Рет қаралды 118
Epidemiology: Maadamada barashada cudurada faafa qeybahooda io sida looga hortago ayaa la yiraahdaa. waa qeexitan ka ugu macquul san ee aad fahmi karto.
isku day waxa an ka hadlaa in aad fahanto
madaada 4 qeeb ayey ka kowan tahay
Epidemiology: 1. population 2. frequency(Occurancy). 3. Distribution 4.health related conditions. midka 5. determinants midka 6aad na waa uun promotion and prevention.
ok intas marka ay mareyso sheeko madada dhan inta ugu muhiim san wa ntas intas ayaa lakala qaada oo la kala dhig dhigaa waax waax iyoqeeyb qeeyb.