHA |SIDAN SAMEY MARKA XUDUDA JARMALKA TIMAADO |

  Рет қаралды 6,252

Wayaamo

Wayaamo

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@somaliachanel4160
@somaliachanel4160 3 ай бұрын
One day i will be in Germany insha allah 😢
@PUBG_GAIN
@PUBG_GAIN 2 ай бұрын
Ia jaamacada hade ii dhamaato waa socdaa
@podSnippets_10
@podSnippets_10 3 ай бұрын
Isha xasadku kaa dadan zxp. Guulayso legend
@Wayaamo
@Wayaamo 2 ай бұрын
Amin sxb adigana sidokale.👍🏽
@SanaSuccess
@SanaSuccess 3 ай бұрын
One day i will be in germany i.a with peace and stability
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny 3 ай бұрын
wayaamo big lagend🥰🥰
@BukhaaricabdirisaaqHassen
@BukhaaricabdirisaaqHassen 3 ай бұрын
Switzerland next videio kasoo sameee
@apdishakuurarab1139
@apdishakuurarab1139 3 ай бұрын
Marka ku tidhahdid wadanaka Germany ayaan raba inan iska dhiibo adiga iyo askariga aya idin kala turjumaya interview gana marka laga qaadayo ma qof hadii aanad luuqadii garanayn ma qof somlia ah ayaa lugugu yeedhay mase warqad ayaa ku qorysa War bixintada
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 2 ай бұрын
Walal hal su aaal ayan ku waydiina plz ika so jaawb codsi Germany maletahy madrisi ama goobo quraanka lagu barto jwb isii plz walal
@Khaliiid212
@Khaliiid212 3 ай бұрын
Waayamo Top G🤝
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 3 ай бұрын
Asc walal hal su aal ika jwaab walal adigo mahad walal qufan yaraniis school aan so dhiganini daaruuf awgeeg jarmalka malayhiin school course kadib aan jamacad ugu gudbo ika ika so jawab plz plz walal muhiim ayan uahay waxana fila inaa ifahatay waxana suga jwbtaada insha allah
@Wayaamo
@Wayaamo 3 ай бұрын
Sxb waxbarashada makala lahan Adiga waxba taqan iyo mataqanid wa loo simanyahay
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre Ай бұрын
Aad ayaa uga helay waana ladhacay hab gud bintaada libaax waqtigaaga ku raaxayso oo shaqayso thanks bro
@KingKhaliil
@KingKhaliil 3 ай бұрын
Never give
@abokortomi4072
@abokortomi4072 2 ай бұрын
Baasaboor hadii laygu helo malagu celinayaa shp
@mohamedabukarmohamed3905
@mohamedabukarmohamed3905 2 ай бұрын
Haa sxb waaba cadeen cad taas document cml lee waa😂
@Dologzz7
@Dologzz7 3 ай бұрын
First comment ❤
@Suusac
@Suusac 2 ай бұрын
slm wayaamo hal suaal ah wll belarus hadan kaso baxayo on poland soogalayo ma anfacaysa midani? danke
@IimaanCabdulaahi-rp8gc
@IimaanCabdulaahi-rp8gc 2 ай бұрын
Aniga aya mari rawo
@user-om8lr1uf6x
@user-om8lr1uf6x 3 ай бұрын
One day I will be germany insha allah
@zakariyecarrab4608
@zakariyecarrab4608 24 күн бұрын
sxb tusaale waxan ka baxayaa Poland askarta Polanka ah ma waxay i weydiinayaan Document mise kuwa jarmalka ayaa i weydiinayo?
@MG-bn3mn
@MG-bn3mn 3 ай бұрын
The legend wayamo
@kurana289
@kurana289 2 ай бұрын
Mashaalah sxb wayaamo guuleyso ❤👑🙏
@MartishMarkha
@MartishMarkha 2 ай бұрын
Nio next muqal rabna🎉❤
@cadnanhelos10
@cadnanhelos10 3 ай бұрын
Dalxiis naga dharjisay ❤❤❤❤ thanks sxb sida muqalada nagu so gudbisay
@FeysalHalyeey
@FeysalHalyeey 2 ай бұрын
13:07
@FeysalHalyeey
@FeysalHalyeey 2 ай бұрын
Zxb marka Poland latagayo passport lama qaato
@diidarmaxamed8677
@diidarmaxamed8677 6 күн бұрын
Germany 🇩🇪 shaqad Truck ma gal helayaa please intaa igu caawi
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 ай бұрын
Ineed Uk line 🇬🇧 ilaahow iisoo dhawee 🥹🥹
@inacalidhoon
@inacalidhoon 3 ай бұрын
Uk dadki mardhow tagey walaso tarxiila maxa ku fale
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 ай бұрын
@@inacalidhoon dadkaasi waa kuwo sharci la’aan kusoo galay line hadaad maqasho waa qaab sharciyaysan oo Aad ku galayso qurbaha ma fahantay ✋
@YAXYAAMUXUDIIN
@YAXYAAMUXUDIIN 3 ай бұрын
Guuleyso walalkey
@specialhorumarone599
@specialhorumarone599 Ай бұрын
Sxp xgee kala soo xariraa pro
@sacadbukhari6831
@sacadbukhari6831 3 ай бұрын
Imika ma waxbaad noo soo gudbisay mise waad nagu dul shaqaysatay nio. Kkkkk
@inacalidhoon
@inacalidhoon 2 ай бұрын
Zxb xuduudka marka imaado hada mobilkeyga aa reset data dhaho ama aan dhaqo xogtiisa kwrn xog mahelayan germany rply zxb
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 3 ай бұрын
Macalin Wayaama sxb Sanadki meeqa kasameysa taxsi driver
@rejaaden2418
@rejaaden2418 2 ай бұрын
Wayama habo allaah dartiis Ayaan kuu jeclahay hdaad iga aqbasgo waxaan kugu darsan lahaa gabar❤❤❤❤❤❤
@mucaadcabdiciid8849
@mucaadcabdiciid8849 2 ай бұрын
Ku aaway wayaamow
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny 3 ай бұрын
polland markaa sogasho passport ka miyaa latuurayaana sxp wayamo❤
@FeysalHalyeey
@FeysalHalyeey 2 ай бұрын
Zxb Poland marka tageyso passport lama qaato
@abdinasirGermeny
@abdinasirGermeny 2 ай бұрын
@@FeysalHalyeey mxd kutagi hadaa ani adisabab ayanrajaynaya inan kabaxo hdan visa helo passport ethiopia
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz Ай бұрын
Qaxootiga iyo bii aadinima midkee fiican aan sheekan kara walal jwb isii adigo mahadsan
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 3 ай бұрын
Shidalku waa expensive waaye bee 🤦‍♂️ 1 litter 2 dollar 💵 miya 🤦‍♂️😂
@Wayaamo
@Wayaamo 3 ай бұрын
Haa nio saan ayuuba raqiis ku yahay
@hassanyaasiin9552
@hassanyaasiin9552 2 ай бұрын
Adunka wa mesha ugu shidalka qalisan
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 2 ай бұрын
Wayaamo sxp Belarus 🇧🇾 kasoo hadal xuduudkeda
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 ай бұрын
Wanyaama zhp Hal suaal igajawaab Waxan maqlay in qaab waxbarsho camal ah lagu imaado germany hdii qof kujooge arinkaas kawrn
@Wayaamo
@Wayaamo 2 ай бұрын
Passport an midka somaliga aheyn wad ku imaan karta
@apdishakuurarab1139
@apdishakuurarab1139 3 ай бұрын
Inta hadii wax macluumada ka haysid iso jawaab zxp
@updirahmaanizcoh8537
@updirahmaanizcoh8537 2 ай бұрын
Vedoi so duub dhb Dushanbe laga arkayo magalada wll wayaamo
@inacalidhoon
@inacalidhoon 3 ай бұрын
Wayaamo zxb visa serbia ardeynimo mala bixiya pasaport somaliga
@TAARIKH202
@TAARIKH202 3 ай бұрын
Wayaamo. Belarus kasooo hadal😢😢
@SanaSuccess
@SanaSuccess 3 ай бұрын
Bro Ana hada u socdee bl so ducee wax War ah se maka hysaa sxp
@TAARIKH202
@TAARIKH202 3 ай бұрын
@@SanaSuccess may wlhi. Anba information raadinayaa😢
@SahraCqaadir
@SahraCqaadir 3 ай бұрын
Inte ka bixi rabaa wlaley aniga xitaa waa rabaa ee intee kla soo xariir​@@SanaSuccess
@FeysalHalyeey
@FeysalHalyeey 2 ай бұрын
Haa zxb ani hada joogo Belerus adi inte joogta
@SanaSuccess
@SanaSuccess 2 ай бұрын
@@FeysalHalyeey ani wll still jigjiga joga lkn visa belsrus ah ii xarysan
@amira-wv6cb
@amira-wv6cb 3 ай бұрын
Turkiga ilaa jarmalka meqo wadan udhaxeeso tahriib ka balansanahy
@HG6_4k
@HG6_4k 3 ай бұрын
TuRkey Maa JooGtaa Mise Hadda Lee Pixi RapTaaaaaaaaaa
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 3 ай бұрын
3 Wadan sxp geriiga seerbiya ustari adi xagee jogta imikaH
@TAARIKH202
@TAARIKH202 3 ай бұрын
5 wada😢😢
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 3 ай бұрын
@@TAARIKH202 Yaah wado mise wadan
@ZahraSulayman-qc5xf
@ZahraSulayman-qc5xf 3 ай бұрын
@@ayaanlefaaraxcali7972 miyad so martay wadada wllo
@BukhaaricabdirisaaqHassen
@BukhaaricabdirisaaqHassen 3 ай бұрын
Switzerland kasoo hadal meel fiican miyaaa
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 25 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
GTA 5 GAMEPLAY | KUMBAYO #KRP #karunaduroleplay
4:34:20
SAMHAR GAMING
Рет қаралды 238
VLOG | EUROPE LACAG MATALA |
12:38
Wayaamo
Рет қаралды 4,7 М.
VLOG | GAARI CUSUB |
16:08
Wayaamo
Рет қаралды 6 М.
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 23 М.
Nolosha | Germany 🇩🇪 | Sweden 🇸🇪 |
13:34
Wayaamo
Рет қаралды 17 М.
Saad Lamjarred | سعد لمجرد - Interview
32:48
Farouk Life
Рет қаралды 466 М.
VLOG | SHAQO |SXBKEY GAARI LASO GADAY |
18:40
Wayaamo
Рет қаралды 3,7 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН