Waa kuma Sheekh Yuusuf Maama? Xarunta weyn ee Berbera ee ay dhiseen Cismaaniyiintii 200 sano ka hor.

  Рет қаралды 22,196

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@naasiraxmed4734
@naasiraxmed4734 11 ай бұрын
رضي عن شيخنا الفاضل والولي الكامل الشيخ يوسف بن ماما ونور ضريحه وأعلى درجته في العليين هو وجميع أولياء الله وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات ونفعنا الله به وبجميع الأولياء الله الكرام
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Walaahi ka ad sheekh u noqotaa waa hoogay
@moolcaliyow
@moolcaliyow Жыл бұрын
Adeer ummada marinhabaabinta ka daaya. Hadaad run sheegeysaan maad hadda duushasn! Walaal Ilaahey haydin soo hanuuniyo!!
@bkrg5643
@bkrg5643 Жыл бұрын
Waaa badow wllhi ku waxaan
@NuuradiinXuseen-q3m
@NuuradiinXuseen-q3m 2 ай бұрын
adiga ilaahay hakuhanuuniyo run wuu sheegayaa shiiikhu
@AF-soomaali
@AF-soomaali Жыл бұрын
أن لله وأنا إليه راجعون أللهم أهدي قلوبنا سبعة عشر سنة أعيش في أرض الصومال أول مرة أسمع عنه 😢
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
ANIGUBA WAAN DUULAA NIN YAHOW 😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣🤣😅🤣😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣😂🤣😅🤣🤣😅🤣😂
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Walee shaki waxa aanu ku jirin in dad badani ku dhinteen shirki meesha hala xidho.
@axmedmed1412
@axmedmed1412 Жыл бұрын
سبحان الله اللهم اهدهم
@s0uljaman337
@s0uljaman337 Жыл бұрын
🤠🤠🤠🤠🤠🤠🤠Kan XasHiiiisHkiii SHASHAMANLEY ayuu CapaY CirKuu Ku Jiraaaa 🤠🤠🤠🤠🤠🤠
@dubadabdilahi1165
@dubadabdilahi1165 Жыл бұрын
Sheekh ha duulin
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 Жыл бұрын
Waa khuraafaad iyo shayaadiin warkood wali lama sheegin qof duulay oo saxaabi ah ama 3 dii qani ee ugu fadli badnaa marka waa sheeko shayaadiin la adeegsanayo
@hanicabdi9634
@hanicabdi9634 Жыл бұрын
سبحان الله 🙆‍♂️
@shukrifarah5369
@shukrifarah5369 Жыл бұрын
Subxanallaah
@JilaniLibane-b8m
@JilaniLibane-b8m Жыл бұрын
Kadassallahou sirahou wa nourallahi darehahou
@mohamudmohamed6875
@mohamudmohamed6875 Жыл бұрын
Subxanalaah mushrikiin weyn timaweyna
@antonioxiirane9221
@antonioxiirane9221 Жыл бұрын
Maxaa ku cadayne inuu mushrik yahay Nio alle ka baq gaalnimada yay kugu laaban
@aminaboon1290
@aminaboon1290 Жыл бұрын
Muxuu uuduli wayee xabiibu Allah moxamed kuwaan hada jooga mamala iikba balweexey kuhdlayaan
@saidhashi2856
@saidhashi2856 10 ай бұрын
Ilaahay haydin soo hanuuniyo. Waxaan waa khuraafaad aan raad iyo sal lahayn.
@mahadnour4578
@mahadnour4578 Жыл бұрын
2023 ayay weli dad soomali ahi jeehil nimo intan leeg kujiraan subxaana Allah! Ibna aadam alleh abuuray waxaa ugu fadli badnaa rasulkena muxamed scw, markii la dheelmiyay mahee miyaa laga maqlay waan duuula? Miya laga maqlay Allah aya quwadisa in iga siiyay? Waar alleh ka cabsada oo khuraafaadka iska daaya
@daauudsheikhali8833
@daauudsheikhali8833 Жыл бұрын
Shekh mama ama mama sariir
@Zeynaba-w8p
@Zeynaba-w8p 25 күн бұрын
❤❤❤
@inadauud3858
@inadauud3858 5 ай бұрын
يوت الحكمة من يشاء
@duraannuur
@duraannuur Жыл бұрын
Masha allah
@dubadabdilahi1165
@dubadabdilahi1165 Жыл бұрын
Anigu waxaan arkay kan yar oo duulaya
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Kkkkk maad noo sheegtid maalintuu duulayo aan sii raacnee , noolkaan u goyn lahayne
@bashkaofficial720
@bashkaofficial720 Жыл бұрын
❤ m.a
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 Жыл бұрын
Kan waa shaydaan laga roone u madax eg. Awoodii Allah oo kale ayuu qofku yeelanayaa ????
@anthonypie9509
@anthonypie9509 Ай бұрын
Free flight, no need for ticket or visa😂😂😂😂
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 6 ай бұрын
Suurada Quraanka sideey u aqriyeen maqla cilmi xumadooda .
@أحمدآر-ق4ش
@أحمدآر-ق4ش Жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون أكبر كذبة في العصر Dadka waxan khuraafaadka iyo beenta soo gudbinaya miyaanay inaba istaagin meel cilmi laku dhigayo فإنها لا تعمى الأبصار ولكن تعمى القلوب التي في الصدور نسأل الله لكم الهداية
@hah7064
@hah7064 Жыл бұрын
Maxaad ka xuntahay adigu. Xasadku waa xanuunada maskaxda mid kamida.
@antonioxiirane9221
@antonioxiirane9221 Жыл бұрын
Iney khuraafad tahay cadeen ukeen Mida kale waxa lagu yiri awooda alle ayuu ku duula Marka alle sw miyaanu awoodin inuu duuliyo
@saidhashi2856
@saidhashi2856 10 ай бұрын
Xitaa Nabi Muxammad c.s.w ma duuli jirin. Haduu duulo markii Makka lagasoo saaray ayuu duuli lahaa ee god kuma dhuunteen 3 beri.
@heersare6628
@heersare6628 8 ай бұрын
Horta haduuba jiray sheekhu alaha unaxariistee idinku quburta maxaad ka qabanaysaan
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 Жыл бұрын
Kkkk sacad waligood bay awliyada duusha ahayde qaara illa hadda ku maqan duulimaadki lkn adinka lkn hadda dulimaadka iyo alu baytka ku soo biirteen cml
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 Жыл бұрын
أنا لله وأنا إليه راجعون Bal umada sida loo luminayo eeg Waar qofkii dhintay haloo.duceeyo lkn waxanoo khuraafaada hala daayo dadka
@barodiintaada5540
@barodiintaada5540 Жыл бұрын
سبحان الله. كذابون يفترون على الله الكذب
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
Beenbadanaayeeeeeey illahay kusoo qabay muxuu been qayaxan sheegay waar wuxu beenbadanaaaaa?? I can’t believe this????
@duraannuur
@duraannuur Жыл бұрын
Shiiqa dadkiisii wax maka joogaan
@queenofsomalia2516
@queenofsomalia2516 Жыл бұрын
Wiilkaan buu awoowe u yahay waa awoowgii 7 baad
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Dawlada Somaliland waa in ay sugtaa manhajaka diineed ee wadanka oonay ogalaan in wax kale laga dhigo, hadii kale balaayo kasta ayaa wadanka diin ka dhigi.😡😡😡😡😡
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Жыл бұрын
Raganu Wakhti badan ayay Jireen Marka Wasiirada Yimada Wasarada Dinta iyo awqafta Waa Loo Kaala qaybiya Dadka Madhabaya Kala duwan haysta Sida Qadiriyada Ayay Kuwanu Haystan
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 Жыл бұрын
ka daa maahe waa khurafaad waxad ku hadlaysaa
@saidhashi2856
@saidhashi2856 10 ай бұрын
Hadii laduulayo sida shimbiraha karaamo darteed; Nabi Muxammad aya duuli lahaa markii Makka lagasoo eryay ee godka uu kujiray sadex bari ayagoo kacabsi qaba in laqabto.
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 11 ай бұрын
Waar shaydaankan maa ummada laga qabto, khuraafaad aan ilmo yar oo shan jir ahi rumaysan karin buu sheegayaa,iyo diintii ilaahay buu ku ciyaarayaa
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 6 ай бұрын
LAX DHEGO WAYN ASTAGFIRULLAAH LAX MAXAAN KA RABAA KAN WAA KA ROONTAHE
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Kaana dad ayaa sheekh ku sheegi shaydaankaa alaha diinta iyo dadka kaaqabto kuwa caamada ah ee inaad diin sheegayso moodaaya
@abdirahmantukale9960
@abdirahmantukale9960 Жыл бұрын
Qof yar oo masksxda Laga xaday ayaad u hadal wanaagsan tahay
@ayaanebrahem4074
@ayaanebrahem4074 Жыл бұрын
Sheekhaw markaad duusho waynu is racaynaaye isoo mar
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
Adigana inaad duusho baro sxb
@hah7064
@hah7064 Жыл бұрын
Sheekh Illaahay haku xafido, dhal awliyaadtahay cadawga indhahooda buka illaahay hakaa duwo.
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Waxani ma tuug beenaale ah kan oo kale diin shaqo kuma laha
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 Жыл бұрын
Masha allaah xertayda sheekh maxamed rabiic
@qardho7720
@qardho7720 Жыл бұрын
Ilaaa hada ma duulimaad bu. Ku maqanyahay
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 Жыл бұрын
Kan raamaha leh sidii orthodox ka ma kuwii dad qalatada tigeegu soomaalida ku dhex beerteen baa ?
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Жыл бұрын
Waa duuli jiray kuye!. Culimadii ka horaysay iyo kuwa hada jooga ay u duuli jiray. War heedhe waad yar tahay nin caqli leh baad u egtahaye wax baro. Xaqiiqda raali. Aakhiro qiil helimaysid. Ama been baad ku abuuratay. Ama jaahilnimo baa kuu gaysay.
@AbdiwaliXasan-p5i
@AbdiwaliXasan-p5i 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MuktarAbdullahi-nn3ju
@MuktarAbdullahi-nn3ju 4 ай бұрын
Kani muhuaha dulista😅 kuwashi
@Yonisabdi23
@Yonisabdi23 Жыл бұрын
Hadda adu madusha inlen walakala dhaxla batiriye Nio halmar mareykanka igee anku duceye😂😂😂😂
@ahassan3661
@ahassan3661 Жыл бұрын
Waaw oo adig ma ka dhaxashay Oo ma duushaa? Iska ciyaara
@Yonisabdi23
@Yonisabdi23 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmantukale9960
@abdirahmantukale9960 Жыл бұрын
Eshcalaa sheekh kor noqo,cadawga diintuna ha jabbo
@maxameddallab
@maxameddallab Жыл бұрын
Adigu maad duuzhid beenalayaw
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Жыл бұрын
Sheekh bal duul dee aan ku aragnee.
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
Iska ilaaliya meel ay jogaan cagta ha saarina waa khurafadlayaal,
@tawxiid_channel4167
@tawxiid_channel4167 Жыл бұрын
Khuraafaadkii suufiyada
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 11 ай бұрын
Sufiyada wax yaalaha qayaaliga maxey ogu mashquulan. War salada, iyo zakada, iyo Sown ka iyo Quran ku dadaala, taas aa idin anfaceysee. Waxa kale was shirki iyo wax lagugu cadaabi doono
@roodanuur461
@roodanuur461 Жыл бұрын
Beenbadn burashada biiya waa tii ciidamad waaqatiigana ciidiba maa istiicmali jiirin maalqaacado
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
war inader sacad iyo abgaal wa kala labo
@143-k1d
@143-k1d 8 ай бұрын
sheekh abgaal waa hawiye waa sacad ku lahaa odaygii abgaal maa sacad noqday kkkkkkk
@saidhashi2856
@saidhashi2856 10 ай бұрын
Xitaa Nabi Muxammad maduuli jirin. Malaha wadadadiinu Nabiga ayeyba kafadli badan yihiin. 😂😂 Beenaala yaal
@roodanuur461
@roodanuur461 Жыл бұрын
Kkkkkll weeli maadad baa beentan dheegesta kuwani miiyanay daabar gooin waadado maaha waa beenlowyo
@aliosman9609
@aliosman9609 Жыл бұрын
Inkaari kugu dhacday waa DAJAAL kani
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
Waar bal kaafka alifta ka reeb lagusii qaadiwaaye😂
@adandhux1434
@adandhux1434 Жыл бұрын
Kkkkk sheeko xariiro kalay duul anku aragnee
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
Warbal tanooo kale yaa arkay ??? Markaa see loo kala dhaxlaaa awooduu illaahay ku siiyo miyaanu kaligaa kusiinin😂 mise waa laisu yara qishaa bahasha yaah?
@amincabdicade
@amincabdicade 9 ай бұрын
hhhhh
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 Жыл бұрын
Dayaxa la tagi kara waa lala yaabana laakin way dhacday war culimadan halaga faidaysto
Maxay maydka iyo qubuuraha uga ducaystaan culimada Qaadiriyaddu?
9:07
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 21 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 109 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
10 Arimood Ku Noqo Jeeb Taajir Iyo Qalbi Taajir ( Guul )Sh.Yusuf Xoogweyne
22:45
qasiido sheekh yuusuf baxar | siral walii _ Arabic & somali
31:51
Xerta Qaadiriyadda Berbera oo u jawaabay Sh Berberaawi.
9:14
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 21 МЛН