Israel oo dishay sarkaal kale oo Xizbullah ka tirsan | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 36,452

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 8 сағат бұрын
Asc VOA Somalia guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo Madax wenaha Xassan NasralaaH iyo shacabka Lubnan Sargalka Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 9 сағат бұрын
😂😂😂 VOA. WA. GAALO. LA SHAGEYAAN. MA SHHEYGEYSO. HEZBULAH. 400. BLASTIC MISSILE. EE. LAGU BURBURIYAY. ISRAEL. MISSILE.
@HusseinJiilaal
@HusseinJiilaal 9 сағат бұрын
👍🏻
@CaliGaas-z9h
@CaliGaas-z9h 8 сағат бұрын
Iraan, waxay sheegtaa in ay aarsan doonto, su'aashu waxay tahay waa goormee? Maalintaa.
@HawakinNur-v3j
@HawakinNur-v3j Сағат бұрын
Ninka dowlad ka socda in latugsado moye wax kale ma so baran war dadka dheh. Wax berat o beraleyda ku waciya ine so saran wax fcn o mal galiya galey iyo borasha ad so tugsaten wax tari maye ee bulshaada ku cawiye isbital kana u shega in sanad kiba inu 2 mar bulshada ku cawiyo barista tibeyda iyo indhah hoyada ur ka leh vitaminada free uga dhiga
@sujeinvestorslmt8559
@sujeinvestorslmt8559 6 сағат бұрын
Iran 🇮🇷 becomes joke government
@JxbdJdbdh
@JxbdJdbdh 4 сағат бұрын
2³3⅔😊
@abdullkariimcali
@abdullkariimcali 8 сағат бұрын
ma xuma in deeqo lasiiyo. lkin. dadka. wax. maloogu. qabanayaa?
@ArrowJubase
@ArrowJubase 8 сағат бұрын
Waxaa igasual xizbullah miyey haysan litka dayaradaha?
@schariffjoseph3115
@schariffjoseph3115 3 сағат бұрын
Israel waa ka taqalustay xamaas iyo xisbullah dhawaanna gacanteeda dheer waxay taaban doontaa ayatullaasha Iiraan kadibna waxay noqon doontaa kuwa leh ee ka taliya Bariga Dhexe iyo Wadamada Petrodollarka ee Sacuudigu ugu horayso. Carabi waa ku daysay!!!
@KayseHuriye
@KayseHuriye 8 сағат бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 сағат бұрын
😂😂😂 war aduunka waxa kasocda wax ka garan maysaane arimaheena Somaliya ka hadla ; Iran iyo Israël iyo USA waxba ka fahmi maysaane
@halimahersi8454
@halimahersi8454 7 сағат бұрын
Waarunti intusheegay qafba meel budantisa ka arka allow wadankanagi system wanagsansii
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 7 сағат бұрын
America iyo yhuudaba dhulka lala kari doona iyaguunu ku danbeyn doona halaaga ay ugeysan doona ciidamada muqaawimadu waana la arki doona wey eedi doona dilka xassn n laah iyo ismaaciil haniya iyo kuwa kalsba
@cabdihaybelanbad5682
@cabdihaybelanbad5682 6 сағат бұрын
War wisiirku qaabka lacag loo soo tuugsado miyuu ku cusub yahay tuusale muu dhaho cimilada xumaatay ayaa lay naysa ee magdhaw baan rabnaa iyo in tuugsigeena laqaabilo anigu fikir ahaan saasbaan qabaaaa
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 8 сағат бұрын
Subxaanallaah illaahay ayaa deeqbixiyaa una mahadnaqeynaa deeq bixiyayaal maaha waa wadamada Dewarada ama tuugsiga bixiya kan wasiirka sheeganayaa been buu ka sheekaynayaa
@abdullahhussein9638
@abdullahhussein9638 7 сағат бұрын
Xisbulah iyo iiraan waxba magalaan sidee doonto ayee Israel kayeelatay
@halimahersi8454
@halimahersi8454 7 сағат бұрын
Qaraabashadii miyaa yaratay caruurta hakuqaraamanina iimanka alle ha idinkusugo
@ibrahimabdullahi7706
@ibrahimabdullahi7706 5 сағат бұрын
Somalia weligeed ha tuugsato madaxdana deeqda ha cunaan kahara dunida
@cabdirisaaqismaacil4622
@cabdirisaaqismaacil4622 6 сағат бұрын
Wad mahadsantihiin ilaahay hajabiyo yuhuuda aamiin aamiin aamiin aamiin
@tacliintech4448
@tacliintech4448 7 сағат бұрын
Lacagtaas wasaaradda la siinayo, waa la qiyaasi karaa meeshee ku dambayn doonto.
@CiiseCali-zy4on
@CiiseCali-zy4on 7 сағат бұрын
Somaalia dahaal qabiil jahli maa mul tugaa gaala tugsi soomali waxa kula talaa dhul keda ha aminto ala ha loo laab to waxaa ka le gaal ladoora makaro ala hala ga baqo
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 7 сағат бұрын
Iminka mey dilin sarkalkan wuxuu la dhintey x.n laah
@GeesMaxamed-f7g
@GeesMaxamed-f7g 5 сағат бұрын
Wad mahad santhy falastin
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 6 сағат бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@KadarSahal
@KadarSahal 5 сағат бұрын
mahad sanid❤❤
@wardanoura106
@wardanoura106 8 сағат бұрын
Asc voa aicha waan ku salamaya
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 6 сағат бұрын
👋 Weriye Cuud
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 7 сағат бұрын
Waa qoraal tani
@jamalqasim128
@jamalqasim128 7 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤
@KadarSahal
@KadarSahal 5 сағат бұрын
❤❤❤❤
@CadnaanXasan-i4k
@CadnaanXasan-i4k 5 сағат бұрын
@MohamedOsman-c5m
@MohamedOsman-c5m 8 сағат бұрын
🎉
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 22 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 13 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 111 МЛН
تغطية خاصة | ماذا بعد اغتيال حسن نصر الله؟
59:33
AlArabiya العربية
Рет қаралды 105 М.
Trump oo ka bad-baaday isku day dil oo kale | Qubanaha VOA
29:45
Xizbullah oo weerar culus ku qaaday Israel | Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 44 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 22 МЛН