Maashaa Allah allah ku guuleeyo mudane madaxweene xasan sheekh waa wadani guul waccan
@abdullsland75383 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wa 2013 beenti dhamatey
@dr.nasiib54664 жыл бұрын
Leadership wax la sheegto maaha ee waa wax loo dhasho Guuleeyso mudane madaxweyne
@wabariwabari36824 жыл бұрын
Qabiil bad ku tageeraysa mahane wax uu ninkani faa, iido leeyahay ma jirto
@drgarad3 жыл бұрын
@@wabariwabari3682 XSM wax dhaama la waa, qabiil inaa ku mucaaradeyso baa ii cad.
@saidomohamed9433 жыл бұрын
Farmajo Nacas Farmajo Baster Farmajo Handcap waan Nin Xanuunsan oo Autism Qabo oo Aqoon Laheen Hala simin Professor Hassan Sheikh Mohamud Nooloow
@makoraage76373 жыл бұрын
Mako
@leylahilowle21684 жыл бұрын
MAASHA ALLAH MUDANE MADAXWEYNE CAADAAD U LAHEEYD IN AAD UMMADA SOO HORFADHIISATOO WEYDIISI CABASHOOYINKOODA WAA LAGU TABAY LAGUU DARSADAY NABAD NOOGU SOO NOQO HALYEEY QARAN XASAN CAAQIL CADAWGAAGA DANBAS DABEYL QAADAY ALLOOW KA YEEL,ALLAHA KU XIFDIYO .
@mustaffmaxamed54394 жыл бұрын
Qabiil miyaa kakena warkas yaahu
@deqah4 жыл бұрын
@Leyla Hilowle Aamiin Aamiin yaa Rabi.
@deqah4 жыл бұрын
@Mustaff Maxamed Qabiil ku dardar oo u dhimo idim Allah.
Xasan sheekh alle ha daaye SOMALILAND hoos buu ka ictiraafsanaa
@journalistemuqdisho76044 жыл бұрын
Caruurtan iska hadlayo waa afar kubaday soo soco aabo loku xiisay
@ubahfarah45114 жыл бұрын
maasha alaah maasha alah. madaxwayne sharaf mudan ayaad ahayd arday sharaf badan oo akhlaaq leh ayaad. Soo saartay maasha alaah and laahow noo kaa Soo celi. ♥️♥️🌹🌹🌹👍👍👍👍🎈🎈🎈🎈♥️♥️♥️ sharaf badan ayaad mudantahay
@qotadheereqiyarkii20024 жыл бұрын
Walee madaxda Dalka nasomaray way no kala fcnayen masha Allah hadii u qer iyo barara uyahay umada somaliyeed ilahay kii Nooron hanodoro Amen
@ahmedomar9823 жыл бұрын
Xafidullah Xafidullah Aabihii democracy da mudane madaxweeyne Xasan shiikh maxamuud
@ashajama88643 жыл бұрын
Khayr Allaha ku siiyo Illahay u tobad keen ummada Somaliyeed ee danbiga aad ka gashayna ii cafiya dheh
@muhammadxusen53683 жыл бұрын
aqoon yahay soomaaliyeed madaxwayne soomaaliyeed nabadoon soomaaliyeed cilmi baare xog ogaal u ah xaalada dalka uu hogaaminaayo alaha ku dhowro adeer mar kale guul ayaan kuu rajeynayaa
@adnaaser95163 жыл бұрын
Boqorkii Africa President Hassan Sheikh Nooloow ❤️❤️⭐️⭐️⭐️🙏🙏🙏👍👍👍
@dalla1123 жыл бұрын
M/weyne xasan sheekh waxu madaxweynahihi u dambeyay ee somaliya yeelato kadib waxa yimid Farmaajo oo aan u qalmin kursigaas tuug ka iibsaday dalki abiye & afwarki
@nuuramaxamed13803 жыл бұрын
Haa sxb waa runtaa madaxweyne ku sheeg dabadhilif ah oo gabdhaha carab ka iibsadey kabahana isagoo dullaysan u sujuudey ka dib waxaa yimi hogaamiye farmaajo oo foodiisu ka sarayso cid walba
@isamaancumarcilmiyaash95864 жыл бұрын
Maashaa allah waa nin diintu ku xil dheer allah ku xafido shiiq xasan shiiq maxamuud muden dalaka waxaa wax u qaban karo in diinta wax ka yaqaan l
@qalanjostudio64643 жыл бұрын
Wuxu yidhi midnimada wax gorgortan ah ka gali mayno... waxase ka horeeya wa ayo cida wax kaa waydiineysaa? Ma xamar ayunbad ka dhex qaylin doontaa abidkiin caqli xumadu waa ta halkaa ifin dhigtay kulahaa midnimo caqli aad dad ku mideysaanba alle idinma siinee bal tiina xal u hela
@journalistemuqdisho76044 жыл бұрын
Aabaha dul qaadka badan saan madaxweyne loku yaqana ilahey ba siyay gardinimada wax lo dhashtay waye nin ne 3 sano joga kakaakakak xaansho yaro la xarara macbuudkow kakak
@habzoidow99103 жыл бұрын
Yl l lal
@duniyoragecohniijk7535 жыл бұрын
Maashaa Allah Hassan shiikh Mahamuud bal hala arko sida ay kala yihiin farmaajo iyo Hassan shiikh Mahamuud bal maxaan markale loodooran waayay
@@maxamednabaddiid9739 BAAJUUN SOO BARO SOMALIGA SIDA LOO QORO HA LAGU QANCIYEE HOOYADAA FAR MA KU GELIN MIYAA???
@MubYus4 жыл бұрын
Muxuu kuu qabtay adiga weeeye ???
@nimconuur54834 жыл бұрын
Horta Somaliyey farmaajo maxishood bay katahay oo Dad koo kacabsaa mise danbi horoo Dad ka kagalay oo wuxuu kabaqaa in loo qabsado muxuu shacabkiisa fursad usiin la yahay intuu uhor yimaado oo su aalo laway diiyo 3 sano joogo wali ma arag isagoo san shacabka ugu jawaabaa oo ula qoslaa mash allh Hambalyo madaxweena heenii hore keep going
@marwaaliballahkuxirnow4 жыл бұрын
Kala wacan md xasan shekh iyo md farmaajo kala aqon bdn kala war qurxoon inbadan waxa tayo bdn md xasan shekh
@aliabdalla86474 жыл бұрын
nasro boobe munafaq ficiilikisa waa sidan mangab ay ku qaanaco qatumo xasan wu haqiiray wlh been laawo waye
Kumaa weeliya soomlilaan ayaan soo celinaynaa madax wayne kastoo yimaada waxay kaga dhamaanaysaa soomlilaan
@nasibuundomedia69573 жыл бұрын
MAASHA ALLAH MADAXWEYNE XASAN QOFKAAN OO KALAA KU HOGAAMIN KARA OO KUU MACNEYN KARO WAXAY DAWLADDA U QABAN KARTO SHACABKA EE MA AHA SIDA FARMAAJO QOL ISKU SOO XERAY SABABTOO AH HADDUU HADLO DADKA WAXAY OGAANAYAAN DOQONIMADIISA
@NOURMOHAMED-lg8sc2 жыл бұрын
Thanks
@cabdicabdulaahi91243 жыл бұрын
XASAN SHIKIIKH GEESI GEESI DHALAY
@sidrasirad94753 жыл бұрын
alla sanag maaxa dad u washay naa sanag waxba ka tihid beenta joogi sanaag rag baa leh soolna raga baa leh sidaad isu walaysa meel aydan keligiin lahayn ha sheegan wa sool sanagna dee ma tihidin badhan baad tihine sheego
Hadda Farmaajo sag-xadda uu taaganyahy, lacagahaa meel ku sheeg?
@ibraahinkamil41923 жыл бұрын
Mudane madaxweyne Xasan sheikh guleyso mar labad mar sadaxad mar afrada
@bossiebadass98904 жыл бұрын
farmaajo 3 sanno VOA BBC . IDAAADAHA YAA II SHIIGI KARA INUU HAL WAREYSI UU BIXIYEY.... FARMAAJO WAA DAMBIILE AF QAROOC
@wabariwabari36824 жыл бұрын
Nin waa mid cadaw iska dhicinaya nina waaa nin waxuu xadi karay xaday marka farmajo voa da ayuuba ka aminsanyahay inay jaajuus yihin wa libaax aamusan farmajo somalia heer laga cawdo ayay taagantahay maanta 😂😂
@Mysomaliland3 жыл бұрын
This guys will print the money In the prison.
@ahmedhaji32403 жыл бұрын
Ugu yaraan karti iyo hufnaan ayuu leeyahay ee saq dhexe ma dhawaqo sida tuugna ma dhuunto
@craxmaanmuuse5103 жыл бұрын
Appreciate khudbaddaa waxan u aqaan khudbad waad hadal fiican tihiin adiga iyo shiikhu waxad ku kala duwan tihiin hadalka idinka iyo badanka aduuunka. Beoblemka aduuunka oo dhismaha qaramada ah waa sax waxaa aad ka hadlaysaan keeeef how sideee ayey u baahantahay oo la helo laysla meel dhigi la qabttttto. Taa anigu how hadii lay yidhaa. Kmg kadaaaas ha samayso seddex boqol oo kale kuwaasi xubnay niqon wasiuray iska dooran xisbiyey abuuri doirashay bulshadu gali. Shaqadaa abuyrmi waaa la qori distuuur vaa lagu sheegi. Hadiise khudbad iyo inta la fadhiiisto distoir la qoro anigu hhhhhhh baaan kaga jawaaabi bessss.
@AliHassan-hb1bn3 жыл бұрын
Nin gaaladu wadato haddaad aragtaan kadheeraada, mid ay eryanayaan oo ay necebyihiin kaas raaca
@shaxshaxali40824 жыл бұрын
Mashllh mudane xasan wa waxgarad
@maxedshingaanic74222 жыл бұрын
Maxed shiingaani waa sax
@Liverpoolians3 жыл бұрын
Waa nasaqii
@jiilkacusub30193 жыл бұрын
🖕🖕 day dayo wax ku fuulo
@omaraden80084 жыл бұрын
Asc Somali wayn horta xasan sheekh wan aragna waxa uu galo iyo wuxuu awodo waqtigisiina waa qaata waxan leyaha marka yaan Lacayn cayda wax Matoo siso ogaada
@MubYus4 жыл бұрын
Cumar aad. Soomali weyn , waa siil aad u weyn looma baahna...
@ugaasduceysane44423 жыл бұрын
Roble u dir wakiladaada qolada uuw horkacayo Ali maxamed geedi waxey qarkood wadaa sintii lagu dilay Ed madaxweyne Cali mahdi naxaris allaah hasiiyo bakaran
@maxamedjaamac46823 жыл бұрын
Khalaas from khaatumo to aakhiro
@abshircilmi44073 жыл бұрын
Oò90o0000o0000000000000000000000000000i00000
@elmihoussein52633 жыл бұрын
@@abshircilmi4407 d
@ahmedjekey77513 жыл бұрын
Somaliya xal kale ma jiro qabiil kasta dhulkiisa ha aado xamar unukaaa leh Isaaqna nooma joogo daarood dhulkiina aada xalka oogu dambeeyo waaye
@samsamhassan56334 жыл бұрын
Orad hadi anada aqonosan xuduudaha soo celi anafdi iyo kilaka shanaad
Waa madaxwayne iyo madaxwayne la aan m.xasan afkaartiisu was caddahay, we farmaajo muxuu ugu xilsaaray arinta s/laan wiilkii m.siyaad socota u ahaa ee ka qayb qaatay bur burinta s/laan, farmaajo madaxwayne uma qalmo
@mohamedaamiin26833 жыл бұрын
MANTA SOMALILAND IYO SOMALI WAX KA DHEXEYE MAJIRTO AAN KA AHAYN WALANIMO IYO ISLANIMO KA AHAYN
@cabdaladaahir654 жыл бұрын
Waa calool ushaqaystihii ugu weynaa dalkaan soo mara in uu somaliya wasiirja noqdo xitaa ma istaahilo
@libanmahamed853 жыл бұрын
Midawgii la midoobay muxuu ahaa ma khiyaamadii 1960 maanta 2021 mashaganaso khiyaamo 2 dawladood oo midoobay may dhicin waxaad ka dhigteen barigaa ilaa maata uhasataan maamul gobaleed waxba is may badalin
@MrBoqor3 жыл бұрын
SOMALILAND GO'DAY MAJIRTO REER SOMALIND DHUL AANAY LAHAYN OO MUQADISHO LAYIDHAA BAY IYAGOO WALAALNIMO AAMINSAN UGURMADEEN SI AY U XOREEYAAN IYAGU MARKAY XOROOBEEN 26 JUNE 1960 BEFORE ANY SOMALI FREEDOM WAANAY UGASOO BEXEEN DHULKA DADKII SOOMAALIYEED EE LAHAA . MEESHOODAYNA BARAKAYSTEEN MARKAY WAAJIBADKII WALLAANIMO SOO GUTEEN
@kaamilfiqi62014 жыл бұрын
Farmaajo car hasoo hor fariisto shacabka Jaahil aan wxba aqoon waaye boos uusan u qalmineh gaaray
@AM-mh9wi3 жыл бұрын
Madaxweynahan ayay somaliya u bahantahay oo ka bixin kara mugdiga
@khankhan-nc6kx3 жыл бұрын
Masha alaah
@youssoufmed47933 жыл бұрын
Tuuuuuuug
@najaxahmed8673 жыл бұрын
xasan si xaqiiqo ah ayuu u hadlay wali farmaajo lagama hayo dhibta inagaa dhignay hadana arintaa hay gala hadlin isba mayeeli lahaa se siduu uhubaa inaanay soo noqonayn iyadoo mujrimiintii wali active yihiin oo shaqaynayaan
@TastTast-ji7vu3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk sool iyo sanag wa soomalind mxay ka hadashay
@cabdiraxmaansaleebaan39063 жыл бұрын
iska sax nooneefoow
@MrAhmedyaasiin3 жыл бұрын
WAA LA MIDOOBAYAA WAXAA KA HORAYSA HORTA SIDEE LOO MIDOOBAYAA MIDAAS AYAA MUHIIM AH IN LAGA HADLO REER WOQOOYI HADAAN NAHAY MIDNIMO WAXAAN U AQAANA IN SHANTA SOMALIYEED HAL DAWLAD LA HOOS KEENO OO LAMIDEEYO CALANKA BULUUGA AH EE XIDIGTA CAD LEH RUNTA LAGA SHEEGO HADII KALE YAYNAAN ISWAREERIN WALAALE MEESHA TAN WOQOOYI IYO KOONFUR KALIYA NOQON MAAYAAN SOMALI WEYN
@journalistemuqdisho76044 жыл бұрын
Cunuga vill somali fadhiyo tima abuur ku mashquul san yahay kkkkk
@qalbiholac32064 жыл бұрын
Hooyodawas cunugo
@HEEGANMAN4 жыл бұрын
😂 ka caytamaya ma AK47 buu wataa bal naga fiiriya moryaanta shabaabaysan
@journalistemuqdisho76044 жыл бұрын
@@qalbiholac3206 kulama yabayo ilen farmajo qofki rabi ino barto waa noocada oo kale ino arka wax farmajo tagersan iyo farmajo aqlaaq lama soo barin ilen farmajo asiga ba gabar maskin kufsaday kadib USA lola cararay noocas wada tihin,,,, libaaxan xasan shiikh maxamud dadka taageera waa libaaxyo xigmad ilahey u dhameyay saas shacabka lo so ak fadhista madaxweyne saas loku yaqana cunug abiy ahmed hoos joga u ah oo shikshikayo yaa waqti u haayo xasan shiikh maxamud waa aabaha umda somalia sababto ah waa aabaha ardayta kkkkkkk iska quuso
@journalistemuqdisho76044 жыл бұрын
Ilahey ha ku so coliyo waa loku xiisay wale
@dnur15554 жыл бұрын
Ilaahe meel daran haka saro duliga
@qaalidcade57103 жыл бұрын
Afrkatv said
@MrOyusuf Жыл бұрын
M/weyne Xasan shiikh maxamud wuu leexiyey jawaabtii gabadha he was SSC KHAATUMO Ma aha Somaliland Mana JIRTO 2 Dal oo midoobay 1960kii isu tegay Reer KHAATUMO hadafkoodu maaha inay soo xareeyaan oo Soomaali ku soo dabaalaan Beesha ISAAQ ama DADKA Diidan midnimada iyagaana raba inay degaankooda u tashadaan
@aminxamid23082 жыл бұрын
Aamiin
@ahmedaware77584 жыл бұрын
Arimaha adiga damiin ad ku noqotay marka ha ka masayrin in aad waxad qaban waysay Ragan hada joogo waan mahadinay
@cabdidhiblaawe31094 жыл бұрын
Faramajo ma awooda inow nahoyimado sida hassan shiikh oo kale su alo la weydiyo sanokale waa maya
@ahmedopone40803 жыл бұрын
Laakiin Farmaajo naftirkiisa waa la su'aalaa. Ninkaa shaqo qaran buu haayaa oo dhalinyarada Somalia baa wareysata. Kuwa SYL labaad taabacsan.
Hassan sheikh mohamud Legend Intaan Farmajo laga waa waligiis Dad Farmajo ma hor fariisan Xasan Sheikh na Sidaasuu sifuran Su,aalaha uga Jawaabaa❤
@maxamuudkibaar79073 жыл бұрын
Mulbaa ilawda eedaadka soomaray waxan idiin sheegaya dhuuni qaate nama matalo hadaan soomliland nahay qore mas uul sare
@shukridool39033 жыл бұрын
Micno badan nooguma fadhiyaan weeye ujeedkiisu.
@axmedabshir45443 жыл бұрын
I'm greeting this beautiful young girl, an intelligent and a Nationalist,I say to her good luck to you and to continue the people of Sool,Sanaag and Ain for ever.
@anteeycabdirizaaq81332 жыл бұрын
Not
@anteeycabdirizaaq81332 жыл бұрын
No.
@anteeycabdirizaaq81332 жыл бұрын
. Off
@anteeycabdirizaaq81332 жыл бұрын
Man
@anteeycabdirizaaq81332 жыл бұрын
Ha
@xusenyusuf93614 жыл бұрын
Waaa taaa siyaaasada somalia waxay leeyiin madaxdiinu hadda waxa noo yaala right now siyaasad bal maxay ugu yaali waayeen intii ay fadhiyeen 5 sanno somaaliya intaad ku maqantiin somaliland madaxdiina ku mashquula waana wax laga naxo taasi somlailand waxy leeday agende iyo hawl Qabed sannad33d lkn waan ka xumay in leydinku maaweeliyo somaliland baa lasoo celinyaa kadibna leydinka hadhuudheyzto sorry WE ARE SOMALILAND WE ARE STRATEGIC WE ARE.... so don west ure time about what somaliland be 8n the future that's what to be both peaceful nd keep going
@idilidili90584 жыл бұрын
Viva was loo darsaday
@mohamudyousuf86493 жыл бұрын
MD. Hassan Sheikh, lama heli karo Somali mid ah,oo Dagan,haddii aanad aqoonsanin Somaliland,waayo iyaga ayaa shalay keenay oo kuwii ugu jecelaa ayay ahayeen 5 Somaliyeed. Markaa idinka oo la idinku ilaalinaayo Villa Somalia,oo aad Soo celiseen ninkii xasuuqay reer Sonaliland,midnimo Somaliland idinku Soo noqotay,haba yaraato eh,ha sugin. Somaliland xataa haddii aan la aqoonsanin,halkeedaasi ayay joogsaa,markaa arinka idiin yaalaa,waa in afti uun laga qaado ummada reer Somaliland,oo arinka sidaasi lagu dhammeeyo,waana xalka arinkaasi lagu xalilikaro. Arinkaasina adiga iyo Madaxda haeiye ayaa laga sugayaa Mudane Madaxweyne,adiga sharaf iga Mudane.