Рет қаралды 1,626
Safarkeyga Mogadishu to Hargiesa waxaa igu wehliya saaxiibadeeda shaqada waxaana ka qeyb gali rabnaa Xafladda Meherka Saaxiibkeen Mr. Abdihakim Mohamed Ismail iyo Marwadiisa Dr. Khadra Mohamed Jama.
safarkeena waxa qaatay ilaa mudo 5 cisho ah mudadaas aan joognay Hargiesa waxaa aad ugu dhex dhamaashaadeenay Magaaladda taas oo eheyd mid qabow iyo nabad kulansatay, qibrad badan iyo dad wanaagsan ayaana kala soo kulanay mesha. Mahadsanidiin dhamaantiina.
la soco muqaalo xiiso leh
Subscribe,