Waa kuma Jeneraal Asad Diyaano, Taliyaha cusub ee Booliiska Soomaaliya?

  Рет қаралды 19,313

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo maanta fadhi aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Shrika wasiirrada oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa loo magacaabay Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo horey u soo hoggaaminayey ciidamada gaarka ah ee Puntand ee PSF.

Пікірлер: 72
@kingmj5675
@kingmj5675 13 сағат бұрын
Wariyahaan inan gumeedka ah asaga miyaa Gallaaddi Xabashi iyo Itoobiya siiyey? Adeer Gallaaddi annagaa leh waana dhul Somaaliyed, adigu haddii aad baddelin tahay annagu maya.
@MohamedAbdiali-zn8yj
@MohamedAbdiali-zn8yj 15 сағат бұрын
Oo kii dagaalka kawaday miyaanu ahayn, qofka waxaraha lagalaquusto ayaynu udirnaa geela😂😂😂😂
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 14 сағат бұрын
Asad wuxuu ka qayb qaatey dagaalkii laascaano ciidamadiisa psf waa kuwii qabtey goojacade ay jabiyey muuse biixi waa dagaalyahan
@xaabsade9844
@xaabsade9844 13 сағат бұрын
waxxayy sharciga ogolaanaya in xil loo dhiibto taliye ciidan beeled
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 10 сағат бұрын
😂😂😂
@KoofiYare-x1y
@KoofiYare-x1y 15 сағат бұрын
Ereyga wariyaha isticmalaya ee uu ku tilmaamaya dowlad deegaanka in itoobiya lee dahay waa qalad hana ku laabtaan ama tv gaan unsubscribe ha la dhaho
@Naisa641
@Naisa641 15 сағат бұрын
Dadka qaar oo warbaahinta Somaliyeed soo tabiya 😢😢
@APDUL7HI
@APDUL7HI 14 сағат бұрын
Oo ma been buu sheegey dawla deganku miyuuna ethiopia aheyn oyna maamulin maxada horta isaga yeelyeeshan
@KoofiYare-x1y
@KoofiYare-x1y 13 сағат бұрын
Dabcan haa walal sababtu waa in itoobiya iyo anaga Ina Soo dhex maray dagaal Ogowna waxa layku dagaalay waa dhulkaas Dhulkaas itoobiya way maamushaa lakiin micnaheedu ma ahin in itoobiya leedahay Oo wax aan caalamka aqoonsanayn adiga ha u qoonsan Soo fiiri Google map oo diirinta somalia iyo itoobiya waa dhibco dhibco mana ahan xaduud la aqoonsan yahay mana ahan qadiyad anaga naga dhamaatay ruuxa somaliga ah na ma ahan in uu ku hadlo hadala noocaas oo kale Bbc waa iska TV reer galbeed ah wixii tabi la dhaha ayay un tabinayaan ha raali noqda wariyahaas
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 13 сағат бұрын
Mashallah hambalyo habalyo mudanaha cusub e buliska somaliya 🇸🇴 🇸🇴 alah lagarab galo shaqada culus
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 14 сағат бұрын
Asad waxaa kale uu jabiyey galmudug waqtigii cabdiweli gaas wuxuu ku jiray kuwii galmudug karbaashey
@The_Observer0000
@The_Observer0000 15 сағат бұрын
Horta Somalida derejo been been ah yaa wadankan babiisay. Ninkan intu General ku noqday? Dawladnimada Somalia waa baaba'
@MohamedAbdiali-zn8yj
@MohamedAbdiali-zn8yj 15 сағат бұрын
Poliskaa gacangalay😅😅😅😅😅 dagaal ooge ayay taliye umagacaabeen
@AhmedAli-v6k7i
@AhmedAli-v6k7i 15 сағат бұрын
Asad waxa uu shaqeya afrikon maraykankankuna waa gul u so hoyatay in xubinkamida boliska somaliya uu qabsado😊😊
@AbdiQadir-o4k
@AbdiQadir-o4k 14 сағат бұрын
MashaAllah ninkan wa shaqsi wato qadiyad somali nimo wa gul uso hoyotay somalia
@AF-soomaali
@AF-soomaali 14 сағат бұрын
Waxay sidaas u sameeyeen si ay uga cadhaysiiyaan Siciid Cabdullaahi dani
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 14 сағат бұрын
Dharbaxo sacid Dani karbash xalal ah congrats ina Diana
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 14 сағат бұрын
Siciid Dani nin u dhawaan Karo malaha puntland oo dhan mucaari muxaafid ayaa garab taagan ha ku riyoonina reer usc inaad puntland burburisaan 5 milyan majeerteen ayaa difaacayaa
@Maxamed.deeq24
@Maxamed.deeq24 6 сағат бұрын
Horta wariyaashu dadkale miyay kabaqaan😂
@Maxamed.deeq24
@Maxamed.deeq24 6 сағат бұрын
Dhaha kaliya dawlad deegaanka somalida maxaa kagalay itoobiya
@mahamedjama5483
@mahamedjama5483 14 сағат бұрын
Allah ha ufvudeyo xikda asad
@Beru700
@Beru700 5 сағат бұрын
Ninkan wariye ku sheega ah .dhiigiisu waa xalaal
@Jamac20
@Jamac20 12 сағат бұрын
BBC somali qashin baad tihin sirdoon baad tihin u sheqeya ethopia. Xabashi baa maamusha bbc somali
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 11 сағат бұрын
Yaa siyay etobiya war waxan baay somali dhagesanesa 😮
@mohamedhusein3952
@mohamedhusein3952 8 сағат бұрын
Sanadka uu dhashay nooma aadan sheegin.
@Beru700
@Beru700 5 сағат бұрын
Bbc somali waxa ay noqotay meel aan . Warkeeda la aami karin . Sool..sanaag cayn midna . Al Shabaab lagu arag .
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 7 сағат бұрын
Asad waa daba dhilif reer galbeetka adinka ayuu la mid yahay
@yagoori
@yagoori 6 сағат бұрын
Ceeb baa kadhacday in wiilyar oo aan khibrad lahayn xilkan loomagacaabo
@sahraabdideria5574
@sahraabdideria5574 Сағат бұрын
Kkkk alla kariim😂
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 7 сағат бұрын
Dowlada dimoqrado ga ah shaqsi diin leh miyuu ka qeyb galayaa waa Maya diyaano ama Ronaldo keena
@khadadhash
@khadadhash 7 сағат бұрын
1. Waa nin da'a ahaan yar, haba yaraado oo dhibi kuma jirtee wuxuu agaasime ka ahaa. Haayadii Ashaado la dirirka oo Aabahii aasase ka ahaa. 2. Wuxuu haystaa darjada General Derjadani ma mid uu toshaybaa maadama ciidanka ay qoyskoodu maamulan yahiin nooc u dhisan calooshooda u shaqeystayaal beel dabada ku haya. 3. Ma yahay nin ka soo bixi shaqo ciidan qaran. Isagu Askari ma noqday oo horta xero ciidan kow ma looga soo bilaabay.
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n 7 сағат бұрын
Sida aqoontaada wariye nimo ukala dhiman tahay ayaa warbixin taaduna aanay udhamayn waxba noomaad sheegin waayo Asad Taariikhda uu dhashay maad sheegin jaamacada kuliyada uu kasoobaxay iyo wakhtiga wkhtiga agaasimaha PSF uu noqday maad sheegin
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n 6 сағат бұрын
Kuwa soo qoraya wariyuhu muxuu dawlad deegaanka ethiopia udhahayaa aragtiina khayaaliga ahi idinkay idinku koobantahay waayo aduunkuba kuuma aqoonsana kililka 5aad somali cidkastale ayaa degta lkn waa ethiopia Dagalkii 1977 somaliya dhulweyn ayay ethiopia ka qabsataye intaa ku joog ayaa ladhahay siyaad bare oo qaado dhulkaa aad qabsataye saw muu diidin dee 1960kii halkii xuduudku ahaa oo halka uu maanta yahay ah ayaa somaliya yadoo ku khsaban ciidankeedii la soobaxday caalamkuna kaasuu aqoonsan yahay NFD Somali baa degan oolehe Cid sheegataa ma jirto dawlad deeganka somalida Ethiopian yaan la odhan waa ethiopia waa caqli xumo adeer runta hadii laguu sheego shuruucbaa shaqaysta aduunka iyo xoogaaga ood kudhacsato khayaaliga kale iskadaaya
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 15 сағат бұрын
Dani seedaremee👀
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 14 сағат бұрын
HDAN NAHEY REER SOMALILANAD SABABAA AAN KU DIIDANEY REER KOONFUREEDKA WAA DARJADA BEENTA AH IYO MAGAAVBIDA TALIYAYAAL BUG AH HADA IMISA SARKAAR OO FUUCAB OO POLICEVKU JIRAA JIRAA KNTA WIIL.YZR OO QABOILNAMINSAN DAEOOD LA YIDHAA XILKAA LOO DHIIBAYO
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 12 сағат бұрын
😂hadaba taliya yasha reer waqoyiga asli miya mise original Somalia 🇸🇴
@Peaceman1.
@Peaceman1. 8 сағат бұрын
Dawlado kale Aya so dirsaday rufiyanka
9 сағат бұрын
Waa Gaal diin laawe ah Aabihiina diin laawe kale ayuu ahaa. Aniga asaga iyo Aabihiis midna ma aqaanee waxan sidaas ka maqlay nin istaafkiisa ah oo Italy joogay 2011
@mustafe_kante
@mustafe_kante 15 сағат бұрын
😂
@abdi7932
@abdi7932 13 сағат бұрын
😅😅😅😅😅
@taaloogyare11
@taaloogyare11 13 сағат бұрын
Nin Aabihi traitor Ahaa waddanka Burburiyay, Dad iyo Dowlad dhisan muxuu waddan ka ku kordhinayaaa, Waa Yaab siyasad xumada heesata Somalida, allow Badbaadi diinta, Dadka Iyo Dalka.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 12 сағат бұрын
Amiin
@DanielHerrero-h3j
@DanielHerrero-h3j 15 сағат бұрын
*Gloria a Dios, nos ha levantado a mí y a mi familia y nos ha llenado de alegría. Imagina pagar toda mi deuda y recibir 6.000 cada 12 días. Que Dios bendiga a la Sra. Regina Maria Howard*
@RodrigoFuentes-c8s
@RodrigoFuentes-c8s 15 сағат бұрын
Lo mismo aquí comenzó con 7000 hace dos meses, ahora puedo decir con valentía que he recibido más de 23,000. Dios es genial☺️!!
@ÁlexMartínez-x8t
@ÁlexMartínez-x8t 15 сағат бұрын
Cómo se hace? Puedes compartirme por favor? Tengo mucha deuda hipotecaria que pagar. Me acabo de mudar de Juárez a Nevada el año pasado. Julio
@NataliaLorenzo-h6k
@NataliaLorenzo-h6k 15 сағат бұрын
Wow, conoces también a Regina Maria Howard
@SebastiánNavarro-k3l
@SebastiánNavarro-k3l 15 сағат бұрын
ella es una mujer muy generosa en California que dona a organizaciones benéficas y ayuda a las personas a aumentar su capital.
@ÁngelesMoreno-c1w
@ÁngelesMoreno-c1w 15 сағат бұрын
Empecé con Regina hace 2 meses y ahora he ganado más de 450 mil🇲🇽 México.
@Jamac20
@Jamac20 12 сағат бұрын
Nin sidii Dumarkii isku cadeeya ayaa xil loo dhibey masuuliyad xumo lagu tilmaami karaa arinkas. Teda kale ninkan iyo deni amisom labadoda abiy Axmed bey caabudan
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 5 сағат бұрын
Ninkaan cadaanka wuu udhashay sidii adookale dhal ugandays maaha
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:57
BBC Somali
Рет қаралды 8 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 101 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН