Waa in ay tiisu ahaato.

  Рет қаралды 2,761

Cabdimaalik muse coldoon

23 күн бұрын

‏:Xidhiidhka Coldoon
‏WhatsApp : +252634431955
‏Telegram:Cabdimaalik_Coldoon
‏TikTok:cabdimaalik_coldoon
‏KZbin :@abdilmaalik
‏Instagram:cabdimaalik_coldoon
‏X:@abdilmaalik
Email:cabdimaalikcoldoon@gmail.com

Пікірлер: 32
@abdilmaalik
@abdilmaalik 23 күн бұрын
Walaalayaal Allaah ha idin barakeeyo . Cagta dhaawac ayaa iga soo gaadhay . Laf baa i dillaacday sida uu dhakhtarka ii sgeegay .Allaah ii barya in uu i caafiyo.
@farhanmustafisaacmohammed3378
@farhanmustafisaacmohammed3378 23 күн бұрын
@@abdilmaalik mash'allh walaal mcn alle ha ku caafiyo insh'allh gobalka baay ayaan jogaaa gaar ahaan baydhabo ( jinaay) ilaah dartii ayaan kuu jeclahay walaale
@fatimabarre936
@fatimabarre936 23 күн бұрын
Walal ilaah dartii ban ku jecenahay ilaah banku baryaynaa in Alle barmadow kaga dhigo oo Alle ku caafiyo
@Umuxandala
@Umuxandala 23 күн бұрын
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك
@مبارك-ض1د
@مبارك-ض1د 22 күн бұрын
Allaha kucaafiyo
@sadiamoalim4447
@sadiamoalim4447 18 күн бұрын
Allaha Ku caafiyo samafale
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 23 күн бұрын
i love you brother for the sake of Allah n may Allah unite all SOMALIS UNDER QURAN AND SUNNAH.
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec 23 күн бұрын
Maashaa Allah illaahey haku xifdiyo wll aduun iyo Aakhira hana ku caafiyo lugtaada qaaliga ah cadowgana Allah hakaa xifdiyo
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 13 күн бұрын
Sheq cbdi maalik sheq muuse kheyr doon❤💯💯👍👍👍👍👍
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 23 күн бұрын
Masha Allah legend abdi Malik Alaha haku cafiyo dhamanteen
@faariscaynte832
@faariscaynte832 23 күн бұрын
masha allh alle haku xafido sh cabdimalik alle dartii ayaan kuu jeclahay kuwa ku neceb cagta hoosteda insha allh
@Zoma-g8e
@Zoma-g8e 22 күн бұрын
Alle ha ku barakeeyo
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 23 күн бұрын
ماشاء الله عبد الملك موسى علدون ❤
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi 23 күн бұрын
Jazaakalaahu khayr Xukunka islaamku wxuudan u yahay qafka muslimka ah iyo qofka gaalka ah labadaba Maanta markii lawaayay islaam talinaya waataa reerqaza caalamka oo dhan daawanayo gumaadka ka socda Ilaahay ha u gargaaro muslimka oo dhan
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 22 күн бұрын
Ninkan iyo inti la mida Allah ha taageero
@RahmoIshaq
@RahmoIshaq 23 күн бұрын
Mashallah ilahay haku xifdiyo
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 23 күн бұрын
Alaaha ku cafiyo
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 23 күн бұрын
Allah hacaafiyo
@fatimabarre936
@fatimabarre936 23 күн бұрын
Sheeqeena sharaf badanow wan naxay markad dhutineyso Quraan halagu saaro cadowgaga wa cadowga islaamka Alle ha jabiyo ilxuna kuma aragto Argaagana waa noo Abshir
@HananCabdinasir
@HananCabdinasir 23 күн бұрын
Ilaahy ha k u caafiyo
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 23 күн бұрын
Bisinka maxaa kudhacay samafale cabdimaalik😢
@farhanmustafisaacmohammed3378
@farhanmustafisaacmohammed3378 23 күн бұрын
Mash'allh
@maxamadckariincumar3301
@maxamadckariincumar3301 23 күн бұрын
Lugta maxaa uga dhacay shiikh c/maalik
@yussufabdi6774
@yussufabdi6774 23 күн бұрын
Allah akbar Allah akbar
@Misterrangi-pb7de
@Misterrangi-pb7de 23 күн бұрын
allah aku cafiyo❤❤❤
@usertavo9448
@usertavo9448 23 күн бұрын
Sh. Cabdimaalik maxaa ku helay ?
@Keysek
@Keysek 23 күн бұрын
Sheikh cabdi malik sxb an kula doodo . Deg deg badanba kugu jire .
@xabiibAqsa-oi7eu
@xabiibAqsa-oi7eu 23 күн бұрын
Usha uu wato waa mxy mxa kudhacay walalken
@maametiger5169
@maametiger5169 22 күн бұрын
War Somaliyeey Wax Maqla Oo Sayidkii 2 Baa Ilahy Inoosoo Saaray Ee Kudaba Fayla Hda Kadib Waa Sayid Coldoon Magacaa Anigaa Bixiyey Guuleyso Wllo
@FaayMacalin-sg1we
@FaayMacalin-sg1we 23 күн бұрын
Ala maxaaku dhacay walalka
@abdirahmanhandule7861
@abdirahmanhandule7861 23 күн бұрын
❎❎❎🌍🌏🌎
@faizaali2889
@faizaali2889 23 күн бұрын
Argagixiso waar umada beenta kadaa