@@bahjakhalif2654 magaciisu waa Dr cabdiraxman cumar xuseen(dhiblawe)
@ikranitasabirin35684 жыл бұрын
Mhdsind dr🙏
@samraali48603 жыл бұрын
Mahadsanid
@qaaliqalanjo32493 жыл бұрын
Digtoore wiilkeyga oo Lao jir eh aa iga xanuunsan acid reflux uu qabaa aa li dhahay ma iga caawin kartaa jwb, 😭😭
@abdiazizmohamedsiyaad25923 жыл бұрын
Walal dhaqtatku waxaa uu fadhiistaa isbitaalka aadan cade ee booqo
@seynab35253 жыл бұрын
@@cabdicasiisaadan4645 intee kala soo xiriira aboowe
@seynab35253 жыл бұрын
@@abdiazizmohamedsiyaad2592 somalia ma joogi ani walaal
@cabdicasiisaadan46453 жыл бұрын
@@seynab3525 lanbarkga wahtspka isooqor
@luulali27273 жыл бұрын
Abaayo waxaan kula talin lahaa gas three nooc aya jirto mid gastric ulcer 2 dudenal ulcer 3 gerd waxaan noo sheegtay inoo qabo gas la yiraahdo gastro esophageal reflex or GERD sida uku fudud aad ku daaweyn karto waxaa waaye 2 nooc aya jirto laku daaweyn karo marka hore non phomocological oo ah in qofka iska yareeyo cunooyinka acid ku jiraan iyo phomocological oo ah 5 daawo laku daaweyo gas 1 pump protein inhabitants 2 h2 receptor 3 agents that enhance 4 anti receptors 5 h pyrole 5 group sida uku fudud hadii aad isku aragto calamadaha gas Wa inaad doctor sida dhaqsiga ula xiriirto
@juweriajama14362 жыл бұрын
Dr boga ayaad iixanuunya siiba labada dhinac ee caloosha daaco badan ayan leeyahyy caalosha mar mar way iguuuxdaaa talw ma gaas baaa wax laab jeex ama olal ah ma dareemo
@kunkaroon83992 жыл бұрын
Anba saas ah 🥺
@juweriajama14362 жыл бұрын
@@kunkaroon8399 huuno dhakhtar ma tagty
@kunkaroon83992 жыл бұрын
@@juweriajama1436 gaaslee igu sheegay adi seetahay hada maka fcnaaty
@juweriajama14362 жыл бұрын
@@kunkaroon8399 haah huuno sharoobada cad ee gaasta ayaan is ticmaaaly io kaniin uu iso qoray dhakhtar geedka shanfaxda la dhaho ayaan caano ku darsan jirayy hbnkii aroortiii xulbad ayaan cabi jiray waan kla ladanhyy gaastii
@kunkaroon83992 жыл бұрын
@@juweriajama1436 abayo adoo masan numberkaaga isoo qor because wax yalaha badanaa mafahmin mise anaa ku soo qoro🥰