Trump is a great guy well done 👍🏻 ma khaniisbaa la eegankaraa
@ZebraasAli32 минут бұрын
Kenya must pull out their troops
@Love_moon1020 минут бұрын
Voa tv afka reer galbeedka baad kuhadashaan
@abdirahmanibrahim3223 минут бұрын
Dowlada Somalia waa inay talaabo adag Ka bixisaa sababta anagoo deris la ah kenya dhaqaale badana Ku leh Kenya dadkeena Visa loogu adkaynayo! Lkn maxaan dhiiga isugu kicinayaa ma dowlad madaxweyneheedii iyo gudoonkii barlamaanku qaadka Ka shaqaystaan baa hadli kadha xininyahaa looga taaganyehee! Ilaahayoow Somali sida madax udhaanta uso Saar.
@M.Duran71Сағат бұрын
Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan iyo bahaa'inkiisa ha la iska qabto
@fadumocabdiraxman9813Сағат бұрын
Somalida lacag ayey ka sameeyan badan weyna neceb yihiin
@mussaali3842Сағат бұрын
Party on Las Vegas games ,Saaqidnimo ,lugeeyo ubadka ha laga qabto , tarbiyada carruurta iyo dhalin-yaradu masjidkay ku dhan tahay.
@XhuseinMohaСағат бұрын
WAR MURTIYEED HADHIHINA WAA WAR WAALI AH AMAAN XUMO MAJIRTEE DADBAA AMNI XUMADA KUNOOL HADII AMNI XUMO MEESHA KABAXDO AYAGANA BAXAAYO ILEEN WAX ILAHAY WATO MARKASTO CABSI MAQABAAN BALSE SHEYDAAN AYAA GABAAD RABO O CABSI KUJOOG AH E XAQA AMA RUNTA WAA XUR WAA AWOOD . ALSHABAAB KAAMIROOYINKA WADOOYINKA AYEE DIIDEEN AYAGOO OG IN HAWADA SARE LAGAJIRO MARAR BADAN LADUQEEYAY SATARLAATKA AMA DAYAX GACMEEDKA SIRDOONKA HAWADA SARE ADEEGSADO MEEL DHIB KAJIRANA SIRDOONADA ADUUNKA INDHAHA AYEE KU HAYAAN XOOGA AYAANA LASAARA MARKA AMNI XUMO MAJIRTEE DAD ILAHAY LADIRIR AH O WAX DABIICI AMA ILAHAY DOONIN SAMEEYNAYO...
@ZebraasAli28 минут бұрын
Niib Faraday haysta soomaalida wey iimaan laayihiin oo dalkooda kuma imaan qabaan bal nacaskan ku faanaya dal uuna lahayn
@caatoshow3235Сағат бұрын
Nacalad haku dhacdo madaxda somalida😊 qayrkeenbay inaga reebeen Ethiopian iyo kényan baa inogu dhawo wakuwa passport Somaliga diidey halka wadamda kale free viza u yahay, inagana sidey doonanbay ka yelan markay donayan inay yimadan Somalia
@XhuseinMohaСағат бұрын
HADII AAN DHAHO ILMO YAR 2 SANO JIR IYO QOF WEEN AYAA DIGAALAYO GUUSHA ILAHAY AYAA BIXIYO KAWARAN SIDEE II ARKI LEHEED QOF 2 JIR IYO 20 JIR ISHEESTO KAN WEEN ILMAHA YARAA SOO DOONTAY SIDEE II ARKI LEHEED QOF CAADI AH MISE QOF AAN CAADI EHEEN WAXO SHEEGAYO ISKA HUBIN DIGAAL MALADHIHI KARAA 6 JIR IYO 20 JIR XITAA HADEE ISHEESTAAN GACMAHA ISKULA TAGAAN MA AHAN DIGAAL SABABTOO AH AWOODA MASINO WAA SABABTA XOOLAHA U XOOG SHEEGTO XOOLAHA KALE AAQIRO LOO XISAABINAAYO.