WAA LAGU GOOBTAY MASKIINTA QOFTA UGU DAMBEYSO AYAA 100DOLLAR QAADANAYSA

  Рет қаралды 632,104

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 1 900
@AbdiazizLaftagareen
@AbdiazizLaftagareen 3 ай бұрын
Car dhaaf saliga nabigeena muxamed scw❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@Ahmedshakataa10
@Ahmedshakataa10 3 ай бұрын
Saliga nabiga scw ma like ku radine iiimanka alle ka Qaad
@NastehoKher
@NastehoKher 3 ай бұрын
Salalahu calehi wasalam
@MuscabYare-uw5sh
@MuscabYare-uw5sh 3 ай бұрын
Scw
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@SamsamDek
@SamsamDek 3 ай бұрын
Asad vedigan oo wxa noso sameesa samiya koko cumeer Iamk cayda iyo amiira guys like usaara suu u arko plz thnks❤❤
@MohamedAbdi-p3t
@MohamedAbdi-p3t 3 ай бұрын
Haa
@MakoBuraale
@MakoBuraale 3 ай бұрын
Of cause
@deqaosman4607
@deqaosman4607 3 ай бұрын
❤❤❤​. Kiikiqurux
@SafiyodauuddcaliSafiyoDauddCal
@SafiyodauuddcaliSafiyoDauddCal 3 ай бұрын
M.a
@LiibaanAbduqaadir-y5i
@LiibaanAbduqaadir-y5i 3 ай бұрын
Mistake of course​@@MakoBuraale
@AnasJojo27
@AnasJojo27 3 ай бұрын
Shiiqeyna xasan cali jabuuti aan u wada duceyno in ilaahey cafiyo🤲😭
@RoodaKhaliif-y3k
@RoodaKhaliif-y3k 3 ай бұрын
Abyo maxa ku dhacyy😢
@UsameAbdilahi-n9f
@UsameAbdilahi-n9f 3 ай бұрын
Hussein ali djibouti 🇩🇯 ilahy ah cavio
@fadumohassanmahamud9050
@fadumohassanmahamud9050 3 ай бұрын
Amin amiin yaa rabi
@HassanMahdi-e3p
@HassanMahdi-e3p 3 ай бұрын
Aamiin
@seyfinhomuse-dw7ws
@seyfinhomuse-dw7ws 3 ай бұрын
Amiin 😢😢
@RumanMuhumed-nd6jg
@RumanMuhumed-nd6jg 3 ай бұрын
Wllhi ani Ladan cidi ayan watahey markii kiki koko idku so hadhen iyo Ladan ayan dhahey cidi ayaa guleysan inshallh weyna guleystay always laki gril Ladan cida one like inta Ladan gusha La rabtay❤🎉
@TasteexoMaxamed
@TasteexoMaxamed 3 ай бұрын
😂
@mohamedYuu12
@mohamedYuu12 3 ай бұрын
Waa barnaamij fcn sxp asad waxaad soo cili saa barnaamijki semee cada dhagaha
@LiibaanAbduqaadir-y5i
@LiibaanAbduqaadir-y5i 3 ай бұрын
Haa walahi
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 ай бұрын
Caawa Xabad ayaa igu dhici gaartay sidas oo kle labo jeer oo kale ayuu Ale swt ibadbaadiyey Tan caawa aan kabadbaaday Gabar yar oo aan Habaryar u ahay Ayey kudhacday Lugta ayeyna uga dhacday Iigu soo duceeya Alle in uu Caafiyo. GABADHAYDA😢😢 AAMIIIN😢😢😭 Waano Yar: " wll marwlba xaalad Walba oo aad kusuganthy ilaahay umahadceli oo dheh Alx😢❤
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 3 ай бұрын
Allh hacfio🤲
@naimaarif745
@naimaarif745 3 ай бұрын
Maxaa sababay xabada
@RozalinaXusen
@RozalinaXusen 3 ай бұрын
Alx dheh abyo yariistane allah ha caafiyo🤲🤲🤲
@Ubaxiina-x8r
@Ubaxiina-x8r 3 ай бұрын
Aaamiin allh caaafiyo
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 ай бұрын
@@naimaarif745 cidanka ayan udhawnahay
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 3 ай бұрын
Ladan inay guuleesato saaurabay intii gabdha kugoobay waa lareebay macsokor amiish haniyad kabin waakuwadan ❤
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 3 ай бұрын
Qalbiga kahadashay amish gabdho ceeb waaa saan
@AbdikariimMuhummedMohammed
@AbdikariimMuhummedMohammed 3 ай бұрын
Doqomin wye sidaas kiki aaba ka roon on ku gooban iyada
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
Ayagana xasidnimada reebtey😂😂
@sarhocali2945
@sarhocali2945 3 ай бұрын
Maila aragtay intay gabadha soo dhawyn lahaayeen eeku ku gobanayn uf😮
@abdikadiralli
@abdikadiralli 3 ай бұрын
Ceeb weyn weeyan qofka cusub lama xumeeyo 😂
@samiraali1882
@samiraali1882 3 ай бұрын
War waa qasiisyaal kuwa kle Kiki wax garad ah wllhi❤
@FarxiyoMacalin-gh9hs
@FarxiyoMacalin-gh9hs 3 ай бұрын
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤❤❤❤
@abdikafarmohamed4685
@abdikafarmohamed4685 3 ай бұрын
Amish is going to be our next super star ❤ Gabadh kaftanka taqaan bay u egtahay❤
@liibaansamatar9227
@liibaansamatar9227 2 ай бұрын
YeaH 😊
@mahammedBatal
@mahammedBatal 3 ай бұрын
Waxaan watay Ladan wanan ku faraxsanahay inay guulaysatay! Team Ladan is muujiya. Ladan l'a fait pour nous! Amour ✌
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 3 ай бұрын
Ilaa goorme ka cararee saliga scw ❤😢
@AsmaAadan-x8e
@AsmaAadan-x8e 3 ай бұрын
Scw
@nimcokhaliif4460
@nimcokhaliif4460 3 ай бұрын
Scw❤
@XasanMacalin-y2i
@XasanMacalin-y2i 2 ай бұрын
scw
@munahaylemakeupart4441
@munahaylemakeupart4441 3 ай бұрын
Dhaqankii somalidu wuxuu ahaa qofka cusub in lasoo dhaweeyo lkn in la midab takooro anigu waxan ka arka xumanto walahi ciil iga haayo uf maskiin maxey saas ugo galayaan wa qalad waxan😢
@XasanMacalin-y2i
@XasanMacalin-y2i 2 ай бұрын
gabadha nasiib ayaa riday ader gabadhaha kadhaca
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 3 ай бұрын
Asad Xaajiyo sanado badan ayaan ku xidhnaa habeen walbana wax cusub oo qurux badan ayuu inoo keenaa waa farxadeena ee illahay ha ina tusiyo isagoo lugihiisa ku taagan❤
@NimcoOsman-bo1zl
@NimcoOsman-bo1zl 3 ай бұрын
Amiin amiin inshaallah ❤
@AsmaAadan-x8e
@AsmaAadan-x8e 3 ай бұрын
Aamiin 🤲 yarabi
@LeilaSheikabdirahman
@LeilaSheikabdirahman 3 ай бұрын
Aminnn
@JACK_CADNAAN42
@JACK_CADNAAN42 3 ай бұрын
Dunida Ma soo Marin Ruux kasharaf Badan kana Run Badan Xabiibkeyna maxamed SCW ❤❤😢
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🫵
@ELSALVADOR-q4q
@ELSALVADOR-q4q 3 ай бұрын
❤scw
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 ай бұрын
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@MursalIbrahim-vb5rx
@MursalIbrahim-vb5rx 3 ай бұрын
Amiish haniyad jabin Hadii laguu tashaday iyo hadii kaleba Waan ku wadanaa amiiiish❤❤❤❤❤❤
@IimanCade
@IimanCade 3 ай бұрын
Bal martida mxay ka rabaan.
@BintiMaxamed-w1x
@BintiMaxamed-w1x 4 күн бұрын
X
@IqroWasuge
@IqroWasuge 3 ай бұрын
Ladana lajirey wallhi yeah 💜
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 3 ай бұрын
Anba qofta wanba iska jaclhy ilahow isahal qofan 😢😂
@cabdixamiidcabdulaahi
@cabdixamiidcabdulaahi 3 ай бұрын
​@@Kingofcity-we4gp😂😂😂riyo
@AmiinCabdiqadir-w9u
@AmiinCabdiqadir-w9u 3 ай бұрын
Qofka waye badan masoomarin dunidan Nabi muxamad scw hnkusalino xabiib Keenan scw❤
@AsmaAadan-x8e
@AsmaAadan-x8e 3 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@Sharma_cade
@Sharma_cade 3 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@QalanjadaMadow
@QalanjadaMadow 3 ай бұрын
Aamin wll
@AhmedMohamed-pk2lx
@AhmedMohamed-pk2lx 3 ай бұрын
Amiin Ya Allah🤲
@mahamedmahamedibrahim
@mahamedmahamedibrahim 2 ай бұрын
Ladan cidii waa cayda gabdhaha guuuuuuul ayaan ku rajaynayaa walaashey
@abdihafidahmed8632
@abdihafidahmed8632 3 ай бұрын
Ladan cidi marii ugu dambeeyey game ka waxay tiri insha Allah marwalba qofkii dhahaa wuu guulaystaa
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 ай бұрын
Ayy ladanteydii san gusha kula rabay nasiib socda tahy m.a😊😊😊
@Supermohamed20
@Supermohamed20 3 ай бұрын
Heben danbe iyo inmo asdow zxp Cayda cumeer Abeeera Faaadil inta ila rabta like 👍 zxpyaaaal
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 3 ай бұрын
cayda majogo safar ayuu aday
@fardowsamohamudahmed3078
@fardowsamohamudahmed3078 24 күн бұрын
Hlke
@MandekAbdi
@MandekAbdi 3 ай бұрын
Gabadha maskinta mxy ugu goobten uff gun weye nagaha kwrn
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
Amiish never give up nagaha kamay xishoon lkn anaka ku wadana
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. 3 ай бұрын
Is daba qor qor badanidaa nagahas wey is yqanan gabarta waxa loku codeye waxa waye naga wee is yaqana waxan game waye calacalka.mesha kala tag
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
@@Nadiaa_07. Gun yahay reply naasaha iga qaad😏
@Nadiaa_07.
@Nadiaa_07. 3 ай бұрын
@@Uqtimuslimah inaa 7+7 thy emojikaan ai sheege ee shaqo yeelo naago fadhigod lacag ku helayo iska daba qor qorinee shaqbo
@naimaduale
@naimaduale 3 ай бұрын
Abayo waxas mind game la dhaha anaga nalaga gadaa wanala bara wanala jeclesina si ee biri youtube marki lo furo score cusub ukento asad leh fikradahaaas cml🎉❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
@@naimaduale asad game u 100£ dhigay umaleyn mayo in u ku goobta dhahayo although u asad ka celin jiray in hal shaqsi la attack go lkn tan wuku si daayey anyway dhib maleh ayaga malin bay sideda so ahayen
@Alihajirdeqow
@Alihajirdeqow 3 ай бұрын
Team ladan ciidi wani salamy 🎉✊
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan 3 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@xamsecamaje6056
@xamsecamaje6056 3 ай бұрын
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 3 ай бұрын
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 3 ай бұрын
Qoftaan markay imaaday koko nasiibka walaga la wareegay ladan congratulations 🎉😂
@ELSALVADOR-q4q
@ELSALVADOR-q4q 3 ай бұрын
Gabdhas cusub wa cunsurinimo nio maxaa logaa saree😢 qalpi wagsana gabdha
@MalapMalapoh
@MalapMalapoh 3 ай бұрын
Wlhi ladan waan garnaye iney gulaysanyso naagtan nasiib socda wye🎉👸🔥❤️😊
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 3 ай бұрын
Adunka masomarin qof kawanagsan nabige scw ❤❤❤❤
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@mohamedhussenmuse
@mohamedhussenmuse 3 ай бұрын
I love you ladan ciide nolowo sxb
@plexking919
@plexking919 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@hannasaciid8401
@hannasaciid8401 3 ай бұрын
Koko❤
@Ahmedchannel-ln5vc
@Ahmedchannel-ln5vc 3 ай бұрын
asad hagio the biggest youtuber of somalia we proud hore u soco adeerkey
@khadraabdale
@khadraabdale 3 ай бұрын
AMIISH wllhi wa Gob maanshallh Ka dhaca gabadha ❤
@FaysalHajiAbdi
@FaysalHajiAbdi 3 ай бұрын
Kusaliya xabiibkeena Muhammad scw scw scw scw scw
@muktarnuur7000
@muktarnuur7000 3 ай бұрын
Ku sali Nabig (N.N.k.H) scw
@SayyuHassan
@SayyuHassan 3 ай бұрын
Sida ay Gabadha cusub ugu tashteen kuli ayagana mid mid ayee u baxeen Oo wax badan kama dambeyn
@SihaamAbdullahi-k6n
@SihaamAbdullahi-k6n 3 ай бұрын
Sax wlhi🙄
@Axlamiiiiiiiii12
@Axlamiiiiiiiii12 3 ай бұрын
Wlhi caawa sidan ladan cidii ula farxayy❤❤❤ayyyy congratulations qalbi❤❤❤
@AyaanIsmaaciil-us4wx
@AyaanIsmaaciil-us4wx 3 ай бұрын
Team ladan❤❤
@BaqdadAbdi-b4v
@BaqdadAbdi-b4v 2 ай бұрын
Wilasha in lagu subiyo hdad rabto 😢❤👍
@LadnaAliAhmed
@LadnaAliAhmed 3 ай бұрын
Wlhi ladan wa wada nasib midhan😊❤
@SumayoAbdulaahi-ut8nb
@SumayoAbdulaahi-ut8nb 3 ай бұрын
editing ka amazing iyo heesaha kala shidan midba midka shadin❤
@updirizaaq
@updirizaaq 3 ай бұрын
Asad fikra dheedha paan ka hadlayaa marka wAa ceep in qof marti ah ciyaarta lakasaaro waxaan leeyahay never give up
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 3 ай бұрын
Waacadi dhib malaha wuxu waa game waana laysku tashtaa oo way dhacdaa in qof loo tashto wax wayn ma ahan
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
Aqas naagaha xin iyo xiqdi bey ku bilawen durba
@NafisaDanio
@NafisaDanio 3 ай бұрын
Waas sax inay dhaqsi bixiyaan mahyn gabadhaa martida
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 3 ай бұрын
Ladan cidi nasiib miiran waaye m.a ❤
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 3 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤
@Drahmedmoha
@Drahmedmoha 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@SabiirinXasan
@SabiirinXasan 3 ай бұрын
Masha.Allah Ladan waa qof Nasiib leh🎉❤
@SafaAli-dc6bz
@SafaAli-dc6bz 3 ай бұрын
Waan ogay in ladan badineysey qalbigeyga shegaaye ladan hambalyo abyo❤
@XayaatBintuaxlaam
@XayaatBintuaxlaam 3 ай бұрын
Ladan taydii jecliyaa guusheeda❤❤
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 3 ай бұрын
Aaway Dadkii Nabiga jeclaa عليه افضل الصلاة والسلام 😢
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@nasirmuumin8134
@nasirmuumin8134 3 ай бұрын
Ladan cidi waan iska jecelahay wlhi waa fariid wada nasiiba❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 ай бұрын
Waxan layabay dadka dhaho maxad uga carare saliga nbiga scw goorme aragten ano ka cararayo 😂😂
@Aridansayli
@Aridansayli 3 ай бұрын
Scw scw scw ♥️♥️😘
@fartacadey8662
@fartacadey8662 3 ай бұрын
Scw
@fardowsamohamudahmed3078
@fardowsamohamudahmed3078 24 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 3 ай бұрын
Amiish Ehlu Sharaf Si GOBANIMO Leh Ayey U hadashey ❤🎉😊
@NashwaqAweys
@NashwaqAweys 3 ай бұрын
Aankusalino nabigeyna muxamad scw scw scw
@nastehonadar6813
@nastehonadar6813 3 ай бұрын
Sallaahu calayhi wasalam ❤
@sacidoshiq6409
@sacidoshiq6409 3 ай бұрын
Masha alah asad geme kan aadban ujeclhy waxan jeclan lahaba asaga un inad so badiso insha alah guleyso wLl❤
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 3 ай бұрын
Inta Arimahena tusay only like 👍
@AbdirahinNur
@AbdirahinNur 3 ай бұрын
Kiki KZbin Haa Loo Furo inta igu Raacsan Like ❤
@Nuura-y4j
@Nuura-y4j 3 ай бұрын
Kusali nabigeena muxamed scw scw scw scw scw ❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 ай бұрын
Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤
@naajuhussein1787
@naajuhussein1787 3 ай бұрын
Number one somali youtuber Guulayso wllo inasha allah from hargeisa❤
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 ай бұрын
IFAHMA Oo IDAREEMA 1K ❤❤❤ Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@cmuxudiin3812
@cmuxudiin3812 3 ай бұрын
Samia Marwalpo Inta Gusheeda Jacel Gacanta Taaga..🖐
@niin246
@niin246 3 ай бұрын
Plz part 2 kuso ladan iyo kiki iyo koko Iyo sundus plz Asd
@madaxwaynahayoutube9062
@madaxwaynahayoutube9062 3 ай бұрын
Xeerka raga sidaa ma ahan dumar saan lee waaye qof cusub gab laga siiya
@HamdaAbdi-sc3tz
@HamdaAbdi-sc3tz 3 ай бұрын
Cumeer channel way isugu tageen caadi gabadh banaanka usarayaan
@djmaamis3167
@djmaamis3167 3 ай бұрын
😢😢
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl 3 ай бұрын
Amiish gabar qalbi fcn😊🎉
@Somaligamer2
@Somaligamer2 3 ай бұрын
Koko ayaan watay laakiin walaga badiyay sorry koko nagasti gama ayaad guulaysanaysaa team koko like saara inta igu raacsan love koko❤❤❤❤
@Caa_isha
@Caa_isha 3 ай бұрын
Kiki waa wax garad wllhi kuwa kle wayku goobteen gabadha😮❤🎉
@cayniahmed-y4e
@cayniahmed-y4e 3 ай бұрын
asad intii jecel like irisara
@ahmedmuxumedyusufhuuno1885
@ahmedmuxumedyusufhuuno1885 3 ай бұрын
walaahi maanta oo dhan aa ladan tageraayey❤❤
@yousra52
@yousra52 3 ай бұрын
Gabdha team 27 cawa cunsuri noqden gabadha cusub ka warejiya ma garan weyden amish mxa qldn koley hl qof unba guleysn lhaye😏
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 ай бұрын
Wey utashtena kawaran lakin kiki wax garad waye m.a😊
@naciimodagan3213
@naciimodagan3213 3 ай бұрын
ciil igu dileen uf dheh
@AmuunCisman-m3t
@AmuunCisman-m3t 3 ай бұрын
Oooo markaaaa amiish mxaaa lagu arkey 😢😢😢
@Boqorka.figradaha
@Boqorka.figradaha 3 ай бұрын
Sundus Ciila idilee alle Ciila idilee usaareyn wlhi peste FARSAMA yaqaan Asad Xajiyo walalkey waxaaan Kasosalamaya Marka Cadey ❤
@RozalinaXusen
@RozalinaXusen 3 ай бұрын
Saaamiya waxa lo daaray I am sorry ar asadaa
@profinneupane6883
@profinneupane6883 3 ай бұрын
Nio gabadhaa wlh jinkeyga kama helo, game marku bilowdo durba tashi iyo xiqdi ayay bilowdaa, qofka xaasidka ahna sidiisaba ma guuleysto waana sababta ay ilaa hadda u badin la’adahay
@Baastoooozz
@Baastoooozz 3 ай бұрын
Gabarta martida ah saas maxee uyeelen maskiinta waxaas waa doqonimo kiki aaba ka roon🌝🤌
@AyaanNajiib-j7x
@AyaanNajiib-j7x 2 ай бұрын
Ma Aragtana Xer dumarka Wxba kama yaqana Inel waa dumare Raga uun xer lagu yaqanaye😂😂😂
@almeerareyso3109
@almeerareyso3109 3 ай бұрын
Team Amiish one Love please 🙏 😊❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 3 ай бұрын
koko wlhi saaan kuul jeclaaa guusha soryyynqali🎉
@CabdulaahibashiirCabdi
@CabdulaahibashiirCabdi 3 ай бұрын
Ku sali nabi muxamed scw scw scw❤❤❤
@abdulkadiraliguulane3822
@abdulkadiraliguulane3822 2 ай бұрын
Wllhi cajiib wyeh qofki wuu haraa aan dhaho wuu haraayay xitaa ugu danbeyti koko hareyso dhahau wey dhacday 🎉 viva team ladan cidi
@Effected_18
@Effected_18 3 ай бұрын
Waa oghe isma wada ogeen lkin gbdha cusub maskinta amiish wada dooraten qalpigeeda illah og allh u dhib dhmo😂❤
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 3 ай бұрын
Way Is oGaayeen wayba utashteen qaali ee saan loo fajmin Bay lahaayeen gabadha cusub kuwa qaar kuwana amiish Bay lahaayeen ciilay igu dileen Kiki unbaa caqligeeda kasocotay 😊❤😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
Wey is ogaayen koley doqon nimadoda le bananka imadey😂
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 3 ай бұрын
@@Uqtimuslimah Haa qaali waxaas oo Kle Ceeb waaye lkn Gabadha M.allah qalpi saafi waaye amiish
@Hodan238
@Hodan238 2 ай бұрын
Amiish never give up indhaheygii ❤
@libanhussein2786
@libanhussein2786 3 ай бұрын
Ku sali rasulka wllka scw❤😢
@AsturMahamed
@AsturMahamed 3 ай бұрын
Saamiyo and koko one like
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 ай бұрын
No ex no next for me Allah is the best 😢😢❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 ай бұрын
Gabdhaha soo dhawayn xumaa😂gabadha cusub by wada saareen😂Yahuu😂😂😂😂
@SULTHAN27
@SULTHAN27 3 ай бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@HoodoCismaan-n9p
@HoodoCismaan-n9p Ай бұрын
Cawa waxa badinaysa koko insh allah guul❤❤❤
@cabdalachanneloffal7382
@cabdalachanneloffal7382 3 ай бұрын
manoqon karaa somaliga ugu liketa badan ee muuqaalkaan 😏🇸🇴💪
@FaraxCarale
@FaraxCarale Ай бұрын
I love ladan cidi qosolkeeda ❤
@mankiiqaali8205
@mankiiqaali8205 3 ай бұрын
Please Nabi muxamad halagu saliyo haya reesanina
@mohamedabdiyusuf3978
@mohamedabdiyusuf3978 3 ай бұрын
Wow Editing video ga 100% weye wlhi msha allah brother Gacantada allah ku parakeyo ❤❤❤❤
@Khedirmed
@Khedirmed 3 ай бұрын
Wali man daawan gamekan wxan tagerayaa youtuberadeena mss new record samiya ahmed team 27 one love
@AxmedYaasin-dv9uv
@AxmedYaasin-dv9uv 3 ай бұрын
Koko markay qaaday Jana rabiil ladan ayaa qaaday oo Koko tidhi qaaday markaa lada n ayaa badisay no Koko badisay❤❤❤❤❤
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 3 ай бұрын
Ala wallhi caawa Gemkan NiyadaN kuhayay asad wxad moodaa inad niyadayda kujirty thank you so munch ❤🫶🥰🥺
@ZaynabMohamed-l9c
@ZaynabMohamed-l9c 2 ай бұрын
Allah Asadoo kujecliyaa ❤❤ waxa thy.🎉 Gfti.from Allha
@LegendKhaalid
@LegendKhaalid 3 ай бұрын
Walalahena Falastiin Allah ugargaaro aamiin❤❤
@gouoneas4415
@gouoneas4415 3 ай бұрын
Mashallah félicitations ladan Cidii
@cmuxudiin3812
@cmuxudiin3812 3 ай бұрын
Wan ka Xumahey Inee Horto Samia Lkn Dhip Malahan Cdey...❤
@XasanMacalin-y2i
@XasanMacalin-y2i 2 ай бұрын
guruubkaygii horay usocda anigu waxan idin kasoosalaamaya kililka 5 ee somalida itoobiya gaarahaan gobolka erar gaar ahaan dagmada qubbi inyar kadib waan idin lajooga malaysia
@Nadarey
@Nadarey 3 ай бұрын
Alla wey u tashteen gabadha Alla nagaa aq dheh😮
@SuweysAhmed-vy2ch
@SuweysAhmed-vy2ch 3 ай бұрын
Alla naagaa mxaa ladhahaa uf nyaa adi naag matihid miyaa uff😏
@Nadarey
@Nadarey 3 ай бұрын
​Naya us wax fahan naag ma ahi maa iga maqashay aq naa replyga iiga bax fikirkyga ka hadlee qalbadaa ku taganee caaaac​@@SuweysAhmed-vy2ch
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
Caku naag iyo xin ayaga is garanaye may isku jeestan ish dheh
@MaryamaYuusuf-p3e
@MaryamaYuusuf-p3e 3 ай бұрын
Mashalah gabadha cusub waa gob wlhi❤
@Hsharef
@Hsharef 3 ай бұрын
100 dollar si aan u helo 30 maalmood oo xiriir ah ayaa shaqo adag u galaa qofna hal game ayuu ku helaa Aduunyo. Cajiib wye Salaan suuban team 27
@caishachanell7102
@caishachanell7102 3 ай бұрын
Hhhh wlhi wan yaabanahay anigane 100 dollar waxaa laga yabaa bil dhan inan isku haayo Ani iyo qoskeyga dadna Hal game eey ku helaayaan
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 3 ай бұрын
Hal talo walal sharef aan kusiinayo waxaa weeye shaqadaas cimri badan hakusii lumin isku dayo kale samee si uu daqli intaa kabadan kusoo galo waxan ula jeedo shaqoyin kale raadi ama adiguba abuuro ganacsi yar
@Hsharef
@Hsharef 3 ай бұрын
@@nimciishnalka279 Mhdsanid wllshy sharaf iyo karaamo 🙏🙏🙏
@naimaomar5132
@naimaomar5132 3 ай бұрын
Amisha qalbiga iga hurisay wlhi xamaram walhininaybsaas u galaaaan 😢😢😢
SHEEG HEESTAAN YAA QAADAY MID FUDUD AY GAFEEN ISKU DAY ADIGANA
24:56
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
QOFTA UGU DAMBEYSO AYAA BOOQL DOOLAR KU GUULEYSANAYSA 5GAMES IN 1VIDEO
17:55
FILO PART 127
28:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 218 М.
WAXAN KARIYE CUUNTO UGUBAD OO MACALIMAD II NOQOTAYE???
19:43
Macalimo
Рет қаралды 21 М.
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 750 М.
RIYADEYDA AYAAN RUMEEYAY 🥹/ A DAY IN OUR LIFE..
13:57
Amira Qurux
Рет қаралды 75 М.
NINKEEDA AYAA LA DILAY MAALINTA AROOSKA WAA LAKAL SHAKIYAY
29:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,1 МЛН
CUMEER OO GARIGISA IIDHIBAY SHIL AYAN GALI GARAY NAXDIN😱😱…
12:50
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН