Waa Kuma Qays Qeyser?

  Рет қаралды 254,200

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-101067781711476/?ref=bookmarks
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 2 884
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
Muuqaalkan Like saar, aadbaad u mahadsantihiin dhamaantiin waan idin jecelahay saxibayaal ❤️
@jama-bey
@jama-bey 3 жыл бұрын
Wll inaguna waan ku jecelnahay ❤
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
LAGEND qays qaysar GULAYSO pro 🖤🖤
@obdirahmann__2287
@obdirahmann__2287 3 жыл бұрын
Wll La Jecelyahay
@obdirahmann__2287
@obdirahmann__2287 3 жыл бұрын
Hadan Awoodo 1m Wan Ku Gadhsin Lahaa
@nasramohamed986
@nasramohamed986 3 жыл бұрын
Hadii u qays camerada ka xishoon jiray. Malaha ana de hadhowban caan noqon doona😂😂😂inta like isiisa waxn u balanqadaya inan share out usamayn doono🤣lol
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
Muddo gaaban ayaad horumar ku sameysay soona bandhigtay waxyaabo badan oo quruxbadan, waxaan ku leeyahay KEEP CREATING Bro
@axmednajiib2766
@axmednajiib2766 3 жыл бұрын
Hoosow adba waa kuxiisaynaa waayo waxaa nooso bandhigtaa barnaamijo xaasaasi ah keep going brother
@dahabside1813
@dahabside1813 3 жыл бұрын
Dadbaa is helay wlhi labasa qof aan KZbinrska ka taageero baa is helay
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
nin u soo samray youtube channelkAga waxaan ku soo biiray filmkii ilmada ku horee 2017 inay ahayd baan filayaa keep going libaax waad u soo samirtaye
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 3 жыл бұрын
hosow lph hore usoco
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@ogaansho
@ogaansho 3 жыл бұрын
Mabruuk 100k qays , waxaan hubaa in aad milyan gaari doonto iyo kabadan insha allah .
@abdirahiimmohamed8190
@abdirahiimmohamed8190 3 жыл бұрын
Ogaansho iyo qays qaysar waa labada channel ee aan lahayn wax mucaarada mnsh'allh wxay dadku idinku jecladeen wanaagiina iyo akhlaaqdiina horw u socda wlaaladayow
@maygaagyare8048
@maygaagyare8048 3 жыл бұрын
Omer iinshaar guulayso walaal waxbadan ayaan kaa faa'iiday💥
@zubeershorts1423
@zubeershorts1423 3 жыл бұрын
You two guy have amazing channels
@mohamed789_5
@mohamed789_5 3 жыл бұрын
been low 😂
@shmustafesomali1274
@shmustafesomali1274 3 жыл бұрын
cumar inshaar somaliland na miyad nala joogtaaba 😍😍😍😍
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed 3 жыл бұрын
*Mnsha allah wll Aad baan kuugu Hanblyaynayaa sida Quruxda badn eed nog uso gudbiso waxyaabo badn oo aad noo xiisa galiayay Hore u soco wll*
@mustalifoqueen7309
@mustalifoqueen7309 3 жыл бұрын
I am very happy to study with you in the College of Human Resources and Management and I am also a full supporter of you qays qayser🥰🥰
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Mnshlh hnblyo wll qli ma isku class bd aheydeen
@Dhakhtarrr
@Dhakhtarrr 3 жыл бұрын
You deserve more brother ✊🏻♥️
@somalilandisnotsomalia2457
@somalilandisnotsomalia2457 3 жыл бұрын
Maxa daba dhigay Xiis mad kula socota ..yaa idin sodiray oo idinku shaqaysta
@ibrahimfaysal7074
@ibrahimfaysal7074 3 жыл бұрын
@@somalilandisnotsomalia2457 adeer mgcd sidato iyo erydaa aad ku hadlysa isma lahee mlha adiga lagu so diiro baasas ah
@saamiyamaxamed2153
@saamiyamaxamed2153 3 жыл бұрын
@somaliland is not somalia isku day inad naftda ixtiranto
@amaaladam6459
@amaaladam6459 3 жыл бұрын
Waxan sugnaba part 2
@somalilandisnotsomalia2457
@somalilandisnotsomalia2457 3 жыл бұрын
@@ibrahimfaysal7074 nadalkan xiis ku khafifay shaqaa laga qaban
@yahye_hunter
@yahye_hunter 3 жыл бұрын
Barasho wanagsan bro waxaa aad aan uga helay sida aad muqaalada u duubtid well done hormar wanagsan ku rajayna..🙏🙏
@yaxyohhassen8007
@yaxyohhassen8007 3 жыл бұрын
Yahyeeeeeeeeeee
@nimcoapdirahman2861
@nimcoapdirahman2861 3 жыл бұрын
🥰
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
Yaxye hunter Keep going brother from HARGAYSA somaliland
@elisha-bilan9627
@elisha-bilan9627 3 жыл бұрын
@munamohameth9722
@munamohameth9722 3 жыл бұрын
Hantar form Hargeisa
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Riyo kasto aad leedahay rabbi hakuu rumeeyo hadaad like isaarto🤲👍🏿
@niceproand7898
@niceproand7898 3 жыл бұрын
ℝ𝕖𝕖𝕣 𝕓𝕦𝕣𝕔𝕠 𝕒𝕫𝕒𝕝 𝕒𝕙 𝕨𝕒𝕒𝕟 𝕜𝕦 𝕗𝕒𝕣𝕩𝕪 𝕨𝕝𝕝𝕠 𝕚𝕟𝕒𝕕 𝕥𝕒𝕙𝕪 😍🥰😇
@Westbrook089
@Westbrook089 3 жыл бұрын
Leo messi waku taagerA
@marianuriyaqarzonibrahim7188
@marianuriyaqarzonibrahim7188 3 жыл бұрын
Amiin
@kkk-ts9qb
@kkk-ts9qb 3 жыл бұрын
😂💋 qurxy melkasta ma ika so horeesaa
@easyvibes6948
@easyvibes6948 3 жыл бұрын
I said many times he is humble,dedicated,young smart mind,creative,concious,extra ordinary,focused,evaluative and well conversant with his viewers.Thank you Qays qeysar for taking us back the deepest cave located at the centre of Land of poets.
@easyvibes6948
@easyvibes6948 3 жыл бұрын
Can we like connect,gimme a handle🥰
@abdihashi6225
@abdihashi6225 3 жыл бұрын
Aslo you are wise because you realised that he is a humble person
@easyvibes6948
@easyvibes6948 3 жыл бұрын
What is that supposed to mean
@najiibmaax8131
@najiibmaax8131 3 жыл бұрын
"Iam just a simple guy who leads a simple life " Qays qeyser
@mwengecreates
@mwengecreates 3 жыл бұрын
wiilkaan Waxaan ugu Xiranahay Si gaar ah. SABABTOO AH WUU KA DUWAN YAHAY DHAMAAN KZbinRS-KA Ee hadyo jeer ceebaha ka hadla... wallkay Guulayso. Dhiira galin ayaan kuu Awoodaa.
@khatinali9066
@khatinali9066 3 жыл бұрын
Manshaa alaah wllkay ale ha ku xifdiyo sida quruxda badan oo aad waxa wanaagsan noogu soo bandhigto
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Geeljire Camerad Helay!! Horey Usoco Yaa Cabdulraxmaan ..
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
Waarya cabdi cunsuri ninka madhaxa kala tag😳
@ahmatoramosshort919
@ahmatoramosshort919 3 жыл бұрын
Abdi Askari Zhp Ninku Waa Saxibkaye Ka Xidh
@omaari155
@omaari155 3 жыл бұрын
@@ismailupdeirazhid153 geel jirnimadu caay maaha ee waa amaan
@SomGaming77
@SomGaming77 3 жыл бұрын
cagdheer replay baratay shut up xaasidyahow
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
What about you adhijir maatay askari KKK
@umalkhayr7230
@umalkhayr7230 3 жыл бұрын
Caan ayaad tahay mncha allah anigaaba ku leh taas family wxn nahay ka u weyn 70’s age ilaa midka u yar 3 years yahay lagu wada dhawaaqo qays qayser allah haku barakeeyo wll
@somtech9140
@somtech9140 3 жыл бұрын
Qeys qeysar wakutagera sxb waxan jogo somali gar ahan koonfurta lkn dhulka somaliyeed ee aad nosobandhigtay runti waa amazing Alla dadkeena hamideeyo.
@aminafarah1457
@aminafarah1457 3 жыл бұрын
Thank you so much, I like to watch always the amazing places that you presented to us. I have never been to one of beautiful lands inhabited by Somalis. again thanks eddo qayr always.
@mohamedahmedbile2706
@mohamedahmedbile2706 3 жыл бұрын
Qays xataa waa nin salaada ilaaliya masha Allah ❤❤❤
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 3 жыл бұрын
Yakuguh yidhi marka
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
@@nafiisanalka4319 ma ka xuntahy hada adu hadi la amanay oo la dhahay sada ilhay ilaaliya dhaga
@anasjr9518
@anasjr9518 3 жыл бұрын
Qays qayser legend from Mogadishu 🇸🇴
@Yolo-su4gg
@Yolo-su4gg 3 жыл бұрын
😂😂
@Mohamet_Zoolo
@Mohamet_Zoolo 3 жыл бұрын
Form berbera u love pro 💯🥰
@fadumoharoon2744
@fadumoharoon2744 3 жыл бұрын
Masha allah
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Wiilka na Dalxiiz GeeYa Anagoo GurYaheena Joogna 🥰❤🤴🏻 Congratulation Brother 💦💝
@queennaima7796
@queennaima7796 3 жыл бұрын
na pall wanku wata meel walpa ila jogta😂❤
@xamsemaxamuud9174
@xamsemaxamuud9174 3 жыл бұрын
Congratulation♥️👑♥️
@xamsemaxamuud9174
@xamsemaxamuud9174 3 жыл бұрын
XamdiiTo ibrahin
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
@@queennaima7796 Na bal wll sidoo kle wan ku sitaaYe aan is Daba Yaacno meelkasta 😅😊
@mohanelmi2642
@mohanelmi2642 3 жыл бұрын
It's True sist
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 3 жыл бұрын
Legend from reer Burco guuleyso wall, Masha Allah
@mohamedahmedolhaueh4243
@mohamedahmedolhaueh4243 3 жыл бұрын
Asc WONDERFULL burco people they now how to swwim this is aakhirsaman
@amiinadde6180
@amiinadde6180 3 жыл бұрын
Masha Allah wll aad iyo aad baa ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee aad dalka fariinta fiican uga gudbiso waxaan rajaynayaa in dhulka soomaalida oo dhan madho insha allahu allah haku xafido Mr.Qays hore u soco.
@sakariyehirsi4891
@sakariyehirsi4891 3 жыл бұрын
Gobolka raga marka la leeyahay waa Sidan rag murti iyo karti leh baa ka soo baxa reer burco oo somalida oo dhan magaac ku dhex leh love from bosasso❤️
@xamdamaxamud129
@xamdamaxamud129 3 жыл бұрын
Caynkaa weeye wllo
@xamdisiciid7619
@xamdisiciid7619 3 жыл бұрын
Mahadsanid inader waanu ku wadanaa hdaanu gobolkaa nahay
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Wuu ku koray uuna Ku dHasHay Balse Xuquuqda Muuqaalada Hargeisa Ayaa leh Camera Waa La Helaa Balse Editing Baa Rag Is Dhaafshay
@hiyammohamut2294
@hiyammohamut2294 3 жыл бұрын
Thanks huno from gopoLka Raga❤️
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 3 жыл бұрын
Waruta reer burco dad aad loo jecelyahay point ✅ 👌🏽👍🏼
@Falastiin27
@Falastiin27 3 жыл бұрын
Walh wiilkan aya u qalma best somali KZbinr from muqdisho 🥰
@boqoradiiali5387
@boqoradiiali5387 3 жыл бұрын
Qays qayser definition of let’s go omg wlhi you are the one hunno ❤️❤️❤️
@kaltonabdillahi2401
@kaltonabdillahi2401 3 жыл бұрын
I love your videos thank you to show us our motherland beautiful 😍
@habsaomar8798
@habsaomar8798 3 жыл бұрын
Masha allh qays qaysar thnx u so much Wxd ii dalxiisgaysy meelo aan ku hamiyi jiray dalmar naga dhigtay aniga iyo family aadbn kugu xidhanhay hal video aad so dhigto nama dhaafo again thnx hno plz keep going!
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Burcanimo 💚🤍♥️ Nin GoboLkii Ragga kaso jeeda uma xumid 💯 More than deserved zHp Qayska 🥰
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
waligay reer hargeisaan moodayey
@anasjr9518
@anasjr9518 3 жыл бұрын
Ninka landon ku kibrya war wadnkee imow
@yazn7978
@yazn7978 3 жыл бұрын
@@moegreenback6854 anba wallahy
@zakarieidiris
@zakarieidiris 3 жыл бұрын
I am really proud of you brother. You have shown us the beauty of our land. May allah bless you ❤️
@khadar3166
@khadar3166 3 жыл бұрын
Qaysoow wll wlahi waxaad na tustay quruxda dhulkeena hooyo aad iyo aad ayaad u mahad sahantahay 100000 waxba maaha 100m uqalantaaaa☺🥰keep going wll💯💯💯💚🤍❤
@guledyare7119
@guledyare7119 3 жыл бұрын
Ilaahay somali haka dhigo 100m😂😂
@khadar3166
@khadar3166 3 жыл бұрын
Gmailada aynu wada kordhino deee😅😅
@osmanabubakar6633
@osmanabubakar6633 2 жыл бұрын
My favourite KZbinr! Thanks for showing the diaspora Somalis our beautiful country. Much love from Canada🇨🇦
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Aadbaan kuu taageeraa walal horay u soco oo soo badi muuqaaladaada quruxda badan.
@khalid-abdi
@khalid-abdi 3 жыл бұрын
Hambalyo brother waad dadaashay hore u soco🙏
@jagnaaofficial3577
@jagnaaofficial3577 3 жыл бұрын
Qays qaysar Never give up Legend🏆
@hiyammohamut2294
@hiyammohamut2294 3 жыл бұрын
HaLyeygi GopoLka Raga ❤️keep going brother U deserve more than 1M🥺
@pilotqaranka1578
@pilotqaranka1578 3 жыл бұрын
Gopolka Dumarku wa halkee
@shukri1395
@shukri1395 3 жыл бұрын
Mash alaha hooyada alaha kuudaayo. Love your channel and dhatar charity channel 💚🙏
@nimcodahir9174
@nimcodahir9174 Жыл бұрын
Masha Allah barakayo cabdiraxaman
@rahhasan4535
@rahhasan4535 3 жыл бұрын
Masha’Allah soo proud of you huno 👏🏻. Borama ku dhashay ila 22 years aha borama iyo hargaisa mel an ahayn ma arkin imkana ani USA joga aya AlhamdulillAh wadan kaygi o dhan dawada Masha’Allah, thank you for everything and keep going huno 🙏🏻❤️
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 3 жыл бұрын
Aniga Reer xamar ayaan ahay waana kahelaa barnaamijyadaa💖💖💖💖 الف مبروك VIVA SOMALILAND
@axmeth_4907
@axmeth_4907 3 жыл бұрын
Qays Qaysar waa Nin Wlhi Wadanka Na Jeclaysiyay wadan Shisheeye Dalxiis uma Tagayno wadankaga ku Faxayso 🥰😍
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
isara samis garabka Thank yuo wll Qali
@ruunafrahow4423
@ruunafrahow4423 3 жыл бұрын
habo hure usoco illaah hakuu fuduseeyo mustqbalkaaga guul ayaan kuu rajeenayaa
@kadirjunior2149
@kadirjunior2149 3 жыл бұрын
U r the only Somali Chanel I subscribed bro from canada legend bad tahay walahi Sir 👑 ❤️
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka. Love habo. Somali mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤ ♥
@isxaaqsomaliland2898
@isxaaqsomaliland2898 3 жыл бұрын
Mashallah wallahi qays u helped me fell in love with my beautiful country🥰 we love you💚🤍❤️
@freesoul1675
@freesoul1675 3 жыл бұрын
Oh my God I just want to tell you you’re not just handsome you are talented you have bright future ahead of you I can tail inshallah you are my favorite you tuber I never missed a video you post you are very interesting person keep going we all love you I know I do✅👏😘
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 3 жыл бұрын
Sxb horey u soco love from muqdisho Somalia 🇸🇴
@saynabosharif9992
@saynabosharif9992 3 жыл бұрын
Congratulations wllo. Keep up the good work, you nd Dhaktar are my favourite KZbinrs. May Allah bless you
@wehelkaygii1232
@wehelkaygii1232 3 жыл бұрын
Wiilka na dalxiiz geeya anagoo guryaheen joogna ❤️🙏👑
@aminaiman8259
@aminaiman8259 3 жыл бұрын
Greetings from somewhere in Canada 🙂 keep going habo
@nemaabdi2240
@nemaabdi2240 3 жыл бұрын
Manshlah fariid
@mahatmustafa7041
@mahatmustafa7041 3 жыл бұрын
keep going brother, my mother story tell me alot about Somalia & You did just perfect to me
@hiboomar2469
@hiboomar2469 3 жыл бұрын
Masha alh qays qeyser waxaan ka midah dadka xoog ugu xidhan bartaadan waxa waliba aan u jeclahey muqalda aad ka u quruxda badan eed nala wadaagto wlhi dad badan o dalka ka fog baad jeclysisay thanks a lot brother go forward 🙏👍
@jaabiralta1953
@jaabiralta1953 3 жыл бұрын
Má sha allah zhp qali Runti wadaniyad igu dhalisay Kasosame parts ado raliya Alle dhib kuma tuse
@lipanjr353
@lipanjr353 3 жыл бұрын
Bro from day 1 upto now I am sure I didn't miss a single video you posted @congrats all the way from somalia 🇸🇴
@jama-bey
@jama-bey 3 жыл бұрын
Walaal 1M waad naga mudantaha anagoo gurigayaga joognaad nadal xiis keysaa🙏👑🙏 Mahadsanid from xamar wll qeys qeysar❤
@hadiyaabdi5777
@hadiyaabdi5777 3 жыл бұрын
Congratulation pro 100k wad uqalanta intaa iyo in ka badan go for word 💚💭❤
@updymajid778
@updymajid778 3 жыл бұрын
Gessiyadii burco gaadhsiiya💚🤍❤️
@ahmedyazin8354
@ahmedyazin8354 3 жыл бұрын
From Canada Pes And Love Bro🙏🏾
@aayafuaad9837
@aayafuaad9837 3 жыл бұрын
Walal Qeys Waxan rajaynayaa inad no Soo bandhigi doontid quruxda Aduunkan oo dhan Ma ahan Kaliya Somaliland ama somalia you deserve to be International ❤
@umalkhayrfadhiyarre8549
@umalkhayrfadhiyarre8549 3 жыл бұрын
Huuno quruxooy wllhi waanu ku jecelahay illahay haku garab galo🥺🖤⚘🥰
@soomaalenews778
@soomaalenews778 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.. Qof wacan baad tahey oo dalkeena ina tusey, jisaka Allah from Umeå in Sweden..
@amuundahir9298
@amuundahir9298 3 жыл бұрын
AQaoon sharaf iyo bilicdii wadanka wallo waxan kuugu ducaynayaa inuu ale hadfkaaga ku gadhsiiyo Mr Qays Qaysar👑👍👑
@AFIFHD77
@AFIFHD77 3 жыл бұрын
Qayz qayzer youtuber aan kadaremo wadanimo ama quruxda dhulkeena soomaliyeed From bosaso
@sagalibrahim1420
@sagalibrahim1420 3 жыл бұрын
Keep going on ! Highly addictive and motivated.May Allah provide unity to all Somali people and love to this beautiful gift he provide for us.
@munaismail9932
@munaismail9932 3 жыл бұрын
Real person, real talk! That’s rare. Hore usoco walal👏🏾
@elisha-bilan9627
@elisha-bilan9627 3 жыл бұрын
Qeys wiiilka qarniga. Hormar wcn wll qalbi wngsn❤🇸🇴from yahye hanter
@ZulthanTv
@ZulthanTv 3 жыл бұрын
Ereyga hadaf waa af carabi soomaali ahaaan wuxuu ku noqonayaa sidan "Yool,hiigsi iyo himilo" . Ku dadaala afka hooyo si aan afku u dabar goin
@keynaanyare9894
@keynaanyare9894 3 жыл бұрын
Thank You wll Waad Inoo Faaiideysay
@sjidmhamud4997
@sjidmhamud4997 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@Abdikareem875
@Abdikareem875 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Raggeedii
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
@@keynaanyare9894 Iminka ayaad thank you tiri adigo mhdsanid oran kara.
@sharmidahir9512
@sharmidahir9512 3 жыл бұрын
Masha allah guul iyo horomar wcn ayan ku rajaynaya wxd tahay qof aad ugu xidhanahay huray usoco best youtuber Qays Qeyser
@husein-sugeh
@husein-sugeh 3 жыл бұрын
mashaa allah waaa chenelgaa somali uukuu wangsaan ee aan arguu keep going Bro
@mustyvisuals3629
@mustyvisuals3629 3 жыл бұрын
Bro much support from USA 🇺🇸 role model aad utahay umadaa somaliyeed ooh kunool diaspora
@khaledTV0
@khaledTV0 3 жыл бұрын
One of the best youtubers i ever seen Keep going my bro🦁🔥
@bigmousa101
@bigmousa101 3 жыл бұрын
Q Q keep it up the good work and show us more of SL. My kids love you. We watch your channel all the way from California..
@hamdiscorner5286
@hamdiscorner5286 3 жыл бұрын
Such a beautiful channel. Found out your channel right now. Incredible
@dheelitiraahmed7682
@dheelitiraahmed7682 3 жыл бұрын
Aamiiin wllo Alle hooyo cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereeyo iyo dhamn hooyoyinkeenba❤ Guulayso labada daaroodba
@subeerabdirahmaan1272
@subeerabdirahmaan1272 3 жыл бұрын
A/rahmaan c/weli congratulation for your innovation keep going legend ❤️❤️
@ikhlaas4993
@ikhlaas4993 3 жыл бұрын
inaad beelkasta aad tagto waan iskù leenahey my brother qays qayser ✌😎👍❤ noolow noloshu kuMa xumeYso 🌸✨❤
@umufatuma7472
@umufatuma7472 3 жыл бұрын
Masha Allah aad ban ogu faraxsanahay heerkaad gaartay Waxaan kugu soo biiray street food kii Bangladesh horay u soco walalkey qays qaysar Allaha ku xifdiyo
@caaliyaofficial7974
@caaliyaofficial7974 3 жыл бұрын
Wlhi waa ninka keliya ee niyada iyo qalbigaba uga duceeyo mahdsanid wllo❤❤❤❤❤❤gulayso labada damoodna ❤from burco somaliland
@skymedia3681
@skymedia3681 3 жыл бұрын
Best KZbinr. Awladul Caasima is muujiya.
@nuradienali7910
@nuradienali7910 3 жыл бұрын
Wlhi zxp qays Intaaba wan kula socday goormad ogaan tageraha Aan ku haaYo😭
@cabdisalamadamtalyani5119
@cabdisalamadamtalyani5119 3 жыл бұрын
Ka dhex bax hadad ciil kuso kortay dadka ciilqabeyahow
@ifrahomar4882
@ifrahomar4882 3 жыл бұрын
I love how humble you're keep going
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 жыл бұрын
Qays Qeyser Hambalyo wll 100K From Jigjiga wll ❤️👑
@ZihamZuzu
@ZihamZuzu Жыл бұрын
laaahay hakuudaayo wall hoyodaa iyo hoyo yinka soomali yeedba wall amiin amiin ❤❤❤❤
@abdiaziizjirde
@abdiaziizjirde 3 жыл бұрын
Rageedii mr qays qaysar You are an ambitious man.❤
@xamdaismail3243
@xamdaismail3243 3 жыл бұрын
Mansha allaha wan kugu xiranahay dhaman my family From America Wllky qaali Keep Going
@ganshshheehehh8090
@ganshshheehehh8090 3 жыл бұрын
Qays bro, please put subtitles on your videos so your audience can get even bigger inshallah
@Abdifatah3
@Abdifatah3 3 жыл бұрын
part 2 insha allah
@ALI7LEE
@ALI7LEE 3 жыл бұрын
Congratulations, my brother. You deserve more than a hundred thousand subscribers, and I hope that you will reach one million subscribers and ten million subscribers. My brother continued to show the beauty of our land.
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Mashalaah youtuberka ugu wadanisan libaaxayga yaroow waanku wataa bro
@theladfromeast7753
@theladfromeast7753 3 жыл бұрын
Qays qeyser real lander support from the uk bro big respect keep pushing bro 👊🏽💙
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 3 жыл бұрын
Qays bro legend ayad tahay ila jubuti ayan laga dawada nin adag ayad tahay waad ku mahadsan tahay inad bilicda dhulkena somaliyed aad noso bandhigtiid keep going my bro
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
190 cooomnts hada iga dhig dhax argto lagend ba tahay like isaar 🖤🖤👈
@munayusuf4949
@munayusuf4949 3 жыл бұрын
Manshallah Tabarakallah edo , Wiilasheena yar yar ee kheykaa ka shaqeynaaya public education, khey Allah ha idin siiyo Amiin Amiin Yaa arabi . Ku wada eedo wanaagaas
@a20l7nyt5
@a20l7nyt5 3 жыл бұрын
والله فخر برعو تسلم ياغالي متابعك من اليمن
@sophiaahmed9991
@sophiaahmed9991 3 жыл бұрын
Yes, MashAllah MashAllah MashAllah
@salmaali2142
@salmaali2142 3 жыл бұрын
Very proud of you have been watching since your first video!!! Happy to see you grow and go places Masha Allah ❤️
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
MashaAllah You deserve more my brother, you and your team are showing us the other side of our country all we see is politics bad news or new hotels being opened everyday.👍🏼
@munayusuf4949
@munayusuf4949 3 жыл бұрын
Manshallah Tabarakallah edo , Wiilasheena yar yar ee kheykaa ka shaqeynaaya public education, khey Allah ha idin siiyo Amiin Amiin Yaa arabi . Ku wada eedo wanaagaas…
@lula8768
@lula8768 3 жыл бұрын
Masha Allah Guuleysta Wax badan o lagu farxo ayaa no’sogudbisen Caafimad iyo cimado suuban iyo farxad joogta kuligiin Ameen
@ilhaanmaxamuud5032
@ilhaanmaxamuud5032 3 жыл бұрын
Asc 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@lula8768
@lula8768 3 жыл бұрын
@@ilhaanmaxamuud5032 Wcs wrwb
@abdirahmanzhapach7697
@abdirahmanzhapach7697 3 жыл бұрын
Childhood friend abdirahman Abdiweli keep going zxp qli 100k incredible achievement wonderful
@aishahussein2072
@aishahussein2072 3 жыл бұрын
You just earned a new subscriber 🥳 Keep being great 👏🏼
@ahmedmugandi5421
@ahmedmugandi5421 3 жыл бұрын
Wan ku faraxsanahay inaa barto dulkeena somaliyeed 🇸🇴 i wish u bast one 😍🖤
@X10-f6e
@X10-f6e 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@saedmaska
@saedmaska 3 жыл бұрын
Congrt qays 100k this is not video this is wonderful qays abti masha allah❤🤲
@ahmedabdirsak5846
@ahmedabdirsak5846 3 жыл бұрын
Qays qayser my role model of KZbin sxb Keep going Waan rajayn inaan waqti un wada kulano insha Allah
@siciidbiihi450
@siciidbiihi450 3 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib waxaan jeclaan lahaa inaad deegaano badan oo dhulka soomaalida ah booqatid
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 21 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 128 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН