Erdogan iyo Sisi oo ku heshiiyey taageerada Soomaaliya | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 74,434

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 11 күн бұрын
Sharci.caalamiya.oo.aduunyada.ka.dhaxeeyaa.majiro.ee.waxa.jira.galbeedku.mid.ay.sameysteen.oo.gumaysiya.waa.israel.lafteeda.waa.dawlad.xaaraan Oo Sharci.aan Haysan.caruurta.iyo.dumarka Laysa.mareykanka Ayaana.ka.dambeeya.waana.raad gumeysi.kii..ugu.xumaa.wana.ka.ugu.dambeeya Falastiina.guul Ilaaheybaa.siiyay Goordhow.ayeyeyna.iman Guul Falastiin.aamiin❤❤❤❤❤
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 11 күн бұрын
Guuuuuul somalia
@XasanXeyle-sb8xg
@XasanXeyle-sb8xg 11 күн бұрын
Masar Iyo Turkish Ayku Hishiiyeen Ilaalinta Soomaalia Lahaansha Midnimada Dhuleed Wada Ka Difaacaan Ithiopia Waan Bogaadinayaa
@IbrahimhassanIbra-e5k
@IbrahimhassanIbra-e5k 7 күн бұрын
Ma'in lagu ilaalsho baad bogadineysa.
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 11 күн бұрын
Woow ilike vidéo Guule guulo to Djibouti 🇩🇯🇩🇯🥇👍
@abuudeeq200
@abuudeeq200 11 күн бұрын
Waa mahadsanyihiin Madaxweyne Erdogan iyo Alsisi
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 10 күн бұрын
Yaa is gaadhay. Dhiig baa quban doona badan.
@abuudeeq200
@abuudeeq200 10 күн бұрын
@@zubeirwaran-bari8730 xabashi maanta wax uga liito maleh, inagana cunaqabateyn hub nama saarna oo AK47 maahan waxa aan isticmaaleyno
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 10 күн бұрын
Masar Iyo Turkey Awooday Leeyihiin Miyay ku Difacaab Palestine 🇵🇸 Gaar Ahaan Maxay Masar Uga So Xidhatay Xadka Walaaleheen Reer Palestine 🇵🇸 Hadaba Danta Kaso Gashay Somaliya Maxay Ahayd ? Sidaan Filaayo Siyaasadii Somaliland Aya Dalalkan Sameeyay Masha Allah
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 10 күн бұрын
Anaga dowladi nagu garab istaagta difaaca dalkena waanu soo dhaweyneynaa Falastiin waa arin kale
@omerjibril7318
@omerjibril7318 10 күн бұрын
Mash Allah our Brother's Turkey 🇹🇷 and Egypt 🇪🇬 babro and Somalia 🇸🇴 Guulsha wayn
@JamiilaNuur-k4z
@JamiilaNuur-k4z 8 күн бұрын
Alaaaaa weeeyn Alaaaahu Akbar
@naasircawaale5555
@naasircawaale5555 10 күн бұрын
Waan u mahad cilinaynaa dawladahaa ❤
@Raasey
@Raasey 10 күн бұрын
Thank you 🇹🇷 🇪🇬 🎉
@akfamily7916
@akfamily7916 10 күн бұрын
Ma Shaa ALLAAh TABARAKA Rahmaan ILAAHAY Umadda SOMALIYEED Ha Ugargaaro
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 11 күн бұрын
Xukun.miatari.weeyi.ama.xukun Jabhadeed.waxa.xirsay maxmed abiib❤❤❤❤❤
@hawaabdiwarsame851
@hawaabdiwarsame851 10 күн бұрын
اللهم إنانجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم.
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 10 күн бұрын
Mahadsant walaalkey shirwac VOA ❤❤❤❤❤
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 9 күн бұрын
Wararki Dunida iyo Qubanaha VOA Mahasanid Abdixakiin...............
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 10 күн бұрын
Alle hamideeyo dunida islamka
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 10 күн бұрын
👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 11 күн бұрын
Abiib basaboor side ayuu watay? Lacagti uu watay ma askarta ayaa ka qaatay? 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 10 күн бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 10 күн бұрын
Waxa laga bad badinayo waa xabashida itoobiya iyo daba dhilifkeeda 2bada maamul ee waqooyiga somaliya insha Allah mardhaw waa laga guulesan doonaa 😂
@mussaali3842
@mussaali3842 11 күн бұрын
Asc Mukhtaar go'aankaasi waa ku kaligii ,asxaabtii u soo haajiray Abasiiniya waxay degeen meesha la yidhaa Adari ama Herar oo ay ku muuqdaan calaamadihii Islaamka oo dhami.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 10 күн бұрын
Asaxab lama joogo hada etoopiya waa cadowgena xabad ayana naga dhexeeysa
@lukmanH-r8q
@lukmanH-r8q 8 күн бұрын
arinkan bada waxa ka siman Djibouti Eretria iyo carabta inta badan qaasatan masar iyo sacuuduga sababto ah haddi ay ethopia hesho bad waxa la ogyahay inay kabaha u qado yuhuuda oo ay so dejineyso ciidamada bada ee yuhuuda, wana meel muhiim ah bada somalia wa iridi laga gelayey middle east iyo Europe
@abdifitax12345
@abdifitax12345 11 күн бұрын
Illaktaaba iyo sunada lagu soo kaabto midnimo ma imaanayso sabtoo waxaa daliil u ah reer banii israel markay kutaabii towreed ay kalexdeen dhaxdooda illahay waxaa dhigay adaawad iyo qabyalid soomalida maanta wadadaas ayey hayaan ilaa ay ķutaabka iyo sunaya in ay isku xumkumaan ay fuliyaan markaas ayaaa wax waliba cidlaanayaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 күн бұрын
Masar wax awooda ma lahaaa waa la biilyaa sida shufta Xamar ka talisa loo cawiyo . Turkiga waa xoog weynyhey lakin Somali is haysaa mid raacey taas wuu ku awood waayey oo cadwga turkiga oo dhan baa Somalilnd soo racyaa ugu horeeyo Markeyn Sucuudiga Imaardka iyo dawlada reer Galbedka
@mussaali3842
@mussaali3842 11 күн бұрын
VOA Hargeysa wariye idiinma joogo waa maxay sababtu? Hadaan wariye u diideen warkeedana iska dhaafa xaq uma lihidin inaad wax ka sheegtaan.
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 11 күн бұрын
Fiira gaara midnimada somaliya waa muqadis xafiska. UN WUU KUQORYAHEY WAXKALE NOO SHEEG
@Fays2010
@Fays2010 10 күн бұрын
TURKI & MASAR INAY TAAGEERAAN SOOMAALIYA WAA RAJADA SOO NOQOSHADA DUNIDA ISLAAMKA, IN ITOOBIYA LAGA ILAALIYO BADDA CASNA WAA WAAJIB SAARAN QOF KASTA OO MUSLIM AH WALOW AY GAARI DOONAAN MAALIN UUN KUNA DUULI DOONAAN KACBADA, TAN HADDA ABEY AHMEDNA WAA GOGOL DHIGGII XABASHIGU WALIGIIS RABAY.
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 10 күн бұрын
Horey ayey ugu jabeen labadooduba Yemen oo reer baadiya ahaa Ethiopia 🇪🇹 oo ah dawlad waligeed la gumeysanin iyo Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland oo ah dadkii waligood dagaalka yaqaanay ayey ku soo ordayaan munaafiqiintani masar iyo turki ba xabaalahooga ayaa yaala Geeska Africa 🌍 Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah Guul iyo Gobonimo Walaalahayo Federal Republic of Ethiopia 🇪🇹
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 10 күн бұрын
😂😂
@suldaanmaxamedhayaan6514
@suldaanmaxamedhayaan6514 10 күн бұрын
Masar iyo turkidu waxba uma qaban karan somalia waxna kama dhicinkaran somalilnd
@MrGalayr
@MrGalayr 11 күн бұрын
Asc dhamaantiin Soomaaliyey meelkasta oo aad Joogtaanba, Arinta Xildhibaan Mohamed Abiib xarigiisa waxa uu Cadeynayaa in Somalida waqooyi wada degta aysan maamulka ka jiraa aysan wadalahayn, dagaalkii Sool iyo Xariga Mohamed Abiib markaad dib u milicsato, waa sharciga Inagaa qorna oo hadana qaribna . Wabilaahi Towfiikh.
@cismaanguure927
@cismaanguure927 10 күн бұрын
Calmaanigaan hadda sheeko kale ayuu wataa bal fiiriya caqlixumidiisa war yay ku soo lugoyn jaamacadaha baadarayaasha kiristaanka ah ay fikradahooda khaldan ku faafiyaan,
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 11 күн бұрын
MUUSE WAA MILATERI MILATERINA XASAANAD MA YAQAAN
@cismaanguure927
@cismaanguure927 10 күн бұрын
Jabhadda SNM maxay sharci ka ilaalinkartaa waaba jabhad 'e, jabhad sharciga lagu yaqaan waa isu awood sheegasho beeleed kaliya,
@suldaanmaxamedhayaan6514
@suldaanmaxamedhayaan6514 10 күн бұрын
Masar iyo turkidu waxaba uma qaban karan somalia wayo falastine oo xad la leyin ayaa ogtoda lagu dhibayaa waxna kama dhahan maxay shegayan waa dad la isticmalo
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 10 күн бұрын
Muuse biixi wadan kan Meel xun buu la rabaa lkn Haduu garaadku shaqayn Waayo waxa la arkayaa Dhici doona ?????
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 10 күн бұрын
Kuwa qarenkii dadkii midka ahaa gacantooda ku burburiyey ee xsdkii dalku lahaa 300km kasoo cararey xasuuqii lascanod ka dhacey ciidankii haadku ka dhergey maxabiistii ee dalkii ceynka ugaley ina biixi iyio kooxdiisa ee aheyd in maxakamad lasaro oo xabsi ladhigo iney ku meereystaan xil.sheegey kuna dhaleecey fadhiidnimadooda oo aharcigu u ogolyey xaqna ku hadley runtana sheegey sidey dalka ubasbiiyen iney sharci daro ka xudhan xil.xazanadle waa sharci darada taala meeshan shacabks dhiigiiza lagu Cabo cadalad daradu kajirto koox horara heysato waxan leeyey marka waa in xil.xasanada ee sharci darada lagu heysto si deg dega loo sii daays
@dayroday8133
@dayroday8133 10 күн бұрын
Dhamaan dhalin yarada reer HARGEYSA EE AAMINSAN Jiritaanka somaliland waa in aye sidegdeg ah isgu hor yimaadaan xafiiska BAARLAMAAN KUSHEEGA SI aynu uga badbaadine dalkeena
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 10 күн бұрын
Qadaadwayn dunidi wey wareerisay ee Hadi ay dawladnimadi hannan Kari waayeen oo anay us xukumi Karin ha iskaga laabtaan gumaysigii talyaaniga..
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 10 күн бұрын
Ta kale ninkan aad maalmahan wad wadaan ee ooyaaye xasaanada qaranka qotka illaalin waaya dhafoorkaa laga tooganayaa ee idinku wasakhbaad tihiin oo idaacadii waxaad ka dhigteen radio muqdish ama baando mafia
@PepysFlora-t8p
@PepysFlora-t8p Күн бұрын
Lee Frank Harris Mark Robinson Charles
@ABDIKARIIMMUHUMAD
@ABDIKARIIMMUHUMAD 10 күн бұрын
Somalidu fikirka qaldan ee ay aaminsantahay ayaa inay waddamokale iyo beesha caalamku xilinayaan dhibaatada dhexdooda taala balse xaqiiqada ayaa ah in wadan waliba oo kusoofaragaliyaaba uu kaadanaysanayo uun tusaale 🇹🇷 turkigu wuxuu rabaa uun khayraadka 🇸🇴 somalia ee dihin uu daadguraysto ugana faa,idaysto hormarinta dhaqaalihiisa 🇪🇬 masarna waxay rabtaa uun inay kasamaysato saldhigii ay kasoowerarilahayd Ethiopia 🇪🇹 iskusoowada duubo wadan waliba markuu danahiisa kaafushado ayaar unbuu xamaantiisa kaaguran kadibna waxaa lookala tagi uun 🇸🇴 somalia iyo Ethiopia 🇪🇹 oo lagawada danaystay oo misana daris ah qoomamo unbaana xigidoonta. 100%
@DaawaZone-g2i
@DaawaZone-g2i 10 күн бұрын
Walaalkey wax walba ha mucaaradina somalia dagaalka waa lagu qasbey madama aysan awood laheyn Marka mida kale 1977 markay somalia itoobiya weerartey itoobiya oo markaasi awoodna haysatey maxay ugu qaylo dhaansatey cubba,midowga soofiyeeti,yaman,liibiya,iwm oo sidaasi somalia loo jabiyey Marka dambe kuwaasi itoobiya usoo gurmatey maxay itoobiya uga daneysan waayeen walaal yaal hadalada qaar intaadan mucaaradin kafiirsada plz
@MOHAMMEDV3465
@MOHAMMEDV3465 8 күн бұрын
🇸🇴🫡💪🏼
@saidfamily9725
@saidfamily9725 10 күн бұрын
🎉😢😢😂❤❤
@saidfamily9725
@saidfamily9725 10 күн бұрын
100 and that's on my land the parliament in the one in Somalia right now in Somaliland put on the jail please not cannot get support for me and anybody in the world giving back his worries
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 10 күн бұрын
Somaliland ha ku waalanina midnimo dhimatay ha raadinina iimaansada dalkiina
@fahiimae7336
@fahiimae7336 8 күн бұрын
Somalia hadii dawlad shisheeye wax u tarayaan maxay lugaha isugu taagi weydey 34 sano ka bacdi? Waaba doqontii xaabada guratey ee qaadi kari weydey ee sii guranaysey!
@abdulahigabo3282
@abdulahigabo3282 11 күн бұрын
Dasturka Somaliland ma qoraayo Lakiin kan muuse Biixi ayaa Qoraayo in Qof Xasaabad haayo xiritaan lama dhihi karee, in la afduubo
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 10 күн бұрын
Dowladahaa waa wayn Soomaaliland car ha dhaafaan. Dhiig badan baa daadan doona. Turkey iyo masaari oo😢 ayaad arki doontaan.
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 10 күн бұрын
Somalilan somaliya ayaba ka adag 😂
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 10 күн бұрын
@@AbdiShakur-f1s adigoo africa ugu xoog wayn soonagii ku qaawinay markaad diiday in wax lagula yeesho.
@dayroday8133
@dayroday8133 10 күн бұрын
MASAR IYO TURKIYA BEEN AYAY ISO SHEEGEEN SHARCINA MAAHA HADAL KOODU WAAYO SOMAALILAND WAXA AYE KU DHISANTAHAY GO AAN UMAADEED SHARCI JOOJIN KARA OO ADUUNKA YAALANA MAJIRO SIDAAS AYEY BEEN KU SHEEGEN.
@cabdulqaadirahmed2565
@cabdulqaadirahmed2565 11 күн бұрын
😂 Sisi iyo Erdogan Caruurta iyo dumarka falastin ee hortooda lagu gowracaayo ha taageeran anaga etoobiya waan isaga filan nahay wana naqaan sida la isaga celiyo labadas waa laba Mujrim Sisi waa Yahuud
@Amir-Muse
@Amir-Muse 11 күн бұрын
Af kanola tahey wa hadla un baa iskaga hadashey😂😂
@oneatatime4468
@oneatatime4468 11 күн бұрын
Odayga wa runtiis somali iskumid ma aha waa dad kala duwan oo isku yimi hal goob kadibne hal af wada qaatay balse kala lahjad ah saso ay thyne isfahmi la,
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 10 күн бұрын
Riyada oromada iyo canfartu jeclaan lahaayen 😂 waayo awooda soomaloda aya dawakhisay
@oneatatime4468
@oneatatime4468 11 күн бұрын
Xasan tuugsade kaas deyn waa rabaa waayo waa baahan yahay gaajo lacag ayaa kudhacday ilahay meel xun haka tuso xoolaha somalida uu cunayo iyo tuuganimadiisa
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 10 күн бұрын
No habaar iyo calaal😂
@MahamedFarah-l8e
@MahamedFarah-l8e 11 күн бұрын
If l tolk meet two president masar and turkey together to tolk sutition their is more country arabean , such us phalistiin and yemen and libean and somalia and ethiopean oll that country their is in war and diferent policy to between leaders for that country so if they tolk two leader how to get peace, and low leader governance to think daimege on poeple falastii.when still to go war to between israil and pp halastiin So l believe for this meetto between to leader urdiqan,and casisa ,it a frist street to come peace israil and phalistiin . Frist how 😊they are meet oll country arabean and turkey and anetheir country muslim When they are meet together covernce tolk phalistiin how to stop frist fire armay. Nexst how to get poeple phalistiin peace full oll their land And how is out andtake isreal oll soldrea on / in land phalistiin How is isreal to keep intrnational low border UN.to between phalistiin . How to buy oll daimege on poeopleis phalistiin and and house is down gantaal and sawariiq to hited soldrea israel And olso how to paid oll socail poepleis phalistiin to dead time is go wared to between.hamas,and israil sodrea. And olso how to againest hand phalistiin mans and socails,poeple phalistiin boys Grill,mother and father is in priston isreal now and before How to againest our freedom. So lsay isreal and phalistiin to kneed peace full fast is bron land midle east. So l say for this meet two president is agood .it's a frist stem foot for peace to came midle east. Oky thank..
@dayroday8133
@dayroday8133 10 күн бұрын
Guul daro dowlada fashilantay ee somalia
@Greatnorth483
@Greatnorth483 11 күн бұрын
Ethiopia waraaqdii ey udhiibtey odey reer xudur waxay ku qortey ereyo madax banaanida somalia dafiraayo waayo af ingiriis ka lagu qorey wuxuu ahaa "welcome TO Ethiopia intii ey qori lahayeen Ethiopians ARE welcome Liqadaan af ingiriis ka eh hadii si fiican loo baranin xataa shidaal ayaa lagu dhici karaa sidii dal west Africa kuyaalo ku dhacdey camal oo 30 sano lagu yiri in elf petroleum company ey qaadan doonto faaisada badankeed lakin markii sodan kaas sano ey dhamaatey waxaa latusey waraaqdii ey saxiixeen in 30×3 ey aheeyd lakin sida loo qorey ay aheeyd hab lawyers lingo ahaan oo badanaa dadka ey fahmi Karin..Soo xukuumada xataa markii ey wax saxiixeyso waa in lawyer yaal ey akhriyaan ereyada waayo Somali ya oo dhan ayaa dal kale lagu wareejin karaa hadii laiska yaaco oo xaanshi walbo lasoo hordhigo la saxiixo ayada oo lafahmin erey by erey Anyways ilaahey Somali hamideeyo waayo Ethiopia ka waxey bilaaween in kuwa cirada leh oo wali qaan gaarin maskaxiyan ahaan in qabyaalad ey iskugu diraan Somali si bari markii ey qabsadaan somalia ey gumestaan hadana kufsadaan dumarka somaliyeey.. Ethiopia waa cadow kii taagero na waa qof kufriyey waayo hadiis saxiix eh ayaa lagu yiri " muslimkii cadow gaal eh lajiro then qofkaas wuu gaalowey" Ani madhihin we diinteena ayaa tiri Soo kii gaalnimo doranaayo qabyaalad iyo siyaasad daraadeed then qofkaas ha'ogaado in uu ilaahey ku shirkiyey qabyaalad iyo siyaasad na uu diintiisa,rasul kiisa iyo ilaaheygiisa kadoortey " hadii la"ogeyn hada hala ogaado Wabilahi towfiiq
@IyasMohamed-ri9fi
@IyasMohamed-ri9fi 9 күн бұрын
❤❤❤
Trump oo ka bad-baaday isku day dil oo kale | Qubanaha VOA
29:45
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,7 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Caawa iyo Dunida
59:35
VOA Somali
Рет қаралды 40 М.
TOOS: Idaacadda Subaxnimo
52:50
BBC Somali
Рет қаралды 10 М.
MAXAA LAGA FILAN KARAA WADAHADALADA TURKIGA | QUBANAHA VOA
29:46
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 26 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН