WAA KUMA CK NOLASHEYDAA DHABTA AH WAX KA OGOW

  Рет қаралды 630,895

King Ck Films & Vlogs

3 жыл бұрын

Name King Ck
Actor / Comedy /
KZbinr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Пікірлер: 9 854
@fatimaciise3721
@fatimaciise3721 3 жыл бұрын
😭😭😭 waxbadan anoo murugsan waa iga qoslisay maanta waa iga oohisay sorry wlky😭😭😭😭😭😭😭
@hassansantos7924
@hassansantos7924 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto hooyo🤲🤲🤲
@caaqilkaofficial5969
@caaqilkaofficial5969 3 жыл бұрын
Walshey subcribe iisaar
@cabditahliil6226
@cabditahliil6226 3 жыл бұрын
Ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 3 жыл бұрын
Fatima waan kula dareemaya wml
@somaliahanolato604
@somaliahanolato604 3 жыл бұрын
@@caaqilkaofficial5969 r
@Gulledsimba
@Gulledsimba 3 жыл бұрын
Ha ooyin walaal pls Wan ku dareemaya walalkay wlhi geerida waalidka qof arkay ba dareemi kara ilahay waxan uga baryaya maamo janadiisi tisa ugu saraysa inu ku casuumo iyo hooyo walba oo geeriyootay inu ka raxmadiisa ka waraabiyo qabrigana waasac uga dhigo adigana walaal qaali waxad samaysa mar walba ad xasuusato u sadaqee naftaadana bar aniga sidas bu qalbigayga ilahay u qaboojiyey iguna sabarsiiyey i love u bro ❤️
@xafsoxafsocusman55
@xafsoxafsocusman55 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@hpsomaliteam7146
@hpsomaliteam7146 3 жыл бұрын
real guled simba❤🥰
@fadumaaxmed9764
@fadumaaxmed9764 3 жыл бұрын
Aami wll
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
guuled & cumar alaha inaxariisto hooyooyinkiin 😢 iyo inta umada islaame dhimatay ♥
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 3 жыл бұрын
Aamiin allaha uwada naxariisto hoyoyinkina iyo dhaman muslimka ❤❤❤
@haytamhirey7211
@haytamhirey7211 3 жыл бұрын
inta la murugootay oo wajigiisa daawan weeysay oo qeeybta commentiga inta imaaday hadalkiisa dhagaysanayso aan u duceyno hooyadeen
@hassansantos7924
@hassansantos7924 3 жыл бұрын
@ck Allah ha unaxariisto hooyo🤲🤲🤲
@hoodoapdilaahi1374
@hoodoapdilaahi1374 3 жыл бұрын
Bismillah
@faaizadaahir5709
@faaizadaahir5709 3 жыл бұрын
Hooyo ilaah dhib ma tuso
@fowsiyoali3025
@fowsiyoali3025 3 жыл бұрын
Ilaahey marti la jecel yahay haka dhigo kitabkeda midifta kuwi u kasiyay haku daro. Nabiyadi iyo sidiiqinti shuhadadi ilaahey daris hakala dhigo googo macaan.
@fowsiyoali3025
@fowsiyoali3025 3 жыл бұрын
Hooyo macaan.
@mahadi8398
@mahadi8398 3 жыл бұрын
I am from Djibouti, Ck wallahi wiil walalkey baa taxaay daar illahi baan ku jeyclahay. Allah naxaris jano aqa warabiyo hooyo macaan🤲. Waaligaa faraxsanow oo adowga xajabo🤛 Amiin.
@hilaalabdirahman7000
@hilaalabdirahman7000 3 жыл бұрын
Cumar horta kuma aqaan lkn waxan ka mid ahay dadka sida wallkod ka wayn ku jecel kuuna ixtiraama walhi in ay aniga igu dhacaday ayad modaa qasadaadu wll hooyo ilaahay ha u naxariisto qabrigana haku janeeyo malinka aakhirana nabiga jaarkiisa haka yeelo😭😢🤲🤲 adigana dadka hooyo hakaaga dhigo cadowgaagana indhaha haka rido🥲
@manwarofficial1270
@manwarofficial1270 3 жыл бұрын
Wlhi wll CK waan kula qirodey runti keep going waqti walbo 😭😭😭😭😭
@layloallhaunaxariotoqueen8552
@layloallhaunaxariotoqueen8552 3 жыл бұрын
Allha u naxariisto wallky😪😪🥺😭😭😭😭
@bigmancc271
@bigmancc271 3 жыл бұрын
Inta salada jimce katimi. Imika like iisaara 💯🎈🎈🎈😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara walal qali ah
@caaqilkaofficial5969
@caaqilkaofficial5969 3 жыл бұрын
@@omarsafariofficial5219 iisaar aan kuusaare
@mohamednaani6753
@mohamednaani6753 3 жыл бұрын
Inta ila ilmeysay oo wllkena murugta la qeebsatay like🙈😭
@ikraanelmi5887
@ikraanelmi5887 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@inaapdi6324
@inaapdi6324 3 жыл бұрын
Beenta jooji wara ma ilemenin
@nimcoabdirahman3224
@nimcoabdirahman3224 3 жыл бұрын
Sorry wll Hooyomcn😭😭😭😭🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭❤❤❤❤
@mohamednaani6753
@mohamednaani6753 3 жыл бұрын
@@nimcoabdirahman3224 allah u naxristo
@kiinismaaciil5722
@kiinismaaciil5722 3 жыл бұрын
Soorry 😭😭😭😭😭😭
@awedyare1232
@awedyare1232 3 жыл бұрын
Hooyo iyo Aabe waa nimco aduunka lagu haysto lkn anoo 6 jir ah ayaan waayey waxaana kusoo koray nonol adag 🙄 heer waxaan gadhay naxariistu iga guurto aanan cidna ka nixin, dadkuna waxay idhihi jireen waa wiil yaroo kibray. Alx Alle mahadii maanta heer wacan ayaan gadhay. Illaahay waxaan ka baryayaa in uu janada ka waraabiyo inta dhimatay inta noolna u dambi dhaafo 🥲
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 3 жыл бұрын
Walal Manta nolosha naxariista aad weyday iyo jaceylka ilmaha hade yeelato iyo xaaskada walaalada sii
@seynabsaadaq5114
@seynabsaadaq5114 3 жыл бұрын
uducee waalidkaaga huuno mcn wa lkla nasiiib bdan yhy qofka walidkiiisa unool yhy baaa nasiiib usugnaady ilmahagana kudaadal hdayba adunkani quruxda bdan yimaadan
@aaminacali1847
@aaminacali1847 3 жыл бұрын
@@seynabsaadaq5114 ax alle ha u naxariisto
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 3 жыл бұрын
Sxp waxaa tahay legend nolosha dhib iyo dheefba soo arkay Eeboow cade guuleso team ck hadaa nahay guushada waa teena 😍maamada janatul fardowso allah geeyo 😥
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 жыл бұрын
King ck wxa tahay legend hore usoco never give up legend legend
@c.raxmaancumar3569
@c.raxmaancumar3569 3 жыл бұрын
ck oohin iga keenti
@ruweydadaahir8873
@ruweydadaahir8873 3 жыл бұрын
Aaamiin Alle haunxariisto😥😥 Hooydey xtaa seynab ladhaaa Alle haunaxristo 😭😭😭
@abdirahmansavaana5441
@abdirahmansavaana5441 3 жыл бұрын
Amen
@yuusufcabdulahi7806
@yuusufcabdulahi7806 3 жыл бұрын
Ck hooyoadaa allha unaxaristo wall sidaau oysay sikadaran ankula ooyaay😭😭😭😭
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 3 жыл бұрын
Qof walba Qofkii uu Ka Qosol iyo Farxad badan yahay Waa Qof Niyadiisu Xanuun Soo Dareentay 💔 Shamaca guri kasta ka daaran iyo dugsiga nolosha oo dhami ku soo ururtaa; waa hooyo Mcn Ilaahay inta Hooyoyinkood Wayaay Haw naxariisto Qalbigan Haw Adkeeyo Inta Haysatana Hanoo Xafido oo hanoo Dhawro 🤲
@shabakadawehesho7867
@shabakadawehesho7867 3 жыл бұрын
Runta weeye walashay
@fardowsamacalin8776
@fardowsamacalin8776 3 жыл бұрын
Aaamin Yaa Allah 😢😢😢😢😢😢
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Ha isku dayin inaad I dhaafto comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZbinr ahaYee noh zxp qli 😘🤣🤣🤣
@queensomalichannel2044
@queensomalichannel2044 3 жыл бұрын
Please subscribe igu cawi
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi wllshyey 😭
@giftsforyou1831
@giftsforyou1831 3 жыл бұрын
Hooyada haday nooshahay love saar 🤕❤️😭
@fahmihogad6988
@fahmihogad6988 3 жыл бұрын
FatHi😔🖤
@Khadro8796
@Khadro8796 3 жыл бұрын
Alx illaahey hano daayo
@HADRAAWI-v3i
@HADRAAWI-v3i 3 жыл бұрын
Dhilo
@giftsforyou1831
@giftsforyou1831 3 жыл бұрын
@@HADRAAWI-v3i bilaaa warid batahay miya hoyo kuma dhalin caaaq
@HADRAAWI-v3i
@HADRAAWI-v3i 3 жыл бұрын
@@giftsforyou1831 qof dhan dhahooyo hooyo sas wye wee iga dhimatay inta dhihi laheed alle ha u naxariisto dhahe hooyo hde ku nooshahy love saar alle ka qaad
@hoodoali1241
@hoodoali1241 3 жыл бұрын
King 🤴 I hope you’re doing well and the best personality
@sacadiyocisaman1780
@sacadiyocisaman1780 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo hoyo mcn janada alle hakawarabiyo
@sacadiyocisaman1780
@sacadiyocisaman1780 3 жыл бұрын
Waxaan xasustey Malinti ay dhinten hooyo iyo aabahey ikusoduceya
@abateamfy1934
@abateamfy1934 3 жыл бұрын
20 maalmood gudahooda ku gaar Afarkun saacadood , Nagala soo xiriir.
@khadraahmed7867
@khadraahmed7867 3 жыл бұрын
sidee kugaraa
@abdirahmaanfarhanmohamett5566
@abdirahmaanfarhanmohamett5566 3 жыл бұрын
@@khadraahmed7867 tuugsi cusub waaye hh
@amiirqureyzhi925
@amiirqureyzhi925 3 жыл бұрын
Zide KU gara plse
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 жыл бұрын
@@abdirahmaanfarhanmohamett5566 was iga qoslisay hhhh laakiin dadka haku xadgudbin
@abateamfy1934
@abateamfy1934 3 жыл бұрын
@@abdirahmaanfarhanmohamett5566 No brother , cidna haba yaraatee kama rabno inay subscribers inoo saaraan.
@ahlifestyle921
@ahlifestyle921 3 жыл бұрын
Hooyo inta jecel ha udu ceeso aamiin ❤️🤲🏽🤲🏾🤲🏿🙏🏾
@natashacsalanmanshaallah9655
@natashacsalanmanshaallah9655 3 жыл бұрын
Oh sorry walalkey aad ayan uga xumaney gerida hoyada aad iyo aad ayan uga xumney
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall qaali thnks ok
@yahyemohahankey9948
@yahyemohahankey9948 3 жыл бұрын
Allaha ha unaxariisto hooyo aduun aakhiro
@queenzamtuush6838
@queenzamtuush6838 3 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto hooyadaa wll qali
@queenzamtuush6838
@queenzamtuush6838 3 жыл бұрын
Hooyadee wey ii nooshahay alx
@yuuali7886
@yuuali7886 3 жыл бұрын
ck sxp taariikhda liibiya aa ka so Maryay noo so gudpi inta rap taariikhda like ha saarto ck Suu ugaaro 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@zayidkahaji5753
@zayidkahaji5753 3 жыл бұрын
Ana so tahribe Somali libiya usa tahrib Aya warege
@zakariyecali731
@zakariyecali731 3 жыл бұрын
Ilaahey. Ha unaxariisto. Hooyo. 😢😢😢😢😭. Wallkey. 😢😢
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 3 жыл бұрын
Wlhi Wan oyay Qanjo Xanun Aya leyahay Way igu Kacen Waxpadan Wad iga Qoslisay Lkn Manta Wan kula Murugoday Alle Haw Naxaristo Hooyo 😭😭😭🤲🤲
@mariyahuseen5488
@mariyahuseen5488 3 жыл бұрын
Alle wllo haka dulqado wllka ayad dar alle xanuunka ula dareentey😥🙏
@dhagacaddepoyofficial507
@dhagacaddepoyofficial507 3 жыл бұрын
Inta HoYo Mcn UnoshahaY Alx Dhaha❤🌍💖 Inta HoYo Mcn illaheY Ka QadaY Allaha Unaxaristo 😭😭😭
@cademohamed6934
@cademohamed6934 3 жыл бұрын
Hooyaday wee iinooshahay alxamdulihahi
@muusemaxamedmuuse3588
@muusemaxamedmuuse3588 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@najmoabdinuur8966
@najmoabdinuur8966 3 жыл бұрын
Alx
@ayanmohamed8190
@ayanmohamed8190 3 жыл бұрын
Alx
@sacdiyoquureeysh4488
@sacdiyoquureeysh4488 3 жыл бұрын
الحمد لله
@munahmohamett1747
@munahmohamett1747 3 жыл бұрын
Ck wall mcn murugada kula dareenay😭🥺😰inta co jecel one love😘 👇
@buzhracumar6362
@buzhracumar6362 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Allh u naxarsto hooyo wlhi ilinta ka soctah ka badan dareemayah ma dhamaysankaro video sorryy
@cademohamed6934
@cademohamed6934 3 жыл бұрын
@@buzhracumar6362 Ax ax ax iskasamir😭😫😌😖😔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bushromohmud3802
@bushromohmud3802 3 жыл бұрын
@@buzhracumar6362 Zaami ax zorry😢😥😧
@kk-hp6rd
@kk-hp6rd 3 жыл бұрын
M.a
@wadani4924
@wadani4924 3 жыл бұрын
Ck uduceeey hooyo mar xili wlbo maanta duco ayay ubaahnthy allah unxariisto janada allah galyo udeecy xilo walbo 😭😭😭
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 3 жыл бұрын
15:10 iyo 17:18 Walal Wlhii wan kula ooyeey😭😭😭 Samir Iyo iiman buuxa ilaahy ha ka siiyoo Hooyo😢 ilaaahy ha ka qaadey Hooyada Anagoo Walalaalaha Oo ku jecel Walipa ixitiraam iyo Jaceyl walalnimoo aad uweyn ku haynaa ayuu ilaahy ku siiyeey Nolasha welwel la'an ku nooloow😭 Anaga darteed u qosal darteed unooloow Anagaa ku jecel ❤❤ walal manta dhan iga raali ahada baa na dhahysaa walal anagaba wan kula ooynaynaa😭😭😭 Hooyo Ilaahy ha naxariistooo jannada ilaahy ha geyoo Aaamiin Wiilkeeniyoow Geeesi ba thy is adke dunida waa imtixaan🤴🤴🤴🤴 Anagaa Naga qoslisaa maalinkaste walal Uma malaynayna inaa qiso xanuun badan naga oohinso leedahay Walal Oohin Iyo qosal baa midkastoo wan kula wadaagynaa. Hooyo wax usadaqe Una duce maalinkaste. Nolashadaana sameysoo heeesa iska dhaaf plz Wayo hooyo haddy noolan lahyd kuma ogolan lahayn ina heesto haddana darteeda udaa. Una rume riyooyinkeda dhan oo noqo qofkay rbty inay noqtid😘🤴 Cumar Kirish❤❤❤
@nabiilck689
@nabiilck689 3 жыл бұрын
InTi Dhip soo Martay Alle haka cafiYo AmiiN King ck Waxan ka NaxaY wllHi 😭😭
@najaxibrahim7225
@najaxibrahim7225 3 жыл бұрын
إذا ماتت أمك إنطفئ نورك ..😭😭اللهم ارحم جميع أمهات المسلمين
@cabduqaadirmacaaniarts2289
@cabduqaadirmacaaniarts2289 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Samir iyo iimmaan alaha kaa siiyo walaahi macalin casharada trouma hill tiraanyo bixin dhigi jiray walaahi waan ooyay Samir walaal waa qadarta allaah alle ayaa u qaddray
@asiaabdikadir4152
@asiaabdikadir4152 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso hooyo kasta oo soomaaliyeed oo dhimtay' kuwa inoo noolna allow cimriga udheere' hoooyo waa lama helaan hooyo noloshan la.aanteed way adagtahay in la helo farxad' Ilaahow Hooyadey idaa macaan❤😭
@maryanmaxamuud1765
@maryanmaxamuud1765 3 жыл бұрын
aamin aamin🤲🤲🤲
@xaliimoxaaji4666
@xaliimoxaaji4666 3 жыл бұрын
Aamiin aaaamiin
@hamdamahamout3533
@hamdamahamout3533 3 жыл бұрын
hooyo wll alle naxariistii jano haka waraabiyo marti la jecelyahay alle haka yeelo janada alle haydinku kulmiyo hooyinka noolna oo ay hooyaday kamid tahay alle iyo hooyoyinka kaleba alle cimriga haw dheereyo
@mixedboy442
@mixedboy442 3 жыл бұрын
Amen Amen illhow intii dhinty Naxaristi jano Ka waraabi mamoyinkena nool oo hoydy mcn Ka mid thy cimri io caafimaad zuuban sii hooyo la'aanted waa nolol la'aan😭🤲🤲
@zainabaaydarus2969
@zainabaaydarus2969 3 жыл бұрын
Inta ila murugotey sidaydo kale😢😢😢😢😢😢
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara wlsheyda mcn
@zainabaaydarus2969
@zainabaaydarus2969 3 жыл бұрын
@@omarsafariofficial5219 ok wllo 🙏
@safiyosafa2873
@safiyosafa2873 3 жыл бұрын
Waan ilmeyay😭😭😭
@siradsead4811
@siradsead4811 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayanmohamed8190
@ayanmohamed8190 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@MayaClass
@MayaClass 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo Hoyo Iyo dhaman inta muslim ah. Ee dhimatay😢😢😢
@munasangub1307
@munasangub1307 3 жыл бұрын
Hooyo Mcn Allaha u unaxriisto
@nothern-009
@nothern-009 3 жыл бұрын
Sadaqa inaa mar walbo kabixiso ugu dadaal, mar walbana udocey.....Allah Jannatul firdowsa haka warabiyo Ameeeeeen👏👏👏👏👏
@DeeqGessod
@DeeqGessod 3 жыл бұрын
40 minute video ah oo Somali ah walahi waligeey ma dhamaysan laakiin videogan waan dhamaystay dadkii isoo sheegay wa ku mahadsan tihin Cumar Hooyo Alle samiir iyo iman haga siiyo
@ffdsupergirls5294
@ffdsupergirls5294 3 жыл бұрын
Illahay hooyoyinka dhinte haunaxaristo kuwa noolna hanoo xafido😭😭😭😭😭
@fayzaliprahim5426
@fayzaliprahim5426 3 жыл бұрын
Amin wllo
@ruqiyohaji4454
@ruqiyohaji4454 3 жыл бұрын
Amiin wll
@josephmohamet5934
@josephmohamet5934 3 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@zalahcarap3665
@zalahcarap3665 3 жыл бұрын
Qofkii qiirooday love ha saaro 😭
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara bro
@caaqilkaofficial5969
@caaqilkaofficial5969 3 жыл бұрын
@@omarsafariofficial5219 ii saar subcribe anna kuusaaree
@Dhakhtarr
@Dhakhtarr 3 жыл бұрын
Waraatuuug mxaganaa marysaaa. 😓😓😓
@zalahcarap3665
@zalahcarap3665 3 жыл бұрын
@@Dhakhtarr meel wlba wa joga 😁
@MohamedAhmed-yx7bf
@MohamedAhmed-yx7bf 3 жыл бұрын
Ck Ha Oynin Walal Hoyo Allah u Naxariisto
@samsamsuleimanmohamed4359
@samsamsuleimanmohamed4359 3 жыл бұрын
Walaaahi 2jeer baan ooyey intaaan muuqaalkaaan daawanayey aniga hooyaday waaa iga dhimatay allaha unaxariistee waan dareemayaaa xanuunka hooyo la'aanta walaal ck hooyaday hooyadaaa iyo dhamaaan hooyooyinka muslimiinta ahba allaha unaxariisto
@nasroxasan5324
@nasroxasan5324 3 жыл бұрын
Aaamiin aamiin
@yahyehunwersxaamud5631
@yahyehunwersxaamud5631 3 жыл бұрын
wllhi saas waaye sistr hooyo la,aan waa dhibaato
@nuurtomohamed6744
@nuurtomohamed6744 3 жыл бұрын
Qof hooyadi waayey ayaa dareemi kara xanuunka geerida waalidka Allah unaxaristo hooyadaa iyo hooyaday dhaman umada islaamka ah😭😭😭😭😭😭
@ayandiriye167
@ayandiriye167 3 жыл бұрын
Amiin yarabi
@hoodamaxamedofficial3073
@hoodamaxamedofficial3073 3 жыл бұрын
Amiiin
@aaminomohamed7090
@aaminomohamed7090 3 жыл бұрын
😪😪😪waligeey comment kuuma soo qorin lkn mnta ilintaada ay ixanuujisay😪😪heer wxaan gaare ay barkinteydoo qoyan Aan arko 😭marka aboowe illahy quluubta hakuu qaboojiyo 🤲
@sumayasumaya7468
@sumayasumaya7468 3 жыл бұрын
Qofaan dhimanayn majirto alla ha unaxariisto hooyo Samir iyo liman alla hakaa siiyo
@yuzra-30abdi94
@yuzra-30abdi94 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 qof isagu hooyadi ka maqan ay geeriyotay le daremi kara abowe waa kula darema wayo anigba hooyaday bil ka hor ayay dhimatay anigu waliba qurbo joga an waxana u qaban karin xita an awodin in an u tago ama xanunka marka haya an ka qado lakin awod waa u yalan wayay in an hooyaday codkeda maqlo ilaa ay ka geeriyoto marka qof Hooyo la an le daremi kara darenka ad ku jirto alle ha u naxaristi dhaman inta Hooyo dhimatay😭😭😭😭😭🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@caaqilkaofficial5969
@caaqilkaofficial5969 3 жыл бұрын
Subcribe iisaar
@shaaficishaafka2586
@shaaficishaafka2586 3 жыл бұрын
Apyo allha unxrzto addunydu wa madeys wana laga socda
@cabdulaahixasan789
@cabdulaahixasan789 3 жыл бұрын
Aamiin abayo mcn 😭😭😭
@hoodoabdalla2099
@hoodoabdalla2099 3 жыл бұрын
Ax ax ax wlhi wllo mcn anigaba kula mid ban ahay hooyaday aniga oo kamaqan ayay dhimatay😭😭weliba mudo 3 sano iyo bar ah aan arkin 😭😭hooyo la,aan waa nolol.la,aan hooyo waa nolosha mcnkeda iyo quruxdeda qofki hooyo waaya ayaa daremaya xanunka iyo dhawaca ay leedahay hooyo la,antu😭😭😭😭
@najmomusa4624
@najmomusa4624 3 жыл бұрын
@@caaqilkaofficial5969 balayo kusaartay wadno damqado malihid miyaa
@Qisas154
@Qisas154 3 жыл бұрын
Ilahow inta hooyadood dhimaty U Naxriiso😭😭😭😭hoyo waa aduunkeena😭😭😭😭
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
Amin wllo
@abdirahmanabdi6660
@abdirahmanabdi6660 3 жыл бұрын
Amiin
@ayaanmaxamed3821
@ayaanmaxamed3821 3 жыл бұрын
AAAAAMIIN yaarabi
@lilaazkabuldheh7723
@lilaazkabuldheh7723 3 жыл бұрын
Ck ha oyin 😭walidka wili wu joga ilen adika aya ifka uu jogo marka mar walbo uu ducey quran uu aqri anaka na wan uu ducenena allaha uu raxmado janada allaha geyo inte uu noshahay na allaha dhowro😭🙏🙏💞
@yusufosman7095
@yusufosman7095 3 жыл бұрын
legend CK don't cry brother we love you my daughter now she's speaking Somali bc of yr videos keep up the game !
@genyadamadow3222
@genyadamadow3222 3 жыл бұрын
Marar badan waan qoslay balse caawa said baan u ilmeyay wlhil cadiim illahayow hooyo mcn unaxariso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😥😥😥😭😭😭😥😥😥😭😭😭😭😥😥😥😭😥💯🙏
@tamamqurux6065
@tamamqurux6065 3 жыл бұрын
wlhi wax badan ayaan ooyay maanta ilaah hooyadaa janada mida ugu fiican ha ugu bishaareeyo . iisoo duceeya aniga hooyadeey inaa mar labaad arko ayadoo nool insha allah
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 3 жыл бұрын
Hooyadey mcn ano 4-5jir ah ayey iga dhimatay😭allah ha u naxariisto 😭😭😭
@teamxikmad5608
@teamxikmad5608 3 жыл бұрын
Wlhi wan kula ilmeyay😭 bro hooyo allaha u naxaristo hooyo allaha noo xifdiyo
@maryanabdi9059
@maryanabdi9059 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo hooyo mcn
@qawlqurux200
@qawlqurux200 3 жыл бұрын
Amin ya rabi
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 3 жыл бұрын
@@teamxikmad5608 aaamin brother
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 3 жыл бұрын
@@maryanabdi9059 Aamin
@sadiqmohamad3404
@sadiqmohamad3404 3 жыл бұрын
😭😭😭😭inalilaahiy wanaa ilaahiy rajacuun, Allah u naxaristo hooyo macn
@fatmadaahir8871
@fatmadaahir8871 3 жыл бұрын
Murug ka xanuun badan majirto wlhi hoyada oo la waya alle hau naxariisto intii mamo muslim ah ee dhimaty inta nolna cafimad iyo cimri dherer bn urajey nayaa😢😢😢😢😢😢
@kingboqortoyo8630
@kingboqortoyo8630 3 жыл бұрын
Alle haunaxaristo hooya mcn 😍😍
@shukriabdirizakali7886
@shukriabdirizakali7886 3 жыл бұрын
Nolosha kuma ciisho legendry ❤🥀💝🥰
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
Igu cawi wlsheyda mcn 3kg gaari rabaha
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Hadad qiiroote like saar 😢😢
@casaanyodaauud3276
@casaanyodaauud3276 3 жыл бұрын
Ck wllo Hooyo macan ilahye Ha u naxristo wllo 😭😭😭
@zapnadiadduunka3772
@zapnadiadduunka3772 3 жыл бұрын
Erayga Hooyo Markaa Maqle wan ilmeyay wlhi 😭Love you mommy 😍🥰 Ck ad ayaan ugu Farax sanahay inaan manta Noloshada hore wax ka ogaado Wallkey Farxad ayan ku rajeynayaa🥰🥰
@barakeestemedia5417
@barakeestemedia5417 3 жыл бұрын
Allow hoyo walbo somalia ah ama Muslim ah jananda gali bila xisaab❤🤲🤲🤲 allow aaamin😥😥
@umalkheyrahmed2778
@umalkheyrahmed2778 3 жыл бұрын
Amiiin amiiin amiiin yarabi
@rahmahassan3398
@rahmahassan3398 3 жыл бұрын
Uj
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto Aamiin janada ferdowsa ka waraabiyo Aamiin hooyo macaan sroy habaryar waxan dhibaatada ah gaystay dagalkii waalid waa xunuun badan yahay 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🕋
@fadxaali29
@fadxaali29 3 жыл бұрын
AamiinAamiin
@simranqurux595
@simranqurux595 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 🤲😭😭
@abdallahiyuuzuf8369
@abdallahiyuuzuf8369 3 жыл бұрын
Wax badan aad iga qozlisay manta waan iga oohisay😭😭allow hooyo mcn u naxariiso🤲 ck fmly aan u duceeno inta hooyo mcn wesay in janada alle ka waraabiyo😭🤲
@ibnucadnaan8039
@ibnucadnaan8039 2 жыл бұрын
Alle huu naxriisto hooyo mcn cumar kirish sxp qaalisan
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 3 жыл бұрын
Waa Qiso aad u xanuun badan runtii wllhi wan ooyay 😭 dhibaatada aad soo martay wllky hooyadaa macn alle ha u unaxariisto runtii dhamn waa lawada dhimanaa lkn geerida kala xanuun badan Adigana Alle hkuu gargaaro aqiro io aduun hooyadaana Janada alle haidin kugu kulmiyo inşallah waxa ladhahy qof walba micigiisa ayuu Janada ku arkaaya inşallah 🤲😥😭🙏
@mousemaxamudsahalmalgaliye4713
@mousemaxamudsahalmalgaliye4713 3 жыл бұрын
😓ilaa hada ilin wlhi ax hooyo allh how naxariisto ana allh hanoodaayo inta ay unooshahay mom🌍😓
@fadumoali5330
@fadumoali5330 3 жыл бұрын
Dadka hooyadoo dhimatay samir iyo iimaan wllalayaaal😭😭😭😭😭😭waa nolol adag 😭alx hooyaday way ii nooshahay❤
@drcumarmoalin3725
@drcumarmoalin3725 3 жыл бұрын
Aaamin hoyaday 😭😭😭😭😭 way dhimatay allah unaxaristo hoyayinkena
@fadumoali5330
@fadumoali5330 3 жыл бұрын
@@drcumarmoalin3725 aamiin aamiin
@fardowsaabdullahi1382
@fardowsaabdullahi1382 2 жыл бұрын
ilaahey ha u naxariisto Hooyo Zeynab xirsi naxariistiii jano alle haka waraabiyo jazaheeda janatul Frdws insha,allah aboowe
@mariammoha198
@mariammoha198 3 жыл бұрын
Ck wlhi manta wax fcn Nooma sheegin😭😭😭😭😭waaka xumahay inaaa dhageytay Tallo--Hooyo Masaajid sadaqo ugu dar Masaaakiina uquudi si ilaaahay ugu naxariiiisto iyada
@samiyalifestyle6737
@samiyalifestyle6737 3 жыл бұрын
Ilaahow inta waalidkooda dhimatay u naxriiso inta nool cimri dheer caafimaad sii
@raxmacllaahi1822
@raxmacllaahi1822 3 жыл бұрын
Aamin aamin aamin
@hafsasaid1500
@hafsasaid1500 3 жыл бұрын
Amiin
@cabdiwaxidibra1977
@cabdiwaxidibra1977 3 жыл бұрын
Aamiin
@munaabdi9622
@munaabdi9622 3 жыл бұрын
Aaamiin yaa rabi
@ayanmohamed8190
@ayanmohamed8190 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@mohamedmuhidin8712
@mohamedmuhidin8712 3 жыл бұрын
Cumar qisadeyda in aad kashekeneysid aan umalenaye niyahow balse Hooyo Illahey haunaxariisto 🤲🤲❤💔
@BarneMohamed
@BarneMohamed Жыл бұрын
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun,,alaha u naxariisto,,aaqiro&aduunba adeer
@isirisse7637
@isirisse7637 3 жыл бұрын
Dad badan baad ka nasiib badan tahay aan anigu ku jiro oon xasuusan hooyodood boowe, ilahay ha u naxariisto hooyoyinkeen😭😭😭
@ramlaismael1804
@ramlaismael1804 3 жыл бұрын
waan ku baryaya wall hadu massage kaygu kuso gaadho siday magacaga ugu dhawaaqaysay iyado koomo ku jirta adiguna illaahay u waydii markasta iyo meel kasta naxariis😭😭😭😭😭🤲maanta ayay xoog kugu baahantay
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall qaali thnks ok
@maryanruun6846
@maryanruun6846 3 жыл бұрын
😂😂😂
@xafsafarax5354
@xafsafarax5354 3 жыл бұрын
🥺🥺😥😥I can't stop crying 😥😥allh unaxaristo hooyo dhaman wa geriyonena allh ya lo wada noqona allh unaxaristo dhaman inta qof ee muslim dhimatay
@queensomalichannel2044
@queensomalichannel2044 3 жыл бұрын
Please subscribe igu cawi
@duniyamohamedhassan2657
@duniyamohamedhassan2657 3 жыл бұрын
Wlhi waan imayey Allah unaxaristo janad fardsow allah ika wabiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiomohamed9899
@farhiomohamed9899 3 жыл бұрын
OMG Abowe Cumar amus ilintada wey na dhibe Wlhi hal malin hadad yutubka ka.maqnaato in aysan malintena farxad laheyn Nolow Wll ilahey Hakuso siiyo ubad ku ilowsiya Dhibaato walbo ad so martay Hooyo allah yarxam Dambigeda allh dhaafo Wll Nolow aduun aqirana Janadi Udgooneyd ❤️❤️❤️❤️❤️🙏
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara wlsheyda
@khaliifxareed2152
@khaliifxareed2152 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 3 жыл бұрын
I wanted to give him a big hug and squeeze him tight when I saw him crying. I used to see him only make jokes and entertain us but seeing him vulnerable made me have big respect for him Wallahi. CK I wish you nothing but success in this world and in the hereafter and May Allah grant your mother the highest paradise... Amiin! 😰
@salahhussein585
@salahhussein585 3 жыл бұрын
jack ayan kulaahy
@AWETHKLLJFDDJLLPIYGDDTHHJ
@AWETHKLLJFDDJLLPIYGDDTHHJ Жыл бұрын
Ax ax zxp
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 жыл бұрын
Qof mr walbo naga qoslin jiray frxdena ka shaqeyn jiray mnt aan la oyneynaaa xanuunkga waa xanuunkena wllky wan kula dareemayaaa hooyo mcn ilhy ha u naxariisto 😭😭
@AbdirizakMohamed2244
@AbdirizakMohamed2244 3 жыл бұрын
Alh u naxaristo hoyo mcn 😭😭😭😭wlh wan kula oyay wall wa dareen xanun badan side hoyo ku jecled rabi haku jeckaado insha alh
@ayaanzanizmail3870
@ayaanzanizmail3870 3 жыл бұрын
Waan ooyay wlhi 😭😭😭😭😥😥😰😰😰😰 Hooyo alleh hakuu naxariiisto uduceeeya wlll
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 3 жыл бұрын
waa sidii igu dhacday markuu Aabahay dhintay, walaahi aad ayaan u murugoiday maanta oo aan xasuustay Aabahay Allaha u naxariisto waalidiinteen😭🤲🏽🤲🏽
@xasanemjey1823
@xasanemjey1823 3 жыл бұрын
Hooyo inta jecel ha udu ceeso aamiin 🤲🤲🤲
@riyaaqmacalin9525
@riyaaqmacalin9525 3 жыл бұрын
😷😷😷😷😷
@fadumahashi415
@fadumahashi415 3 жыл бұрын
Xanuun waa soo martey illahey ha u naxariisto hooyo
@kawsarkaabaofficial2013
@kawsarkaabaofficial2013 3 жыл бұрын
😭🤲🤲🤲
@missnajma5505
@missnajma5505 3 жыл бұрын
Illahey cimri der oo cibada leh hanosiyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
💯❤❤❤❤ waad iga oohisay. Waxaan ahay hooyo Somaliyeed. From Columbus, Ohio USA 🇺🇸 love you so much ❤ you remind me my late son.
@wadani4924
@wadani4924 3 жыл бұрын
M a
@salmaangemer7271
@salmaangemer7271 2 жыл бұрын
Maama ilaahay ha noo daayo
@minhajabdullah8908
@minhajabdullah8908 Жыл бұрын
Hello
@anushkamahamedabdi6614
@anushkamahamedabdi6614 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭ck ano soman aya iga ohysaye wlhi OMG 😭ani xitaa hoydhay waaye iga dimataye illahy hau naxaristo my mom
@aaminomuusecali7872
@aaminomuusecali7872 3 жыл бұрын
Allaah u naxaristo
@salahhussein585
@salahhussein585 3 жыл бұрын
ameen
@rahmaanyare231
@rahmaanyare231 3 жыл бұрын
sorry Bro Big respect HOOYO wAY iga Xanuusanthy iigu Soo DuceeaYA Allah ii CaafiYOh 😥😑🤲
@Mali_boy
@Mali_boy 3 жыл бұрын
Alle haku cafio
@yahyahajjy3286
@yahyahajjy3286 3 жыл бұрын
Allaha kucafiyo
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Illaah swt ha caafiyo hooyo mcn
@jamilaabukar5846
@jamilaabukar5846 3 жыл бұрын
Allaha kuu caafiyo wll
@jamilaabukar5846
@jamilaabukar5846 3 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@bahjaali5413
@bahjaali5413 3 жыл бұрын
KING CK caawa wuu iga oysiyy wlhi 😕 hada laga bilaaabo waxan ahy tageerahiisa 🙏 wll ilaaah haku xafido
@ifrahharfi3486
@ifrahharfi3486 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo mama and May Allah grant her Jannah Amin 🙏 Bro I can feel you and I know how you feeling. May Allah bless our mothers and for those who passed away Allah unaxaristo. CK I don’t normally watch videos of Somali KZbiners . You have a big heart and I respect you for loving your mama. Make a lot of dua for hooyo stay strong bro🙏🇸🇴
@sadiaabdulkarim5567
@sadiaabdulkarim5567 3 жыл бұрын
Qofka hooyadiis gubatay kawaran oo gaari ku gubatay xaax aabaheyna uu inta ka naxay naxdidintii u dhintay/2/2/ 2005 waxey ii aheyd maalin madow illahow hooyoyinkeen janadii ugu bishaaree dhamaantood😭😭😭😭
@hoodo6989
@hoodo6989 3 жыл бұрын
😭😭😭😥😥😥Sami io iman byo wa adun io xaladise allah unaxaristo walidka
@aminamahamud9023
@aminamahamud9023 3 жыл бұрын
Abayo samiir iyo imaan Allah haka siiyo hooyo iyo aboo Allah ha unaxariisto janatul fardowsa Allah haka warabiyo Amiin Amiin Amiin Amiin yaarabi
@zirkhalit9326
@zirkhalit9326 3 жыл бұрын
Ax ale hawnaxaristo wll
@mohamadadenabyan9678
@mohamadadenabyan9678 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto wllo
@Samawade25
@Samawade25 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto waalidiintaa
@maxamedbarre1995
@maxamedbarre1995 3 жыл бұрын
Waa maalin jimca ah oo khayr badan ilahay haw naxariisto hooyo iyo intii muslimiinta ah ee dhimatayba wll
@naciimamaxamed8425
@naciimamaxamed8425 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cademohamed6934
@cademohamed6934 3 жыл бұрын
@@naciimamaxamed8425 Iskasamar walashey
@djnasrina3845
@djnasrina3845 3 жыл бұрын
Wax badan jawiga oo iga qaldan Malinteyda wa sameesay❤ ano Faraxsane wan kula murgay, Hooyo ilah ha unaxaristo , STAY STRONG MY BROTHER
@loukmanyacin2034
@loukmanyacin2034 3 жыл бұрын
Nin rag ah waki somara jab wadadad kaso baxday waa jab-jab guul horray usoco walaga hadhaye nolow intay nololi jirto bashbash iyo padhadhe iyo farxad ku dhamayso love you so much king
@maandeeqdahirabdullahi2989
@maandeeqdahirabdullahi2989 3 жыл бұрын
Mom Zeynab xirsi gulled omarow hooyo zeynab qofkii taqano lee ogan karo mamo wanageda allow u naxariso maalin😭😭😭 xanun ayey ino ahed dariskeda qasatan ciyalka xafadii ee u ahed hooyo Omar mohamed Mahmoud “karish”
@amiinlii
@amiinlii 3 жыл бұрын
Imisa iga farxisay imisa ano murgsan naga qoslisay cawa wlhi waa habeen Nooga duwan qof walba Damir leh Damqanayo Rabi raxmanka ha unaxariisto hooyo Iyo inta muslima kaleba aamin ya Rabi😢😢😢😢😭😭
@HORNTRADING
@HORNTRADING 3 жыл бұрын
Reer mugdisho wexe ubadan yihiin dad agoon ah ama rajay ah . 😭😭😭 Me No1 alle haunaxaristo abahey . Hoyo igu so rafaaday maantana alx 🤲🤲🤲❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Very smart young 👌 gentleman . From today on you're part of our family.
@zahraroople1220
@zahraroople1220 3 жыл бұрын
Sory wlky wlh ad ayan u ooyay alla ha naxariisto mom
@ahmedjr1085
@ahmedjr1085 3 жыл бұрын
Inta hooyo❤ dooda jecel like ta ha ila dhaafina😭😭😭🙏
@mohanad2415
@mohanad2415 3 жыл бұрын
Aamiin
@jamalosman9177
@jamalosman9177 3 жыл бұрын
Okay walal
@jamalosman9177
@jamalosman9177 3 жыл бұрын
Guriceel 1990 official please
@abdirahman_officail9638
@abdirahman_officail9638 3 жыл бұрын
Alle jada ha geeyo
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Ha isku dayin inaad I dhaafto comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZbinr ahaYee noh zxp qli 😘🤣🤣🤣
@nawalabdi2110
@nawalabdi2110 3 жыл бұрын
waligay comanti kama bixin video ad ledahy ma dawan jirin blse videogan intaan dawaday ayaan kula ilmeyey illhy hooyo ha u naxariisto illhy hanoo xifdiyo hooyeynka 😢😍
@hajir1122
@hajir1122 3 жыл бұрын
Qofksta hooyadi dhimatay alle hawu naxaristo inta aya u noshahay ee anigu ka mid ahy alle hawu dayo cimridhere la ha siyo insha allah
@dekhomar492
@dekhomar492 3 жыл бұрын
amiin
@sumayamohamed5422
@sumayamohamed5422 3 жыл бұрын
amiin yaa AllaaH
@abdullahijamac5257
@abdullahijamac5257 3 жыл бұрын
Insha Allah
@real__name8399
@real__name8399 3 жыл бұрын
Amiin wll
@mixedboy442
@mixedboy442 3 жыл бұрын
Amiiin Amiin
@hanicadey2104
@hanicadey2104 3 жыл бұрын
Waaan daremoyaa dhibkaga wllkey inaa lilaah wainaa ileeyhi raajicuun Allah unaxariisto qalbiga adkey xanuun waye wlh
@feisalbinahmed6288
@feisalbinahmed6288 3 жыл бұрын
Everyone has a hidden sad story😢. May Allah heal every heart carrying secretly
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 3 жыл бұрын
Aamin
@thesomalimoon3227
@thesomalimoon3227 3 жыл бұрын
Aamiin
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 3 жыл бұрын
Aamiin
@maida9959
@maida9959 3 жыл бұрын
Aamiin
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 жыл бұрын
Ameen yaa rabi ellahay ha nagasaaro dhibka qalbiga nooga jiro
@najmomaxmuudcumarburaale7872
@najmomaxmuudcumarburaale7872 3 жыл бұрын
Waankula dareemaya wll markuu waalid kaaga dhinto anigaba hooyadey 2bilood kahor ayey iga umul raacatay aabahyna anigoo 7 jir ah ayuu dhintay nolosha samir ayey ubaahantahy 😭😭😭😭
@ahmedmuktaromar6131
@ahmedmuktaromar6131 3 жыл бұрын
Abaaayo mcn allaha unaxariisto hooyo runtii waad IGA oohisay
@saynabaxmed9760
@saynabaxmed9760 3 жыл бұрын
Alleha unaxariisto wllo uduceey markasto adna kiducayso ducadii rasujlkeena csw alle hakameeyro
@cabdiqaadir6459
@cabdiqaadir6459 3 жыл бұрын
Allah haunaxaristo Abayo MCN Adunyado waa hoska labadisa galin malinba wax fillo geridana waa xaaq
@anababdirizakali6431
@anababdirizakali6431 3 жыл бұрын
Abyo walidiinta samir iyo imaan allah ka siiyo abyo
@haniabdi9883
@haniabdi9883 3 жыл бұрын
Hooyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Afifakahiye
@Afifakahiye 3 жыл бұрын
EDO macan Anaa kaga mar qati ya in ey Zeynab Hirsi aheed HOOYO Ad u QEEMO BADAN. INSHA ALLAH JANADA ISKU AR KEY SIIN 😢😢😢😢❤
@raagehudle7835
@raagehudle7835 3 жыл бұрын
Last monday mey dimatay mise
@zuuleycartan1961
@zuuleycartan1961 3 жыл бұрын
Masha allah Allaha unaxariiso walidiinteena
@mahadomarwo6419
@mahadomarwo6419 3 жыл бұрын
Ck walalkey I am from Djibouti hunno hooyo Allaha Ha uu naxaristu. Adigana Allaha ha ku xafido farxad ku nolow.
@munadeer9743
@munadeer9743 3 жыл бұрын
wlhi walal cumarow waa iga Ohisay Alle hha u naxriisto hooyo iyo intii dhimty😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@manaalcadceed1575
@manaalcadceed1575 3 жыл бұрын
Ck aboowe ilinta wa ceshan wayay ani hoyo wey dhimaty subax ahed waxey igu tiri hoyo cilan ii qas oo ii mari inta jikada ku maq naa nafta ka bax day wali ma ilowbin hoyo janadul fardowso alla ha ka warabiyo 😭😭😭😭 wa ku xisay wax walbo hada hesto nolal walbo ku jiro wax ba iga dhiman 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto abayo 😪
@honeyinahassan5967
@honeyinahassan5967 3 жыл бұрын
Waa xanun abayo ale ha u naxaristo
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto sist😢😢
@manaalcadceed1575
@manaalcadceed1575 3 жыл бұрын
@@DiyaanaAmal amiin
@manaalcadceed1575
@manaalcadceed1575 3 жыл бұрын
@@honeyinahassan5967 amiin
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 3 жыл бұрын
😭😭😭wallkey OOHIN WEY HIREYSA inta dhiman neh allaha frxad kuugu dhameeyo😭🤲🤲
@adnoyamaas1817
@adnoyamaas1817 3 жыл бұрын
Boowe mcn cadawga cagta hoosta hadaa Allah galiya ck ku tagara horey usoco😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abshircolow5432
@abshircolow5432 3 жыл бұрын
Waa IGA qoslin jirtay lkn manta calol sumo😭😭😭😭
@cawocali4218
@cawocali4218 3 жыл бұрын
اللهم اجعل قبره روضه من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران😭 العين تدمع وقلب يحزن 😭😭😭😭😭
@adaninshar4093
@adaninshar4093 3 жыл бұрын
Wlhi wan iscelinwayey I love u Hooyo waxan ahy qof ilinta LA daris ah markan maqlo Hooyo wanageda. Waligeyga comentigaga ma soqoron lkn sanado badana kugu xirahay lknn manta wan kusoqoray aboowe wlhi hooyo adunka ugu jclahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭aniga waxan gabar hooyadeda sokorsatay lana nolayt ilaa an 21 hada islama joogno lkn ad uguma fogi lkn hooyoo qof walbo ma ogankaro qiima heeda wllhi 😭😭😭😭 lkn waxan kufarahsanhy inan Hooyo manta ahy garabkeda an ubadkeda lasookoriyey garabkedana an ahy eyna marwalbo iduceyso alx lkn qof walbo Hooyo heysto garabkeda ha ahado 😭😭😭😭😭😭😭😭 malinteyda ilin ayan kudhameysanaya manta😭😭
@cademohamed6934
@cademohamed6934 3 жыл бұрын
Walaalo iskasamir Aduunka ayaaaa Sidaas ah😫😭😭😭
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 3 жыл бұрын
CK nin weyn ayaa Hooyo u ooyey walahy Maasha Allah walal waan kula ooyey
@israaaxmedcali3032
@israaaxmedcali3032 3 жыл бұрын
Wall wan kujeclahy
@israaaxmedcali3032
@israaaxmedcali3032 3 жыл бұрын
Comatika isoqado waa israa Ama micraaj aa lidhahaa
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 111 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 109 МЛН
БЕЗ 50 ГРАММ НЕ РАССКАЖЕШЬ 🥃😂
0:20
ShortsVoronin
Рет қаралды 5 МЛН
Чтобы мама не ругала 😂 #shorts
0:43
Julia Fun
Рет қаралды 2 МЛН
КТО БОИТСЯ КЛОУНОВ?? #shorts
0:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 695 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
0:56
Чтобы мама не ругала 😂 #shorts
0:43
Julia Fun
Рет қаралды 2 МЛН