Asc amiina wllo marka meelaha ciyaata sida video gan wllo iska ilaaliya xijaabka yaanu idin baqtiine ama meel idii qab nee iyo dharka dhadheer inahay ha ina wada nabad yeelo aamiin aamiin aamiin
Alla manooli sumaya cabsided qofki maray le daremi karo wadnaha afka ku imanayo cabsi lee ane sas igu dhacday hada kahor illaahow dhulka idaji ano dhahayo le dagtay😢😂😂😂😂
@habiiboxuseen4493 Жыл бұрын
Abaayo amiiro insha alaha waxa aan ku jirnaa wada aan ku tagilaheen 500k insha alaha abaayo waxa aan kuu rajeynayaa hor mar wacan abaayo 👌👍
Wlhi wax lagu qoslo ma aha ani xattaa fobiya ku ahay melaha sare xata hoyade markey I dhahdo Daaha I xidh maqaska igu dhago Wana jareyaaa wax lagu qoslo ma'aha runtii waa wax xanuun badan
@ayaanyusuf1921 Жыл бұрын
Anigba saas ba ahy
@nafisalifestyle9094 Жыл бұрын
Ilahey ima saaro kan ani camal waye gabadhan
@ifrahismail1558 Жыл бұрын
Amira vlog yada noso badi abayo 🥺❤️
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
16:46 AMIIRA DHIBKA KA DHAAF FAMILYGA😅🤣👏🙌👸💯
@Fardowso526 Жыл бұрын
Www m.a asturnanta kudadaal abayo hana igu nicin
@caynimaxamed3824 Жыл бұрын
Mid ila dhalatay markii diyarada kacdo oyinti ay bilowdo ilaa diyarada kaso caga dhiganeyso si bey u oyneysa😭🤣
@@Janno66 walasha ama walal oo video uu dhib ka soo maray hadad comment u dhiiri galido shaqo la,aan miyaa qalbiga ka jiran tahay alle ku caafiyo walashey mcn.
@Janno66 Жыл бұрын
@@SANTIKUMI1 alxm qalbi kama buko wixii ka buka Alle hau cafiyo
@SANTIKUMI1 Жыл бұрын
@@Janno66 aamin wlshey.
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 Жыл бұрын
Mashaa allha my family
@FaisoCaydid3 ай бұрын
Sumayo funny waaye 😂😂
@aishaadan1793 Жыл бұрын
M.a keep going 😍😍
@user-st3yv4kr5h9 ай бұрын
Masha lah dobarbara famili ❤❤
@fardawsocali8291 Жыл бұрын
Amiira Susuu dhibkakadhaf maskiinwaye
@Mulkiabdiweli Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw
@shaymaalrisakmohamed2555 Жыл бұрын
Tawareegaysa ani waan ka baqaa hadadaa markaan dawaday yalaalugo dareemayaa waan ku dawakhaa xataa arageeda
@farahmohamoud6417 Жыл бұрын
amiira zheydaamad😂😂
@zahramohamud501 Жыл бұрын
Aamira wlh qisadiisa wlh ma ilowaya hawaryarteyda sede ugu cabaaday
@user-hn1yo9lk9r5 ай бұрын
Sumayo kulaha hooyo wacabssnoya 😂😂😂🎉
@hamdabilan838 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Ani cml wye Susu 🤣🤣😂😂
@fatumaosman213 Жыл бұрын
Mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah
@qadancabdicali62118 ай бұрын
Maxamed walalkaba ❤
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Amiiro fun aad ku qaadayay wallaahi sumiya 😂😂😂😂😂😂😂
@vgyoung7587 Жыл бұрын
Amiro waa is qaadatey
@ahmedabdikadir7447 Жыл бұрын
This is so funny wlhi
@cabdiraxmanxassan9799 Жыл бұрын
Hooyo masha ALLaha
@ficaneey3113 Жыл бұрын
Melahanete wa lagu nafisa iska qeyli qof kulayaba malahan wlhi wajclahy melahas🤣🤣
Amiiro xalam caleg my dhiigayga lugaha waa dabii in la qawiiyo
@cabdiqanimaxamuud56752 ай бұрын
Amira❤
@qeriyayasin4141 Жыл бұрын
Dharka amiira maxaa u galiye😂🤌🏿🤲
@kaafiyoali601 Жыл бұрын
Hay so wllzhed maha
@luulmaxamed6285 Жыл бұрын
Wilkasa kle yawaye?
@caasho4444 Жыл бұрын
Adnaa aaway abaayo
@user-uo4lh1kp5e8 ай бұрын
Yurub ma'am jotiin
@deeqsanyunis9787 Жыл бұрын
Somalida waxan ma fahmaan waar gabadha phobia ay ka qabta meelaha sare waa xanuuno jira balse laga gudbi karo
@naciimo_cabdisahal1625 Жыл бұрын
In aan anigu saarahan is mooday matag baa i qabtay🤑🤑
@Xananmaxadadcabdulle Жыл бұрын
Na Amiray Xafso io wallka gorme waye aroskoda 😫😂🤌
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Wll ked moho hoy
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Жыл бұрын
Sidan jeclahay malesia
@israabdirahman7681 Жыл бұрын
Masha allah
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Kobaha arag miya iga qoslisay😅😁🤣
@munnaabdi8971 Жыл бұрын
Aniga fulynimo xataa melhaa dhaadheer ma koro 😢
@wardaxasan8100 Жыл бұрын
Amiira qaraxaysi iga dheh aasimna meee
@maiida809 Жыл бұрын
M.a abyo
@naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын
Masha allaah
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 Жыл бұрын
Mansha allaah
@hodanxassan99486 ай бұрын
Aniguuun.saarnaynb.dawakhyb😂😂😂😂😂
@ramasedo1979 Жыл бұрын
Funny 😂😂😂
@abdimalikelmi2024 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh ciyarta ugu danbesay cabsi cabsi waye
@fadumoliibaan3313 Жыл бұрын
Maskinta waka cabsisen🤣🤣✌
@farxiyasvalogs Жыл бұрын
Weligeey wiifoow danbe majoring, markan cusba ba la igu casumay madaxay hoos loo foorariyey 5 minutes camal kan ilmaha Lee koraa. Gaal nimo ku dhima waaye day fun ka iga harto. Dad isku kaadiyay wa maqlay ani ashahaadkan diyaarsaday inan dhimanayan mooday