Waa Kuma Sheikh CUMAR ADEN by Mahdi Zilay

  Рет қаралды 15,801

Mahdi Zilay

Mahdi Zilay

Күн бұрын

présenté Par MAHDI ZILAY
Camera BARKAT
Éditer par Barkat
omar aden,
Djibouti,
Mahdi Zilay,
Omar Aden 2023, Qasaid Djibouti, qasaid ramadan 2023, Djibouti chants religieux, Omar aden biographie, tariikh nololeedka cumar aadan, qasaayid jabuuti, dandawi 2023, qasaid Omar aden et dandaawi, Omar aden et dandawi 2008, Djibouti actualités, warka Djibouti, RTD, #djibouti #omaraden #qasaid #qasido

Пікірлер: 34
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL Жыл бұрын
Waa wareysi Sheekh Cumar Aden Dugsiye waliba qasido qaaban ah .... Wariye Mahdi Zilay 🇩🇯 2023 RAMADAN KARIM DHAMAN UMADA MUSLIINKA... 🙏
@kaamilmohamed8287
@kaamilmohamed8287 Жыл бұрын
Wllo qasidoyinkan oo gaar u duuban xagee laga helaya
@qasanegujugaja8972
@qasanegujugaja8972 Жыл бұрын
Mahdiyow waraysiga waxa ku jirta qaybtisa hore sidu ku bilabay qasa'idka wuxu yidhi waxan tagay dire-dawa oo an qalin ku galay lakin uka jogsaday markasu tii omar macalin ay iskula bilaben ee sitatka uka sameyay ayu galay qisadedi marka tarikhda dire-dawa way naga maqan tahe sided noga daba gayn fadlan!
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL Жыл бұрын
@@qasanegujugaja8972 inshallah waan isku dayii inan dub uuka sodubo sheekh tarixdisa qabta DireDhaba 🙏
@qasanegujugaja8972
@qasanegujugaja8972 Жыл бұрын
Marhaba sxb mahadsanid
@joepatton9016
@joepatton9016 Жыл бұрын
Mashallah félicitations bro horaay uu soco mahdi hared 🎉
@idriso.y9589
@idriso.y9589 Жыл бұрын
Hadji Omar Aden ilahay cimrigaga hadhereyo amiin, aad ban kuxiseeya runtii❤️✨🤩
@djarafatsomali7383
@djarafatsomali7383 Жыл бұрын
Ce le meilleurs omar aden 🎉🎉🎉🎉
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 7 ай бұрын
alaha khayr ka siiyo madaxwayne iyo marwadisa wa labo qof oo wax tar leh
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs Жыл бұрын
Asocoto reer jibuti ismujiya
@Abdifatah-Meecaad
@Abdifatah-Meecaad Жыл бұрын
Maashaa allaah barnaamuj fiican ayaad ka duubtay cumar waanan kugu hambalyaynayaa wll
@qasanegujugaja8972
@qasanegujugaja8972 Жыл бұрын
Amiiin ALLAHA cimriga iyo cafimadka haa uu barakeyo
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 7 ай бұрын
omar aden alaha ku xafido
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 7 ай бұрын
❤❤mashaalh sln sare from djibouti
@Lanebar-k8s
@Lanebar-k8s Жыл бұрын
Inta nabi amaan iyo allah bari wada cimri dharar ayan alle uu waydinaya gar ahaan sheekh omar iyo abwanintisa iyo xeertisaba ❤❤❤
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 Жыл бұрын
Mashalh haji Omar adan dugsiye xafidulaah adun iyo akhiroba barakalah cafimad iyo cimriba codku wa sidii ismu badalin Mashalh MAHDI ZILAY mahdsanid 01.04.2023 Ramadantu cawa wa hbnkii 11 dhamntin Ramadan Mubarak from dire dawa Ethiopia
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL Жыл бұрын
Ramadan Karim Aleyna waa Aleyk
@raxmamaxamedcashuur2730
@raxmamaxamedcashuur2730 Жыл бұрын
Mashallha sheekh
@guirrehguirrehibroskayad324
@guirrehguirrehibroskayad324 6 ай бұрын
Cheikh omar aden douksieh ramadan moubarek
@cabdiqaadircabdilaahi5462
@cabdiqaadircabdilaahi5462 6 ай бұрын
sheekh cumar aadan dugsiiye
@kaderhoussein9161
@kaderhoussein9161 Жыл бұрын
Mashallah allah ha ku dayo ader Omar adan douksieh
@bahdonismail2966
@bahdonismail2966 3 ай бұрын
Masha Allah ❤
@aboubakerhassan-cj7mz
@aboubakerhassan-cj7mz 6 ай бұрын
Barakalllah abdio
@mohamedsamatar9198
@mohamedsamatar9198 6 ай бұрын
❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏 omar aden
@MouminChadireh
@MouminChadireh 6 ай бұрын
Amiin
@abdikadirdiidii
@abdikadirdiidii Жыл бұрын
Eebe Ha Barakeeyo Omer Adan Dugsiiye
@IsmailabdiYusufHirsi-hq7ln
@IsmailabdiYusufHirsi-hq7ln 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@housseinmed8160
@housseinmed8160 Жыл бұрын
Allh barakeeyo sheikha iyo culimada inta dinta islaamka xambaarsan masha allh
@SiradDjama
@SiradDjama 6 ай бұрын
Amin y'a ALLAH
@djamaomar2299
@djamaomar2299 Жыл бұрын
Mahdi xareed oo ah wariyeyasha ugu dhalinta yar Saxafada jamuriyadaa jibuti dhanka kalena uku firfircoon uguna dadaal iyo hawl kar wanaagsan ayaa sii iskiya isku xilqamay inuu sheikhi baladka ee Cumar adeen dugsie waraysi xasaasiya oo mela fara badan tabanayo oo xasuus iyo ayee-reeb ah ah kasoo qadaye. Mahdi Zilay oo baraha bulshada dadyowga ukuu caansan gayiga somaliyed gaar'han magaalada jibuti kamida ahna wariye hami, higsi iyoo Himilo wanaagsan lee. Brother keep going
@MAHDIZILAYOFFICIAL
@MAHDIZILAYOFFICIAL Жыл бұрын
Mashallah Jazzak Allah kheir akhy
@Lanebar-k8s
@Lanebar-k8s Жыл бұрын
@Mahdi Zilay wll waxan ka raba qasaidka uu sheekhu qadayo ee ah alahuma sali cala muhamada fadlan iso jawab xalkeen ka hela
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 7 ай бұрын
omar aden qasaid ku qor youtube
@Mohamedmohamoud-em3og
@Mohamedmohamoud-em3og Жыл бұрын
Macha Allaah
Cumar aadan Qasiido (macaan)
9:03
FANSOOR LYRICS
Рет қаралды 191 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,9 МЛН
Maouloud Nabi parti 4
20:52
Djib Talents
Рет қаралды 74 М.
OMAR ADEN  2019 ALBUUM DHAMEYSTIRAN VIDEO SOMALI MUSIC Samadoon Studio Pro mp4.
1:00:57
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Ismail Omar Geelleh
9:05
Casharkii 21aad ee Siirada Rasuulka CSW Sh.Aadan Siiro
34:09
Baraarug Media
Рет қаралды 29 М.
OMAR ADEN   Malikal Muluug 2013 Full Album)
1:25:05
SomTVDiasporas
Рет қаралды 423 М.
Mowliidka Nebiga (scw) Sh. Xuseen Cali & culumo ka
1:13:15
Hashim Awad
Рет қаралды 494 М.
Cumar Aaden┇Xasan Matuun┇New Qasaaid Official ᴴᴰ┇Lyrics
12:34
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН