waa ku kaa laascaanood oday samatar

  Рет қаралды 142,466

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

Пікірлер: 198
@wiilkareerhargeisa8380
@wiilkareerhargeisa8380 7 жыл бұрын
walahi waa oday GOB ah caanahana waan bixinaya buu yidhi alle haku xafido adeer aduun iyo aakhiraba Aamiin
@cadnaanjama3284
@cadnaanjama3284 5 жыл бұрын
Walahi waa intaan ku qoslay canahana anaa bixinaya
@sundusmdeeq8981
@sundusmdeeq8981 7 жыл бұрын
C/maalik muuse coldon wall illaahey dartiisa ayaa kuu jeclahay يحفظك الله ويحميك انشالله
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 7 жыл бұрын
Dhulbahante wllhy waa gobgob dhashay ma ihi lkn libintooda uma diidni nasab wad nasab dhalay
@cabdirashiidmarchisio7002
@cabdirashiidmarchisio7002 5 жыл бұрын
Tnx wllo Inagoo dhan Oo Somali ah ayaa gob ah
@Dulqusley
@Dulqusley 4 жыл бұрын
Wayrax cade Dhulbahante waxa dhalay isaaq siba Arab
@MohamedB614
@MohamedB614 4 жыл бұрын
Thanks 🙏 😉walaal keen
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
masha Allaah waa ku kaa iyo kalmee kuwaan barnaamij fiican waaye mahadsanid cabdimalik
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr wlle qaali, Libaax geesi ah oo garab waaye Coldoon
@studiocadaadocadey7473
@studiocadaadocadey7473 7 жыл бұрын
Masha allh duq aboowe ii ah ayaa igu sodhacay markaan arkay shikinka somaliga lacag aan aheyn lacag umayaqaan wadani iga dheh
@nasiibaabdikariim9332
@nasiibaabdikariim9332 7 жыл бұрын
coldoon ilahay mar uun madaxweyne hanoga ka dhigo haday khyr ku leeday
@hooyomaamo3146
@hooyomaamo3146 7 жыл бұрын
Khadan Abdi aamiin
@apdirahmanduale5582
@apdirahmanduale5582 7 жыл бұрын
Khadan Abdi aamiiin amiin wllo
@daruurofficialmedia8708
@daruurofficialmedia8708 7 жыл бұрын
Khadan Abdi walaahay anoon comentigaaga arag bay madaxa igaga jirtay
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 7 жыл бұрын
Mansha Allah bahda waa kuka iyo cabdimalik hawl wacan bad bulshada u haysan Mahdsanidin wll
@mohahussein1790
@mohahussein1790 7 жыл бұрын
Wlhi waa xalal odayga Masha allaah Alle ku xifdi aabo oo khaatumadada hagaaji
@اممجاهدالسلفيه
@اممجاهدالسلفيه 4 жыл бұрын
Man sha Allah, walalaha musliminta uduceya,,sama fale cabdi malik muse coldon inuu jeelka laga soo daayo oo xuriyadisi dib logu so celiyoh ,,,! Allah subxana watacala,,haka so dayo jeelka samafale cabdi malik,,umada dhibaataysan buu ka farxin jiree, Allah haka farxiyi,,ameen 😥😥
@mascudgacal6227
@mascudgacal6227 4 жыл бұрын
Amiin
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 7 жыл бұрын
Masha allah wa adeer imankida qawi yahay ma awsan cabadin dadka qarba sacan balayo shegi lahay jezakallahu kheyr c/maalik
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Masha allah odeyga lcgta Somalida bes uu qaataa waa wadani dhab ah
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀adeer waxuu dhahay baraf ka dhacaayo oo somalia meel baraf ka dhaco miyaa jiro 😀😀😀😀👏👏 wlh waan fuuray qosal adeer illlaah haku daayo
@MohamedB614
@MohamedB614 6 жыл бұрын
aragsan irshaad my mom qofaras Habeenki Laascaanood Qaboow Xuun baa dhaaca uuma Adkaysan kartiid mar maar!!
@qadanqueen3478
@qadanqueen3478 7 жыл бұрын
Ilaahoow ku barakee coldoon noow aduun iyo aakhiraba waxaba somaliland nin somaliyaa kasoobaxay
@abdaleali6328
@abdaleali6328 4 жыл бұрын
Waa runta wllo somaliland wa dal yaro somaliya kaso jeda I'm frome somaliland
@rayubamobamed3708
@rayubamobamed3708 3 жыл бұрын
Abdimaalik ku jecliyaa wllo wlhay qof wacan baadtay illhay haku garab galo
@Kaarloose
@Kaarloose 6 жыл бұрын
Reer laascaanod ❤️❤️
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 4 жыл бұрын
i like him he is very confident by himself, ancient somali heritage before cowboys.
@prince4057
@prince4057 7 жыл бұрын
maasha alllah odey shrf leh oo da, daaa xoogiisa maalaya allah haku xafiyo waa tusaale wacan oo somalida shaqada iyo muruq maalida ku dhiiirigalinaya.
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Prince of Somaliland,ney good girl thy hdl wanksan neh wad ku hdashay lkn swr xun baa kuu saaran ee iska daji ee saaro mdka midnimada oo buluuga eh mgcaaga neh qeebta u dambeesa (land) jaf kasii cml dee huuno
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Waan ka xumahay inuu geesigaan maanta xabsi ku jiro 😢
@kingkang3024
@kingkang3024 10 ай бұрын
😢
@massmass8300
@massmass8300 4 жыл бұрын
Ilaahw ninkaa abdimaalig jeelka kaso daa adaa awoodlee
@abdiguedi42
@abdiguedi42 4 жыл бұрын
Ameen ya rabi caalamin
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 6 жыл бұрын
Gobolka sool waa magalka keliyee caano geel oo saafiya lagahelo Maxan safar ka cabay
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
oo somaliland maxay u lahayd laascaanood baan maamulaa odeygu shilin soomaali buu wax ku iibsadaa
@maameahmed8222
@maameahmed8222 7 жыл бұрын
Mcha allh sama fale coldoon allha barakeeyo
@sallowadam5982
@sallowadam5982 4 жыл бұрын
Abtiyaashay guulaysa Alle haydin sharfo❤❤❤❤❤
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
Abdulfatah gadhyare aboowe haa masha allaah thanks dear brother waanba yaabay malaha waxaan isdhahay wadankaaga meel baraf ka dhaco ayuu leeyahay mana taqaanin ayaad aniga is dhahay 👌👌👌👌✌✌✌👉👉👉👈👈👈👉👉👈👈👉👉 ilove aabayaasha somaliyeed alloow noo daa aniga aabaheey anoo yar ayuu iga dhintay labo jir aan aha wlh illaahoow iigu naxariiso dhamaan aabayaasheen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@bosshamud4037
@bosshamud4037 7 жыл бұрын
oh sorry wll ad bn oga xumahy allha walidkaa iyo waalidka musliminta ah ba janada hangu kulmiyo dhamaantenba wll mcn
@bosshamud4037
@bosshamud4037 7 жыл бұрын
oh sorry wll ad bn oga xumahy allha walidkaa iyo waalidka musliminta ah ba janada hangu kulmiyo dhamaantenba wll mcn
@bosshamud4037
@bosshamud4037 7 жыл бұрын
oh sorry wll ad bn oga xumahy allha walidkaa iyo waalidka musliminta ah ba janada hangu kulmiyo dhamaantenba wll mcn
@mataanibnuxaawiye3428
@mataanibnuxaawiye3428 7 жыл бұрын
Mansha alaah cabdimaalik alla ha ku garab galo
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 4 жыл бұрын
Maansha Allah he was great man Allah hakasii daayo jeelka iyo ciduu u xidhanyahay
@hasaaweyare6427
@hasaaweyare6427 7 жыл бұрын
Somali dhaba wax kale wax kuma iibiyo shilin Somali mahane reer laaska wadaniyiin
@omarali7115
@omarali7115 7 жыл бұрын
wad xanuusanaysaa shut up maskax malihide wadani kulahaa waad arki doonta baridhow baa laga badalaya meeshu waa somaliland wa loo tartiibinaya hhhhhhhh
@saakasii1349
@saakasii1349 7 жыл бұрын
Omar Ali zxp lasacanod badan tegin saas umad hadasheen walee inaad dhihi lahayd somaliland wa akhiyaliye inaga daaya
@qadanqueen3478
@qadanqueen3478 7 жыл бұрын
Omar Ali shut up iyo waxakalaba laguyiri wad xanuunsanaysaye waa somali dhaba mahan isaaq ee waa dhulbahante qalbiga fur adaa nagukalifay inan qabiilada xusnee
@mnmguul5878
@mnmguul5878 7 жыл бұрын
Somaliland shaaxa xitaa lascanod laga gama iibiyo
@kayhass2510
@kayhass2510 6 жыл бұрын
Anu reer laaska ban ahay ilaa hada ganamayo dadka waxa daba dhigay lacagtas Somaliga ah bari hore bay dhacday
@mohahussein1790
@mohahussein1790 7 жыл бұрын
Reer laascano weyba run badanyihiine muxuu cumar dhuule uyiri "laascaano lugooye badanaa"
@abdaleali6328
@abdaleali6328 4 жыл бұрын
Wuxuu yidhi cumar dhuule labadaydii lugood la kala laalyeey lugooyo waynaa laas canood
@Abdulhakim-qw6we
@Abdulhakim-qw6we 4 жыл бұрын
@@abdaleali6328 muxuu kawaday hadalkaas walaal
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
@@Abdulhakim-qw6we Hawl kalay ahayd, cumar dhuule waa loo dhiibey
@deeqguufeabdullahi7130
@deeqguufeabdullahi7130 7 жыл бұрын
masha alah cabdimalik alah haku barakeeyo cadawga u nolow ax yaa wadani
@xardaye
@xardaye 7 жыл бұрын
Maasha'allaah abdimaalik Alle ha ku xifdiyo Aamiin.
@ابوشير
@ابوشير 6 жыл бұрын
Maashaa allaah 70jir shaqaysanaya oo waliba martigalinaya soomaali baa laga helaa gob gobi dhashay
@daaciilalaah943
@daaciilalaah943 4 жыл бұрын
sax wlaahi
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 4 жыл бұрын
Shilin soomaali waxan ahayn wax kuma gato waa asal odaygu wadani ah masha alaah
@salamkala14
@salamkala14 3 жыл бұрын
Manshallah Gob weeye somalida badan keedu
@xaajidaahirhomedecoration1303
@xaajidaahirhomedecoration1303 4 жыл бұрын
Mansha allah abtiyaashay Raganimada Adkida Dadnimada Gacan furnaanta Waa la idugu yaqaana batiyaal Mansha allaha ii noolaada abtiyaal
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 7 жыл бұрын
Coldoon wa Soomali sax ah jazzakallah
@فرحالجمعه-ص2ك
@فرحالجمعه-ص2ك 5 жыл бұрын
ماشاءالله الله يحفظه ❤️❤️
@khadariimaan5149
@khadariimaan5149 7 жыл бұрын
wadani aalle haku sharfow waaa abo somaliyeeda 😍😍😍😍😍😍
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
OdaYgu waa nasab wale ....🤣🤣❤
@apdirahmanduale5582
@apdirahmanduale5582 7 жыл бұрын
Waa kukaa iyo coldoon alaha ku xifdiyo wadani somaliyeed
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 7 жыл бұрын
Waa O'Day asal reer magaalo ah
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 7 жыл бұрын
COLDOON wllhi waa qof wanagsan ale ha barakeeye
@abdullahiaadan3004
@abdullahiaadan3004 5 жыл бұрын
m.a wllhi waa oday goba allow kuu danbi dhaaf yarapi ☝️☝️
@dhagacadecade3345
@dhagacadecade3345 4 жыл бұрын
Cabdimalik muuse coldoon Allah hakuso daayo wa mudan dadkiisa iyo dalkiisa jecel
@daaciilalaah943
@daaciilalaah943 4 жыл бұрын
sax wlaahi
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 7 жыл бұрын
alla wan qoslay ninka afka laa kulaha sheeku wada odaygu walhi wan ka helay allow xafid walidika sharafta leh
@shirecbdilahi9025
@shirecbdilahi9025 6 жыл бұрын
boqortooyada awdal ee facaweyn baad kasoojeedaa waxaa laga garanayaa ixtiraamka iyo mudnaan waayeel leetihiin sidaa ugaranaysid iicadaynasa inaa tahay dadkii ilbaxnimda ilka cabirka lagu yaqaanay inaa tahay
@abdirahmanali8743
@abdirahmanali8743 5 жыл бұрын
Mancha allah runtii waa arin aad loogu farxo ilaahay hakaa abaal mariyo zxp
@osmanosman-pv6es
@osmanosman-pv6es 7 жыл бұрын
Masha Allah Cabdi maalik muse coldoon dhirigaliyaha umadiisa ader samatarna waxan leyahay hormar wcn waxan kalooo raba in ta igu dhanta in ey igajaahil bixiyaan lascano mawaxa laga istic mala shilin Somali ama Somaliland shilin
@wiilwaal400
@wiilwaal400 6 жыл бұрын
osman osman wll shilling somali
@waddanilahubo9335
@waddanilahubo9335 6 жыл бұрын
osman osman shilin somali baa kashaqeeya wllhy shilin somalila d hadaad ula timaadid dagaal.kaxigaan dadkan waa dadkii xornimada somaliya usoo.dhintay mamaqlikaraan cLan qabiil.iyo lacag qabil toona
@axmadsheikhabdirahman9448
@axmadsheikhabdirahman9448 5 жыл бұрын
Shilin somali baa ka shaqeeya lascanod
@xasanmaxamedxaashi2923
@xasanmaxamedxaashi2923 7 жыл бұрын
wadani dhab ah waye odayga lacagta shilin somalilee kuqata ayu kuyidhi taa micnahedo waa kan hargaysa xita maqato
@kayhass2510
@kayhass2510 6 жыл бұрын
Xasan Maxamed Xaashi aamus hoyada wadanigu wasye lacagi waa caadi meelkasta wa laga qataa
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 4 жыл бұрын
Lacata soomaliland was waraaq aan Sharciyesnayn. Caqligiisa ayuu qabaa odeygu. Anba ma qaaten. Yey snm dhacaysaa
@bilaalislamiccenter6496
@bilaalislamiccenter6496 4 жыл бұрын
Samafale Coldoon Allow xabsiga kaasoo daaay
@Ifa911sos
@Ifa911sos 4 жыл бұрын
Adeero sheekaaloow waaye sida aabahay masha Allaah Allow dhowr
@abdirahmanyusufabdillahi664
@abdirahmanyusufabdillahi664 4 жыл бұрын
msha allaah coldoon alle ha ku barakeeyo
@ahmetmouze5507
@ahmetmouze5507 4 жыл бұрын
Farxaduba lawalan Gadhaya Kulah Dabaysha iyo cirka ilahy hayn Hagaajiye😅🤦‍♂️
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 7 жыл бұрын
Abdimaalik waa wadani somaliyeed oo aminsan calanka buluga ah inay qasbaan bay rabaan oo wuxusan rabin qorta ugaliyan
@abdirahmanmohamed9728
@abdirahmanmohamed9728 7 жыл бұрын
Ducaale Xaji Cali HoyaDa iyo rabitaankaba wase
@alimohamedali5449
@alimohamedali5449 7 жыл бұрын
+In Somaliland xayawaan bad tahy
@abdirahmanmohamed9728
@abdirahmanmohamed9728 7 жыл бұрын
Ducaale Xaji Cali Wan ogay inaan xayawaan ahay
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 7 жыл бұрын
cadnaan yousuf mohomed Somali hoyo cay ictiraaf kuhela wakaase xayawanyahaw sasa nodaba fadhinaysan waligiin oo basaborka somaliya garowe uga donanaysan waligiin
@abdulkadirjubba8850
@abdulkadirjubba8850 4 жыл бұрын
Coldoon waa ehlu khayr intaan ka arkay allaha xabsiga kasoo saaro ninkaan oo kale lama xiro
@AhmedIbrahim-ce6kr
@AhmedIbrahim-ce6kr 6 жыл бұрын
Meshaa laascano caana mcaana ala maxaan uxiisay caanihi saafiga ahaaa dad nasaba alaylHee
@mascuddejunior6865
@mascuddejunior6865 4 жыл бұрын
Canahaas waa cano laga shaqeeyay qataar iyo sixir
@Liverpoolians
@Liverpoolians 7 жыл бұрын
Abdimalik is really true hero 👍🏽👩🏾‍🚒
@saharakassim8223
@saharakassim8223 7 жыл бұрын
kkkkk manshaà allah abdi malig cajibsanaa
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 7 жыл бұрын
dhulbahante ayuu moodayaa coldoon siduu ugu waramayo kkkkkkkkkkkkk
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
abdulahi ahmed all reer bari are the same.
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 7 жыл бұрын
abdulahi ahmed subxanallaah walal dhulos iyo rer somaliland na wa dad is fahma isla dhaqana isla na dhashay dhib ka kadhexjira kama hor istago inay wada noladan sheekaystan wax wadagan
@MohamedB614
@MohamedB614 6 жыл бұрын
abdulahi ahmed adeer Waay is fahmayaan dadka isku dhaqanka aah!! Odaygaa Laahjadisu xita fahmaya iskada wax kale
@tadaakil7634
@tadaakil7634 6 жыл бұрын
Ader janada allh gu cafiyo
@mohamedabyan5323
@mohamedabyan5323 7 жыл бұрын
#cabdi_malik waa xadaari odayga sikale ayuu ugu dhigay muraayadi uu wiilka u iibayay iyo lacagti caanahaba odayga ayuu ku reebay hhhhh😂😂 maxaa usoo hadhaya odayga markaa? xariif magaalo
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
I love hearing old people tell stories, look at the difference in the generation's, his grandson is asking him for money, and this old man started working for himself before he was 10 years old, What has happened to the Somali people.
@hassanadan74
@hassanadan74 4 жыл бұрын
May Allah by his might and power give you back your freedom.
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Dhulbahante waxaa dhalay arab baan Maqlay ma runbaa ?
@shuunapdilaahi2778
@shuunapdilaahi2778 3 жыл бұрын
Haa wll waa run
@calixasan790
@calixasan790 7 жыл бұрын
Cabdi maalik cimrigaa alaha dheereeyo
@shuceybabdi459
@shuceybabdi459 7 жыл бұрын
masha allah..
@abdirahmanmahamud4994
@abdirahmanmahamud4994 4 жыл бұрын
M.a oday dhaqamed alla habarakeeyo
@maxedshikhmaxud7667
@maxedshikhmaxud7667 4 жыл бұрын
Wll cabdi maalig iska waran ma adibaa malagu soodaayey
@adanbile4237
@adanbile4237 7 жыл бұрын
nin uu caaddil la doonay, in cadaab laga baajoo, cashaduu khalqigoo dhan, caaddil soo hor istaagi, idilkoodoo cagaaganoo, calaf ruuxna illanayn, calalna aan la xidhnayn, cawrada ay ku qarshaan, cadceeddu ay imanayso, in calaacal ka dhow, cirkoo hooray gu,gii iyo dhididku ceel noqonaayo, canqawga qaaru istaago, qayb uu gaadho cunaha, darna uu ku carceeriyoo, ceel sidii u liqaayo, -cashaday dar cadaabtoo, ciil-qabtaa guran doonto, is ciil-kaanbigu haystoo, codsigooda la diidi, -kuwii caabudey Eebboo, camalkoodu wacnaayoo, Rabbigood ka cabsoodayna, intay Xawdka cabbaan, Allihi caadil ahaa, Jannadii ku casuumi, Webiyaal,malab,caano, khamri aan caraqdii, caqliga doorin jirtey, caynaddiisi ahayn, Xuural-cayn la caweysoo, biyahay cabbayaanee, cunohooda maraayiyo, caad sidaan lagu daahin, caddaan dhuuxa u jeeddiyo, inama loo carbiyey, nimca aan cindigagiyo, caqligu keeni karaynoo, caaddilkay u diyaarshey, oo malaayiina cugsiin, -caaddil bayna yaqaanoo, Awowe ciid ka abuurayoo, cadkii feedha dillaacshoo, Xaawa-ceebla ka jeexayoo, candhuuftood naga beerayoo, qofkastuu camalkiisiyo, cidhibtiisa yaqaanoo, carcaraafka Jaxiimiyo, Janno kii uu cugtaa, camalkeedu ka muuqanoo, cagtiis loo fududayn, -cuud qofkuu rabbi siinna, caruurteeduu dhalaa, -kan Raxmaanku cugtee, camalkiisa jeclaadana, Cirkaa looga wacaa, Malaa,igta Carshigaa, Caziz,weyne dhahaa, Caabudkaasaan jeclaadee, janta,Caalam- dunyaana, jacaylkiisaan cabsiiyey. Curad Hooyadii aanay, cadaabkii urinow, inta caatiyo Weyd, Curyaan yuurura meel ee, ay cuslaysay dantiiyee, Caadilkii khalqay mooyee, cidi aanay ogeynee, caana-maallada luunka, jidiinkoodi caddaadayee, candhuuftii liqi waayey, ciirsi kii u noqdee, cadceedday fadhiyaan iyo cooshashkooda ku booqdee, wixii caadil u dhiibee, calafkoodu noqdo, calaacashooda geshee, caawiyaayda hayow, ilahay cimri dheer,iyo cibaada-san suubban, caafimaad ha ku siiyo, Arkimaysid cadaabe, carfooney jannadii, caaddil kuugu yaboohyoo, camalkaagu ku gee. -Allaha caalamkanow, Addoonkaaga cag-jiida, la cag-gaabiya caajis, camalkuu dayacay, kan naftiisa canaanane, is ciilkaambiga muuja, cafiskaaga helee, Rabbiyow cafiskaaga, nagaga baaji cadaab. -Caalamkaad arkaysaan, cuwaaftii u danbaysaa, calafkiisi hadhoo, waa cadceed casar-liiq cidhifka sii dhiganaysoo, ku carceeri godkiiye, -colkii yuugga yamaayug, cawar oo iman doonoo, caalamkoo dhan fasaadshiyo, ciie-cs-oo dili dooniyo, cidii suurkaa hadhee, -meeluu caalamka joogaba, Islaamkaa is cunaayee, isagii la cunaayo, markay caabudidii iyo camalki diintee samaa, inta ay ka carraabeen, sayn-caddaaliyo coomir, Allaah caabuda diidey, caruusteen idil weeye ciqaaabkaad arkaysaan, Soomaalidaa is cunaysana, colkaasay ka midyiinoo, Ibleys baa camaliisi, u casaan midabeeye caqligii Rabbiyow dib ugu soo celiyoo, cafiyoo mar kaleetoo, laabta caabuqa jiifiyo, cudurka saaay daweeyoo, isu kaaya calool xal, cadaab bay ku socdaane, ciqaabtaa ka badbaadi. Bogga caano noo mari. Adan Bile Cabdi 20170803 Växjö Sweden.
@cimraanroble4214
@cimraanroble4214 5 жыл бұрын
Cunuga yar waxbu xadaya kwrn wana awogisa alah akbar
@simantrueloveneverend4391
@simantrueloveneverend4391 7 жыл бұрын
abdimalik waa gob
@zakimuuse7907
@zakimuuse7907 5 жыл бұрын
C Maalig muuse coludoon noolow weligaa jir oo joog noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow jir jir jir
@deeqoowmohamud7375
@deeqoowmohamud7375 3 жыл бұрын
W
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 4 жыл бұрын
MUSE DAMEEROW IMANKA ALLE KA QAADYE ISKA SODAA NINKAAN DADKA KALMEYN JIRAY
@daaciilalaah943
@daaciilalaah943 4 жыл бұрын
sax wlaah wlal
@dursaahmed5593
@dursaahmed5593 6 жыл бұрын
😂😂😂😂ciirka iyo dhulka illahy ha ino hagajiyo😂😂😂
@Liverpoolians
@Liverpoolians 7 жыл бұрын
Ta mobiles lagu shubo miyaa qaadan ku lahaa 😺 odayga yari waa legend
@roblemohamed7004
@roblemohamed7004 6 жыл бұрын
Abdisamad Ahmed 😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedadam4754
@mohamedadam4754 7 жыл бұрын
Maansha Allaah Odayganyar waa rageedi waana funny, waliba shaqaysanaya aan cidna baryayn.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 4 жыл бұрын
thankyou abdimalik.
@sharmakeabdiqadir9758
@sharmakeabdiqadir9758 4 жыл бұрын
Reer laascaanod❤ home is the best
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 7 жыл бұрын
Waa ku kaa shaqada yaan laga xishoon iimaanka hala dhuuqsado
@abdiali5387
@abdiali5387 7 жыл бұрын
Kaasi oday ga miyuu xadayaa yari kkkkkk
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 6 жыл бұрын
Waa daacad reer lascaanood daawo odaygaa waa oday waayi arag ah
@badriaissa6110
@badriaissa6110 7 жыл бұрын
dee odaygana inad cano ushubtay ahayd wll
@sharmakeabdirahman3039
@sharmakeabdirahman3039 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh kaa ilkaha maragtaa anaa maqashiisa gawracay kulaha wlhy wa oday cajiiba
@mahmoudomar8335
@mahmoudomar8335 7 жыл бұрын
Maba xitaabtamo kulahaa waa anoo kale kkkk
@khadarsomalis8791
@khadarsomalis8791 7 жыл бұрын
Cabdi maalig.
@abdirahmaanabdilqadir3537
@abdirahmaanabdilqadir3537 7 жыл бұрын
Kaaailkahaleh ana wanqashiisa gawracayhh
@cwaligaraad8445
@cwaligaraad8445 6 жыл бұрын
masha allh O'Day samatar allow daaaa
@kmoney2461
@kmoney2461 7 жыл бұрын
CoLdoon lipaaH Baa TahY iLahY Ha Ku dHowro BoQoR ❤
@tadaakil7634
@tadaakil7634 6 жыл бұрын
Abdi Malik allh janada hagugeyo
@trs-treatmentplc9016
@trs-treatmentplc9016 7 жыл бұрын
Pride and dignity. The somali
@iikooloveyou912
@iikooloveyou912 4 жыл бұрын
Cabdimaalik ✌🎤👑horayusoco
@faysalmire7624
@faysalmire7624 3 жыл бұрын
Halil yey cabdimalik
@cabdifataaxyuusuf2638
@cabdifataaxyuusuf2638 7 жыл бұрын
Maansha allaha allow dayaa
@aminajeylani717
@aminajeylani717 7 жыл бұрын
mashallah. more videos.
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 7 жыл бұрын
kaas ilkaha la kulahaa hh
@mguraytv6732
@mguraytv6732 7 жыл бұрын
laa ilkaha leh maalintii wan qashiisa anigaa gawracay
@ladancabdullahi8318
@ladancabdullahi8318 7 жыл бұрын
Masha allah
@nimcoali9421
@nimcoali9421 7 жыл бұрын
Masha allah wlhi iimanka waa qaali
@fowsiahmed173
@fowsiahmed173 7 жыл бұрын
Lacagta muyaarada sii odayga
@mohamedyasiin9892
@mohamedyasiin9892 6 жыл бұрын
Sana laga raba coldoon
@abdulaahiahmed9125
@abdulaahiahmed9125 4 жыл бұрын
iska sabar wll
@xariirgmbar8713
@xariirgmbar8713 5 жыл бұрын
hhhhhh kaaaas maqshiisa aniga aniga qowracay ku yeeeel
Kaftanka Siyaasada 553 oo aad u xiisa badan
56:01
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.
Maxay galabsadeen?!
13:23
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 350 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 58 МЛН
Wall Rebound Challenge 🙈😱
00:34
Celine Dept
Рет қаралды 21 МЛН
Qoyska sideeda caruurta ah lahaa
11:15
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 286 М.
Ila Lugee Ilaa Magaalada Galkacyo Xilli Habeen ah.
23:22
Bilicsan Daily
Рет қаралды 1,2 М.
Waa kan maxbuuskii u xidhnaa shanta boqol ee doollar.
14:57
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 35 М.
nin baan ahay guur doon ah
5:48
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 122 М.
kaalmee kuwan iyo kamarada qarsoon
9:32
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 198 М.
Dareenka maxaabiis jeelka ka soo baxday.
8:07
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 8 М.